🇸🇴CUNADA UGU RAQIISAN IYO MIDA UGU QAALISAN MUQDISHO AYAAN TIJAABIYAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 1 фев 2025

Комментарии • 284

  • @jamiloNor
    @jamiloNor 3 месяца назад +247

    Muqdisho cadeey maskiin iyo taajirba waa caawisaa illhey nabad hanoo dhigo❤❤❤🎉

  • @KOKOBULLE8
    @KOKOBULLE8 3 месяца назад +52

    Ku sali Nabigena the best person ever the most knowledgeable and the most shine all created prophet Muhammad ❤صلى الله عليه وسلم ❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 3 месяца назад +73

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️

  • @SucaadoMahamad
    @SucaadoMahamad 3 месяца назад +118

    Ayy loosey saàna Ka rabna abowe waxwalpa oo kula qurux badnada so dhig anakana waa Ku dhiiri galinena whli😔

  • @zalimhussein6118
    @zalimhussein6118 2 месяца назад +10

    Muqdisho nabad allaha ka dhigo umada somaliyedna e xamar ku nool ilahayow dhibka iyo rafaadka inta xun ayku hayaan shartooda allaha ka xijaabo🤲

  • @maqbulysf8066
    @maqbulysf8066 3 месяца назад +52

    Ku Saliya❤️Nabigeena Maxamed ❤️
    Salalahu calayhi wasalim
    Salalahu calayhi wasalim
    ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @SadiiqCabdoow
    @SadiiqCabdoow 3 месяца назад +7

    Adeer massha alaah sidaas ku soco siyaasad iyo qabiil kuguma ogi

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 3 месяца назад +33

    Alla maxaa wadankeena nimca taal waxaan laba dolar dhamayn baa qof ka dhargi karaa masha allh

  • @malaboa591
    @malaboa591 3 месяца назад +9

    Caafimaad ayayba idiin tahay inaad lugeeysiin maalintii ugu yaraan hal saac. Baabuur inaad raacdiin oo aad Beer iyo Rooti cuntiin ayaad rabtiin, siduu caafimaadkiina ku fiicnaa lugeeyntii ayaaba ka cabaadeeysiin.

  • @SalmaHafidh-bn2hy
    @SalmaHafidh-bn2hy 3 месяца назад +18

    Loosey Manta Podcastigaa aan dawadhee ❤❤ waan kahele ❤❤❤ walahi wiil yar oo fariidh ba tahaa❤❤ inkasto 2 sano lee iga wentehe❤❤ love you ❤❤

  • @haadiyare-q1d
    @haadiyare-q1d 3 месяца назад +13

    Waaaw waxaan daawaday waraysi Aad siisay saxaafi ama podcast aad u wanagsan oo kalsooni badan ka muuqato waxaan ka faaidaystay one point oo muhiima kaas oo ah Inaad barato Dad cusub maalin walba ama communication aad badiso Waana Muhiim Guulayso bro iam Big fun for you 🎉

  • @AboubakarAbdi-t1m
    @AboubakarAbdi-t1m 3 месяца назад +17

    Somalie hanolato from Djibouti 🇩🇯 original awdal State 🎉🎉

  • @Abdifitah9
    @Abdifitah9 2 месяца назад +8

    Walalo loosey qof muslim ah ma dhaho "oh my God" wayo waxa isticmaalo dadka shaki ka qaba ilah ino jiro, marka tas badalkeda iska isticmal "subxanallah"

    • @MuslimAlle
      @MuslimAlle 2 месяца назад

      Ereyg god dhawr manu leayay

  • @MohamedAmin-uj3np
    @MohamedAmin-uj3np 3 месяца назад +12

    Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado.
    Reer Muqdisho hadaan nahay ALLE ayaa inoo maqan.

