Nolosha Geeljiraha | A day For Geeljire

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 сен 2024
  • Muuqalkan samayntiisu runtii aadbay noogu adkayd balse khibrad iyo waayo aragnimo faro badan ayaanu kasoo dhaxalnay
    Sidoo kale muuqaalkan wuxuu hadiyad u yahay cidkasta oo jecel dhaqankeena soomaliga ee quruxda badan
    Aadbaan idiinjecelnahay sxbiyaal idinka taageeradiina la’aanteed waxba noomay suurto galeen ILAAHAY ha idin xifdiyo dhamantiin 🤍
    My Facebook Page
    m.facebook.com...
    My instagram page
    www.instagram....

Комментарии • 2 тыс.

  • @sidikoahmed5257
    @sidikoahmed5257 3 года назад +773

    This channel deserves 100 million Subs seriously

  • @khadijaali9045
    @khadijaali9045 3 года назад +252

    My Dad who sadly passed away in 2017 ( Inna Lillahi Wa Inna Ilaihi Rajiun) May Allah SWT grant him the highest peak of Jannah and forgive his sins was born in the County side of Somaliland, he left it to go to Djibouti to provide a future for himself and his family, but he never stopped talking about how special countryside was and he truly loved it. MashAllah this video is amazing we should be proud of our roots.

  • @waayeelkajaqafsada7849
    @waayeelkajaqafsada7849 3 года назад +279

    Intii Geeljire soo martay baan salaamayaa kor inoo qaada sharafi waa dhaqankeenna 👍👍
    QAYS QAYSER HORAAN U SHEEGAY HE'S NUMBER ONE SOMALI RUclipsR

    • @geletoz
      @geletoz 2 года назад +1

      Nanaystayda wa gelleh weligey geel live uma arag 😅

  • @SiciidAbshir73
    @SiciidAbshir73 3 года назад +179

    Caawa kaliya ayaan daawada in kabadan 8 video oo aadadigu leedahay Horay u soco sxb

    • @aisha665
      @aisha665 3 года назад +1

      WA SIDA CAAWA I HEESATO ILEEN HORAY UMA ARAGEE CAAWAN ARKAY YAABA IGA JOJINAYO HEE MID WALBO WAAN ENJOY GAREEYNOYA,MASHA,ALLAH,WAABA JECLAADAY DHULKII.

    • @inantareraliamin6321
      @inantareraliamin6321 3 года назад

      Wlhi sidokle

    • @adjeeb0013
      @adjeeb0013 2 года назад +1

      Kula midair ahay annie cwa kaliya an arkay 8 iyo la badan waan dawaday🥰

  • @guledfarah8610
    @guledfarah8610 3 года назад +18

    This is the best life ever, I'll be so glad to be back home soon. Godey gacaladaydii baan aad ugu xiisay haybad waxaad ku leedahay dhulkaaga hooyo. 😍

  • @zidiiktube8222
    @zidiiktube8222 3 года назад +280

    Waa youtuberka kliya ee wlhi aan mopilka kasta oo ay azxabtydu ledahay mrkan gacanta ku dhigo aan subscribeta u zaaro wlhi legend

    • @suldanjire9042
      @suldanjire9042 3 года назад +2

      Wllo rageediibad tahay anba sidoo kale waa nin qaaliya

    • @hodanburhn6819
      @hodanburhn6819 3 года назад +1

      Seyou wlhi bilahi nolow wll marne wxd la magac thy wllkey an jeclhy c/rxman

  • @abdulaahiabdimaalik1131
    @abdulaahiabdimaalik1131 3 года назад +300

    Nolosha geeljiranimo waxan bilaabey anoo aad u da yar 8 sano jir ah waxana kadhexbaxey anigo 13 jira wax badanbaan geela ka aqaana waxana aad ujecalhy markaan arko noloshaydii aan kusoobarbaarey aadba ugu mahadsantihin inaa soonoleyneysan dhaqankeena sii wiiqmaya💯💥

