BOOSKA AMIIRA WUU XIRANYAHAY HA GALIN FUNNY GAME

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 5 сен 2024

Комментарии • 1,6 тыс.

  • @afnaanesmail2922
    @afnaanesmail2922 Год назад +119

    Koko cadi mahan caqlibaa ku duugan😂😂😂❤inta koko ila wadato like aan ka arko

  • @KINGAARKA70
    @KINGAARKA70 Год назад +34

    Team Muslim is muujiya النبي محمد صلى الله عليه وسلم ❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Год назад +574

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋☝️❤️

  • @himilo101
    @himilo101 Год назад +68

    The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"

  • @Cristianoronaldo22141
    @Cristianoronaldo22141 Год назад +208

    Caawey dadkii jeclaa nabi Muhammad scw ❤

  • @najmaomar8493
    @najmaomar8493 Год назад +26

    Asad Amira Koko ceyda iyo cumeer ku heesta love them ♥️

  • @xawo.mahamedaz9071
    @xawo.mahamedaz9071 Год назад +98

    Inta koko ila jecel like waa wx yaro funny ah😂😂❤

  • @carafaad25
    @carafaad25 Год назад +77

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤

    • @ayanadan4794
      @ayanadan4794 Год назад +1

      salalaahu calayhi wasalam

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 Год назад

      scw scw scw ❤❤❤

    • @HadiaAbdi-mc4mt
      @HadiaAbdi-mc4mt 11 месяцев назад

      Weciehwevwesisuwpeos😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤skwuw

    • @axmednuur4266
      @axmednuur4266 9 месяцев назад +1

      Scw

  • @Rayaa_7
    @Rayaa_7 Год назад +14

    Hadeysan ceyda ama koko badin game ka igu ma bxo😂😂 inta ulamidka ah like 💐🔐🐣

  • @Real_Goat_Messi
    @Real_Goat_Messi Год назад +141

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

    • @asmaadan6111
      @asmaadan6111 Год назад

      Kursiga halaga qaadobooska laxidhay saan logu qaldamin

    • @mustafecabdirashiid2518
      @mustafecabdirashiid2518 Год назад +2

      SALALAAHU CALAYHI WASALAM❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @ayanadan4794
      @ayanadan4794 Год назад +1

      salalaahu calayhi wasalam

    • @cnasirdiini3520
      @cnasirdiini3520 Год назад

      Fuggck😊❤ggjfckv

    • @xamdaqueen3706
      @xamdaqueen3706 Год назад

      scw scw scw ❤❤❤

  • @sharmaboyfans9105
    @sharmaboyfans9105 Год назад +41

    Inta ila aragtay ceyda iyo koko iney isfahmeen 😂😂

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd Год назад +282

    Koko is not Easy wlhi 😂😂
    Queen Always Queen👸❤️❤️

  • @zlatanabiyata3366
    @zlatanabiyata3366 Год назад +22

    Hadad lixdada lixad qabi laheed manta wad kujiri laheed game wll Asad. Qof Kali si dacad aah aan utagero ayada tahay oo barnamijadisa iga qosliya. Jclan lahaa inan team 27 laduwo video oo kamid ahado by fan ogamid ahay hade. Illahay haku afiyo guleyso. Fun from Nairobi. Salaman damantiin😭😭😭😭😂❤️🙏🏻

    • @kuu617
      @kuu617 Год назад +3

      Mxa kugu qasbya asad ina mesha kentid🙄wa lga fican yhy sas asad hada ba wx ka maqan mlhan

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Год назад +198

    Koko Gameka Way FaHnsantahay Lkn Gabar Waaye Way Ka orod Badanyihiin Maskiinta😅

    • @queentasniim2696
      @queentasniim2696 Год назад +4

      Is cabir hde ujirto lagama rayneynin lkn last time ku ayada wuu ka foga 😂

    • @omaari155
      @omaari155 Год назад +6

      Weyba badisay ee ku celiska qaldanaa ceyda kuma istaagin korsiga

    • @Kiki_afcad-m7c
      @Kiki_afcad-m7c Год назад +6

      Gabar gabar meesha mataalo ee qof walbo oradkiisu ku xeranyahay

    • @ajaajo5670
      @ajaajo5670 Год назад

      ​@@Kiki_afcad-m7csax

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 Год назад +29

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohammed Salalahu caleyhi wasalam 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz Год назад +142

    So funny 😂😂😂 part 2 soo sameeya wll Asad Hagio is not easy 2M 🎉🥰 coming soon iinashaallah 🥰🥰💯💯👍

