Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Anaga cuntooin kayagu wis wis maleh diir na lagu siin maayo waa cuntooyin caafid qaba hooyo in gaari ah ayaadiyaariya una soo kala haya ❤❤ Ilove in hargeysa
Hargesia magaalada aanku faano keep going bro🎉
The perfect Zisou the best youtuber of session ever dey me big fan am from Borama jano ❤❤❤
Ducada Ayeeyeda ee macaan ya dareemay Maasha'allaha Tabaraka Alrhamn kor in lagu eego mooye waligaahoos laguma eego 🥰🥰🥰🥰
Waa Islaan Qal Qaaliya Bakhaarka Qoormadoobe Ayaan Ka Shaqeeya Deedna Daily Way Noon Timaadaa Haddii Wax Loo Diido Way Caytantaa 😂😂😂
Waa arka mashallah ❤
Sobadhi muqaladha my brother try every day new clip ❤️🙏.. keep going wll ❤
InshaAllah bro
Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤ ❤❤
Keep Going Legend Miniku waa mini kaaagi😊❤
garachhhhhhhhhh
👍🏾👊🏾
❤️
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Garoowe iMoow Zizu My Bro ❤
Mashaallah brother ❤wishing you success wherever you're 🙏
Shukran ❤
اللهم إني أسألك حسن الخاتمة🤎🌿اللهم ارزقني توبة نصوحاً قبل الموت🤎🌱اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك🤲🏻📿.
War ninku bakhaylsanaa wiilasha cuntata u qaad waxkasta way jabanyihiine😂😂😂 kaftan enjoy ❤❤
Legend keep going
Wa sahan nimnkasi
Xalaybaan ka iibsaday jabista😂😂😂😂😊
masha allah wuxu ahaa muuqaal wacan
Thanks wll
Fooxa waa lubaan
Cunada hargaysa waa jabantahy
wllo bayal ayaa tahay macnaha qof gacmo adag qof gacmo furan ayaa fiican
Nice videos guys keep going
Thank you❤❤
Kep going my parather
🙏❤️
Kulàa. Hadaad. Fara. Galiso. imikàba. Waa. Laag. Qaadi. Doonaa😂😂
Warun canbaha yaryar wa canbe dhoodhe
Ninkaan garanka cas waa funny
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲
Welcome to hargaysa lkn gopolada kale kaalay sida saaxil togdheer sanaag inshalaah
Haye wll
Perfect zizou today i subscribed for you camba dodo it is😊
Wall wiilka garabka hasaaein waa ceeb Mahadsanid
wow superb bro keep it up
Salidaa sanbusaha lagu shilayo waa dhuxul madow maxaa cudur laga wadii waxas😢
Masha Allaha waa shacabkii🎉🎉🎉🎉
Keep going saaxiib
From team qaysqaysar😊
Ha daaca qudhmin ader lacagta sadaqaysp
Dhakhtarow Cambaha yaryar Cambe dhoodhe Ayaan odhanaa anagoo Hargeisa joogna ka waaweyna Cambe Laf Hana ceebayn 😂
Hargeysa waxaa iigu dambeysay 2015kii cambe laf uun baanu u naqaanee cambaha yar yar IYO kiisa waawaynba malaha imika waddanki oromo dii baa la wareegtay 😂
@@ABDALLAHISMAEL-ow5du😂😂
@@ABDALLAHISMAEL-ow5du hhhhh walalo cambe laf waa la yidhaa lkin haddaad dhoodhe tidhaa markaba waa la fahmayaa kii yaryaraa inaad ka wado
keep going bro🎉🎉🎉
❤️🙏
❤❤HARGAYSA BEAUTIFUL ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wonder full vidéo 🍁
Tell them where you come from garissa a dunka bar sxb😂❤
Asc fox waxa layirahda lubaan wan idinsalamaya ❤👍
Amazing vid 💯
Mashallah
Abdala jamaall io Dhakhtar So Qabo💕
Dhakhtar sowkan la socda😂
Cabdale jamaal soqabo ❤❤❤❤
Wa qurba jokti kulaha,Ya ushega inu Bula Ghesto kaimade😂😂
Dharag ama ka carar😂
Sobadi pro vedio shidan waye😘
Meeshan ay ku duuben hala i tilmaamo waa suuqa oo xageeya??? cuntoyinkan ka hele an donte 😅
Wa badhtamaha suuqa hoose xero hadhooda aya layidhah cidkasta wayku shegaysa
Sadaqada lama sheeg sheego si qarsoodiya un ubaxso
Luubaan
Welcome huno quruxow
Welcome bro. Big RUclipsr 🫡
O horta ma dacaqudhuntan miya
Kaan sharka cas xeeran waa consoory uffffffffff.
