Waan ku salaamay cabdiqani, walaal ninku haduu ku yiri Ha iga duubin camerada, inaad ka leexiso ama ka jartid weeye. Please next time ka taxadir haduu qofku dhaho ha igaduubin camerada
80nadii may suura galayn in dhalinyarooy aad meelahaasoo kale ku daasha-daashootaan. Illaaha qaadir ah kaligii bay mahadoo dhami u sugnaatay oo nasriga ina siiyay aynu iskaga kicinay qadaad wayntii koonfur laga soo daabulay. Illaaahay haw naxariisto geesiyaashii dhiigooda u huray, Allahuma aamiiin aamiiin yaa Allah.
Marka roob helo waxay noqota sidaad arkaysay waliba aan dirqi ku socday . Markaa waxa lo diiday. 1- dadka aya ku jabaya. 2- qofku xoolaha ma soo celin karo mana gaadhi karo.( inu bahal ka cuno wa suuure) 3- dhulku marku qoyanyay hadii lugta lagu badiyo inuu nabaad guuro ama dooggu dhinto waa suure . Ma fahanty ?????
Sxb so dhawaw NIN FOGAADAY aya tahay ala maxaan Deegaano kale oo aan tagi doono insha allah ‘ xasuus kugu noqon doona . Instegramka iga so qabo ama Facebook.
MAGAALADAN WAXA LA DAGAY 1930s ruclips.net/video/eTsO9uTjJUw/видео.html. Muuqaalkaas hal maalin ka dib maya isku maalin kaasina wuxu yaala 9 days . Markaa 9 days ago.
Manshallah waa meel aad iyo aad u qurux badan misna barwaaqo ah meelihii aan arki jiray ka duwan thanks sidaad ugu dadaasha daawada yaa shaada horay u soco ❤
Masha Allah waa dhul aad u qurux badan indhaha ka doogsanay
Masha Allah, Yaa Geelayagii Sanaag Kasoo rara oo dhowr isbuuc daaqsiiya, Kadibna hawdkiisii dib ugu celiya
Sanaag ka halkee !
@@caalinAbyan Maylee
Mnsha allah zxp muqalkani aadbu uqurux badan yahay❤❤❤❤❤❤
Barakallah qurux weynaa
Waan ku salaamay cabdiqani, walaal ninku haduu ku yiri Ha iga duubin camerada, inaad ka leexiso ama ka jartid weeye. Please next time ka taxadir haduu qofku dhaho ha igaduubin camerada
Inta wan ka wada hadalay.
80nadii may suura galayn in dhalinyarooy aad meelahaasoo kale ku daasha-daashootaan. Illaaha qaadir ah kaligii bay mahadoo dhami u sugnaatay oo nasriga ina siiyay aynu iskaga kicinay qadaad wayntii koonfur laga soo daabulay. Illaaahay haw naxariisto geesiyaashii dhiigooda u huray, Allahuma aamiiin aamiiin yaa Allah.
Aamiin halkani waa meeshu kasoojeeday kood buur
@@nuurxashi2894 mashalah wn ogay Abtigay Mujaahid Ibrahim, Raximahullah isagoyo rag kaloo badanba
Qalocato magalo an ku soo bar baray weye❤❤❤
Asc Caalin waan ku salaamay Waxaan kaala SocdaaNorth America gaar ahaan Minnesota. Keep going
Mahadsanid.
Caalin Beautiful place waa Nimco Eebe ina siiyey.
Mansha allah dadmadhedh
Quruxda deegaanka ❤
Masha Allah ❤❤❤
Mansha allha qalocato waa mel qurux badan
caalino xoloaha maxaa dooxada loogu diiday
Marka roob helo waxay noqota sidaad arkaysay waliba aan dirqi ku socday . Markaa waxa lo diiday.
1- dadka aya ku jabaya.