    • @YasminDirac
      @YasminDirac 4 месяца назад

      Fgdueviedghejtxvje😅😅😮❤

  • @sabirina34john70
    @sabirina34john70 Год назад +4

    Asad koko ba badisay sababto ah wa isku dhaceen macqul maha labda wiil in lakla saro bey aheed

  • @abdulaahicarap3894
    @abdulaahicarap3894 Год назад +85

    ALLAH IS ONE❤🎉

  • @abdirizakbashirwarsame255
    @abdirizakbashirwarsame255 Год назад +2

    Koko Waad qayaantay waxa laga rabay in ceyda iyo wiilka kale kaligooda tartamaan sababtoo ah ayaga kaliya aya isku qabsaday booska Koko final ayey fadhiday wey guleysatay

  • @Tutulisho
    @Tutulisho Год назад +80

    the best person ever the most knowledgeable the most shine all created is prophet Muhammad scw❤❤❤❤

  • @kawsarabdirasikmahamud-kd1dp
    @kawsarabdirasikmahamud-kd1dp Год назад +7

    Asadow gamekan markale rabnaa ani gamekan yaranteyda ma arkin hada igu horeysa ❤drone tana naga hagaji bowe 😂

  • @Queen_123-r5g
    @Queen_123-r5g Год назад +32

    Game kaan wlhi wan ka helay san uqoslyey xafada leyga bacin rawa 😂😂😂

  • @ilhamsharaf
    @ilhamsharaf Год назад +6

    an ku salino nabigeyna scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤

  • @mustafhussein5588
    @mustafhussein5588 Год назад +30

    اللهم اغفر المسلمين والمسلمات والمؤمنين والمؤمنات الأحياء منهم والأموات إنك سميع قريب مجيب الدعوات يا رحمان❤

  • @Farxanxidig17
    @Farxanxidig17 Год назад +6

    Ceyda legend gabarta meesha wuu ugu hormari karay lkn wiilka Tartan la galay 😍

  • @BelieveTheCreator
    @BelieveTheCreator Год назад +22

    Gabdhaha Waa laxooge. Inta laga xoog badan yahy lee waye😂😂

  • @nasianaskule
    @nasianaskule Год назад +20

    Masha Allah what a game walh😊😅😅nice one waiting for the next in that ground ❤

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW Год назад +72

    Asad The must Number RUclipsr Of Somalia 🇸🇴 ❤️ Legend Keep going Always You Are Legend Abaaba 😊❤

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh Год назад +2

    koko masha allah aad beey u dadaashay ilaa dhamaadka gameka koko waa hubaal in aad tahay xayi guuleyso koko

  • @abdallaabdirahmaan9091
    @abdallaabdirahmaan9091 Год назад +50

    Kooko waa jeclahay gabadhaas walahi hadii gameka laga bixiyo ama booska laga hor galo waa xanaqaa kawaran ❤💋😂

    • @abdirahmaanak9611
      @abdirahmaanak9611 Год назад +3

      Jaceyl baa ku haaayo❤❤😂😂

    • @drs_suheyla
      @drs_suheyla 11 месяцев назад

      Jaceyl baa ku haayo sun cab

    • @cuud_
      @cuud_ 6 месяцев назад

      Same wllhi 😂😂😂

  • @apdykhalaqdhego1773
    @apdykhalaqdhego1773 Год назад +2

    Asad hagio game debal oo boos ka mida dhexda gali best game😂😂😂

  • @Luv-Hamdayy
    @Luv-Hamdayy Год назад +38

    good job all of you guys you make us happy😊 inta ugu raacsan iso raaca

  • @dazuumaofficial350
    @dazuumaofficial350 Год назад +2

    Fikir ahaantyda waxa waye hablaha mr gaar ah u qabo ragana mar gaar ah kala saar meesha laga yabaa in habluhu ordi krin rag agtooda oy xishonyaan sidadna lgaga badiyyy thanks num one somli you tuber Asad 🎉❤

  • @user-yc5mk2cy7d
    @user-yc5mk2cy7d Год назад +8

    Asadow koko wey guleysate wayo Gemka inlagu celiyo meysan ahen ceyda walag horfuley waliba asiga deqow jirsiyey 😂

  • @zunish6
    @zunish6 Год назад +3

    Koko ayaa guulaysan laheed koko 😭❤️

  • @faadumocabdullaahi5368
    @faadumocabdullaahi5368 Год назад +9

    Sidan waksii qosol badnaa lahaa makrofan hadee kuli hesan lahayeen qaraarkoda lamaqli lahaa 😂😂😂