  • @fortune-1-g1i
    @fortune-1-g1i 3 месяца назад +13

    MashAllah amazing, horey u soco ❤ ❤❤

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 месяца назад +6

    war Ninyahoow Hadiiba aad lacag hayysato dadka masakiinta ah ee quutul yomka heli karin
    maad wax uun uqabatid Hal malinba Allha ka dhege Xataa Timir iyo Caano Liido mad uga gadid intaad Maalka wax aan macno lahyn aad ku samaynayso saad dadka ku fiirsanayo uqanciso darteed
    waa lagu weydiin dona maalka Halkuu kaa soo galey iyo mesha aad ku bixisey waqti baad haystaa walaalkeyow Ha is ilobin Tani Marti Baa Lagu Yehee Alla Aktiisa Dhagax dhigo Taas ayaa kuu khayr badane Aniga kama xume noloshaada lkn malka saad tasaruf ugu samaynaysid ayn la yaabanhy Alla mxn jeclan lahaa Hadiiba lacagta sidan isoo galayso kow ehelkayga iyo Qarabada wax uqabto labo dareskayga iyo dadkeyga danta yar illahow waxn ka baryaya wax khayr bdn isii aan dadkeyga wax ugu qabto

  • @Updirahman098
    @Updirahman098 3 месяца назад +14

    Dhiigii ree malesai maku soo galay nio 😂 keep going zxp

    • @Kulmii-e3o
      @Kulmii-e3o 2 месяца назад

      😂😂awal saan maheyn

  • @AbdallaMohan
    @AbdallaMohan 3 месяца назад +10

    Losey sxp video yutub in an kula sameyo rabaa ee sxp isoo qabo hadaa lachlan thy wana oga hay in ad qof qalbi wanagsan thy❤❤

  • @Rosyplaysroblox
    @Rosyplaysroblox Месяц назад

    Nabada aan xamar cadeey ku heesano Allah hanoo siyaadiyo Amiin ❤

  • @sharmafarax
    @sharmafarax 2 месяца назад

    Mufada iyo beerka iyo mushkaakiga cajaaib mashallah ❤

  • @Zhongli-f9s
    @Zhongli-f9s 3 месяца назад +3

    MshaAllah loosey waan cabsanatay oo waxaan is lahaa waa100s

  • @Samirafeisal-t9v
    @Samirafeisal-t9v 3 месяца назад +6

    Loosey brother video badan xmar ka sotuba waxn raaba in sifican u ubarto I live canada keep going brother ❤

  • @Munomacalin-b3m
    @Munomacalin-b3m 3 месяца назад +3

    Asc Waal xooshey wakusamay walasha soomàliyed halmalin inakolulma rawalpindi ok

  • @AbdirasackAdamhussein
    @AbdirasackAdamhussein 3 месяца назад +2

    Ilaahay ha kuu barkeeyo

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 3 месяца назад +1

    MUQDISHOW WAA MASAAKIIN KORISO
    RABBI NABAD KA DHIG.

  • @horyaalkaaqoonta
    @horyaalkaaqoonta 3 месяца назад

    Wlhi baarkaas biraha lagu dubo mar ayaan marko ka cunay anigoo yar wlhi magac aan kusheego baan garan la asanaa mahadsanid tliye loosey❤❤

  • @TEAM27-s5t
    @TEAM27-s5t 3 месяца назад +10

    I love Mogadishu

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 2 месяца назад

    Thank you 😊 brother. Aniga xamar waxaa iigu dambeeysay 1999 ki. Inaan imaado waaye. America 🇺🇸 ayaan kunoolayahay

  • @zalimhussein6118
    @zalimhussein6118 2 месяца назад

    38$ wa lacag yar cuntada iyo lacagta iskuma qalmaan wlahi ilaahow beeso isii❤

  • @abdenurnaser
    @abdenurnaser 2 месяца назад

    maa icazuumtid plz cotsi waaye 😮❤❤

  • @FinaashCade12
    @FinaashCade12 3 месяца назад +2

    Above Asad Malay shiya intuu ka dakan yahay iisheeg na plz waa usoc daa ye 😢😢😢😢

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 2 месяца назад

    Laakiin brother. Nooma sheegin magaca maqaayadda ugu raqiisan beer iyo rooti iyo qumbe lee aragnay. Please add the name and location of the restaurant. Thank you 😊

  • @AbdixakiinNuur-v2v
    @AbdixakiinNuur-v2v 2 месяца назад +2

    Waxaan hasooduuwin mardanbe sxb waxaalaga yaabaa dad baa han aanan awoodin inee iibsadaan inee kudaa wanaayan ishabini aanamka masahlano ee hakusumoowin😢