2- qofku xoolaha ma soo celin karo mana gaadhi karo.( inu bahal ka cuno wa suuure)
3- dhulku marku qoyanyay hadii lugta lagu badiyo inuu nabaad guuro ama dooggu dhinto waa suure .
Ma fahanty ?????
mansha allah caasimadi guyoobe magalo ehelu karam deganyihii weeyan
Mashalah. Alxamdulilaha. Wn salaamyan reer daad madheedh
cidna uma diidine dhulko dhambaa barwaaqa
Mashallah waa kahelay🎉
Qaloocato, Daad Mareeer. 😊
Csbdiqani waxa aan kaa Soo salaamaya dalka denmark.qaloocato waxa degan habar wadaagaday llmo Cali guray welina meesha u dhow qaloocato garangoorilay
İlama cali dheere miya ?
Mashallah waa meel qurux badan
Anakaa Gatiiteley garowgu nooga baxayaa, anakaa galoolay geelu noogu dhalayaa,anakaa talaaba yar tashtashxaashi u naal
Caalin markaan arko Dhulkeena sidaa u Quux badan wallaahay waan (Qiiroodaa Alloow hay filing Anoon tigon)
Waa run taa se dad an jirin
Dooxadan wali ma arag daadmadheedh waa dhulquruxbadan.
Good Job Caalin
Mujaahid abdiqani caalin ❤😊
Ma qazwatu badar ayan ku jiray?
❤❤
CAALIN ABYAN SXB WAXAA KASOO SALAAMAYAA NORWAY NÖRVIK MAGALADA DUNIDA UGU WAQOOYISAN WAQOOYIGA NORWAY DEGAANKA XAAXI QALOOCATO BEERATO OOD WAYNE BAA KASOO JEEDAA 17 GENAration ARAB REER CALI BAAN AHAY AWOOWGAY HOOYO WAA REER BEERATO OODWAYNE
Norway kawrn nolosheeda pro ❤😊
Sxb so dhawaw NIN FOGAADAY aya tahay ala maxaan Deegaano kale oo aan tagi doono insha allah ‘ xasuus kugu noqon doona .
Instegramka iga so qabo ama Facebook.
Qaloocato English baa lagaga hadlaa waa tuulo hormarsan.
Walaahi waa dhul qurux badan
Garabis ayad moodaysay saw maha 😂
@@caalinAbyan Haaye sayla, balay cabane farawayne sheekhmooldhe ku waa soo duub
Qalloocato hawdka ah unban aqaane maanta igu horaysa taa daad madheedh ku taala
Maxaa tuulada dhir loogu beeri waayey waxay ahay in dhirmiidhan lagu beero
Aad iyo Aad baan ula Socdaa
Caalin dad goba ayaa degas waa dadkii gobanimo da qaban amaba iimaanka qabay Asalkii gobta ahaa
Walal video ma hada xiligan kale wadanku waa jilaale hadi hada video yahey waa ilahey mahadii meeshu waa barwaaqo
Inoso badi xaga burahaa
hakaa ka wad
Qallocato meel quruxbadan
I SOO RAAC aad u isticimaal
Way kala ballaadhanyihiin / kala baaxad waynyihiin.
Ina mariya iyo iso raac!
Eray kale ma raadinaa
Ugaas goormaad duubtay Video Gan waxaan u jeedaa roob iyo Doog
MAGAALADAN WAXA LA DAGAY 1930s
ruclips.net/video/eTsO9uTjJUw/видео.html.
Muuqaalkaas hal maalin ka dib maya isku maalin kaasina wuxu yaala 9 days . Markaa 9 days ago.
roobku hada miyuu ka da aa dalkeena
Xalay ba roob aya na hayay.
Asc Caalin markaad dhexmarayso Magaalada sidii Askar la tababaraayo ayaad moodaa socodkaaga. Qub Qac hoob. Jac kkkkkkkkkkkkkk
Hee maxa ka qaldan ?
Ma sidi laba is jeceloo laydhsanaya fiid ayan usocda. 😂
Hhhhhh