جمهورية صوماليلاند دوله سياحية بإمتياز... خصوصاً وأنها مهد البشرية والسبب أن الآثار القديمه فيها تقدر أعمارها ب 9000 آلاف سنه علماً بأن عمر البشريه 10000 آلاف سنه 😊
Thank you for this beautiful scenic video. Juffa Uurrey is where I grew up. You brought back my childhood memories with our camels. Argeegga, Caynta Dillaad, Duudweyne, Banka Wajaale ......
Waa here sare sxb, juhdi aan yarayna waad galisay anagana kolay shukran uun baa nalaga rabaa lkn ninkaa odayga ah waa lagama sugayaa muuqiisa mar ay noqotaba. Kaftan.
Waxay ahayd khashinki iyo bicihi buurta dusheeda ad kagatimid o ad gayso meesha xashiisha logu talagay gee Habadaba hadi ad tagayso meel lagu dalxiiso oo ad sheegayso inay qurux badan tahay dabcan ilaali nadafadisa Kuna wacyi gali dadka kale Thank for good job
Libaaxa ayaa ah ka weerarka soo qaada marka laga dilo qayb ka mid ah kooxdiisa ee waraabhu waaba fulay oo buurta Naso hablood caruurta yar yar ee 7 jirka ah iyo 6 jirka ah ayaa eryada waana meesha labaad ee somaliland ugu waraabaha badan
War saaxib muuqaaladaada waan jacelnahay wlhi in aan daawano laakin halka dhib jiro waa saacada oo badan waxaa wanaagsan daqiiqadaha in aa kusoo koobto 15 daqiiqo part 1 part 2 u samee sidaas ayaa wanaagsan majiro qof somali ah oo halsaac muuqaal waqti ku bixinaayo dadka dadkaad taqaanay ma ahan
SXB AAD IYO AAD BAAD U MAHADSANTAHEY WALAAHI WAAN U BAAHNAA MUUQAALKAA AAD KA U QURUXDA BADAN WAAYO ANIGOO AH DADKA DEEGANKAA U DHASHEY WALIGEY MAAN arag sx thenkxz
Maxad ka taqaan somaliland, xaafadada uun bad ka warantay saxib! Rugta taliska waraabaha africa oo dhan wa cayn... ama caynaba aagaas! Xita dhidar almaas iyo caal madoobe oo noocyo ka mida waraabaha ba jooga...khatar cadiim... Orod dhulka so baro... .
جمهورية صوماليلاند دوله سياحية بإمتياز... خصوصاً وأنها مهد البشرية والسبب أن الآثار القديمه فيها تقدر أعمارها ب 9000 آلاف سنه علماً بأن عمر البشريه 10000 آلاف سنه 😊
❤
صح كلامك 🎉😊
صح كلامك 🎉 صومالي 🇸🇴 🎉
ههههههههعععععععععععععع. قصدك جمهورية الصومال@@MohamudHassan-s9p
Thank you for this beautiful scenic video. Juffa Uurrey is where I grew up. You brought back my childhood memories with our camels. Argeegga, Caynta Dillaad, Duudweyne, Banka Wajaale ......
Ada mudan sxb
maanshallah walahi dalxiis ayaad nagalisay aad u xiiso badan siiba BUURTAN CAJIIBKA KA HELAY
Mahadsanid Omar sxb .
Cabdiqani, saaxib, ninka abiib mushahar wanaagsan udhiib. Si wanaagsan ayuu barnaamijka kuula wayday, please number abiib nala wadaag. Si guide Nogu noqdo. Yaraantii ayaan kusoo koray buurta. Cali from london
Wixi info ah instegramka iga boş qabo .
Asc gudoomiyaha Hal talo ayaan kusiin lahaa oo la xidhiidha muuqaaladan aad soo duubayso hadaad soo dhawaynayso?
Buurta Jufo-Uuray
Jibriil abokor
Bro Hal mid kuğu darsanaaa codkaaga iyo beeysha Waaà is dhax galayaan eee muqalka marka höre duub kadıb cod saar ama dabeysha Ka xir.
Taz Waxa ka fudud Enchance Voice in u isticmalo
Mansha alle gobalka awdaal wu qurux badanyahay berahana wa ku can thanks aabyan wllo
Waa gabiliya
Waa here sare sxb, juhdi aan yarayna waad galisay anagana kolay shukran uun baa nalaga rabaa lkn ninkaa odayga ah waa lagama sugayaa muuqiisa mar ay noqotaba. Kaftan.