  • @Wiz_manka1
    @Wiz_manka1 Год назад +1

    5 xagale ama 6 usamey ama 7 waajib wa inu qof dhexda galaa ciyar ta markas ee qurxonanee❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Год назад +9

    Azad hagio number one somali youtuber keep going 1.5 million comin soon I.n congratulations 👏 pro first one person

  • @user-rc8vy4we3i
    @user-rc8vy4we3i Год назад +4

    I love holy quran better than song❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @LajanYuukazi-nm5kb
    @LajanYuukazi-nm5kb Год назад +7

    Kusali nabi muxamed sallahu calehim waslam wll ❤❤❤❤

  • @mubarakabdi-kw4cn
    @mubarakabdi-kw4cn Год назад +22

    Diyaara isn't easy 😂😅

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 Год назад +6

    Wax walbo waxaa ka macaan qur'aan ka ma isku racni ❤❤❤❤❤❤

  • @user-fr1wj2zu5n
    @user-fr1wj2zu5n Год назад +4

    game another level amira qurux never give up so keep going ❤❤

  • @Kamavich_47
    @Kamavich_47 Год назад +12

    Hh wiilal bas inaad ka dhigto ahed part 2 gabdho ka dhigto 😂 xalimo iyo farax isku orod mahan asad

  • @KhadarMuhumed-qf5ls
    @KhadarMuhumed-qf5ls Год назад +5

    Asadw waan ka heLnay gamekan Lkn rag kaLiYa kadhig markasaY xamaasad yelanaysAye❤

  • @kekexd195
    @kekexd195 Год назад +5

    Ciyaartan yaaranteyda dheeli jire 5 qofa ku dheeli jirne oo hol qof dhaxda galaayo alla maxaa jilib badan kasoo dhargay

  • @blueskysuuqaweyn2202
    @blueskysuuqaweyn2202 Год назад +6

    Game waa Beelo Wlhi, Balse Waxaad ku soo dartaa midka dhaxda oo 9 Qof ka dhig insha allah

  • @khadaryare6052
    @khadaryare6052 Год назад +7

    Asad runtii waa waa caaqil muqaal wuxuu ogu duubay camera drones waa inuu gabdha marky ordayaan ogadpoda melaha soomuqda aan la arkin sigiican waaye hory usoco pro

  • @cabdicasiisstarlove9034
    @cabdicasiisstarlove9034 Год назад +1

    Sida saxda ah Koko wey guuleysatay waxa lagaga baahna lawada halka boos istaagay kaliya boosaskooda inaad ku celiso kadibna tiraahdo qufka booskaas ku hormara aya guuleystay ileen iyaga hal boos wada tagee

  • @habibohassan5787
    @habibohassan5787 Год назад +10

    Aan ku wada Salino rasulka scw ❤❤❤

  • @user-mq3kj1mh9r
    @user-mq3kj1mh9r Год назад +1

    Pro Next 2 samey ayado bur wajiga liska marinayo😊

  • @khalidabdi1655
    @khalidabdi1655 Год назад +35

    Diyaara Diyara kasi qufulan ismuujiya Reer Hargeisa 😂❤😂

  • @anishtaqurux4987
    @anishtaqurux4987 Год назад +2

    a aa koko lejemad waaye gameka waye lkn way ka orod badan yihiin❤❤❤❤❤

  • @Abdinaasir514
    @Abdinaasir514 Год назад +10

    Sida saxda ah the last round koko way gulaysty lkn dhib maleh 😂😢

  • @Pips-hunter
    @Pips-hunter Год назад +3

    Asad sidii macalin cashar no dhigayaah ayaan kula soconaa😅

  • @IsmailWarqab
    @IsmailWarqab Год назад +18

    Deewoq king of the game waaye😂❤

    • @UnasSuleiman-qc5gh
      @UnasSuleiman-qc5gh Год назад

      And you😂

    • @baadaayeawdaa5954
      @baadaayeawdaa5954 Год назад

      Salaan sre abti mcn orodka ku ciilay mooyaane geamka wad fahansan tahay😊❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 Год назад

      @@baadaayeawdaa5954war koko maaha idinku ma magaca unbaad eegaysaan channel ka fiiriya 😂 ar somali aa xilimaan wax fahmaynaa