  • @faysaibrahimfaysacali
    @faysaibrahimfaysacali 3 года назад +169

    Runtii wa wax laku farxo dhalinyaro cadceedii oo sobaxaysa meel cidlo ah Alah baryaya. Manshaalah. You tuber.hadad ma qasho wa sidan .ma aha qol.iyo kursi ku fariso. Hadal qof yidhi sug..love u bro.❤ u are the best one Somali man RUclipsr as far I know. Welldone ❤

    • @abdiasiiszain3015
      @abdiasiiszain3015 3 года назад +2

      Kula fikirban ahay Masha allah
      RUclipsr waa wiilkan oo kale iyo Abdala jamal

  • @ssabtiqoslaaye2405
    @ssabtiqoslaaye2405 3 года назад +20

    Masha Allah I will come back to my beautiful country Republican of Somaliland ❤️🤍💚
    Insha Allah I miss walahi and my young brothers thank you so much for your hospitality 🙏🏼

  • @easyvibes6948
    @easyvibes6948 3 года назад +14

    This is a documentary,the guy is excellent and i can't describe how sophisticated his ideas are.

  • @janogasho2474
    @janogasho2474 3 года назад +128

    Asc qays qaysar iyo asxaabtiisa Canada ayaanu idinka dawaneynaaaa carruurtaydu adbay uga helèen waligood may arkin geel se barmaamijyadaada ayan dawadsiiyaan adiga iyo gabadha utuberad ah oo ismahaan ladhaho thank you dhamantin wad uqalantaa 20 k daaye 100k ilaahey kheyr ha idinsiiyo carruraha qurbaha ayuu faa,iiso uyahey barmaamijkaagani, halkaa kasii wada

    • @Amedmohd
      @Amedmohd 3 года назад +3

      Canada kawarn✌️😅

    • @maanlulaahmed9003
      @maanlulaahmed9003 3 года назад +4

      Ismahaan daahir

    • @Amedmohd
      @Amedmohd 3 года назад +3

      Sanadkan Gudihisa Ayan imanaya insha Allh

    • @abdiibrahim7370
      @abdiibrahim7370 3 года назад +4

      Mee too wlh Toronto Canada Ayan ka dawaday

    • @Amedmohd
      @Amedmohd 3 года назад +3

      @@abdiibrahim7370 ______Nice nice

  • @honeyapdirizk4965
    @honeyapdirizk4965 3 года назад +68

    Wlhi sidan u sugyaay saka RUclips indhaha ku kala qaday🙄😔❤keep going brother

  • @abdulkadirdhagacade2503
    @abdulkadirdhagacade2503 3 года назад +55

    Nolosha Geelle jiraha Waayo wayo baa igu danbeysey Meel la dhaho Howdka Nugaal Geelu wa dhaqankeyna Soomaalinimo.🇸🇴💪

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 года назад

      Ilahay irsaaqad xalaala hakugu arsaaqo wll Subscribe iisar

  • @siciidkaahil6403
    @siciidkaahil6403 3 года назад +9

    real man knows what GEELJIRE means , i miss this Life❤️❤️ horay usocda dhalinyaro

  • @alijama7145
    @alijama7145 3 года назад +2

    This qays guy is true Somali who likes his culture and his ppl.sxb horay u soco

  • @AhmedMohamed-hz3sn
    @AhmedMohamed-hz3sn 3 года назад +114

    Dhaqankeena soomalida waa mid aab kasima nahy masha allah❤️❤️❤️❤️🇮🇹🇸🇴🇸🇱

    • @miraa1755
      @miraa1755 3 года назад +3

      Calamada aad sooqadatay waa Sierra Leone iyo talyaniga😕

    • @ismailupdeirazhid153
      @ismailupdeirazhid153 3 года назад +2

      @@miraa1755 iyo hoyada

    • @miraa1755
      @miraa1755 3 года назад +4

      @@ismailupdeirazhid153 maxa hoyadey mesha kenay...waxad un ii cadeysay inaad aqlaaq xun tahay! aniga wax aan xaqiiq aheyn masheegin calamadaas 🇸🇱🇮🇪 umada kale ayaa leh

    • @ismailupdeirazhid153
      @ismailupdeirazhid153 3 года назад

      @@miraa1755 ok raali noqo🥺

    • @miraa1755
      @miraa1755 3 года назад

      @@ismailupdeirazhid153 raali wan ahay ee waxa aad qoreysid ka fiirso marwalba!

