ASC Mansha ALLAH runtii waa iga qoslisay marki aad jebisada ka carareysay, Mansha ALLAH,ku dhowoowda Xamar cadey walalaheen reer waqooyi minanku minankiinii waaye soo dhowoowda mar kale Thanks.🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
Captain ninku ma garanayo luuqada aad Ku hadleyso. Iga dulqaad wuxuu I garanayaan si kale. Sababta ayuuna kaaga qaadiwaayey markaa tidhi iga dulqaad. Kkkkkk.
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 47,400 subscribers 🙏
I subscribed
Mr deeqsi wey uqurubadanyahay xaafada
Walaal Muqdisho YAA JECEL?? Waayihii wanaagsanaa waa la soo dhaafay!!
Hadana waxaad heysataa 47900
Kkk nlnkii xalwada iibinayey e aad tiri dadka meheradeyda kaalaya dheh ma garaneyn macanaha meherad markuu ku lahaa ma rabo
{xasbiyallaahu laa ilaaha illaa huwa calayhi tawakaltu wa huwa rabbulcarshil-cadiim} todoba jeer, Qofka dhaha totoba jeer ducadan,subaxdii iyo galabkii, ilaahay ayaa ka kaafinaya wax kasta oo murugo galiya aduun iyo aakharaba.“waxaa igu filan ilaahay, ilaah majiro xaq lagu caabudo isaga mooyee, isagaana tala saartay, isaguna waa rabbiga carshiga weyn}.
ASC Mansha ALLAH runtii waa iga qoslisay marki aad jebisada ka carareysay, Mansha ALLAH,ku dhowoowda Xamar cadey walalaheen reer waqooyi minanku minankiinii waaye soo dhowoowda mar kale Thanks.🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️
KEEP GOING BROTHER
Dhul badan ayaan kaa sugeynaa in ad atagto sida kismaayo, dhoobley garowe, baydhabo galkacyo iyo baladweyne ILaa iyo jariiradaha kudhaa ( baajuuna soo baro)
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️
❤ ماشاء الله تبارك الله ❤
SOMALIA 🇸🇴 IS A GOOD
Ku salii Nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammed (Scw)❤️❤️🙏
Waa mahadsantahy saxb muuqaal quruxbadan ayaad nalawadagtay
Deeqsi Man Best Vlogger in Muqdisho ❤
Beautiful MashaAllah
Mahadsanid Deeqisow muqal quruxdisa Wata ayaad inoso gudbise
The legend deeqsi guulayso saaxiib
Maa sha allah
Best video ever ❤ thanks bro
Watching this vlog now 😊bro you are brave snake 🐍
Keep going bro
Masha allah muqal qurux bdn❤
Beerta dalxiiska ee deyniile imow sxp❤
MAASHA ALAAH DHEH WALAAL IL CADAAWE ALAH KA XIJAABO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
iGa Dulqad adan kula hadlayaye 😂
😂
Sxp guulayso😊
5:10 Dalkoo dhan waa qaboobi lahaa haddii dhir farabadan dalkoo dhan lagu beerilahaa
Deeqsi man kusoo dhowoow dhulkaaga hooyo Mogadisho waa magaalo Somaliyeed aad ayaan kuu jecelnahay ❤
Wow🔥
Mahadsanid!!!
Mnsh Allaha ❤❤❤❤
Wow
kkkkkkkk wacajib saxib😂😂❤
i love somaliland pll's accent 💙💙😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍
DADKII KAAMIRADII AYAY DIIDAYAAN... imaamka masjidkeena sanadkii 2000 wuu diidi jiray, hadase waa RUclipsR weyn😬😜🥰🤪
Xafad kulaha war degmo dheh😂
Dalkegi allow nabad iga badi🤲🤲🤲
Welcom deqsi man kudalxiis dalkaga
so dhawada samali hanolato
Deeqsi man 🔥
Mahrada😂makasin welka
iga dul qaad adaan kula hadlayaaye kulahaa😂😂
Maska waa khatar tell aan tuuri gaarey
Guul
❤❤❤❤ darusalaam my home
Muqalkan caajis badan ka muuqdo
Raggan waaa wayn ee fulayda ah maxaa waye😂😂
wa i xagatay kulaha qacme me leedahay 😂😂😂😂😂😂😂😂 alla niyadiis qiyaantay 😂😂
Hada ma.adaa lagu dawaa mise waxaad natusee meesha iyo sidee utaalo
Asc, customer wuu rabaa, laakiin meherad uma yaqaano. Sidaas owgewd ayaanuu u oran jawaabtaad ka sugeysey.