  • @OmarHarunomarmohammed
    @OmarHarunomarmohammed 2 месяца назад

    Barnaamij fiican waaye zaciim ❤❤

  • @KAKAX-q50k
    @KAKAX-q50k 2 месяца назад

    Plz 24h maasaajid noo soo duub ❤

  • @ashayousuf6361
    @ashayousuf6361 2 месяца назад

    Masha Allah marka ugu horeyso waxaad cuntta malaygga dopo cun insalatad ukunta iska daa

  • @RuweydoAxmed-g9v
    @RuweydoAxmed-g9v 3 месяца назад +2

    Cadnaan hadiyadii samiyo kuusoo dhiibtay🎉😂sii❤

  • @Zuuhazultaapdizulthaa8933
    @Zuuhazultaapdizulthaa8933 3 месяца назад +2

    Come soon 400k🎉
    Keep going

  • @nasromacalin-xu4ml
    @nasromacalin-xu4ml 3 месяца назад +6

    Scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p 2 месяца назад

    Maasha Allah tabarakallah

  • @N1moHaX
    @N1moHaX 3 месяца назад +9

    Inta supax walpo canjero shaax cuno ❤😂

    • @NimcanAK
      @NimcanAK 3 месяца назад +1

      Me☝️

    • @YuusufMaxamedmaalin
      @YuusufMaxamedmaalin 3 месяца назад

      Me😢​@@NimcanAK

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 3 месяца назад

      dad baan heysan canjeero iyo shaah ilaah idin jeedo reer yutubka masaakiinta wax siiya hooyo soomaali weyn asc

  • @abdulkadirelmi7505
    @abdulkadirelmi7505 2 месяца назад

    sxb magaalka waa ii shiday wlh hada meel aan seexdo iyo meel aan cunto ka cuno waan garanayaa meelaha loo sheeko tago iyo baashaalka soo raaci wlh mudo hore iigu dambeysay wadanka 15sano

  • @haweyofarah753
    @haweyofarah753 2 месяца назад +1

    Bada aduunka inan leenahay aana aqoonin nocyada malayga iyo cunidiisaba waa warer waxaasna waxaa noogu wacan wax soosaarkena oo yar

  • @leylaali5560
    @leylaali5560 2 месяца назад +1

    Maansha Allah 🇸🇴😋

  • @AbdirizackAmin-i1z
    @AbdirizackAmin-i1z 2 месяца назад

    Dharka u raqiisan iyo midka ugu qaalisan soo duub

  • @AbdiqaniCumar-j9g
    @AbdiqaniCumar-j9g Месяц назад

    Waraa lkn ninka intaadan bilaawin ilacun maxaa udhihi weeyday nio soo sidaan lagama rooneen

  • @QaaliCkarim
    @QaaliCkarim 3 месяца назад

    MashaAllah❤❤❤❤

  • @jaabircabaas9665
    @jaabircabaas9665 2 месяца назад

    Anaa jusoo arkey

  • @Yaasmiinkhalidsido
    @Yaasmiinkhalidsido 2 месяца назад

    Aniga maqaayada raqiiska iisheeg xagee ku taalaa mushkaakiga aan soo saftee line up kaas

  • @abdenurnaser
    @abdenurnaser 2 месяца назад

    kaamirimanka waxsii nio🎉 😂 waabahan yahay

  • @nuurtonuur8513
    @nuurtonuur8513 3 месяца назад

    Maqaayadaan uu berka ka cunay mesheey ku talo yaa yaqaano oo ishegaayo qer alle ha siyee

  • @IsmailAbdullahAbdullahMuhammad
    @IsmailAbdullahAbdullahMuhammad 3 месяца назад

    Aamiin ❤

  • @Adam2023J-pv8ug
    @Adam2023J-pv8ug 3 месяца назад +2

    ماشاءالله

  • @AbidMohamed-ek4dd
    @AbidMohamed-ek4dd 3 месяца назад

    Horumar wacan allow sahal ammuuraha (Arkaa milkiile)