  • @abdimalikzardheye6623
    @abdimalikzardheye6623 3 года назад +91

    umalayn maayo inaan soomaali kasoo helayo muqaalkan muuqaal ka quruxbadan
    Rag socdaybaad tihiin qays,dhakhtar iyo maaweelba intaa iyo inkabadana waan idinka sugnaa!

    • @simanabdulahi5126
      @simanabdulahi5126 3 года назад +1

      waan ku diirsanay alla dhaqankeena wanaagsana♥♥♥

  • @cabdicasiiskhadar1149
    @cabdicasiiskhadar1149 3 года назад +58

    Inta geel layda ah ee meeshan joogt farta taaga ☝️

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 года назад

      Walal irsaaqad xalaala hakugu arsaaqo wll Subscribe iisar wll

  • @saedibrahim441
    @saedibrahim441 3 года назад +83

    78k- 10k liketa micnaheedu somaalidu magaranayaan miyaa!?
    Waxba ha sheer garaynine like uun saar taasa gayiga somaalida oodhan gaadhsii naysee. Ha igu mashquuline orod halka sare qabo oo soo taabo🙌✊

    • @suhaybcaraxman1995
      @suhaybcaraxman1995 3 года назад +1

      Somalidu 100/60 bila g.mail baY ku isticMalaan👑

  • @ilwaadqurux2143
    @ilwaadqurux2143 3 года назад +5

    Masha allah qays qaysar geesi ku dayasho mudan horey usocu wllky qaali ❤❤❤💋💋💋💋💞💞💞💞💝💖💖💖💯💯💯💯❤❤💚💚💚💚🤍🤍🤍🤍

  • @dmohamed
    @dmohamed 3 года назад +44

    I was Geeljire/Camel herder when I was 5-8 yrs, it's a beautiful and joyful life really😊

  • @wardamohamed2728
    @wardamohamed2728 3 года назад +70

    In love with the wey ure acting like geeljire waw

  • @Jamadeeble5665
    @Jamadeeble5665 3 года назад +70

    Qaysoow nio video kasta halka ugu macaan buu nagaga dhamaadaaye videoga danbe waqtigiisa soo badi
    From borame🖐🖐🖐

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 года назад +4

    Qays qaysar and his company are good examples of the future youth of Somaliland.

  • @edumalaysia00
    @edumalaysia00 3 года назад +10

    So far one of the best channels for Somali culture.

  • @hipaaqaxmed5028
    @hipaaqaxmed5028 3 года назад +20

    Wooow ninka laxaha sii dhawrayoow dhaqasho waa geel geelu xoolo kuma jiro rag adag Keep going guys qays nin adag

  • @mohamoudabdinour3199
    @mohamoudabdinour3199 3 года назад +55

    MuQal lawaDa sugaYey💟✊
    Hory usoco pro ✊⚘
    From 🇸🇱🙏

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 года назад +1

      Ilahy irsaaqad xalaala hakugu arsaaqo wll Subscribe iisar

  • @alleyaqaan4728
    @alleyaqaan4728 3 года назад +18

    Wow best muuqaal😍😍dhaqanka iyo cilmiga nafsigaa ee uu xanbaarsanyhy lama yaraysan karo 😍thanks qays😍🤩

  • @salimiinoffical6059
    @salimiinoffical6059 3 года назад +108

    Inta waligeed geel raacin like ha iisaarto 💟🙏👊

  • @diiriyejanan3971
    @diiriyejanan3971 3 года назад +31

    Dhalinyaro bila caleeg ragan waxy u qalman wax weyn ee like iyo subscribe ah gacanta furta inaga darteen is ay ino rali galiyaan ayaa wakhtiga dhaxan iyo qabow mugdi dhan walba iga farxiyay laga farxiyo allh dhammanteenba haygna farxiyee

