- Видео 195
- Просмотров 1 966 203
Caalin Abyan
Великобритания
Добавлен 10 май 2017
Cabdiqani caalin ayan ahay Muuqaal sameeye traveler sido kale.
kalay ila Dalxiis adoo gurigaga jooga.
Please SUBSCRIBE Like and SHARE.
Thank you.
kalay ila Dalxiis adoo gurigaga jooga.
Please SUBSCRIBE Like and SHARE.
Thank you.
Видео
DHISMAHA GEEL IYO ADHI ROOBKA KA GALO
Просмотров 4,3 тыс.17 часов назад
Bidhaan wuxu ka mid yahay goobaha ugu quruxda badan deegaan dalxiiseedka GACANLIBAX ee wali aan dalxiise ama videographer tagin ‘ goobtan waxa ka hor istagay in la tago wa laba arin :- 1 - Daw halis badan oo aan laga dhaadhici karin . 2- Dadka dalxiisayasha ah oo aan wax information ah ka haynin. Waa goob hadii wazaarada dalxiisku yar hagaajiso dakhli badan kaso gali laha. Waa goob internationa...
MEELAHA UGU SHIDAN BORAMA #2024
Просмотров 6 тыс.День назад
If you visit borama this the right place to buy #best #place for #clothing.
BEERALADA KII UGU WANAGSANA AAN ARKO. \\ ADAY IN THE LIFE OF SOMALI FARMERS
Просмотров 16 тыс.День назад
BEERALADA KII UGU WANAGSANA AAN ARKO. \\ ADAY IN THE LIFE OF SOMALI FARMERS
MAGALADA HILIBKA DUBATA
Просмотров 16 тыс.14 дней назад
MAGALADAN WAXAY KU CAAN TAHAY HILIBKAW SOLAN AMA SOLAY.
BEERTA FARDAHA EE MUQDISHO
Просмотров 6 тыс.14 дней назад
BEERTA XAYAAT WAA BEER WAX BADAN ISKU DARSATAY. Waa beer haqab tiraysa qof wayn iyo qof yar baahidooda. Goobihii caruurta oo dhan iyo Goobaha dadka waawayn ay waqti ku qaadan kraan. #muqdisho #somalia #hayat #park .
MASJID KA MID AH MASAAAJIDA UGU QURUX BADAN HARGEISA
Просмотров 67521 день назад
HARGEISA SOMALILAND ruclips.net/channel/UC-q9mEQ1Pi_GXv0I4nDMIfQjoin
SOMALI CUISINE : DELICIOUS DISHES TO TRY WITH CHIEF DUULIYE
Просмотров 2,3 тыс.21 день назад
Somali Cooking Techniques - The art of slow cooking: Explain how slow cooking enhances the flavors of Somali dishes. - Spice Blends: Introduce some common Somali spice blends and their unique flavor profiles. - Somali Breads: Explore the variety of breads commonly enjoyed in Somalia, such as Canjeero.
XEEBTA LIIDO JAWI HEER SARE AH
Просмотров 2,5 тыс.28 дней назад
The beach in northern Mogadishu was initially developed in the late 1930s for the Italian colonists living in the capital of Italian Somalia. In the 1950s, it was fully developed by the Italian administration under United Nations rule, with the enlargement of a nearby hotel that was Mogadishu's tallest building during those years.[citation needed] After decades of civil war and anarchy in the c...
STREET FOOD CHALLENGE IN MUQDISHO
Просмотров 2,7 тыс.Месяц назад
In this video, we walk around xamar wayne market to try different types of food in the streets of Mogadishu, Somalia. There is a lot of different type of food between Muqdisho and Hargeisa . Also we will see what I have eaten before and what is new for me . Let’s go together.
SOMALIA’S BEST HIDDEN BEACHES 🏝️
Просмотров 3,5 тыс.Месяц назад
Introduction: Unveiling Somalia's Secret Coastline Introduce the beauty and mystery of Somalia, emphasizing its often-overlooked natural wonders. Highlight the typical perceptions of Somalia and how this video aims to challenge those preconceptions. Introduce the concept of "hidden beaches" and pique viewer curiosity about what awaits them.
