Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
😂🎉😂💯🎉🤣💯👍 WAA Masha Allah 👍🤣🤣 Quruxda iyo Raashinka iyo Maamulka 💯👍🤣 WAA meel nafta u Roon ❤🇸🇴👍 Hadana Barakesan 👍🤣 Deyniile ❤️❤❤👍🤣🤣👍🎉
Mahadsanid faduma
@caalinAbyan Adiga Mudan 🎉👍🤣💯
Maasha-ALLAAH Tabarak-ALLAAH.ILAAHAW Nimcada Dhulkayaga Soomaliyeed taala Dadkiisa Garansii,
Wwww Masha Allah tabaraka Allah ❤❤❤❤
Mashalaaha tabaarakalah Koraasta iiga qurxiya reer family park
ILAAHAW Wadanaga Nabad,Barwaaqo iyo Wanaag oondhan nooga dhig.Aamiiin Aamiiin Aamiiin
Amin
Maaa shaaalaah caadi maaha so beautiful 😍 . Walaahi shaqo fiican ayay qabteen dadkaan meesha habeeyay
Mahadsanid
Masha allaah ku soo dhawaaw muqdisho ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waan dhaway Mahadsanid
Masha Allah beeraha halabadiyo aadbaad umahadsantihiin dadka meesha sameeyay sii wada habaynta
Masha Allah, beautiful 😍 ❤🎉
Thank you
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin dayniile waa xaafadeydii ilaahow barakee deyniile aamiin
@@kaeya_kun3368 Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin 🤲 ILAHAYOW Barakey Waa Xafaadeeni 💯🤣👍🎉🤣🤲
Hal bus atagi jiray marka oha kk buska dowlada ceelgab kaso baxaya
Caalin waad inoo gabaleed Ee asxaabtaadii ayaaba xamar kalbadh ah Maa shaa Allah🤎 👍👍👍👍
Allah ha barakeeyee deegaan kasta asxab qaali ayaan ku leeyay.
Masha allah kulan qiimo badan ayuu ahaa soodhawoow ayan kuleeyahay sxb abdiqani
Sahal Mahadsanid sxb
Maasha-ALLAAH ❤❤❤💯💯💯
Kusoo dhawaaw degmada deyniiile wallky marti ma tihid deynile wa degmadada marlabaad kusoo dhawaw marar bdn nosoo noqo inshallah ❤
Mahadsanid wan dhawahay .
Caalinoow taalooyinka maad soo booqatid inta badan cid vlogs ka duubtay majirto inta ay yihiin iyo taariikhdodaba thanks
Insha Allah . Kolay sabab aya jirta looga duubi waayay .Waan isku dayi
Deyniile Degmada ugu quruxda badan magalada Mogadishu
Ma dayniile aya dagtaan ?
Mansha allah rag kala baahay baa is helay saxib tinimadu waa shey qaaliya halkaas kasii wada hakala lumina!!!
Insha Allah .Mahadsanid Nasra .
Abdiqani Haloo Dhiso Gabar Reer Muqdishaa si Uu Usoo Noq Noqdo😂😂😂
Omar ka waran arinkaas ?
Wow it’s wonderful vedio ❤😊
Thanks a lot
Mashaa allaah aad ayey uqurux badan tahay run ahaanti❤❤
Caalin abyan mahadsanid shaqo wanaagsanbaad haysaa
Mahadsanid wall
Mashallah you are so talented the way you present your videos.I’m amazed and surprised how many garden park are in Mogdisho.keep going bro ❤
Many many thanks
Nimankaan Moqdisho noo xayeesiinaya, SOOW nagamay CAYRIN caasimadda????
Welcome 🎉❤
Geedka Qumbaha Waa in Dhul xeebedka Dhulka Soomalida oo dhan lagu Beeraa Qurux iyo Cuntaba Waa laga Helayaa.
Xeebta ma berbera
@@caalinAbyan Xeebaha Dalka oo dhan.
Caanoledii inte ku qarisen
Nabadeey adigaa baas lanuuga leh
Caadi maaha!❤❤
❤❤❤❤❤ 5
Waa fiicantihiin lakin cuntada saxamo waawayn ku hagajiya si loo helo space Kufilan ooCuntada lagu cuno bariiska lama arkaayo
Insha Allah marka dambe ayan inta barrujin
Abduqani salaan sare
Abti imaka tellka ma qabatid 😂
Welcome sxp
Mahadsanid sxb rashka
.walaahi.sharaf.ayaad.ledihiin.guuleysta
Calamada markaad timaado bal ad iga warantid magalada C qani kkk
Insha allah
@ Next Tour??
Sxb .Nooso doob. Jowhar Baladweyne. MAHAD SANID
Insha Allah . Waan jeclay inan tago .
