BEERTA NABADDA MUQDISHO SOMALIA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 ноя 2024

Комментарии • 68

  • @Bilkayr-i9w
    @Bilkayr-i9w 15 дней назад +8

    Uff intee Somali boqol calan iyo niiko iyo bashaal kujirta cadawgana ha utashtaan in Somalia la kala qeebsado. ONE FLAG SOMALIA 🇸🇴 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Qabar22
    @Qabar22 13 дней назад +1

    Hawiye waa mideeyaha soomaaliya aloow mideey shanta soomaali

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 14 дней назад

    Mansha Allah Hanbalyo Hanbalyo BAYDHABO JANAY🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️👏👏👏

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l 14 дней назад +1

    Masha Allah
    Caalin oo kale ayey ahayd in ummada somaliyeed oo dhan u fakaraan.
    In magalooyinka ay kaga daydaan magaloyinka kale waxa ay dheer yihiin. ee aan caay iyo anshax xumo iyo xasad iyo cuqdad la is waeydaarsan.
    Dhulka somalida degto oo dhan waa wada qurxoon yahay

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 14 дней назад

    Maaa shaaalaah walaal caalin muuqaal qurux badan ayaad soo dhigtay guuleysta. Ilaahay ha mideeyo ummadda soomaaliyeed

  • @ashajimale6888
    @ashajimale6888 14 дней назад +1

    Wsc soo dhowoowda Xamar cadey Mansha ALLAH Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад

      Mahadsanid wan dhawnahay

    • @hassanomar6943
      @hassanomar6943 14 дней назад

      ​@@caalinAbyan Caalin beerta aad maanta joogtid waxaa la dhihijiray magac ahaan beerta xuriyadda, waxaa halkaas ku dhashay inta aan beer laga dhigin kahor,madax uu ka midyahay MW hore Maxamed cabdillaahi farmaajo.

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 11 дней назад +1

    😂🎉👍💯🇸🇴❤️🎉Beerta Nabada Waa Meel Barakesan 👍🤣🤣👍🎉

  • @mohagamingofficial8427
    @mohagamingofficial8427 14 дней назад +1

    Caalin abyan sxb beerta dalxiiska ee degmada deyniile imow I.a❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад +1

      Igu daa insha allah .
      Hadaad muuqaalkan 20k gaadhsiisaan

    • @mohagamingofficial8427
      @mohagamingofficial8427 14 дней назад

      @caalinAbyan I.a wll waynu gaarsinena muqalka 20k

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 15 дней назад +1

    Masha allaah ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @Islam_foreverrrrrr
    @Islam_foreverrrrrr 15 дней назад +1

    Masha allah wey fiican tahay in la is kaaga daydo hurumarka iyo wixii fiican 🎉

  • @astancable8989
    @astancable8989 14 дней назад

    Maa sha allah maalin walba waan daawaDAA BAL DEGMOOYINKA 20 kaba soo duub

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад

      Ma labaatan dagmaa ila so wadaag magacyada.

    • @RashiidOmer-dq5tg
      @RashiidOmer-dq5tg 14 дней назад

      Hawlwdag
      Yaqshiid
      Dayniile
      Daru salam
      Garasbaley
      Kaxda
      Xamar wyne
      Xmr jajab
      Bondhere
      Shibis
      Waberi
      Warta nabada
      Karan
      Hodan
      Dharkenley
      Wadajir
      Gobadley​
      War calinow wa bdnyhiin intasa kaxasusana soo dup next afgooye beeraha tag meshu gedi sahan tage cml tag i
      A thnks
      @@caalinAbyan

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 14 дней назад +1

    Isha gobka beerwany halaga sameeyo insha alllah❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад +1

      Mahadsanid jamila meel wanagsan ayad tilmamnty

  • @nboss8028
    @nboss8028 14 дней назад

    Mansha Allah xamar iyo quruxda waxaa iigu danbeysay 1995 mudo aad u dheer❤❤❤lakiin insha Allah malin ayan rajeynayaa❤❤

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад

      29 sano wa waqti badan .
      8 sano mar aan maqna ayan islaha ……..😂
      Soo dhawaw mar kale

