Runtii magaalada muqdisho muuqaaladeeda waa kuwa aad qurux badan kama daalo inaa marwalba daawado alle ha barakeeyo muqdisho oo nabadda ha usiyaadiyo😍🤍
MASHA ALAAH HABO KU BASHAAL XAMAR CADEY ANIGANE WAXAN JECLAHAY IN AAN SOO DALXIIS TAGO HARGEYSA SHIIKH DUURAHII GACAN LIBAAX MANA CAWINEYSIIN HABO II SOO JAWAAB
Asc. Deeqsi man ! Hayaan super market was un mid ka Mida supermarket Yara xamar ee waaweyn laakiin uguna weyna . Waxa ka weyn oo waliba aad uga sii cassis an JUBA hybermarket .laakiin Yar ku wuxuu ku geëtst un malaha wiki doonaysey xayrysiiskaaga oo waxooga shaqaalaha ahna ka heleyey Somali iyo caadadeed qabyaaladuna meesha Kama madhna . Try garee juba hybermarket ishaana kuu macalina . From now on dadka guide ka kuu ah ka foursome aqoontooda iyo daacadnimadoida. Good luck 🍀
Asc sxb Deeqsi waan ku salamayaa salaan kadib waxaan kaa cod sanayaa haday kuu hirgasho in aad booqoto Astaan xaruntooda lana kulanto maamulka Astaan una sheegto in aad looga baahan yahay Jigjiga in ay yimaadaan nimankaa deegaanku wuu u baahan yahay Waxay ku yalaan degmada Hodon gaar ahaan agaarka Zoobe safaradii hore Libiya
Waxaa maleenaa markaad timaaday wa jartay markaad baxaysane waa jaratay 😂😂usheeg bal dadbaa mooda in adoo iska Socotid lagu dilaayo ama hada imaatid imaatid aadhimaneesid 😂😂 meesha ku fiican meelaha ay soomali dagto muqadisho cadey❤
Sodhawaaw wall waxaas baraha bulshada laga arko run mahaa Muqdisho hadey cabsi io dagaal ka jiraan 3 million io ka badan kuma noolateen marka balaayo majirto noo imaaw nafta hal mar bey go.daa
Muqaalkan markan soo dhigay waxaan haysanay 50,900 subscribers 🙏
intaa in ka badan ayaan kuu rajaynayaa bro ✊
Maqaqyada qoryoleey ee fatirada $1 xagee xamar kaga taala.
𝑴𝒂𝒔𝒉𝒂𝒍𝒂𝒂𝒉 𝒅𝒆𝒆𝒒𝒔𝒊 𝒎𝒂𝒂𝒏❤🎉🎉
Hambaliyo Sxb sare 50k
Waa magaalo faqiir iyo taajir isku nolo yihiin xamar cadeey 🇸🇴❤😂
Deeqsiyow dadbaa waxay aaminsanyihiin inay tahay mugadishou meel bilaa nabada oo dadka layskaga dilo marka mogadisho waa meel nabdoon oo wadadii horumarka qaaday❤❤❤❤
Maashaa allaah waa wax fiican iney ilmaha somaliyeed meeshey rabaan tegikaraan oo isbaran karaan iyagoon cidna ka cabsaneyn allahooda mooyee Dhalin yarooy adinka uunbaa lugta iska xiray Oo isdilaya oday kursigiisa uunbaad ku dhimataan dhiga qoriga oo dalkiina ku dalxiisa Ilaaliya shanta somaliyeed allaahna uga shukriya waa dalka ugu quruxda badanne allow noo ilaali adiga ayaa mahadlehe
😂😂😂 Waa MAGALO MADAXEENAA ❤😂🎉 MUQDISHO 🇸🇴❤👍
Meeshan cuntada xgee waye muqdisho intu kaga talaa
Magaaladeyda Mogadishu Meelkale maskaxdeyda kuma degto alle habarakeyo magaaladeyda io dadkeedaba 🤲😊
ASC Mansha ALLAH Deeqsi ina Adeer keeyba waa idin salamaya, Deeqsi ha inaga tegin nala joog dalkale lama jeclaade.