Shukran kaliya miya ku filantiin ?
Msha allah sxp dalxiis mcn io dhul barwaqo ah waa fikir fiican Inan wax beerano si aan baahid3na ukaafino
ماشاء الله تبارك الرحمن ❤❤❤جميل جدا
waa Jufo uuray Xadradii Xaaji daahir
❤❤❤❤❤Marsha Allah dhulkeenu Quruxbadana
Buurtaas hadii taar lagu wereejiyo oo la ilaaliyo, goob dalxiis oo dadku soo booqdo ayay noqon lahayd. Aad baad u mahadsantahay Caalinow sxb!
Waa run wan ka fikirayay lkn hadana waxa daaqa xoolo oo lagama xidhi karo?
Because we are so cawaan rutii walahi
Waxay ahayd khashinki iyo bicihi buurta dusheeda ad kagatimid o ad gayso meesha xashiisha logu talagay gee
Habadaba hadi ad tagayso meel lagu dalxiiso oo ad sheegayso inay qurux badan tahay dabcan ilaali nadafadisa
Kuna wacyi gali dadka kale
Thank for good job
Qashin maanan qaadan caagada BIYAHA waxan kaga nimi xaga hoose halkaya alaabtu no. Talay mid kalluun ah iyo jab roodhi ah ayaan sidanay wixiba halkaas ayan kuso aasnay ( kuso cunay) ma jirto wax qashin ah oo aan ka nimi.
Is fahan waa ayan filaya .
Muuqaalkani waa muuqaal aad u qurux badan
2014kii ayaan tagnay anagoo badan markaasaan waraabihii godadkiisa ku weerarnay oo dhulka usoo dajinay
Maxaad miskiinka u dhibayseen?
Libaaxa ayaa ah ka weerarka soo qaada marka laga dilo qayb ka mid ah kooxdiisa ee waraabhu waaba fulay oo buurta Naso hablood caruurta yar yar ee 7 jirka ah iyo 6 jirka ah ayaa eryada waana meesha labaad ee somaliland ugu waraabaha badan
Qaar ba dad qaada
Hargeisa imisay u jirtaa ?
Ila 80 kilometers
❤waa🎉buurta ugu quruxu badan🍇🎋🍇🎋🎋🎋🍇🍇👍
@calinabyan waxan ka codsanaya xuushaley video nogado dub
IT IS GOOD INDEED THANK YOU WE LIKE YOU MY FRIEND
Maxa laga wada afka qalaad wa la iga badiyaaye 😂
Msha allah mhdsanid caalin abyan, goorma ayaa duubtay vlogan?
Maaaanrha allah jsl ee barakaysan
Asc waa hantida reerka mustaqbalka waa beertayadii iyo beerihii tolkay
Adigo ah
Ma adaa lagu wareysanaya mise adaa wax wareysanaya
Kaa itobiyaankah kaa caadhiyaaha maxuu soo donaay
War saaxib muuqaaladaada waan jacelnahay wlhi in aan daawano laakin halka dhib jiro waa saacada oo badan waxaa wanaagsan daqiiqadaha in aa kusoo koobto 15 daqiiqo part 1 part 2 u samee sidaas ayaa wanaagsan majiro qof somali ah oo halsaac muuqaal waqti ku bixinaayo dadka dadkaad taqaanay ma ahan
Mahadsanid insha allah . Kolay sababo badan aya jira .
Masha allah
Hore usoco oo barnaamij yada soo badi
Adna share ta badi. 🤣
Subxanallah buur cajiiba
asc saxbkay abyan maanta waa axad shaqo ma jirto waqtigaygii waxaan ku qaatay muuqaal aad uqurux badan ee buirta sheekh waa 4/ 8/ 24
Mash Allah dalxiis qurux badan
Hore u soco wlal
Thanks
Allaah ha ku ilaliyo sxb isha allaah
Mala waaraaba cunay aya la odhan gaadhay
Masha Allah tabarallah ❤the
@@hothanahmed2919 waayadan waxba soomaad dhigin Vidoe ma iska daysay?
M.a abuuris illahey
caalinow muuqaaladaado waa kuwa aad u xiixo badan. Fadlan Bali Cabane noo soo duub waa meel aad u quruxbadan eh.Mahadsanid
Halku ku yaala halke loo Kara ? Muxu ku can yahay ama MAXAA loo tagi kara ?