  • @mohamedhassan5617
    @mohamedhassan5617 14 дней назад

    Walaahi xamar waa tilaabsatay. Allaha u siyaadiyo nuurka

  • @SacdiyoCusmaan-p3m
    @SacdiyoCusmaan-p3m 14 дней назад

    Mansh Allah 🇸🇴🇸🇴❤️

  • @UpdizhakorApdilahi
    @UpdizhakorApdilahi 14 дней назад +1

    Qiimaha imisaa lagu galaaa zhp

  • @UuliKing
    @UuliKing 14 дней назад

    Darusalam sxp 💥☝️

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  10 дней назад

      Daarusalam waata hore aan uso duubay soo fiiri

  • @DB2024-k3l
    @DB2024-k3l 14 дней назад

    Hambalyo reer Konfur Galbeed

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 14 дней назад

    Masha Allaha bashal

  • @ahmedbarow9300
    @ahmedbarow9300 14 дней назад

    Beerta banaadir iyo beerta xayaat iyagana bal gaar sidoo kale taalooyinka dhamaan iyo taariikh yar oo kooban saxiibkana waan ka cofsaday dhowr mar sidoo kale stadium muqdisho dayactir baa kusocda baa leynoo shegay bal muqaal kasoo duub masaxbaa mise waa qawda maqashii intaa bal wixii aad awoodo thanks

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  10 дней назад

      Kuwa aanan so duubin gartye Kuwan so duubay Miyaan kuso celiya

  • @mayowomarr5123
    @mayowomarr5123 9 дней назад

    ❤❤❤

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 14 дней назад

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @deeqaaweys6848
    @deeqaaweys6848 14 дней назад

    Masha Allaha 😂🎉

  • @samataraxmed3318
    @samataraxmed3318 14 дней назад

    Masha allaah muqdisho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Qabar22
    @Qabar22 13 дней назад

    Reer xamar waa sida sawer qaadahaan xumaan majeclo soomali weey usiman tahay maaha sida gobalada bari iyo waqooyi galbeed cuqtad maqabaan rer xamar

  • @xalimohassan19
    @xalimohassan19 14 дней назад

    Mash allah ❤❤❤

  • @mohamedaidroos3631
    @mohamedaidroos3631 14 дней назад

    Masha, allah Garissa waa inaad tagta

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 14 дней назад

    Masha”alah

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 14 дней назад

    Callin sxb mahadsanid beerta weey qurux badantahay
    Khmiist iyo jimcaha ku soo laaba
    Afgooya baraawa iyo baydhaba
    Barbara doon baa loo raacaa ayaan maqlay baraaw waa Magaalo taariikhi ah muufa baraawa caana baraawa dharkii gacanta lagu sameeynaayay koofiyada aay soomalida Caan ku tahay koofiyada baRAAWA KALUUN SIKALE LOO SAMEEYAY

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  2 дня назад

      Mahadsanid goobahaas dhan hore ayan u qorsheeyay lkn inan hal mar laga wada gaadhsiinayn ayan filaya

  • @AxmedGeedi-m4f
    @AxmedGeedi-m4f 15 дней назад +1

    Mahadsanit zxb

  • @ClrisaaqSaleebaan-c8q
    @ClrisaaqSaleebaan-c8q 14 дней назад

    Sxp meelo cusub oo kale sida kiniya,ugandha somaliland

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  10 дней назад +1

      Uganda iyo kenya miya qurux badan ano dalkagi kuso daawadsinaya kuleh ku dalxiis.

    • @ClrisaaqSaleebaan-c8q
      @ClrisaaqSaleebaan-c8q 10 дней назад

      Ok waaye dalxiis fiican

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 14 дней назад +1

    Beraha afgoye taga

  • @mohamedomer9918
    @mohamedomer9918 15 дней назад

    Beeraha afgooye

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 14 дней назад +1

    Hargaysina hal beera maleh 😂

  • @xasanxaamud6454
    @xasanxaamud6454 11 дней назад

    Baydhabo janaay

  • @falisa576
    @falisa576 14 дней назад

    Ad iyo ad adiguna nabad ku waar
    Wallken muqalo qurux badan weye

  • @iqrakayf911
    @iqrakayf911 14 дней назад +1

    So booqo xeebta abaay dhaxan

  • @Jinkax-u9r
    @Jinkax-u9r 14 дней назад

    Marina state nogu xiji insha allah

  • @mariamdiriye4989
    @mariamdiriye4989 15 дней назад

    Aad ayaad u mahadsantahay walaal
    Waxaa noo noo soo duubtaa xaafadaha cusub sida Jazira State iyo Safari apartments, Safari Village

  • @MrNionde
    @MrNionde 14 дней назад

    Beerta ceelasha biyaha ku hartay

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад

      Beerta magaceed

    • @ntrq
      @ntrq 14 дней назад

      @@caalinAbyan
      Beerta Xayaat

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 14 дней назад +1

    2 beer ayaa idiin dhiman

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  14 дней назад +1

      Wa labadee ?

    • @UmuAbdalla1
      @UmuAbdalla1 14 дней назад

      @caalinAbyan beerta Xayaat ee siinka dheer mesha ey muqdisho iyo gunfur galbeed iska galaan iyo beerta Daynile ee ku tala dagmada Daynile.