MUQDISHO STADIUM MEELAHA AANAD WALI ARAG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 ноя 2024

Комментарии • 80

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 13 дней назад

    Masha allah tabaraka allah

  • @AxmedAbdi-r7n
    @AxmedAbdi-r7n 14 дней назад +2

    It's honour for me to watch your are video ❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад +1

      Thank you so much

    • @DB2024-k3l
      @DB2024-k3l 13 дней назад

      @@caalinAbyan
      Muqdisha iyo Magool waxa lagu dhigay waa qaybta kubada kolayga ama Basketball mana ahan 45 000 ee waa ay ka yartahay tirada aad sheegtay inta uu deeqo cadadiisa.
      2 habeen ayeyna ka dhigta showga AUN Xalima Khalif Magool.
      2 bada habeenba waan galay waa xassuus hore.
      Thanks for promoting tourism in the region.

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 14 дней назад +1

    Waa ladhisi karayaa weyna fudutahay weliba naash naash bey u baahantahay balse weli ma imaan kii dhisi lahaa she yaad kadib

  • @MohamedAbdullahiShire-w2z
    @MohamedAbdullahiShire-w2z 12 дней назад

    Masha A'llah runtii waa muqaal Aan wsxbadan oo ku saabsan garoonka aan ka bartay mahadsanid sxip

  • @Madderchannel
    @Madderchannel 5 дней назад

    si fiican oo wanaagsan ayad noo kala bartay garoonka muqdisho, mahadsanid sxp noo soo badi 41 mint wan daawaday maanshalah manshalah

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 9 дней назад

    Mashalaah

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 13 дней назад

    ASC runti aad iyo aad baad u mahasantahay sida aad garoomada studio Mogadishu Thanks sida wanaagsan ee aad isugu hawshay ,Anigu reer Xamar baan ahay , runtii hadda wadanka ma jooggo lkn xamar baan ku dhashay ku koray studiom kan weli ma arag Thanks sida aad inoo bartay magaaladi aan jeclaa
    Mogadishu Thanks again 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 13 дней назад

    ASC Mansha ALLAH magaalo xasuus mudan Thanks
    🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️

  • @ClrisaaqSaleebaan-c8q
    @ClrisaaqSaleebaan-c8q 14 дней назад

    Legend goorma doo laabanee gacan libaax

  • @maxamedsamajecele1726
    @maxamedsamajecele1726 15 дней назад +2

    Tuulada ciyaraha istadiom muqdishu sxb horay usoco

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад

      Maxamed goorma kugu dambaysay ?

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 14 дней назад

    Caalim Abyen Horumar wacanbankurajaynaya reer muqdisho hays cebaynina wiilkan 100k isagogaray hasonoqdo
    Turba shaash udira isaga iyo lotkisiba kudabalanjiray e

  • @ubahnuur2739
    @ubahnuur2739 13 дней назад

    Aad ayaad umahadsantahey maansha Allah wlhi best video ❤

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 14 дней назад +1

    😂🎉 Waayo Waayo ayaa Na Soo Xasuusisay Waa mahasan Tahay 😂🇸🇴👍🇸🇴 MOGADISHO MAGALO MADAXEENAA😂🎉❤❤

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 15 дней назад +1

    ❤❤❤❤❤mashaa allaah

  • @kawsarxuseen2442
    @kawsarxuseen2442 14 дней назад

    Wadankan wadanbu ahaye umad jaahilin ah ondawladnimo geyin ayuu Ilaahay gacanta ugeliyey

  • @CabdiBalad-hs6sc
    @CabdiBalad-hs6sc 15 дней назад +2

    STADIUM KA WAXAA SIDAAN UGALAY MARKI LALA DIRIRAYAY ETHIOPIAN KA HABERN WALBA 20 ILAA IYO 50 HOOBIYE AYA LAGU RIDIJIRAY MARKA KADIBNA AMISOM AYAA LAGU DUQAYN JIRAY MARKA XILIGAAS AYUU BURBURAY EE WALIGIIS ISMA BADALEEN. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад

      Mahadsanid was run

    • @Jinkax-u9r
      @Jinkax-u9r 14 дней назад

      Somalida qaar wey ku tababaran jireen sida maxakimta iyo shabab hab rid ayey ku sameyn jireen darbiga isagaa adag sxp