DAREY CAANO AH WAA FRESH MILK SAY WALAHI
Guuul
Shamamkii ayay Canbo caad ugu sheegeen
Soomalida street food maleh
Horey usaco lil bro
Masha Allah ❤❤
Hdhhddbjgjr😂
Isjjhduhjsiogedknjd😢
T3buzjfb......hjdnfmkdnbfgnkoffjekdoojrjjfk❤jdmmgnnmfjjdbndkdnnnsnbd😢
Ygejejneejjvdoujejiijeenختلنمبوبمييظokejkrksbdjjjdjdjkfkfktdhfsjribvrhvf what time ehjerjdjksk4
Irjdjndnjxjsk اكبنوبظظkjiudjsnjzjsjgzzk..................idhojhjrokhdhhi
Dhodhow kulaha war dhoodhe dheh oo hadalka fudude
Welcome to hargaysa
🙏🙏
WELDONE BROTHER. buurta NAASO HABLOOD WA INAD TAGTAA IN SHA Allah
Muqalki kan kadambeye soo dawo wll burta nasa hablodh
Xalka sameqada
Kuso dhawow Hargeisa wll magaladu adiga iska leh hays martiyeen 😂
❤❤
canbo laf baa mango la yidhaahda
From dhaqtar
Reer hargeeso waa cimli caadiya bicorka xitaa cambo miyaaa 😂😂😂
WALAAL MUQDISHO IMOW MAXAD NAGU ACDAY ADUUNKIIBA WAAD WADAMARTAYE CASINADA IMAAD PLEASE
Sheeeeko😅
This made me order food ❤😂
😂😂
Ngumu waye kac kaca maaha😂
Hargeisa somaliland🥰🥰🥰🥰🥰
M.a❤
Mansha Allah ❤
Welcome bro
🙏
Shamaamkii ayey cambe caad ku leeyihiin 😂😂
Ku soo dhawoow Somaliland
Shukran
Reer hargeysow sambuuska sida u silciseen mxa waaye wah😂😂😂
Ragbaa silciyay ee guryaha si aad u qurux badan baa looga sameeyaa
Wiilku qurux badana ma ogaadeen ba just waa kaftan😂
Cambe walba laf baa ku jirta kulahaa Zizou 😂😂😂
Mogadishu gormee imaanee sxb
Wan uso socda wll InshaAllah
Kamadare Iidhiib Hooyo 😂😂😂
Bro lahajad from north Eastern
Haye
Keep going sxp
Reer waqooyiga qudaarta ma beertan magacyo ayay ula baxeen dadkii beeranayaay aysan u aqoon Canbaha aad dhaheysan Dhawdhaw waxaa koonfur looga yaqaan canbe qaroofow Babayga waa isla babaay batiiq ayaad canbe dhaheysaan 😂😂😂 masaajidka ciyaarta ka dhaafa Qawdhamiinow.
Batiiqu waaxay ma shamaam?
Hhh cCambe dhodheCambe babayCambe lafCambe caaad Xabxab🍉ShamaamIska baro intaaba
Waa Shamaam iyagaa khalday Hargeisa Shamaam Baan dhahnaa iyaga Ayaan Dusha ka garanayn
Khudartaa Somaliland lagu isticmaalo Ethiopia ayaay noga timadaa 💯
Masha Allah 💯👍🫶♥️🫶👏👏
Camba dodo wan saxday meshas😂😂
Sakad kaliya ayaad ku samayseen .barnaamijka markaasi ma fcna
Bigees and bilalibin from garissa cadey ❤❤❤
Or isturungi😂
❤❤❤❤❤
Hhhhhh😂😂😂😂aaah reer Somaliland waa iga qosolisen
Aty fooxa maxa ladaha😂😂😂waxan aragna
💕💐💕
We need english subtitles 😂 please
Copy that boss
Hargaysa
Baxsaney Hargeisa
Foox is luuban
Acs wllky
Wcs wll
@@PerfectZizou wllky waa ku salmay waxan doonaya iscw dee
Soor
Wata qarankii la sheegay cunto maleh lacag ma maleh wa abaar gaaja logu bakhtiyey😮😮😮😮
Adaa gaajaha meesha doqnimada kla tag😡
Foox waa beeyo ama lubaanka😂 uunsi camal kulahaa😂English= Frankincense
Babaay canbe ma aha
Anaga cuntooin kayagu wis wis maleh diir na lagu siin maayo waa cuntooyin caafid qaba hooyo in gaari ah ayaadiyaariya una soo kala haya ❤❤ Ilove in hargeysa
Hargesia magaalada aanku faano keep going bro🎉
The perfect Zisou the best youtuber of session ever dey me big fan am from Borama jano ❤❤❤