KALAMUDO BİN ALİ SOMALIA MUQDISHO xamar wayne
Просмотров 6 тыс.Месяц назад
KALAMUDO BİN ALİ SOMALIA MUQDISHO xamar wayne
MUQDISHO STADIUM MEELAHA AANAD WALI ARAG
Просмотров 3,1 тыс.Месяц назад
MUQDISHO STADIUM MEELAHA AANAD WALI ARAG
MUQDISHO TOURIST VILLAGE SOMALIA 🇸🇴
Просмотров 4,6 тыс.Месяц назад
MUQDISHO TOURIST VILLAGE SOMALIA 🇸🇴
BEERTII UGU HORAYSAY EE AAN TAGO XAMAR SOMALIA 🇸🇴
Просмотров 10 тыс.Месяц назад
BEERTII UGU HORAYSAY EE AAN TAGO XAMAR SOMALIA 🇸🇴
OLDEST VILLAGE IN SOMALIA DOCUMENTARY
Просмотров 4,4 тыс.Месяц назад
OLDEST VILLAGE IN SOMALIA DOCUMENTARY
STREET FOOD XAMAR WAYNE MUQDISHO SOMALIA 🇸🇴
Просмотров 9 тыс.Месяц назад
STREET FOOD XAMAR WAYNE MUQDISHO SOMALIA 🇸🇴
THE MOST BEAUTIFUL VILLAGE IN SOMALIA
Просмотров 8 тыс.2 месяца назад
THE MOST BEAUTIFUL VILLAGE IN SOMALIA
MY FIRST TRIP TO SOMALIA ( Muqdisho)
Просмотров 15 тыс.2 месяца назад
MY FIRST TRIP TO SOMALIA ( Muqdisho)
ROOBKII U WAYNAA AYA NAGU HELAY DHULKA BARWAAQADA AH
Просмотров 10 тыс.2 месяца назад
ROOBKII U WAYNAA AYA NAGU HELAY DHULKA BARWAAQADA AH
Tik-Tik waxaa lagu mashquulibayaa dhalinyarada oo familkooda ka biila. DALXOREEYE maalin uu dhalinyarada u qudbeeynayay ayuu usheegay inaan laga carqaladeeyneeyn waayo waa gaadiid Raqiisa oo u galaya shaqo abuur waayo meela kale oo dhalinyaradaa lagu mashquuliyo ma jiraan.waxaadna arkeeysaa dhalinyaradii oo guursaday xaasaskoodna ka biishaan tuk_Tukleeyda sidaas aawgeed Madaxweeynaha waa mamnuucay in bussas la keeno waayo dhalinyaradu waa ku qaali. Tuk_Tukleeyda tiradii beey ka bateen kolkaasaa. A iyo B baa loo kala saaray jidadkiina waa la badiyay.
Mapku waa khaldan yahay godu sheikh ayey u dhawayd mapkuna wuxuu sheegaya in dhubato waqooyi uga degtay markaa toloow siday sax ku noqonaysaa
Msha Allah yasiin caleek ❤❤❤❤❤❤
Waar Regionaka. Gobolka.iyo jiidaha.Sheeg. Faah Faahi. Caalin.A byanow waakusidee Goobta.sheeg. wadigaa lojirkii Marso.iyo 7 bada tuurood.u tegaye. Gacanlibaax waa dhinacakale.xaganina waa xaga shiikh u jeeda..uun.wan aqaan Ma qoolka fadhi.weyn baa iyo qoldhob. Mse Cabdale.dega Shiikh baa kuu dhaw
Guul guul hargeysa haboon waxay sandkan cusub ka mid noqanaysaa caasimada geeska ❤❤❤hargeysa cusub 💚 💚 💚 iyo somalilandta cusub 2025 🌳 🌳 🌳 khar isha allaah 🌼 🌸 🌼
Ilaaahay sanadka iyo kuwalba midkhayr leh haynoo dhigo❤❤❤ aaamiinaaaaaaamiiin aaaamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Masha alllh ilaaaahowhargaysa barakeeee aaamiiin❤
HALA HABARAKEEYO HOYGII FANKA❤❤❤
Mashaa allaah 😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉
MASHA ALAAH WAANA FARXAD GALISAA HABO ALAAH HAKU XIFDIIYO❤❤
شبيه رجل البري
Mashaa allaah 😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉
Mansha allah Hargeis it’s beautiful place ❤❤❤❤🎉🎉🎉
Baraka ALLAH FEEEEEK walaalo noloow oo Guulayso oo ILAAHEY haku Barakeeyo oo haku Xafido 💚🤲 Amiiiiin
XAFLADA AROOSKAYGAN RABAA INAN KU DHIGTO Kawarama?
Waa Sanad Gaalo.
Caalinow ma israacna nio
😂 INSHA ALLAH 👍🤣 Waa Hagaagaya Salaan Qaliya RÉER Hargeesa 👍🤣🇸🇴💯❤️
Somaliland ❤
WAA QURUX QURUX DHAATEY LAAKIIN ANIGU HABEENKII MA JECLI MEELAHAA MAALINTIISE WAA HAKA BIXIN
Natural beauty
Waan idin salaamey dhammaan rer comment ka
Waar heedhe waa meelihii taariikhda ahaa sida laasgeel ee dawlada u sheeg
Meel muuqa u roon m.a
Dhulka Somaliland Illahay baa barakeeyey, waa baddi, buurihii, banaankii iyo Kaymihi jiqda ahaa.