RUclipsrada soomaalida midba waxbaa kaqaldan
Buurta ugu waraabaha badan Hargeisa Somalia.
Waayahay kurbanu uqaadaynaaa
@@abdicasismaxamed2172 Mahadsanid zizo
@@abdicasismaxamed2172 Mahadsanid zizo
Raga waawayni waxba inama tusin buur iyo caleemo uun aragna
SXB AAD IYO AAD BAAD U MAHADSANTAHEY WALAAHI WAAN U BAAHNAA MUUQAALKAA AAD KA U QURUXDA BADAN WAAYO ANIGOO AH DADKA DEEGANKAA U DHASHEY WALIGEY MAAN arag sx thenkxz
Ada mudan sxb
Ninka idin waday maxaad kaluunka iyo roodhida wax ugasiin waydeeb waa maxay bakhaylnimada intaa keegi 😡
Waan ka yaabay nio rag wax wada cunbu leyahay
Waxbay Tilmaamayaan hadana Camarada kuma qabanayaan iyagaa isku beegaya kuwan waa Ana waykan kkkkkk
Baco iyo cagado deeganka u xun ayuun
Baad geysaye war faa'iido leh kamaad keenin. mardanbe bac iyo cagad hala tegin
cidii la tagtaana haka soo qaado oo yey kaga imanin buurta dusheeda.
M allaah
Masha alla😂😊
Buurtii jufo uurey ❤
Thansk
Malaha mashalha
we don't know where is the a jufa
Xasiid maxaa waye
Sabuul
War, waraabaha la cuni doonaa. Ama waraabahaa ina cuni doona
Qofka cuna miyi ma tagi kara kaligi ?
Nin wakhtigiisa idiin horay xoogaa xitaa waa siinwaydeen hadaad dhaantaan
asc caalin abyan waanku salaamaynaa aniga iyo dhamaan asaxaabtayda ila joogta hadii aanu nahay dadka kugu xidhan muuqaalka jifada aad baanuugfaraxsan nahay jifooyinka tank you
Mahadsanid wa la idinka qaaday salanta .
Fasaxaa buurta lagu fuulay YaaD ka hesheen anuu maan bixine😂 meesha la iskama tago bilaa fasaxe waa beerahayagii oo aan lacag ku doonaynee
5 cisho ka hor ayaan doonayey inaan tago buurta Jufo Uuray. Waxanse lahaa safar degdega oo ima ay suurto galin. Waxan kasoo noqday Banka Wajaale. Waa muuqaal quruxbadan. Mahad sanid.
Ada mudan insha allah marka roobku helo ayaynu tagi.
Dhagaxu waa Diamond 💎 bro
Ma soo qaata.
Buy I meant brother
Waxaad aadeen buurta ugu waraabaha badan jufo uurey waarabihina Na ma aad tusin
@@BilanmouminBilanmoumin insha allah mar ayaan u hooyan doonaa waraabaha isku soo waraysan doonaa.
Camping in jufo uuray insha allah is coming soon.
Calling abyan waa kanaal basaas ah oo Cadowga soomaali ubasaasaya doqontuna aanay kawarhayn!!!---
s/land cayn ba ugu waraabe badan kudad cuna jooga
Caynba markan jogay wax waraabe ah ma arag la iimana sheegin .
Xage ka raadiya cayn markaan joogo !
wllhi buurtaasi wax yar ayay noo jirtaa waligayna matagin
Intee u jirtaan xage ka xigtaan maalin ka dambe biyo aa na waraabisaane ?
Waan la qabsdy anigu immikee
S/land❤ 8:55 mey ma grnyo in la sumeeyey
Innagu badeecadda iyo alaabta innoogama timaaddo xagga Xuutiga , innogama timaaddo galbeed iyo Suez Canal . Innaga badecaddu 95% waxa innago timaadda dhinaca bari sida China , India , Indonesia , Malaysia , Dubai iyo Taiwan
Biqil
War domayhaw rasas qata oo warabaha laya marykan baa kenaye
Goormu keenay ?
Maraykankaba buurtan aya ka horeysay waraabuhuna wu jogay waagaa 😂
fadlan soo sheeg dhirta ka baxda dhulkaada
Buurta ugu warabaha bdn somalia
Don't say Somali. But say Somaliland you that true. ❤❤❤❤ guul Somaliland 🎉🎉🎉🎉🎉
Haddii Waraabe i Cunayo; Waraabaha Juffaad ha i Cuno! Waa halhays hore!!