  • @Ceebla-z3o
    @Ceebla-z3o 14 дней назад

    Long time since I saw Stadium Mogadishu ❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  13 дней назад

      Ma stadium ki hore ayad so gadhay mise kan imaka 😂

  • @hamsekosar1196
    @hamsekosar1196 14 дней назад

    Masha Allah

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 12 дней назад

    Masha Allaha 😂🎉calin abyan wan ku salmay Asc waxad tagtay miya istadiya muqdisho beerah afagooye tag

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 12 дней назад

    Afgooye wa ina so booqada
    Afgooye wa ina so booqada
    Afgooye wa ina so booqada

  • @cabdiimn6510
    @cabdiimn6510 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤ 5

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 14 дней назад

    Dadka faraha fudud waxan ee muqalkan daawanaya waxan idinka codsanaya madaale iyo group kisa inaad ooda uga qaadaan muqaladan murugada leh

  • @SaacidYare-c9f
    @SaacidYare-c9f 14 дней назад

    Xiligaan anaa kuciyaari jiray waxa kuqoran qaar anaa qoray xasuuuus ayee ii tahay

  • @biciidy
    @biciidy 14 дней назад

    Handball ayaa lagu ciyaari jiray garoonkaa, sidoo kale futsal

  • @HassanMire-l2l
    @HassanMire-l2l 15 дней назад +1

    Garoon kale ayaa jira oo kubadda cagta lagu cayaaro oo ah kii ugu
    horeeyey, waxaa la yiraahdaa Eng. Yariisow Stadium, markii horena
    waxaa loo yiqiinay Koons Stadium, waxaana kaloo u dhow garoonkii
    hore ee Basketball ka, wuxuuna u dhow yahay Dekaddii hore ee Xamar
    ee dhinaca Xeebta Liido.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад +1

      Mahadsanid macluumaadka aad na siisay

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 14 дней назад

    Beri dhoweed wey dhagax dhigeen iyagoo shegaya in gebi ahaanba ladayactirayo igu sawirtii baa weli socota

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 14 дней назад

    Mesha aad dhaheysay xaarka fiirmeerta ayaa ka oreyso wsa mesha lagu ciyaaro gameka gacanta ladu iyo ball pool 🎱🎱🎲

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho 14 дней назад

    Khashaafada waxaa waaye?

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 14 дней назад

    Markey lo’leey maamulka gobolka kuu heyso sports ku sidaan buu noqdaa cajiib!!!

  • @SaacidYare-c9f
    @SaacidYare-c9f 14 дней назад

    Forgot qolka at luqoran tahay raadi xamari quested arts aya qoray

  • @deeqsiman
    @deeqsiman 14 дней назад

    Wow

  • @qumanxaaji7268
    @qumanxaaji7268 15 дней назад

    Maanta isbartiibada aa tagtay maalin Galmudug koobka qadesay igu dan nesay ku so dhawoow walal xamar magalka adigaa iska leh

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 14 дней назад

    Anigo muqdisho jogo ayaan u hestay in la dhisay😢

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  13 дней назад +1

      Xilligi farmajo aya la dayac tiray qaybta kubbada cagta

    • @UmuAbdalla1
      @UmuAbdalla1 13 дней назад

      @caalinAbyan wan maqlay lkn garonka dhan ayaan moday

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 14 дней назад

    Wow🎉

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 12 дней назад

    Baray masmakiy 1983 mase 1984 waxn ka dawaday ciyartiiy gobolada cawkey waxu yiri waxa ciyaraya inamadayadiiy ahaha haunaxriito

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  5 дней назад

      Anaka wadana .
      Meelaha kale ee qadiimka ah maxa ka mid ah ?

  • @hamsekosar1196
    @hamsekosar1196 13 дней назад

    Muqdisho stadium waxaad ka diyaarisay barnaamij aanan wali arag qof sidaas uga Soo diyaariya, kubadda cagta oo kaliya ayay dadku u haystaan in lagu ciyaaro waxan odhan karaa waa barnaamij documentary caadi ah Kani
    Mahadsanid Caalin

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  13 дней назад

      Sidaas ayay drone ti igagga reeben madaarka

  • @xiin1535
    @xiin1535 14 дней назад

    Wasaaarada sportiga ha nadiifiso meesha rinji ha mariso canshuurta dadka laga qaado halugu dayactiro

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  13 дней назад

      Muuqaalka u share gareeya si u gaadho wazaradda sports ka .