Nisa ayaad ushaqasaa imika
Waxaan umalaynayaaa ina lagusoodiray ood argagaxiso aad usahaminayso wadan qalcadahiisa waayo maxaad meelaha dhufaysaka ah aad aad usooduubaysa mudo ayaad gacanlibaax iyo xeebaha somaliland ayaad camera kasoo duubtay ilaaa afgooye iyo xeebtiii jazeera ayaaad sooduubtay you are spying the country
Meeshaas waa meel wadanka somaliland laga ilaaliyo especially magaalooyinka halbowlaha ah sida hargaisa burco Berbera iyo oodweyne.waxaana ku dhow jeelka weyn ee mandheera.waad ku mahadsan yahay foojignaanta wadankaaga.
Mashaa allaah 😊😊😊😊😊❤❤❤❤❤
Mashaa allaah
Mahadsanid
@caalin abyan
Ismaciilu
Waa guri Alle samee ah
Alle aya sameeyay
Asc caalin abyan qariiba wa cajiiba waligay ismaan dhihin inay ku yaalaan wadankeena iny ku yaalaan buuro iyo dhir sidanoo kale ayaa maasha allaah tabaraka allaah wiilasha ku ciishaana allaah yaxfadakum caalinoow waxaan kaloo ku arkay darbi shabahaaya darbiga ugu dheer aduunka siin mashaa allaah tabaraka laahallaah yaxfadakum
غريبة وعجيبة
Caalin soo bood kulahaa ninka ma lugahaa rabtaa inaa kajabiso ama nafta kabaxdo war caalin cadowsanaa 😂😂😂
Waxa ka daran wa nimankii igaga dhaartay inaan DAWGA soo maro ee ii baqayay 😂
@ 😂😂😂
Meeshu waa halkee?
Gacanlibax
Wey adagtahay sidaloomarayo weynagu cusubtahey halkaan😊😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉🎉
Walahi way adagaty lkn waxa lagu ilobaya quruxda
Could you ask guys what kind wild animal they encounter
After somali ma igu shegi karta
16muuqaalku aadbuu uguwanaagsanyahay mashaa allaah 😊😊😊😊🎉🎉🎉
Mahadsanid
It is crack between two stones
Beauty
Thank you
Muuqaalo fiican ayaad samysaa. dadka aad ha udhageysan. Laakiin waxaan kugula talin lahaa. 1. wax qor. bilawga waad ku diiqaysaa. laakiin, aakhirka waad u aayi 2. Iskud ay inaad ganacsi dalxiisa aad ku darto. marka aad meel si fiican u barato. Mudo ka bacdi in aad dad soo kaxayso raba dalxiis iyo faakihaysi. 3. Hayadaha caalamigana u bandhi hawshaada
Mahadsanid intaba waa qorshaysanty wanan sameeyaa qayb
Waxay is soo xusuusey buurta Daalo halka yidhaahdo Xabaal ma doon
Maashaa ALLAAH, ALLAAH Subxaannahuu wa tacaallaaye ha innoo barrakeeyo dhulkeenna AABBO ee qaalligga ah, AAMMIIN 🤲.
caalin waad salaman tahay meeshan aad bay uqurxoon tahay lkn waa meel doog ah ma roob baa ka da ay xiligan jilaal baan moodayey
Waa jiilaal lkn GACANLIBAX wa sidan gu’ iyo jiilaal
Waxey u egtaha Asia Mash Allah is ilaliya waa khatar shabalku wa dila 😂
WALEE CALIIN WAANKU SUGEYNAA IN AAD NOO DALXIIS GEYSO INSHA ALAAH WAQTIGA FASAX YURUB AYAAN IMAANEYNAA INSHA ALAAH
So dhawaada mar walba
WALEE WAA MEEL DALXIISKA KU FIICAN❤❤❤
Gacanlibax waa meel aan dhamayn wayay laba meelood ayan raba inan ku noqdo roobku marku helo insha allah wa laba meelood sida la ishegay aan la qiyaasi karin
CALINOW MEESHU TUULADEY KU AGTAALO IYO INTA KM EE AY LAMIDA U JIRTO SOO RAACI MAHADSANID
Haye insha allah bal mar kale daawo oo dhagayso waan shegaye 😂
Koonfurta tuulada Go'da weyn dhinaca( oodweyne). tuulada iskudar dhinaca bariga ee degmada (Sheikh). dhinaca north tuulada xiinweyne/dalow dhinaca( berbera). Galbeedka mandheera/abdaal dhinaca (hargaisa). waana gacanlibaax buuraleyda golis.waana deegaan jilibka muusecabdalle.
Waar niyaw caalin waanu ku wadanaa hadana waxba noogamaad faa.iidayn jawaabna namaad siin sxb lkn waanu kuu dukqaadanaynaa
Waar ma ninki solayga donayay ayad ahayd telkaad iga so qorty WhatsApp male samayso qofki aan kugu xidhi laha aan kuso dire halkaan laguma so qori kare 😂
Mansha allaah ❤
Thank you