  • @qadrayuusuf1803
    @qadrayuusuf1803 Год назад +1

    Qof dhaxda kuso haro qofba mar uu jilibenjiray 😂😂ciyaal xamar wakasayan jilibeey jilibeey jilib aa ladhahaa ciyartaan😂😂😂😂

  • @deeqowabuukar10
    @deeqowabuukar10 Год назад +21

    Hadii Aad U jeedo Magaca Allah Like 👍 Saar
    الله أكبر ❤❤

    • @AxmedcabdiYare-wm7cw
      @AxmedcabdiYare-wm7cw 7 месяцев назад

      Kooko abaayo wllshy macaney mgcgu waa istaahil wanna kaacodsanaya inan isbarano wahadi adralitahay

  • @xamdicadi3702
    @xamdicadi3702 Год назад +2

    walaal halfikrat aan kuu darsado 😊waxaad ka dhiktaa gabdho iyo wiilal u soo kala jil😊ok bro waa iga codsi si oo ku qurux badnaato😊

  • @ifraahabdi6767
    @ifraahabdi6767 Год назад +5

    Koko markee urdeyso buluqbuluq cml u ordee 😂😂😂😂😂😂 lkn waa qatar ❤ caadi mahan waa naga dhistay

  • @user-rh1vn5qg9g
    @user-rh1vn5qg9g Год назад +1

    Asad koko inaad ku celiso may ahayan Waayo markii horaa tir taliye keep going PART W😂❤

  • @falastinfalastin6916
    @falastinfalastin6916 Год назад +5

    RUclips ceyda ki amiira iyo koko ka imadey 😊 asad so dahday cawa❤

  • @raxmataali8598
    @raxmataali8598 Год назад +1

    Cayaartaan waxa ay u ektahay
    2 cayaar oon ciyaari jiray cauurnimadeedii ( waxa ladhi jiray mid nacash midakalana bugle waxa aan cajaari jiray 50 ka hor, waxa aan ku cayaari jiray xaafada hoolwadaag dugsiga sare aktiisa ayaan daganeen marna waxa aanku
    Ciyaari jiray shalaanbaood
    Xafada shaqaalaha waayo waayo , hada waxa aan ahay
    Ayeeyo الحمد لله)😊😊😊

  • @khadracabdulahi6574
    @khadracabdulahi6574 Год назад +7

    San u qosalyay wn ilmeyay wlhi😂😂😂best game no so badi asadow😅

  • @user-hm3mc7nf5v
    @user-hm3mc7nf5v Год назад +2

    Pleas part two

  • @sucdiinamohamud6493
    @sucdiinamohamud6493 Год назад +8

    Mcha Allah Qof Ugu Horeyey ahay Asad Hagio Waa Kuwadanaa Keep Going Legenkena🎉❤❤

  • @zakixakimo5168
    @zakixakimo5168 Год назад +2

    Ukun diyaar diyaar walaashaa diyaar only legend can understand 😂😂😂

  • @FaadumoAbdullahi-lu5ul
    @FaadumoAbdullahi-lu5ul Год назад +13

    Qosolka iga btey wllhi best game😂😂

  • @user-beder
    @user-beder 6 месяцев назад

    Ilaahayow asad xaaji nolol ku gaarsii ramadaanka iyo all the Muslims

  • @xikmaalhadaamo3134
    @xikmaalhadaamo3134 Год назад +16

    Next Game you home 🏡 ❤The legend Asad Hagio Waan ku Wataa saxib qli from Somaliland hargeisa ❤

  • @SiidcaliMaxamed-c1z
    @SiidcaliMaxamed-c1z День назад

    Guusha saxda ah koko alehed legend of king ada hajiyo wakuwata

  • @sumayomohamedabdi-nx1wd
    @sumayomohamedabdi-nx1wd Год назад +56

    𝐂𝐢𝐲𝐚𝐫 𝐛𝐢𝐥𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐚 𝐥𝐝𝐡𝐚𝐡😂

    • @maxamedtv8706
      @maxamedtv8706 Год назад

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Tyger23ihhv
      @Tyger23ihhv Год назад +1

      Ciyaal gobol😂😂😂

    • @sundusmaxamed5344
      @sundusmaxamed5344 Год назад +7

      Jilibey jilib😅

    • @mimi-ahmed55
      @mimi-ahmed55 Год назад +1

      Maha ciyar bilow gacanta lagu dhalee ciyar bilowga

    • @shakracade9650
      @shakracade9650 Год назад +6

      Jilibee jilibee team reer xamar is not easy 😂

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Год назад +2

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya

  • @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212
    @ibraahimkusoowalcadaalaoff5212 Год назад +20

    waa funny balse makarafoonka ayaa ka maqnaa Azad wllkay barnaamijkii calafkaa xulo noo soo sameey 5 ragga iyo halka gabar ❤

