Show ilayn itobiya dhul wayn oo soomaali le dahay ayay xog ku haystan waliba ina daba socota lakin waynu cusbayn dona dhulkana waynu kaso ceshan dona inshaalaah maanshaalaah waa dhul qurux badan o barwaqo ah allow o roban allow nosiyadi amiin ❤❤❤
War caalinaw aadban ku salamay Wallahi waxad dhul anan aqoon ila meraysataba manta waxad timid dhulkan ki indho dilacsaday Weli hooyaday waxay joogta alaybaday kuma noqon saan uga tegay lkn wallahi xasuus horaad is xasuusay Ilahay khayr ha ku siiyo Insha Allah next year waan tegi alaybaday
Waxa saxa ah, in la sheego runta, in labada Gobol ee Togdheer iyo Waqooyi Galbeed ay yihiin maamulka la baxay Somaliland, Marka Maamulka SSC, iyo Maamulka Awdal iyo Maamulka Maakhir kama mid ah gooni ugoosatada. Arinta runta ah waa taasi.
I salute you guys... Many greetings from Nairobi Kenya.
Show ilayn itobiya dhul wayn oo soomaali le dahay ayay xog ku haystan waliba ina daba socota lakin waynu cusbayn dona dhulkana waynu kaso ceshan dona inshaalaah maanshaalaah waa dhul qurux badan o barwaqo ah allow o roban allow nosiyadi amiin ❤❤❤
@@SomaliLand-p7t Insha allaah
War caalinaw aadban ku salamay
Wallahi waxad dhul anan aqoon ila meraysataba manta waxad timid dhulkan ki indho dilacsaday
Weli hooyaday waxay joogta alaybaday kuma noqon saan uga tegay lkn wallahi xasuus horaad is xasuusay
Ilahay khayr ha ku siiyo
Insha Allah next year waan tegi alaybaday
Magaalada Allaybaday waxan ku noolaa 1984 anigoo gudanayay shaqadii Qaranka, Ardaydii GMHQ
Magaalo wacan baay ahayd
Waa dhul qurux badan ilaahey ha xifdiiyo dhamaan umada somaliyeed❤❤
Waxaan maray 1991 iyadoo dunsan oo hal dargadihi ka taagnayn oo faqashadu dumisay
Masha allaah walalkey caalin waan soo soconaa qurbo jogtii dalxiis ayey rabnaa❤
Maansha Allah magaladaydi Ilaahow barakee
Maasha Allah
Jawi fiican baad la kulanteen
ماشاء مدينتى الحبيبة
الله يحفظك وجميع بلدي
Fadlan kadaa nimcada allah musiga
Alla hayaay!!! Alaybadey waa kortay. Laakiin Adeer Faraweyne tag oo isagana sawir nooga soo duub! Xusuus iyo waayo waayo.
Aniga iyo hooyadey iyo walaalhey oo miyi ka yimid, ayaa 1967dìi Baabuurkii iigu horeeyey, ee aan waligeey raaco ka raacney Faraweyne. 7 jir baan ahaa oo Hargeisaan tagney! Masha Allah muuqaal wanaagsan. Awoow.
Qudhaca abu riin iyo sheekh waafi sawtan hore uso duubay bal insha Allah waan soo duubi markale.
@@caalinAbyan
Abuuriin ma soo duubtay? Iigu jawaab "link" ama meel azn gujiyo. Shukran.
Ma sha Allah degankii galbeed Allow barakee Somaliland guud ahaan… amiin
Mansha Allah
HALKUU XAAJI GEYDH XAMAAMTA DHIGTIYO XAJKEENNU XIDHINKA WEEYAAN❤❤❤❤❤❤😂
Masha Allah jawi Qurxoon
Caalin waxan ku salaamay, adeer waxad u eegtahay reer badiyw badaw ah
Masha Allah roobka waa nimco Rabi
Masha alllah❤
Maanaha Alaah
Maa shaa allah ilahay ha inoo kordhiyo nimcadiisa aamiin
Allaybaday waa xusuus taydii yaraan tadii
I love alaybaday🔴⚪🟢👍👍👍👍
Msha Allah geesi qaran
❤❤❤❤❤ 5
caadi maaha muuqaal waa dhammaystay cuntada la idin siiyey waa heersare bariis ayey baratee Qarmac ma maqashay
Caalin Abyan
Maanta Borama Ayaad joogtay
Waxa saxa ah, in la sheego runta, in labada Gobol ee Togdheer iyo Waqooyi Galbeed ay yihiin maamulka la baxay Somaliland, Marka Maamulka SSC, iyo Maamulka Awdal iyo Maamulka Maakhir kama mid ah gooni ugoosatada.
Arinta runta ah waa taasi.
😂😂😂 maxaa tiri khaatumo seeg iyo makhaayad state.
Riyo kunool😂😅
Somaliland Allah ayaa Lilinaya wanay jirasaa insha Allah ❤🤍💚💪💪💪💪💪💪
Cadawga somaliland Allah ha jebiyo aamiin kanaxaw nafta waa
Manshalah szp si heer sare weeye
Mashalaah
Maansha allaah
Degmada agabar gobalka gabiley
Agabar weye dagmada aadbgaran wayden
War meeshu waa qurux magaca halaga bedelo
❤❤❤
Sagaradaydii ayaan arkaa
ma danab iyo onkod mise hillaac iyo onkod. danab hadduu kugu dhaco waa dhiman lahayd.
biyaha qabsada
Ninyahow dhulka SSC khaatumo ee khariidada ku dhagsatay nooga qaaad meesha hooyadaa malehee
Ssc wax la idhahdo majiro wa dal somaliland e meshad dagtid e saharaha las dhig ku ekaw kurjilew
Xbbi shaydanka iska naara wadan ku waa jsl
Dhulka aad sheegayso wa dhulka ugu qalalan Somaliland
Haduu ugu qalalanyahay maxaad ii daba docotaa ilaa hadda aad leedahay waa somaliland 😂😂@@nuurnuuraan8624
Cajiib war ninku wuxu ilawey dagmada maqaaxida inanta kkkkkkkkk hhhhhhhhhhhhh gebiley iyo shan degmo o sanaagba xaganaaba show ka ba weyneyd
Alayle bagaad xasusisay 🤣