😂🎉😂💯🎉🤣💯👍 WAA Masha Allah 👍🤣🤣 Quruxda iyo Raashinka iyo Maamulka 💯👍🤣 WAA meel nafta u Roon ❤🇸🇴👍 Hadana Barakesan 👍🤣 Deyniile ❤️❤❤👍🤣🤣👍🎉
Mahadsanid faduma
@caalinAbyan Adiga Mudan 🎉👍🤣💯
Maasha-ALLAAH Tabarak-ALLAAH.
ILAAHAW Nimcada Dhulkayaga Soomaliyeed taala Dadkiisa Garansii,
Wwww Masha Allah tabaraka Allah ❤❤❤❤
Mashalaaha tabaarakalah Koraasta iiga qurxiya reer family park
ILAAHAW Wadanaga Nabad,Barwaaqo iyo Wanaag oondhan nooga dhig.
Aamiiin Aamiiin Aamiiin
Amin
Maaa shaaalaah caadi maaha so beautiful 😍 . Walaahi shaqo fiican ayay qabteen dadkaan meesha habeeyay
Mahadsanid
Masha allaah ku soo dhawaaw muqdisho ❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Waan dhaway Mahadsanid
Masha Allah beeraha halabadiyo aadbaad umahadsantihiin dadka meesha sameeyay sii wada habaynta
Masha Allah, beautiful 😍 ❤🎉
Thank you
Maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar aamiin dayniile waa xaafadeydii ilaahow barakee deyniile aamiin
@@kaeya_kun3368 Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin Amiin 🤲 ILAHAYOW Barakey Waa Xafaadeeni 💯🤣👍🎉🤣🤲
Hal bus atagi jiray marka oha kk buska dowlada ceelgab kaso baxaya
Caalin waad inoo gabaleed
Ee asxaabtaadii ayaaba xamar kalbadh ah
Maa shaa Allah🤎 👍👍👍👍
Allah ha barakeeyee deegaan kasta asxab qaali ayaan ku leeyay.
Masha allah kulan qiimo badan ayuu ahaa soodhawoow ayan kuleeyahay sxb abdiqani
Sahal Mahadsanid sxb
Maasha-ALLAAH ❤❤❤💯💯💯
Kusoo dhawaaw degmada deyniiile wallky marti ma tihid deynile wa degmadada marlabaad kusoo dhawaw marar bdn nosoo noqo inshallah ❤
Mahadsanid wan dhawahay .
Caalinoow taalooyinka maad soo booqatid inta badan cid vlogs ka duubtay majirto inta ay yihiin iyo taariikhdodaba thanks
Insha Allah . Kolay sabab aya jirta looga duubi waayay .
Waan isku dayi
Deyniile Degmada ugu quruxda badan magalada Mogadishu
Ma dayniile aya dagtaan ?
Mansha allah rag kala baahay baa is helay saxib tinimadu waa shey qaaliya halkaas kasii wada hakala lumina!!!
Insha Allah .
Mahadsanid Nasra .
Abdiqani Haloo Dhiso Gabar Reer Muqdishaa si Uu Usoo Noq Noqdo😂😂😂
Omar ka waran arinkaas ?
Wow it’s wonderful vedio ❤😊
Thanks a lot
Mashaa allaah aad ayey uqurux badan tahay run ahaanti❤❤
Mahadsanid
Caalin abyan mahadsanid shaqo wanaagsanbaad haysaa
Mahadsanid wall
Mashallah you are so talented the way you present your videos.I’m amazed and surprised how many garden park are in Mogdisho.keep going bro ❤
Many many thanks
Nimankaan Moqdisho noo xayeesiinaya, SOOW nagamay CAYRIN caasimadda????
Welcome 🎉❤
Geedka Qumbaha Waa in Dhul xeebedka Dhulka Soomalida oo dhan lagu Beeraa Qurux iyo Cuntaba Waa laga Helayaa.
Xeebta ma berbera
@@caalinAbyan Xeebaha Dalka oo dhan.
Caanoledii inte ku qarisen
Nabadeey adigaa baas lanuuga leh
Mahadsanid
Caadi maaha!❤❤
❤❤❤❤❤ 5
Waa fiicantihiin lakin cuntada saxamo waawayn ku hagajiya si loo helo space Kufilan ooCuntada lagu cuno bariiska lama arkaayo
Insha Allah marka dambe ayan inta barrujin
Abduqani salaan sare
Abti imaka tellka ma qabatid 😂
Welcome sxp
Mahadsanid sxb rashka
.walaahi.sharaf.ayaad.ledihiin.guuleysta
Mahadsanid
Calamada markaad timaado bal ad iga warantid magalada C qani kkk
Insha allah
@ Next Tour??
Sxb .Nooso doob. Jowhar Baladweyne. MAHAD SANID
Insha Allah .
Waan jeclay inan tago .