Thanks 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
Runtii magaalada muqdisho muuqaaladeeda waa kuwa aad qurux badan kama daalo inaa marwalba daawado alle ha barakeeyo muqdisho oo nabadda ha usiyaadiyo😍🤍
Nin legendary kula socda Akrama
Somalia hanolato 🇸🇴
Aryaa Deeqsiyow ma adoo Muufo iyo macsaro Cunin maad baxaysaa sxb😂
Safar khayr qaba Wllky😍
Mashaa allaah muqdisho oo nabad buuxda hesha meelkale ba maanan aadneen
Kornaylkii c/laahi Asker
Muxu ku yhy aad baa ugu egthy
Deeqsi man.,,,
MASHA ALAAH HABO KU BASHAAL XAMAR CADEY ANIGANE WAXAN JECLAHAY IN AAN SOO DALXIIS TAGO HARGEYSA SHIIKH DUURAHII GACAN LIBAAX MANA CAWINEYSIIN HABO II SOO JAWAAB
@CabdirisaaqZedha MASHA ALAAH HADA UK AYAAN JOGAA INSHA ALAAH HABO SANADKA CUSUB AYAAN SOO BAXAYNAA ANIGA IYO GABADHEYDA INTEE AYAAN KALA SOO XIDHIDHAA HABO
Alle ha barakeeyo caasimada umada soomaliyeed
Aad baan uga helaa dadka sidan oo kle masha allah❤
Muuqbilan alla maxaa u xiisay allow ano nabad qaba igu celi Insha Allah ❤❤❤
Congratulations 🎊 👏🏾 bro 50k
Soomalileen markay muqdishow yimaden wee wareran muqdishiw oo kale malaha alow xasidkeeda qabo yarabi kuraxesta meel kafiican malaher xadawga alow naga qabo xasidinta
Waa wiil aan xasid ku aheen muqdishow noolow hooyo xasidinta kuma jirtide ninki muqdishoow wanageeda jecel baan jecel nahay
Waa wiil aan xasid ku aheen muqdishow noolow hooyo xasidinta kuma jirtide ninki muqdishoow wanageeda jecel baan jecel nahay
Ilmahas masha alahu fatirada iyo shawarmada sameenayaan aada ugu faraxsanahay
الله اكبر
Alow qarax iyo in xun ka haay
Intuu usafira hargeesaa
Ilaahow berwaaqada iyo nimcada nabad usiyaadi aamiin ilaahow
Allow barake xamar❤
Asc. Deeqsi man ! Hayaan super market was un mid ka Mida supermarket Yara xamar ee waaweyn laakiin uguna weyna . Waxa ka weyn oo waliba aad uga sii cassis an JUBA hybermarket .laakiin Yar ku wuxuu ku geëtst un malaha wiki doonaysey xayrysiiskaaga oo waxooga shaqaalaha ahna ka heleyey Somali iyo caadadeed qabyaaladuna meesha Kama madhna . Try garee juba hybermarket ishaana kuu macalina . From now on dadka guide ka kuu ah ka foursome aqoontooda iyo daacadnimadoida. Good luck 🍀
Muuqaal quruxbadan weeyi saaxiib keep it up
Mogadishu one day waan tagi dona I.a from hargeisa
Congratulation 50.1k keep going brother ❤
Hambalyo 50k ❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Welcome to Mogadishu 🙏♥️
Congratulations 50k brother
Wllky deeqsi man
Hambaliyo sxb qali ah 50k
Omg congratulations 🎊 deeeeqsi maaaan 50K ❤
mshaalh sxb buety full vidow wye halkaas ka wad
Magaalada dulqaadka xamar cadey sabar badan❤😢
Welcome to the caasimadii sabrk❤ and dulqaadka ❤️😢 waan u xiisay xamar ax
Ala maxaa wadan u xiisay
6 bil ka hor igu dambeesay 😊
Muqdisho Casimadena❤
Keep going pro from baarleex 🎉🎉
Hambalyo 50k saxib 100k ayaan kuurajaynayaa mardhaw
Congr 50k 🎉
Wn Kahelay Vidiokan 10/10 waaye
Save Journey wll
Markale wan Kusugeyna
Kusoo Dhawow Mogadishu
Deeqsi man gabiley vlog ka so samee wll ❤❤❤
Hambalyo Hambalyo Hambalyo 50k 🎉🎉
HABEEN IYO MAALIN LAGAMA SEEXDO MUQDISHO
Mogadishu 😊❤
mahadsanid awoowe
Congtratulations sxb 50k
keep going pro deeqsi man😊
Masha allha ..sxb Mahad sanid.❤ ☆
Qufkasto travel imado hadu wiilkan wadi laha fiicnan laheyf
Hambaliyo 50k zhp
Welcome to the caasimadii sabrk❤ and dulqaadka ❤️😢 waan u xiisay xamar ax
Ahlanwashalan tafadal mogdishwo somaliya welkom
Asc sxb Deeqsi waan ku salamayaa salaan kadib waxaan kaa cod sanayaa haday kuu hirgasho in aad booqoto Astaan xaruntooda lana kulanto maamulka Astaan una sheegto in aad looga baahan yahay Jigjiga in ay yimaadaan nimankaa deegaanku wuu u baahan yahay
Waxay ku yalaan degmada Hodon gaar ahaan agaarka Zoobe safaradii hore Libiya
Waa magalo qurux badan lkn bajajba dishay oo fool xumaynaysa ilahay nabada haw adkeeyo waa magalo somaliyede from somaliland
Aniga bajaajka qurux bey ila tahay runtii lkn waxaad moodaa in bajaajka iyo dadka uu bajaajka badanyahay 😂
Mogadisho cadeyy❤
51k congratulations
Wrnio deqsiyw wnkukor dalmareysee serbtaa ana aapo😅😅😅😅😂😂😂❤
Wax Yaraa Noo dhiman insha allah
yaa allaah nabad nooga dhig wadanka
Cad iyo caano intuuu ku dambeeyay?