  • @AbdirahmanBillow-n9o
    @AbdirahmanBillow-n9o 3 месяца назад +3

    Sxp sare challenge kle keeen😅😅😅😅

  • @Kalsanmovie
    @Kalsanmovie 3 месяца назад

    in midkasto saxan gooni ah laguso diyarsho ayay ayad sxbo midas inaa smaysan ayay hayd siyaay dadka sifican ugu fahman

  • @mohayusuf6247
    @mohayusuf6247 3 месяца назад +3

    Elite sea food high quality waye❤

    • @abdimalikakofficial1289
      @abdimalikakofficial1289 3 месяца назад

      Lkn $40 misa $50 wye yah losey ee discon usameyen ayaka ka nh maca mishoda se ugu cararin

    • @abdisataarahmet8265
      @abdisataarahmet8265 3 месяца назад +2

      ​@@abdimalikakofficial1289 bro wan yabey marki 38 ee dhahen aniga garowe ayan joga casho iska cadi ah mar marka qaar ban intas kabixina lkin kuwa hotelka waa naqiyamen😂

  • @AshaIbrahim-t4h
    @AshaIbrahim-t4h 3 месяца назад

    Mashallah❤️❤️❤️

  • @CapdalleXamaaz
    @CapdalleXamaaz 2 месяца назад +1

    Mhalah

  • @ExcitedBus-ei8he
    @ExcitedBus-ei8he 3 месяца назад

    Losey wllky qali shati dando ha xiran wad ku fol xunthy

  • @MaryanFarax-n7f
    @MaryanFarax-n7f 2 месяца назад

    Maqaayada dhaxdhaxaadka Aakuu dhiman🎉

  • @Umusiiriin
    @Umusiiriin 3 месяца назад +3

    Qaaliga iyo raqiiska laguu kala sheegayaa waa uun nadaafada tan qaliga ah nadaafadeedaa aad usareeso waa adoo guriga wax kacunaayo oo kle balse tan raqiiskaa nadaafad xumo weeye oo cudurada ayay faafineesaa wllo biraha hada beerka kucuneesay meeqa qofaa afka sidaa ugalineeso 😢

    • @KabtankaRuushka
      @KabtankaRuushka 3 месяца назад +3

      Birta beerka waa aragtay waana sheegtay ok, ee fargeetada indhahaaga ma arkin miyaa? Ok adi waa inkirtay laakiin su 7:55 suaashaas shacabka anaa weeydiinaayo (fargeetada meeqo qof baa afka gelisay)????

    • @miinicali2297
      @miinicali2297 3 месяца назад

      Weliba fargeetada biyo iyo shampoo kaliya lagu walaaqaa halka biraha beerka dab la geliyo oo lagu gubayo beerka marka jermiski wuuba ka dhintay​@@KabtankaRuushka

  • @MazenAbdulqadir
    @MazenAbdulqadir 2 месяца назад +1

    38 wa raqiis

  • @Samirafeisal-t9v
    @Samirafeisal-t9v 3 месяца назад +2

    Keep going brother

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya 2 месяца назад

    Allaha kuu daaweeyo kkkkk baahiyaaba iqabatay

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 месяца назад

    M.a losey horey usoco

  • @yunismoha-e8g
    @yunismoha-e8g 19 дней назад

    waraa AFRICAN DAAFI AAAD waxaan wax ma ahan

  • @kafisowehliye8081
    @kafisowehliye8081 9 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @zakariyemaxamedyuusuf2395
    @zakariyemaxamedyuusuf2395 2 месяца назад

    Loseey sxb video waa duubi kartaa wx wlba waa niyad balse video lcg waaka helaysaa iyo fiyuus marka wxn talo wlltinimo ku siinayaa 2meel ama 1 meel lcgta video ka helo intaa dadka maskiinta lcgta siiyo adigoo uniyeesanayo intuu alle qof wlboo maskiin wx haysan wax siiyo kana ducay pro😢😢

  • @idiriskaiitaabofun1339
    @idiriskaiitaabofun1339 3 месяца назад +2

    Xagey ku taal maqaayadan saan u raqiisan talye

  • @CabdullaahiCabdikariimxasan
    @CabdullaahiCabdikariimxasan 2 месяца назад

    Bulacyaal oo cunooyaa I aamina

  • @SafiaMohamed-w3u
    @SafiaMohamed-w3u 3 месяца назад

    Aniga hada ka hore 74 ay waxa ay naga siiyeen labo shuwermo iyo hal malawax iyo 3 galaas oo mang ah

