Adeer hal calan baa jiro adiga calanka somalia calan aheen maa lee dahay👀🇸🇴 waqooy kan ayuu lee yahay🇸🇴 koonfur neh kan ayuu lee yahay🇸🇴 hadii cuqdad ku heeso magaalka nagu tag bax tuuladad aaaso😅@@caalinAbyan
I when to Hargeysa I wanted to try Kamel milk.they put all their hand in to the milk and put in a plastic bag.Absolutely no hygiene 🤢.i hope they improve wherever somali do business nr 1 is hygiene.
Koofur iyo waqooyi kalama maarmaan ee allaha mideeyo.. guul iyo Gobonimo somalia 🇸🇴
Laabada calan maxad uso wada dhigi wayday ?
❤❤❤❤ noolow Mohamed walaal jira.
Adeer hal calan baa jiro adiga calanka somalia calan aheen maa lee dahay👀🇸🇴 waqooy kan ayuu lee yahay🇸🇴 koonfur neh kan ayuu lee yahay🇸🇴 hadii cuqdad ku heeso magaalka nagu tag bax tuuladad aaaso😅@@caalinAbyan
❤❤❤❤❤❤ Masha ALLAH nicmada taala Banaadir
Mahadsanid
@@caalinAbyan Adaa mudan walaal. Waxaan ku noola Xaafada Wadajir yaraanteydii u dhow cisbitaalka madiina waayo waayo ❤❤ iminka Canada ku noolahay Ottawa.
Isbaandhayska Hargeysa ayaa laygu keenay Waa dhanaan iyo macaan isku jira,
Waxaan jeclaan lahaa In isagoo geeda Muqdisho layga keeno,si aan Hargeysa ugu beero.
Ma beeraysaa ana soo qaadaya iniinyahee
That is amazing idea
@@caalinAbyan Haa Aad iyo Aad isagoo Geed ah soo qaad insha-ALLAAH
Masha Allaah, ku raxaysta wadankina
Masha Allah dalka waa barwaaqo
MAASHA ALAAH
WADANKA. NIMCAA TAALA. KAFAA IIDEYSTA
Cambuulada galeeyda iyo digirta saliida macsarada
Macsarada waa heere sare. does not contain bad cholesterol and is very good for health.
Masha Allaah wadani wa cuntoyinka aynu ubaahanay inaynu barano xaga waqooyi
Waxaan ilaway qiimaha
Masha.Allaj walaalo ad bad u qurux banana weega ad joogteen.
Ma iskaba joogna halkan.
Caaalin iyo axmed soomaali waa Kuma bifadlakum jaeaab
Aad Baan idiinku xidhanahay
from Osaka, Japan iminka waa 7..23 fiid😂
Muuse bixi ku soo diray sirdoonka somalia la socda❤
Goob weyn fresh food check it our
Goob wayn inte ku taaal ?
@@caalinAbyankismayo waana meesha ay wabiga iyo bada iskaga darmaan
Aniga waxaan ka helay siday u jabantahay cuntada wadad lagu gado waxaan u xiisay isbandhayska waa dhanan yar iyo macaan lafta u dhaw
Ilaa xad way jabanty waliba khudaartu
Waa sax
Salbuko waa green little peas
Mshllah
Mashallah so beautiful meesha xoogaa nadaafada ima carabin gacnaha gloves sanka iyo afka masks waa in aay xidhaan kuleeylka dhidid ayaa imaanaya waa in aay heeystaan tubal nadiif ah oobaay isaga masaxaan
Wa fikir wanagsan wan gaadhsiin doona.
Mahadsanid
lol this is Africa marki Africa. Dadkaas ayaa naga caafimaad badan, cancer iyo xanuunada qurbaha Kuma dhaco
I when to Hargeysa I wanted to try Kamel milk.they put all their hand in to the milk and put in a plastic bag.Absolutely no hygiene 🤢.i hope they improve wherever somali do business nr 1 is hygiene.
Ahmed Somali asal lkkk
Caaalin carab caajib
Xamar dhaxdiisa xitaa waka baxaa canbaha😂
Waxaa rabtid dooro dooqaa adi waa
Meeshaan caafimaad keeda ma laga fakarey
Marka le ku so dhow wadankaada zxp
Aad ayan u dhawnahay Mahadsanid
Kuleeyka magaalada iyo cambuulo is kuma wanaagsana
Ma kulula MUQDISHO IMAKA
Cambuulada marwalba protein xili kasta aya la cunaa
Wax kamacan maleh digirta lagu quraacdo
Mahadsanid xaawo
Sxp Maqayada muufada dabayare ma tagtay hadaan tagin wxbaaa ku haraY
Waan tagaya insha allah muuqaalkaa Adaam kuu soo duubaya.
Xagay ku taaal
Wwww❤❤
War saliida iska yareeya caafimaatka uma wanaagsana
Saliid mise macasarta?😂
@@caalinAbyansaliid iyo macsaro waa is ku mid lee taloye
Waar cabdiqanaw qunbahaa midh iisoo qaad waxan maqlayaa inuu beerka u fiicanyaye maalmahan. Beerkaa ayaan ka yara cabaanayaaye
Hargesa kama boxo miyaa wllo😂😂
@yaqubofficel212 maya kama baxo
Doctor internal medicine ah u tag qumbe kuma dawaynayee
Allow Caadimaad kusii walaal-Aamiin.
Canbuulo waaxay tolow?
Cambulo waxay indaa dhaheysan 2025 lakalay 😊
Digir
Xalane aad😂
Waxan ka baqaya intaan aado baafin soo qortaan 😂
😂😂😂😂 agunjje waa naynas cabitaan baan u maleyey kulahaa
C/qani luuqadii waa la qabsatay abowe kulahaa 😅😅😅
Wax la Cabo ayaan moodayay 😂
Waan fahmay inaadan fahmin wuu ku talo galay siduu hadalka u boobsiiyey ❤❤❤
Tijaabaad ku dharagtayba
Waan ugu talo galay
War nio canbuulo iyo furukaato ha,iskuderin
Ma dhib aya jirta .
Abooowe is ilaali
Mahadsanid