  • @redsandempire7389
    @redsandempire7389 3 года назад +19

    Heer sare - Heer sare .. Absolutely Ninkan qeysar waa rageedii waa RUclipsrka xiligan 2021 ugu shidan 🇭🇺😎

  • @dailyxiin
    @dailyxiin 3 года назад +23

    MuuQalkan yaa Sugayay SidaydaH
    Lolosha Baadiyuhu Waa Nolol Macaan Wlahida😍❣
    Masha"allah MuuQaal Wax badan Laga ShaQeeyay

  • @ibrahimkrama1711
    @ibrahimkrama1711 3 года назад +51

    U deserve better popularity bro ⭐️ but I’m sure they will use your videos as a documentary in da future

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 года назад +7

    Masha Allah wlkey qaliya qeys ale dhib Kuma tuso dalkeyga iyo dadkeyga reer Somaliland allow nabadoda usiyaadi
    💚♥️🗯️🌎💪

  • @hamdasheikh6232
    @hamdasheikh6232 3 года назад +6

    Mansha allh codkaaga ka helaaba anu wlh raganima ku ladhan iyo inaad nin adag tahay qaysoow💜

  • @salmaanibrahin3844
    @salmaanibrahin3844 3 года назад +45

    saaxiib adigoo mahadsan qayb labaad maad nooga soo diyaarin 😁🥰

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 года назад

      Ilhay irsaaqad xalaala hakugu arsaaqo wll Subscribe iisar

  • @sahrujahaji6058
    @sahrujahaji6058 3 года назад +67

    Hada awoodo 50k like 👍 wan ku garsin laha balse ma awoodo

  • @apdiazizahmed170
    @apdiazizahmed170 3 года назад +112

    Mzha allh bro waan sugi kari la.ayn muuqalkan 😂😂 inta ilaa sugaysay like👍

  • @hannibdi2348
    @hannibdi2348 3 года назад +10

    Hi I’m new to your channel but I can see you are doing great job for showing people the normal lifestyle thank you and keep up the good job

  • @xamdabilan-6900
    @xamdabilan-6900 Год назад +2

    Video yawgan malaha 6 jeer wan dawaday wa Video yawga ugu quruxda badan walhy intah Video yaw ee ku jirtah RUclips kaga manshalh 🤩🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @sainabomar6815
    @sainabomar6815 3 года назад +14

    Mansh Allha dhulka hooyo waa sidan nolosha miiga hore u socda wll farxad yadu waa farxdiin 👍👍👍👍💚🤍♥️💚🤍♥️👍👍🙏🙏🙏

    • @Fandhaal1
      @Fandhaal1 3 года назад

      Ilahy irsaaqad xalaala hakugu arsaaqo Walal Subscribe iisar

  • @idilosman4663
    @idilosman4663 3 года назад +15

    Muuqal kan waxaanka bartay Dabadhoon thanks brother

  • @hakemaali5055
    @hakemaali5055 3 года назад +32

    Mashallah It looks peaceful, no bills to pay, no digital devices. 30 sano qurbe 😓
    Waxan xasustay
    #heestii geela markuu
    #Dararanyahay labanin dugtayee dugta
    Mahadsanid💕👍🏾

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 3 года назад +8

    I never ever seen Best Chanel except today 👍👍thank you so much brothers💕

    • @rowdhahani590
      @rowdhahani590 3 года назад

      Imagine am seeing now😢 interesting scenes my motherland

  • @iidaadan1464
    @iidaadan1464 3 года назад +3

    Muuqaalo waxtar badan oo faaiddoyin badan bulshada uleh ayaad soo galisaan Hore u socda walalayaal oo guuleysta anaguna duco iyo dhiirigelin ayaanu idinla garab taaganahay👏👏👏👏👏

  • @anfaccabdinaasir3097
    @anfaccabdinaasir3097 3 года назад +5

    Mansha Allah tabarakallah waad mahadsan tihiin runtii hawl adag ayaad u gasheen oo way ka muuqataa muuqaalku in wakhti badan galay noo soo badiya muuqaalada dhaqankeena khuseeya iinsha Allah