  • @asmaabdullahi5850
    @asmaabdullahi5850 2 месяца назад

    Abowe halke ku tala nah ana ka so cuna yaye 😂 bahi i qaba teh

  • @NasroCabdijimcale
    @NasroCabdijimcale 3 месяца назад +1

    Team samia qurux one like 👍 👌

  • @sacidaahmed2490
    @sacidaahmed2490 3 месяца назад

    Ma badno waa top wallahi elite 🎉 caadi mahan

  • @Ibrahim---toni
    @Ibrahim---toni 3 месяца назад

    Cabitaanka iska baxi waad ilawdee zxp

  • @wiilhooghalaag3629
    @wiilhooghalaag3629 3 месяца назад +4

    H.waz ani muqdisho kle ma joga micnaha 100$kulaha😂😂

  • @SihaamCabdi-k9o
    @SihaamCabdi-k9o 3 месяца назад +2

    From samiyaaaaaaaaaa❤

  • @nimcoAxmed-q7j
    @nimcoAxmed-q7j 3 месяца назад +1

    41 and I will be back in touch with 😂😅😢

  • @farxiyoabdullahi6668
    @farxiyoabdullahi6668 3 месяца назад

    Lacagta ani ii soo dir wll😢😢😢

  • @MunoMuumin-f7j
    @MunoMuumin-f7j 12 дней назад

    Ma❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 2 месяца назад

    $38 waa rqiis haddii loo fiiriyo saxankaas oo kale America 🇺🇸 waxaa la dhiibaa $75 and up.

  • @Nima.Mahmoud
    @Nima.Mahmoud 2 месяца назад

    m.a 💞💞💞💞💞💞💞💞

  • @Xudeyficabdilaahi
    @Xudeyficabdilaahi 3 месяца назад

    Talye waa ku wata keep going taliye 😂

  • @MaxmedDaahir-y3h
    @MaxmedDaahir-y3h 2 месяца назад

    Malinta Qiyaamo wa luguu haystaa lacta aad ku cayareysid xeebta kudhimee

  • @SamsamCli-qd2js
    @SamsamCli-qd2js 2 месяца назад

    galska biyahaa ilowday losey❤

  • @baalweyne4352
    @baalweyne4352 2 месяца назад

    Boosaaso beerku waa 3.5 maqaaxiyaha ugu jaban

    • @WaaQani
      @WaaQani Месяц назад

      😂😂😂😂

  • @midaarmedia
    @midaarmedia 2 месяца назад +1

    kabtan lunge aad waa baashaale qubo waxwalba waa helee papa

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 3 месяца назад +2

    $38 waaba raqiisee anaga calooley xun baa $20 nalooga qaataa zeytuun🙂😂

  • @ImanSports48
    @ImanSports48 3 месяца назад

    Lacagta cabitanka laguugu leyahay sxp kuma darin xisabta😂

  • @Maxamed.183
    @Maxamed.183 3 месяца назад

    Nio wa qatar ituste sxb👍🏿

  • @PinaBinianimals
    @PinaBinianimals 3 месяца назад

    ala numberkiisa miyuu baahiyay mise waa,indhaheyga😲

  • @djDeeqsi
    @djDeeqsi 3 месяца назад +1

    Next 🎉

  • @MunasarSomali
    @MunasarSomali 2 месяца назад

    i love maqayada nooolo xamarjajab

  • @khadiijomed4649
    @khadiijomed4649 3 месяца назад

    Abowe hori usoco ❤

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 2 месяца назад

    Say bismilah willow

  • @heegabomedia9644
    @heegabomedia9644 2 месяца назад

    Way jabantay

  • @IfrahDakane
    @IfrahDakane 3 месяца назад

    Juska xisabta mxa igu Dari wayda

  • @saharwafa7539
    @saharwafa7539 3 месяца назад

    Maasha Allaah

  • @maxdar11
    @maxdar11 3 месяца назад +1

    Nimcaa ku jirtaan hargeisa intaasi waa 5 doller