Isagu meherad wuxuu u yaqaan " Dukaan".
😮😮😮
You guys are brave 🐍 😂😂😅
Wiilka lahjada fahmi wayey 😂
Deesi man ❤❤❤❤
mehrad ha dhihine waxaa dhahdaa dukaan. wuu ku fahmi la'aa markaa ku heeysay mehrad. Xamar waxaa looga yaqaan dukaan meel walba oo wax lagu gado. Mahradne inta badan gobalada ayaa laga isticmaalaa.
Zxb videokan wan ka heena
Reer koraadkaan beeca lagu qaaliyo ayee aheed
Igadulqaad adaan kulahadlayaa hhh
😂😂way ixagatay
Alla Maska😮✊🏾🤣🤣🤣
Deeqsi man come to south afriks
Xaafadda ugu da'da yar waaye
Degmo laga dhigay hada
Waa dagmo hada
tabintaaada waan u bogay xb
Degmo wye hadda xaafad way dhaaftay
Wall deesi ku so dhawoow muqdisho
Meelahas kale an ka daawan jiree
Iga dulqaad adaan kula hadlaya 😂
Kkkkkk calool adayg deeqoow
😂😭 iga dulqaad adaa kula hadlin
Bisadna way jogta😂😂😂😂 kalay ana kutusina
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🇸🇴
Qabiilka joojiya ku farxa hurumarka wadanka
Kaash weynu leenahay ina adeer lkn doolarkaa inagu badan
Wllayaal yaa haya whatsappkah deeqsi dan ayaan Allahabad 😢😢
Iga dul qaad adan kula hadlayaye😂😂😂
Anoon lajoogin ayaanba kacabsaday😂
😂 Fuleeynimo badanaa 😂
Muqdisho HADDA??? Really?? Ciyaarta joojiya! Dhulkii UDUGAA ii soo Carfaayee…
Allahuma yasir.
Iga dul qaaad hadaba 😂😂😂😂
War way ku sireene maxad free ugu gali wayday waayo intaa xayaysiis bad u samaysay
Xayisiin ma raban kuwo aan waji laheen ayaa leh mesha
😂😂😂😂ilahayow mas dusha ha iga sarin iga geesisana dadka dusha laga sarayo mas😢
ogaaden geel baa lagu ogaye laguma ogeyn masas
iga dulqaad adaan kula hadlayaaye🤣🤣
Iga dulqaad adigaan kula hadlayaa😂
Qosolka iga dhamaday wlh yarka lahjada kuwareray maharad mayaqanan kkkkkk
ad iyo ad
nin culus
Afartaa guri bay ku qayilaan
Allah maxey tahay gacanta
Dadkaaga ayaa xor ku tahay soomaali
Captain ninku ma garanayo luuqada aad Ku hadleyso.
Iga dulqaad wuxuu I garanayaan si kale.
Sababta ayuuna kaaga qaadiwaayey markaa tidhi iga dulqaad. Kkkkkk.
War iga dulqaad adaan kula hadlayaaye 😂😂
Nafa jecelaa 😂😂
War maxa no dubatay 😂
Canab xaafad shidan
Channel ka magaciisu ma fadhiyo brother 😮
.
Deeqsi kaliyata xataa waa caadi
Welcome abwe dalkaaga waa ku raxeyso
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asc war deeqo hargeysa iyo aids ababa waad kaso dalbaday nin makaftamayo waa tahay bro
Deeqsi man kawaran Darussalam sanadkiisa view kawaran hotel maledahay
War adiga iyo habari baa ishelay
Jabisade ogre kulahaa
Deyniile soboqo
Iga dulqaad adigan ķula hadlayaa
Was machen die werbung über die welt der klaubt das er das geändert hat
keeep going zhp
Malayacni batahay wara