  • @biciidy
    @biciidy 14 дней назад

    Cayaarihii Gobolada ayaa qaban jiray, waxaa aad koobka u qaadi jiray labada gobol ee Waqooyi Galbeed iyo Jubada hoose; aad baa loo soo camiri jiray, iyadoo fans caay iyo sawahan -- Koobk San kadhuu... qaadi mayso, siteey la saari maayo, iyana Siisoow la saari maayo, waa tii Cawke AUN isagoo live qaranka u soo tebinaya, inagaa wadana inagaa wadana.. beri samaadkii

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  13 дней назад +1

      Inagaa wadana wali .
      Cawke allah ha u naxariisto

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 14 дней назад

    2bada hall midna waxaa lagu ciyaari jirey laliska midna teniska korna wey ka dednayeen sidaan ma eheen kuwa salaxu waa banaanka qof yaqanaa soo wata ninkan idinla socda wax yar buu idinka soo horeyey ee odayga RUclipsr ah ee (Ashal aba saafi ay ugu qorantahay ee xamar weyne jooga ka waresta wixii waayo waayo ah sidoo kale hotelki meydan ku soo darin ma dadbaa degan mise waa firaaqo marba hadaa takteen inaad soo dhamestirtan bey eheed si kastaba isbartiibo tol la’aan baa kamuqata

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  13 дней назад

      Ninkaasi wu noqday insha allah cid kale o taqan ayan raadin.

  • @Qurbaawivlogs
    @Qurbaawivlogs 15 дней назад

    🎉🎉

  • @abdiseed3363
    @abdiseed3363 12 дней назад

    Afgooye wa ina so booqada

  • @TOOSHANAS77
    @TOOSHANAS77 15 дней назад

    Asc caalin sxb iso qabo dee please

  • @hamsekosar1196
    @hamsekosar1196 13 дней назад

    Sidoo kale faataxada hallo maro dadkii ku shahiiday duqayntii ciidamada itoobiyaanka oo halkani saldhig u ahayd laakiin soomaali mitid ah oo HG u badan ka saareen

  • @ruqiyoxasan8119
    @ruqiyoxasan8119 15 дней назад

    1967 aa la dhisay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад

      Baadhitaano badan oo sameeyay 1978 ayay shegayaan !

  • @simanmohamed6353
    @simanmohamed6353 15 дней назад

    BEENTU WAA XAARAANE AFRICA UGUMUU WAYNAYN BARIGA AFRIKANA UGUMUU WAYNAYN E ISKA HUBSADA .😅😅😅😅

    • @maxamedsamajecele1726
      @maxamedsamajecele1726 15 дней назад

      Walal qofka waa sixi kartaa lkn beenale haku oran isticmal erayada ku habon qofka kuso duubay taariqdan dadaal baa kaga baxay muuqalkan

    • @omarbaarqab8663
      @omarbaarqab8663 15 дней назад

      Caalinoow 8 Kuna ayuu qadaa ha dhihin 50.Kun kabadan ayuu qadaa mahad sanid

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 15 дней назад

    Horta hawiyaha ma dad waalnba may iska hagjiyan meelahan bur bursan hadana ma dagal ba jira 😂😂😂

    • @AdnaAbdullahi-do8kr
      @AdnaAbdullahi-do8kr 14 дней назад

      Angaba in la dhiso waan rabnaa lkn dowlad is xil qaanta aan jirin dhista lkn ogow qarsh aad u badana waaa rabtaa lkn I.a waa la dhisi doonaa

    • @Madaxey-r2f
      @Madaxey-r2f 14 дней назад

      Taariikhda laguma hayo Hawiye meel Dan guud ah dhisay laga soo billaabo Aadan Cadde haddii aay ka tagi weeyso, Aadan Cadde ayaa dhisay meesha loo yaqaano "Theatre ka" qaranka 7 sano oo uu Madaxweyne ahaa!! Danta guud Daarood iyo Isaaq baa kaga fiican.

    • @MohamedAbdullahiShire-w2z
      @MohamedAbdullahiShire-w2z 12 дней назад

      Qabiil iyo qurunaa meesha la imaatay dili baad tahay katag meeshan lagagama baaahno​@@Madaxey-r2f