Warabe waa waraabe ka jufo ha ku cuno ama ka god waraabe ha ku cunee saw laguma cunin 😂🤣
@caalinAbyan Haa waa run Waraabe waa Waraabe uun. Waxase loola jeedaa deegaanba deegaanka uu kaaga dhow yahay dadkiisa, daayeerkiisa, dameerihiisa, iwm. way kaa xigaan deegan kaa dheer.
SOOMAALIDU DHULKA MA DEGTO # WAA DHULKA SOOMAALIDA !
Goormaynu dagayna ?
Jufa uuray
Masaajidka maad aragtay buurta dusheeda
Dhagax.waraabe.aayaa.ka.waraabe.badan
230 Somaliland Dhul OROMO bal eeg kan yar xoolah ilaaliya leh orom ayaan ahaye Afka Somalia garan maayo!!
Maxad ka taqaan somaliland, xaafadada uun bad ka warantay saxib!
Rugta taliska waraabaha africa oo dhan wa cayn... ama caynaba aagaas!
Xita dhidar almaas iyo caal madoobe oo noocyo ka mida waraabaha ba jooga...khatar cadiim...
Orod dhulka so baro...
.
Meeshan sanad ayaan joogay
Buurtan jufo ayaa ladhaha zxp
Dhagxantaa alaabo aad u qaliya ayaa ku dhex jirta oo la kala siisto millions dollars walahi
way dhameystirmilahayd hadaad waraabayaasha soo duubtaan
Waraabihi aya noso bixi wayay inaan u hooyano ayaan rabnay lkn ma dhicin .
Insha Allah mar kale
Wxa imuuqata laba maroodi oo madaxa isku haya 😮
Bal ii tilmaam 👀
❤❤❤❤❤❤❤❤
By a medal detector
Cayn meelka waraabe badani majirto soomaaliya
Kalabaydh ban degmo ahayn mise waaba jufa uurey oo kutala tulada xaji dahir
Axax muuse ismaaciil qalinle yaraantii hargaysa waxaan xasuustaa bacadle na wuu ahaa
Abwan heestu maxay ku xasusisay?
HHHHHHHHHHh hal waraabe xatta maydaansoo duubin waxaana na leedihiin waa halka somaliland ugu waraabaha badan
Wlhi anaa miigayaga ayaa kuyaal zxp waraabaha iyo dhalihisu dhagaxan ayey ku hoos jiraan
Ma waaraabe badnaa miyad ka wadaa ?
Miyigiinu waa xage ?
Dowladed kahadlee adiguse xaad qabane dadaakaas kujira dadka
Runtii qodobkaa wax beerta iyo xaaladadaha ah in lagu tashado waad asiibtay waa in lagu kaco dhulka oo la beerto
Lagama maarmaan.
Beertaydi iyo jufo uray beerta waraban u tagi wayay carurunimadu xuma waxa laygu sheekayn jiray reer yoiniska ma cuno warabuhu 😂😂😂
it's 10,000 years old Vulcanic rocks nothing beyond that, black men worshiping rocks, Hyena have no kingdom or boqor!!
You look like aself hating somali
Are you sure?
I am sure 100% sure, I am geologist after all!!
Carabkiina iyo waliba hadalkiinaba bara oo barta somaliland hadda 21.
Dalxiis wacan baan galayba!!!!
Nafta u baahan 😂
Caalinow Whatsupkaaga soo sheeg maadaama oo aan kamid ahay dadka kugu xidhan waxan kuu hayaa talo bixin muhiimeee
Instegramka iga so qabo !
Hadana isticmaalin Facebook gal waka xaga sare saarane.
Somaliland wey ahaatay hadda 21.
❤❤❤❤😂😂
Buurtu in ay yartahay ayaalamoidayee waa buur wayn ilayn
Aniga laftydu sidaas ayan moodayay.
SALAAN SARE SXB
Wa laga qaaday
Hadalkaagu waa bilaa xikmad sidii caruurto kala u hadleysa
Dadka lama niyo jabiye daawo amba uga bax channel kisa
@@Pes2024-d5q marka arkay inu hadalkiisu madhax yahay oo sidii caruurta u hadlayo wxba wan ka fahmi wayo mar hore iskaga baxe maxa igu so celisay
Qalinka ayaa saxeexee 21.