  • @Qaaliquman666
    @Qaaliquman666 3 года назад +7

    Aw we are waiting bro thnkz horumar wacan walaal video yashaada wax BAdan ba ka bartay M.A SALAAMA from mugdisho 🥰🥰
    And 📿Ramadan coming soon insha Allah

  • @abdisalanhersi8516
    @abdisalanhersi8516 3 года назад +41

    Tacliin aabahay wuxuu ibaray teeyo soogodole tuska ooda iyo baan aqaan tirada xoolaha.e Intii aan tuldaha baas wadwadey rag iga tooreeya waxba gabaygu yuu ila taffine waxaan kutaaleeyey moogan waan tagi haddaan taabo nooliga.e tabantaabo gacalbaan Rabaa tolow halaydhoofsho AUN abwaan maxamed kaahin feedhoole💕

    • @Abdallaroyal
      @Abdallaroyal 3 года назад +1

      Wll key Subescribe isaar 🇸🇴

    • @apdizalan8745
      @apdizalan8745 3 года назад

      gabayga waad haysaa sxp legend baad thy

    • @abdisalanhersi8516
      @abdisalanhersi8516 3 года назад

      @@apdizalan8745 mhd sanid sxp

    • @edmo8912
      @edmo8912 3 года назад +2

      Gabaygas primary gii baan ku dhigtay, oo qisadu waxay inuu tagay cadan isagoo islahaa halkaasa lawada tagaa oo meel laga soo shaqaysto oo deedna markuu tagay uu wax hagaagsan markuu ka tarsan waayay , ayuu gabaygan madal ka tiriyey meel maqaaxi somalidu fadhiisan jiray .

    • @abdisalanhersi8516
      @abdisalanhersi8516 3 года назад

      @@edmo8912 haa wllo lkn had a suugaanta secondariga j.s/land aduu kujiraa form two iyaan dhawayd ayaan dhiganay

  • @aliosmanadan8815
    @aliosmanadan8815 3 года назад +8

    THIS occurs, When you found the real RUclipsr... keep UP the good work GUYZ 🎉🎖

  • @laylasalah2961
    @laylasalah2961 2 года назад +3

    I literally can’t stop watching this channel🖤 illahay hanagu simo ina san dhaqankayaga u aragno

  • @comingfacts2623
    @comingfacts2623 3 года назад +14

    Rich heritage Somalia🇸🇴
    Very interesting content.

    • @sara-jc2eh
      @sara-jc2eh 3 года назад +2

      somaliland

    • @AH-xq8et
      @AH-xq8et 3 года назад

      @@sara-jc2eh habartaa somaliland ah🤣

    • @thiagotakaweyne6562
      @thiagotakaweyne6562 3 года назад +1

      @@AH-xq8et somaliland wye de 😂😂

  • @jameelvlogs474
    @jameelvlogs474 3 года назад +20

    This Guys Making A Well Performed Acts Of Nature Videos They Mentoring And Influencing Young People Ya All Deserve Gold Medal Awards Guys That Music Ugu Danbeeya Wuxu I Xasuusiyey Filmkii Al-Resala The Message Thanks Guys 👋❤

  • @firstnamelastname2786
    @firstnamelastname2786 2 года назад +14

    That life right there is where true happiness truly exists! It’s the utmost perfection, nothing else could ever truly satisfy my soul Completely❤️

  • @hanadeen
    @hanadeen 2 года назад +1

    Manshallah...back to our roots and identity... Dressed like a true Somalia...keep it up your doing an amazing job

  • @Nimanada
    @Nimanada 3 года назад +3

    Aad iyo aad ayaad ugu mahadsantihiin reality-film-kan gaaban. Waa uxiisay dalkaygii. Inshallah markaan hargeyso imaado please and please tour of the country ila hagaajiya.

  • @Ymansuuri
    @Ymansuuri 3 года назад +5

    Dalxiis adoo furaashkaaga jiifa.
    Big respect qaysow..