Ducada Ayeeyeda ee macaan ya dareemay Maasha'allaha Tabaraka Alrhamn kor in lagu eego mooye waligaahoos laguma eego 🥰🥰🥰🥰
Waa Islaan Qal Qaaliya Bakhaarka Qoormadoobe Ayaan Ka Shaqeeya Deedna Daily Way Noon Timaadaa Haddii Wax Loo Diido Way Caytantaa 😂😂😂
Waa arka mashallah ❤
Sobadhi muqaladha my brother try every day new clip ❤️🙏.. keep going wll ❤
InshaAllah bro
Mashalla Allah guul somalilaan Allow dhawr somalilaan cadowgeedo hajabo ✊ ❤ ❤❤
Keep Going Legend Miniku waa mini kaaagi😊❤
garachhhhhhhhhh
👍🏾👊🏾
❤️
😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Garoowe iMoow Zizu My Bro ❤
Mashaallah brother ❤wishing you success wherever you're 🙏
Shukran ❤
اللهم إني أسألك حسن الخاتمة🤎🌿
اللهم ارزقني توبة نصوحاً قبل الموت🤎🌱
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلبي على دينك🤲🏻📿.
War ninku bakhaylsanaa wiilasha cuntata u qaad waxkasta way jabanyihiine😂😂😂 kaftan enjoy ❤❤
Legend keep going
Wa sahan nimnkasi
Xalaybaan ka iibsaday jabista😂😂😂😂😊
masha allah wuxu ahaa muuqaal wacan
Thanks wll
Fooxa waa lubaan
Cunada hargaysa waa jabantahy
wllo bayal ayaa tahay macnaha qof gacmo adag qof gacmo furan ayaa fiican
Nice videos guys keep going
Thank you❤❤
Kep going my parather
🙏❤️
Kulàa. Hadaad. Fara. Galiso. imikàba. Waa. Laag. Qaadi. Doonaa😂😂
Warun canbaha yaryar wa canbe dhoodhe
Ninkaan garanka cas waa funny
Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin 🤲
Welcome to hargaysa lkn gopolada kale kaalay sida saaxil togdheer sanaag inshalaah
Haye wll
Perfect zizou today i subscribed for you camba dodo it is😊
Wall wiilka garabka hasaaein waa ceeb Mahadsanid
wow superb bro keep it up
Salidaa sanbusaha lagu shilayo waa dhuxul madow maxaa cudur laga wadii waxas😢
Masha Allaha waa shacabkii🎉🎉🎉🎉
Keep going saaxiib
From team qaysqaysar😊
Ha daaca qudhmin ader lacagta sadaqaysp
Dhakhtarow Cambaha yaryar Cambe dhoodhe Ayaan odhanaa anagoo Hargeisa joogna ka waaweyna Cambe Laf Hana ceebayn 😂
Hargeysa waxaa iigu dambeysay 2015kii cambe laf uun baanu u naqaanee cambaha yar yar IYO kiisa waawaynba malaha imika waddanki oromo dii baa la wareegtay 😂
@@ABDALLAHISMAEL-ow5du😂😂
@@ABDALLAHISMAEL-ow5du hhhhh walalo cambe laf waa la yidhaa lkin haddaad dhoodhe tidhaa markaba waa la fahmayaa kii yaryaraa inaad ka wado
keep going bro🎉🎉🎉
❤️🙏
❤❤HARGAYSA BEAUTIFUL ❤❤❤❤❤❤❤❤
Wonder full vidéo 🍁
Tell them where you come from garissa a dunka bar sxb😂❤
Asc fox waxa layirahda lubaan wan idinsalamaya ❤👍
Amazing vid 💯
Mashallah
Abdala jamaall io Dhakhtar So Qabo💕
Dhakhtar sowkan la socda😂
Cabdale jamaal soqabo ❤❤❤❤
Wa qurba jokti kulaha,Ya ushega inu Bula Ghesto kaimade😂😂
Dharag ama ka carar😂
Sobadi pro vedio shidan waye😘
Meeshan ay ku duuben hala i tilmaamo waa suuqa oo xageeya??? cuntoyinkan ka hele an donte 😅
Wa badhtamaha suuqa hoose xero hadhooda aya layidhah cidkasta wayku shegaysa
Sadaqada lama sheeg sheego si qarsoodiya un ubaxso
Luubaan
Welcome huno quruxow
Welcome bro. Big RUclipsr 🫡
O horta ma dacaqudhuntan miya
Kaan sharka cas xeeran waa consoory uffffffffff.
