XEEBTA LIIDO JAWI HEER SARE AH

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 39

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 10 дней назад +5

    Libaaxyadii waqooyi oo dalkooda dalxiisaya, MaashaALLAH.

  • @SucaadaxmedcabdiSucaad
    @SucaadaxmedcabdiSucaad 10 дней назад +3

    Caalin waa nila waayay adiga iyo Axmed nosobadiya muqaalada magaalada sword qurux badan baad kagudbiseen waa mahadsantihiin❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 дня назад

      Insha Allah marar badan ayan kuso noqon doona waliba gobolada wada mari doona.

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 10 дней назад +3

    Calanka somaliya qolkeyga jiifka xabo yar yar ayaa i taalo waana astaanta qofka somalia lagu aqoonsado caalamadka rag dhiigooda ayey u daadiyeen allow nabad iyo nolol iyo calankoda sareeyo allow natus insha allah

  • @abdullaahidhaashane5470
    @abdullaahidhaashane5470 10 дней назад +2

    Hadaa reer xamar nahay magaalka waa noo shideen caalimoow thanks sxp mcne

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  10 дней назад +5

      Mahadsanid sxb idinkuna muuqaalkan qof kasta oo rer banadir ah u dira. Dariishada uga galiya 😂

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 10 дней назад +1

    Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin walaal waad mahadsen tihiin

  • @abdullaahidhaashane5470
    @abdullaahidhaashane5470 10 дней назад +3

    Caalim waa la idin waayay baryahaan adi iyo sxpkaa axmed

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 10 дней назад +1

    Beautiful

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 10 дней назад

    ❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️♥️💕💕💕💕

  • @biciidy
    @biciidy 9 дней назад +1

    Calankaa buluuga ah si aan marnaba loo iloobin waxaa eraya si astaan ahaan ku muujiyay waa abwaanadii reer waqooyi:
    Heesta qolobaa calankeedu ee waa caynee, inagaa keenu waa cirkoo kale ee aan caadna lahyn ee caashaqa ee, AUN Cabdullahi Qarshe
    Gabayga 26kii June: Samada kii u ekaa ee, xidigaha mid la siiyoow, aad siduu yahay eegnee, kana siib, kana saar: AUN Cabullah Suldaan Timacade
    Marka reer waqooyi lagama xigo calankaa, video qurux badan, soo badiya.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 дня назад

      Video gan ma qurux badna ?
      Haye imisa qof ayad u share garaysay?😂

  • @ClrisaaqSaleebaan-c8q
    @ClrisaaqSaleebaan-c8q 8 дней назад

    Op yaa op buatiful ❤ video

  • @engjeesto
    @engjeesto 10 дней назад +1

    manshalah

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 10 дней назад +1

    😂❤️🇸🇴❤ Calanka WAA Calanka Baluuga ah ❤️🇸🇴❤EE shanta Xidiga Leh 👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴💯 oo umada somaliyed ka dhaxeeya 😂❤👍❤️🇸🇴💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤ Muqaalka Waa mid Qurux badan 😂🇸🇴👍💯🎉🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴😂❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 дня назад

      Mahadsanid fatima

    • @FadumaAbdullahi-j9s
      @FadumaAbdullahi-j9s 4 дня назад +1

      @caalinAbyan Adiga ayaa Mahadsan Muqaalada Quruxda Badan 🇸🇴 ee Wadankeena ❤ 👍 Aad ka so diyaarisay 👍💯 Cabdi Nasir Mahasanid 👍💯👍👍👍👍😂

  • @hooyoxabiibo7058
    @hooyoxabiibo7058 10 дней назад +3

    Asc muuqaalada aadbaan udaawadaa caalinow waxaa tahay walaalkey igayar horay usocaan kuleeyahay mahadsanid

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 6 дней назад

    Yaaiijedo cidna labA iyaga is shega qofna alaah shega

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 10 дней назад +2

    😂 Wadan Waan Lenahay 🇸🇴🎉👍😂🤣🇸🇴🎉👍🇸🇴 😂❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴💯🇸🇴❤️🇸🇴 Mansha Allah 👍🤣🇸🇴❤🇸🇴❤ Quruxda Waa meel Barakesan 👍🇸🇴😂🇸🇴❤️👍😂

  • @maxamedsamajecele1726
    @maxamedsamajecele1726 10 дней назад +2

    Caalin 50k ilaa 100k gaarsiya asxabey dadaala asxaabey🎉

  • @AbdulkadirHusseinMohamed-q9e
    @AbdulkadirHusseinMohamed-q9e 10 дней назад +2

    Badaa gasheen koorkii badbadaadana maxiran

  • @Muniirasaleeban
    @Muniirasaleeban 9 дней назад +1

    hargays video

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 10 дней назад +1

    Waxaan lahaa ragii hargeeysa ayeey ku laabteen

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 10 дней назад +2

    Cunuga doonda wado indho adeeg. Life jacket excuse u sameynayo . Indho adeeg. Dowlada in ka joojiso. Dadka life saving jacket hadee qaadan, in shaqada laka joojiyo.

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 10 дней назад +1

    Meelaha leeysku shukaansada taga
    Reer hargeeysa casida joojiya magaalada waa magaaladiina

  • @falisa576
    @falisa576 9 дней назад +1

    Caalinow iyo axmed baryahan
    Wa laydin wayey e meesha ma
    Gabdhaa laydinku so dhaweeyey
    O aroos ba gasheen wa iga kaftan
    E muuqaalada no so badiya
    Ad ban uga helnay muqaladiinee

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  4 дня назад +1

      Insha Allah wa so wadnaa kuwo kale

  • @mariamdiriye4989
    @mariamdiriye4989 10 дней назад +1

    Habeenkii ku dar please hoteelada u dhowa natus

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  10 дней назад +1

      Insha Allah muuqaalada soo socda

  • @CaafiTiens
    @CaafiTiens 10 дней назад +1

    Cunuga doonda wado indho adeeg. Life jacket excuse u sameynayo . Indho adeeg. Dowlada in ka joojiso. Dadka life saving jacket hadee qaadan, in shaqada laka joojiyo.