  • @farhanhdhimbil4998
    @farhanhdhimbil4998 3 года назад +10

    Best vloger of SOMALILAND ❤️❤️😘

  • @huthaofficial6038
    @huthaofficial6038 3 года назад +10

    Geerarka aad tirinayso grade 7 primary ka ahaa waxan ka xasuusta" tacliin waxu aabahay i baray tooyada soo godole" l remember it

    • @mustafeosman1321
      @mustafeosman1321 3 года назад +2

      Tacliin aa ahay wxuu i baray teeyo soo godol
      Tiska oodda iyo baan iqiin tirada xoolaa
      Waa gabaygii MOHAMED KAAHIN FEEDHOOLE grade 7 buu ahaa waa sax xusuus fiican waxan dhigtay 10sano ka bor oon 7 ahaa

    • @rzacck
      @rzacck 3 года назад

      Taban taabo gacal-baan rabaa
      Tollow halay dhoofsho 😊

  • @MahdiHagi
    @MahdiHagi 3 года назад +4

    Salaada subax iyo caano GEEL..Asal...
    Salaada tusa markaad tukanaysan. Dad badan baad tusaale u tihiin. Ya doing a great job...Mashaallah. Jazakalahu kheyr dhamaantin.

  • @mohamedhossainjiille304
    @mohamedhossainjiille304 3 года назад +4

    Anigu caadi Baan idiin la dalxiis ay Ina ader oo qolofkeyga baa ka maqnaa aagiina❤️
    I love the way y're doing for us guys

  • @abdishakourmohamoudjama2326
    @abdishakourmohamoudjama2326 3 года назад +19

    In badan ban sugayay keep going bro

  • @hassandaadle5530
    @hassandaadle5530 3 года назад +15

    I spent 5 hours watching only his videos woow 🔥🔥

  • @sinitquenapach5497
    @sinitquenapach5497 3 года назад +4

    This guy is so talented as a tourist he deserves more and he is the most effective youtubers

  • @thehorndailynews5175
    @thehorndailynews5175 3 года назад +5

    beautiful video, I don't understand the words, but their expressions, their faces say everything. I wish I was there.

  • @mohaofficial12
    @mohaofficial12 3 года назад +2

    What we are seeing all of us is miricle couse we need aman like you who loves his culture and his land🖐🏾🖐🏾

  • @harbisulub
    @harbisulub 3 года назад +5

    Masha Allah tabaraka Allah. May Allah bless you walalo. You're an asset to our country- Somaliland alhamdulilah. I learned so much from you saxib. HORE USOCO❤

  • @ismahanjirde2896
    @ismahanjirde2896 3 года назад +20

    I loved this video guys its one of a kind and the only thing I liked about it is so creative mashallah ❤ ♥ may Allah bless you all 🥰🥰😍😍😍😍

  • @amiin_bey3360
    @amiin_bey3360 3 года назад +33

    Wa a tahay shaqsiga kaliya ee soomaali ah oo aan xiiseeyo muqaladisa horey usoco walal Qaysar❤🇸🇴👑

    • @mustaphejeex4755
      @mustaphejeex4755 3 года назад

      Calanka Al shabab malaha

    • @axmedcade5195
      @axmedcade5195 3 года назад +1

      @@mustaphejeex4755
      Calanka iska daaye
      Niyad samida uu u hadlay ka raac

    • @karimhasan8967
      @karimhasan8967 3 года назад +1

      marada dhiigle ragan ha ku daba dhajine kala hadh midkodiby ku faanayan o ka sharaf badan midkase

    • @axmedcade5195
      @axmedcade5195 3 года назад +2

      @@karimhasan8967
      Hadu calan cid kale saaran lahaa ma aydan dhibsateen
      Llkn waxa ku dhihi lahaa xasaasiyada iyo cadowtinmada aan jirin ee aad raadinaysid iska daa
      Ninkaas si wanaagsan buu i hadlay in si wanaagsan loogu jawaabo ayiu mudan yhy

    • @Kamal-mb9vz
      @Kamal-mb9vz 3 года назад +1

      @@axmedcade5195 laakiin calankaas wu na dhibayaa, hala noqdo, wanaagiisana wan soo dhaweynanaa, Calamada kale waxayna noo dhibayn iyaga qadiyad nama dhex taal.
      Thanks