DAREY CAANO AH WAA FRESH MILK SAY WALAHI
Guuul
Shamamkii ayay Canbo caad ugu sheegeen
Soomalida street food maleh
Horey usaco lil bro
Masha Allah ❤❤
Hdhhddbjgjr😂
Isjjhduhjsiogedknjd😢
T3buzjfb.....
.hjdnfmkdnbfgnkoffjekdoojrjjfk❤jdmmgnnmfjjdbndkdnnnsnbd😢
Ygejejneejjvdoujejiijeenختلنمبوبمييظokejkrksbdjjjdjdjkfkfktdhfsjribvrhvf what time ehjerjdjksk4
Irjdjndnjxjsk اكبنوبظظkjiudjsnjzjsjgzzk.................
.idhojhjrokhdhhi
Dhodhow kulaha war dhoodhe dheh oo hadalka fudude
Welcome to hargaysa
🙏🙏
WELDONE BROTHER. buurta NAASO HABLOOD WA INAD TAGTAA IN SHA Allah
Muqalki kan kadambeye soo dawo wll burta nasa hablodh
Xalka sameqada
Kuso dhawow Hargeisa wll magaladu adiga iska leh hays martiyeen 😂
❤❤
canbo laf baa mango la yidhaahda
From dhaqtar
Reer hargeeso waa cimli caadiya bicorka xitaa cambo miyaaa 😂😂😂
WALAAL MUQDISHO IMOW MAXAD NAGU ACDAY ADUUNKIIBA WAAD WADAMARTAYE CASINADA IMAAD PLEASE
Sheeeeko😅
This made me order food ❤😂
😂😂
Ngumu waye kac kaca maaha😂
Hargeisa somaliland🥰🥰🥰🥰🥰
M.a❤
Mansha Allah ❤
Welcome bro
🙏
Shamaamkii ayey cambe caad ku leeyihiin 😂😂
Ku soo dhawoow Somaliland
Shukran
Reer hargeysow sambuuska sida u silciseen mxa waaye wah😂😂😂
Ragbaa silciyay ee guryaha si aad u qurux badan baa looga sameeyaa
Wiilku qurux badana ma ogaadeen ba just waa kaftan😂
😂😂
Cambe walba laf baa ku jirta kulahaa Zizou 😂😂😂
Mogadishu gormee imaanee sxb
Wan uso socda wll InshaAllah
Kamadare Iidhiib Hooyo 😂😂😂
Bro lahajad from north Eastern
Haye
Keep going sxp
Reer waqooyiga qudaarta ma beertan magacyo ayay ula baxeen dadkii beeranayaay aysan u aqoon Canbaha aad dhaheysan Dhawdhaw waxaa koonfur looga yaqaan canbe qaroofow Babayga waa isla babaay batiiq ayaad canbe dhaheysaan 😂😂😂 masaajidka ciyaarta ka dhaafa Qawdhamiinow.
Batiiqu waaxay ma shamaam?
Hhh c
Cambe dhodhe
Cambe babay
Cambe laf
Cambe caaad
Xabxab🍉
Shamaam
Iska baro intaaba
Waa Shamaam iyagaa khalday Hargeisa Shamaam Baan dhahnaa iyaga Ayaan Dusha ka garanayn
Khudartaa Somaliland lagu isticmaalo Ethiopia ayaay noga timadaa 💯
Masha Allah 💯👍🫶♥️🫶👏👏
Camba dodo wan saxday meshas😂😂
Sakad kaliya ayaad ku samayseen .barnaamijka markaasi ma fcna
Bigees and bilalibin from garissa cadey ❤❤❤
Or isturungi😂
❤❤❤❤❤
Hhhhhh😂😂😂😂aaah reer Somaliland waa iga qosolisen
Aty fooxa maxa ladaha😂😂😂waxan aragna
💕💐💕
We need english subtitles 😂 please
Copy that boss
Hargaysa
Baxsaney Hargeisa
Foox is luuban
Acs wllky
Wcs wll
@@PerfectZizou wllky waa ku salmay waxan doonaya iscw dee
Soor
Wata qarankii la sheegay cunto maleh lacag ma maleh wa abaar gaaja logu bakhtiyey😮😮😮😮
Adaa gaajaha meesha doqnimada kla tag😡
Foox waa beeyo ama lubaanka😂 uunsi camal kulahaa😂
English= Frankincense
Babaay canbe ma aha