  • @mohamedabdimohamed2007
    @mohamedabdimohamed2007 Год назад

    Gabdhaha mar wilal mar soo samey xiliwan asadow ❤🎉

  • @osmanhussein9848
    @osmanhussein9848 Год назад +31

    Diyaara diyaara 😂😂😂😂 from Hargeisa 😊

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 Год назад +2

    Asad gamakaan markle inoo soo samey soo funny wye😂❤🎉

  • @ThemuzeThemuze-jn3oc
    @ThemuzeThemuze-jn3oc Год назад +32

    Diyaara diyaara badu diyaara only reer hargeisa can understand 😂😂😂

  • @zamiirhamse940
    @zamiirhamse940 Год назад +1

    Badu diyaara ba La dhahaaaa😂😂😂😂

  • @nasranour8776
    @nasranour8776 Год назад +4

    Intaa ciyaartan u taqaana diyaara diyaara 😂farta taaga 😅😂👍👍👍👍

  • @loekerpinho1899
    @loekerpinho1899 Год назад +6

    ChallengeGa Tuuga Soo Celli Niow 😅😅

  • @SabriinMohamed-hm9qh
    @SabriinMohamed-hm9qh Год назад +4

    2M comeing soon I.n I can’t wait❤️

  • @muqtaarmaxamedbarre7913
    @muqtaarmaxamedbarre7913 Год назад +13

    Wow what a challenge❤❤

  • @anzalabdullahi8382
    @anzalabdullahi8382 Год назад +7

    Part 2 asad soo same ❤❤ so funny 😂😂😂😂

  • @fardowsamohamoud5337
    @fardowsamohamoud5337 Год назад +1

    RUclips baradi uga xaqa badan ama uga shaqada badn waa team 27😢ee anagana dhiiri gelino asxby ifka lagu yahy wll❤

  • @CabdirisaaqBootaan
    @CabdirisaaqBootaan Год назад +4

    First comment team 27 is not easy ceyda asad and koko❤

  • @farhahmed4430
    @farhahmed4430 Год назад +2

    What agame😂😂 keeep Going 🎉🎉Brothe🎉🎉

  • @Chamacsultan
    @Chamacsultan Год назад +4

    funny waaye walaahi part 2 asad my legend

  • @Bahjabilan23
    @Bahjabilan23 Год назад +3

    Awwww Horay Usoco Asad Hagio io teamkiisa Waa ciyaar Qurx badan❤️

  • @maclowofficiall7985
    @maclowofficiall7985 Год назад +14

    The Legend Waa Ku Sugaynay Caawa Oo dhan 😂

  • @mohnkhadib6281
    @mohnkhadib6281 Год назад +2

    Guusha waxaa leh koko bro 🎉🎉🎉😂

  • @idilismail5296
    @idilismail5296 Год назад +13

    Koko isn't easy ❤🎉

  • @ifrahahmed1331
    @ifrahahmed1331 Год назад +1

    Ceyda waa fariid Koko booska u baneeyay Ka u dhaw 10:49

  • @HalimaIse-zl1hv
    @HalimaIse-zl1hv Год назад +6

    Asad waa fani part2 soo sameeya😂😂😂

  • @BestTikTokVideos969
    @BestTikTokVideos969 Год назад

    Ukun diyaar diyaar booskaas woo xeran yahay only reer xamar

  • @feis9082
    @feis9082 Год назад +5

    Masallah asad ina family suprise hanging with us 🎉

    • @feis9082
      @feis9082 Год назад +1

      Tafadal family lover ☪️

  • @wll__nazaar
    @wll__nazaar Год назад +3

    Allah is one ❤☝️🕋

  • @AbdiQorshe
    @AbdiQorshe Год назад +4

    Millionaire NOLOSHA LAGU AASAY😮
    SOO FIIRI waan soo dhigay❤❤

  • @maxamuudcalicabdimaxamuudc7859

    صلوا على الحبيب أفضل إنسان على الإطلاق ، أعلم وألمع كل النبي محمد (صلى الله عليه وسلم).

  • @Janno66
    @Janno66 Год назад +23

    Legend keena Part Two kaa sugeenaa😂😂