  • @AG-rp6xq
    @AG-rp6xq 3 года назад +3

    WoW 🤩 Masha’Allah tabarkallah habo qays qaysar 👏🏼👏🏼👏🏼

  • @khalifadrake4514
    @khalifadrake4514 3 года назад +14

    Brother please make your videos a bit longer , I can't get enough of it. Thank you ❣️

  • @efoot-ball845
    @efoot-ball845 3 года назад +5

    6 saano kahor baan ka soo taagy geela aabyha wowowo
    thanks wll qali like this video
    xasus iga qali

  • @Suusahp
    @Suusahp 3 года назад +5

    Aad baan kaaga mahad celinayaa inad muqalakan noso duubto 🙏💯
    Aad iyo aadana waan uga hely
    حبيت هذا المقطع وآلله 💯

  • @amuunaragsanmahmoud2963
    @amuunaragsanmahmoud2963 3 года назад +7

    Alla wll qali wiilshaydiiyow cabdisamed iyo cabdirxaman noloshu idinma xumayso waxaad uqalantaaa 200k vidoga 20k iska dayee gaadhsiiya wiisha dhiig isku yeela 🥰🥰🥰👍

  • @zainabmohamed2226
    @zainabmohamed2226 3 года назад +5

    masha Allah dhulkaygii iyo geelayagii waan u xiisay. konfurta hargaysa waa halkii geela loo yaqaanay. ilahayaw igu sin Intan tagayo. ❤❤❤ waad mahadsantiin wallhay. noo soo badiya muuqaladan oo kale.

  • @osmansorrow4725
    @osmansorrow4725 3 года назад +1

    Channelkaan waxuu istaahila 1M iyo ka badan wlhi, Well done Qeys iyo teamkiisa.

  • @hoodocawke3828
    @hoodocawke3828 3 года назад +12

    Anaa ugu horeyay Qaysow dalxiizka danbe wan idinku jira🤣💖🖐🖐🖐

  • @muhsinmustafa2841
    @muhsinmustafa2841 3 года назад +4

    Sidaas baa dhagan kaaqa loqu faana hory u soco

  • @_GlobalNomad
    @_GlobalNomad 3 года назад +15

    Mashallah great video

  • @Banjuu432
    @Banjuu432 3 года назад +12

    Mansha allah bilaaw ilaa dhamaad Dhoola cadeyn ayan ku dhamestay mahadsanid wllo Geela magaalo inan ku arkay maahane Mii weligaygaba Cag maanan dhigin 😭 mida kale Sidaad Hadalka uugu daba meersanesid ood uula jiibineysid aad baan ooga heley 🥰❤️

  • @engrabiic
    @engrabiic Год назад +1

    Kani waa muuqalada aan ugu jeclahay Qays qayser guuleyso lpx

  • @sharmarkey.5165
    @sharmarkey.5165 3 года назад +22

    Congratulations. I'm so glad this channel is growing so well, great to see a channel get the recognition they deserve. Can't wait to see where this channel goes from here
    Qays qayser deserve better!!

  • @MadarGuleid
    @MadarGuleid 3 года назад +7

    Qays Qayser am a big fan of yours , hore u soco wlaal

  • @cawocabdi4544
    @cawocabdi4544 3 года назад +15

    First like saar hada in badan sugeysey videogaan
    👇👇

  • @dreamdoll8700
    @dreamdoll8700 3 года назад +8

    Soomaaliweyn is so gorgeous never seen my forefathers land inshallah one day

  • @ilhaamqalif5007
    @ilhaamqalif5007 3 года назад +7

    Masha Allah Ramadaan mubarak 🌙⭐ Muqaal Aad u qurux bdan Ku dalxiis Dhulkaga HOOYO 💜 waxa sugnaaba waa LAASCAANOOD

  • @guunjeyare5449
    @guunjeyare5449 3 года назад +12

    You're working hard, and you deserve more than this, go head bro .wish you all the best .

    • @anabjama8778
      @anabjama8778 3 года назад +1

      Asc

    • @anabjama8778
      @anabjama8778 3 года назад

      🤍🤍🤍🤍🤍💜💜💚💚💚💚🇬🇧🇬🇧🇬🇧❤❤❤💙💙💙

  • @shafimohamed95
    @shafimohamed95 3 года назад +5

    Finally some amazing content from our somali creators.