Keep going 4:21
Waxaa maleenaa markaad timaaday wa jartay markaad baxaysane waa jaratay 😂😂usheeg bal dadbaa mooda in adoo iska Socotid lagu dilaayo ama hada imaatid imaatid aadhimaneesid 😂😂 meesha ku fiican meelaha ay soomali dagto muqadisho cadey❤
Mansha allah asal weeyi
Waryaada parparoni aa kii caga yaraha ahaa miyaa mise waa ku kale
Deeqsi horusocod ❤
Soomaaliya funanad afartan dolar yaa gadanaya dadkiiba nolol iyo shaqaba mahayistane subxanallah.
Kkkkkk
Deeqsi man waad isla yaabi doojtaa ood isku qosoli doontaa
Malin maaha ka mid ah 😅😅😅😅
Xamar ayaa ka street fiican waqooyi
Asc ree muqdisho aad bey kuu soo dhaweeyeen
Deeqsi man ale hakugu nabad galileo wll
Wllkey waan ku dhashay 20jir baana ahay waligeyna dhib yar iguma soo gaarin wixi qoran meel walbeey kugu imaanayan sxb ee umada allah amaansado dheh
Top level🔥👑👑
Xamaan ayuu garanayaa ileen waa rer galbeed
MashaAllah
So nice ❤❤❤❤
Ma jiraan adduunka magaalo iyo dad u adkeysan kara waxa reer Muqdishu u adkeysteen 18 sano oo lasoo dhaafay
Hambalyo zxb 50 k
Sxb waxaan kaa codsanaa sabiskaraab
Hayat Mall waa Dukaanka uweyn muqdiisho balse mallka uweyn ma ahan waxaa ka weyn aan filayaa Banadir Mall iyo Muqdisho Mall hadii aan qaldaneyn
Sax wanba yabanay mall hdi layiraa muqdisho mall ugu wee second banadir
$100 iska dhaafe $8 ayn ku xiiranyn nio 3 cisho kuso baxayan timihu 😂
Pepperoni aan caga yare ahayn ma jiro ciyaarta dhaafa
My bretha seetahay
🎉🎉🎉🎉🎉
Deeqsi man
Ayuuto 😂
Xamar wey fiicneyd waase halkii taliye shube uqubaa ku dhacday iyo dhubaatadii umada Somalia loogu geystay kamana toobad keenin
Muqdisho waa magalo fcn markan is idhaa tagba waxan xasuusanaya al shababta waN ka Fadhiistaba
Horta nabad way jirtaa aAlshabaab na way sii daba go ayaan inagaacimrigeena oodhan ku nool qadarta lama celinkaro lkn cabsi majirto
@@MunocabdirashiidMunocabdirashiwad mhdsantay wllo qLi alle nabada haydin siyaadiyo
Sodhawaaw wall waxaas baraha bulshada laga arko run mahaa Muqdisho hadey cabsi io dagaal ka jiraan 3 million io ka badan kuma noolateen marka balaayo majirto noo imaaw nafta hal mar bey go.daa
@@ZapriiiinanaFtu mar bay baxdaa isasoo biimee miyaaa weli wadaa😂😂😂
@@UpdizhakorApdilahi haaa anaga nagama nafweynid
❤
hal midba ilawday tarikada gadhiga wad qarin lahed 😂
Maadan ka tagin muqdisho
Intuu joogey duubay laga yaba
❤❤❤❤
Waxan ka daremay in ninkan u qurbaha ka tagay sida anshaxa leeh u afka u xiray marki u xiiftay dal joogda wa ku Dul qoficiilaheyen
O 100 dollrs timaha laygaga harayo ilaa kuwa hoose ayan odhanaya xiir
aad ban uga xumahay adon bakara iyo suuq bacad iman xmar ma adaan tagin maka almukarama ayad ku laalabatay uun
Macun wa ALabta cantata làkuisticmalo
iyagoo awoodaan iyo kartidan leh bay wali oday qabiil ka danbeeyaa oo naftooda rabo inuu gooyo may midoobaan goormay qaan gaaraayaan somalida
Mansha allah
Yaibnu hargeesa yaweledna
like plz
Timjraha maba kasaayo si tinta loojaro
Wax lacuno. Meel lasexdo. Fikrad kale keen
Das waa figridiisa. Adi maxaa haysaa
sheeko yaad waa laysa 8$ kulaha xamar waxad ka dhigteen magaalo dadka lagu dhaco wara dadka so dhaweya annaga rer xamar nahay
Hedhe inankanoow marka aad tinta jaratay iyo marka aysan kuu jarmeyn waa isku aragti ama isku midee maxaa dhacay (no offence)
Aryaa Deeqsiyow ma adoo Muufo iyo macsaro Cunin maad baxaysaa sxb😂
Safar khayr qaba Wllky😍
❤❤❤❤