  • @muniiraomer7797
    @muniiraomer7797 3 года назад +9

    Rabi wayne kuma tuso waxku dhiba huuno❤️😘👏

  • @highflyer215
    @highflyer215 3 года назад +4

    Great videos guys I really admire your work, mashaAllah, that old man is legend.

  • @ayaanjaamac1710
    @ayaanjaamac1710 3 года назад +12

    5:27 😂😂😂😂😂 kugumaan ogeyn inad geeraartee
    best aha nio codka iyo gerarku

  • @sistasafi3263
    @sistasafi3263 3 года назад +10

    Loved this, you should do one month diary of geeljiir😍

  • @azuzmuzedacar7543
    @azuzmuzedacar7543 3 года назад +28

    Raga wa inay dawlda muse biixi maaal galisa wa rag an ad u xiiseyo muqaaladoda wa inu madax waynuhu bajad u sii daya ragan way shaqayna wle❤

    • @Landers2024
      @Landers2024 3 года назад +4

      walahi waa ruun wasarada dalxiiska waa inay isticmasha dalinyaradan. Mashallah the best.

    • @sharafali9598
      @sharafali9598 3 года назад +1

      Kk muuse cidna uma naxee sidooda hayga nabad lelaan

    • @azuzmuzedacar7543
      @azuzmuzedacar7543 3 года назад

      @@sharafali9598 de isaga fudud wan kaba eryi dalka

    • @mudanemudakar8456
      @mudanemudakar8456 3 года назад +1

      Wllo cashuurta 100/50 ah ee lagusoo rogay uun halaga daayo dhalintu iyagaa iskood wax uqabsane meesha daqlad wax maalgalisaa ma jirtee

    • @banuhaashim9539
      @banuhaashim9539 3 года назад

      Saaxiib waxaa ha maqashiin.
      Iyagaa isku filan oo iskood wax ula soo baxaya oo dhakooyin badan keenaya

  • @inabiniadam3037
    @inabiniadam3037 3 года назад +3

    Wallahi youtubekii igu faaido iyo iga farxis badnaa👍🏾❤️ odayga😂😂

  • @mahmedciise9268
    @mahmedciise9268 2 года назад

    Xaqiiq markaan ka hadlo RUclipsr xagga muuqalada ku gaadhaya ma arag wadamaduna waxay ku horu marraan muqlada wanaagsan ee laga soo gud biyo
    😘😘😘

  • @cabdisamed.5565
    @cabdisamed.5565 3 года назад +1

    Xalay 11:30 ayaan channelkan soo galay saan muuqalada u daawanaayay waxa hadda la eedaamayaa salaadii subax🥰🥰🥰🥰Keep your head up bro qays qaysar

  • @Larasamira1
    @Larasamira1 3 года назад +5

    Anigoon daawan ban like saaray ❤️si u gaadho umad badan we love dhaqankeena 🐪

  • @abdiqaadirali1220
    @abdiqaadirali1220 3 года назад +7

    Please make part 2
    Thanks brother Qays Qaysar

  • @salieujallow9112
    @salieujallow9112 3 года назад +42

    Somaliland is a beautiful country

    • @mohamedwaititi6192
      @mohamedwaititi6192 2 года назад +1

      Country 🤣😂😂

    • @fadkabari8554
      @fadkabari8554 2 года назад +1

      @@mohamedwaititi6192 keep crying qadaadweyn. Af jilicsanayde

    • @mohamedwaititi6192
      @mohamedwaititi6192 2 года назад

      @@fadkabari8554 I’m laughing 😂 🤣🤣😂😂 if it’s a country why I can’t find it on the map 🤣😂

    • @mohailkacase3237
      @mohailkacase3237 2 года назад

      @@mohamedwaititi6192 Google somaliland ku qor ine arki wesid so arke 😉

    • @mohamedwaititi6192
      @mohamedwaititi6192 2 года назад

      @@mohailkacase3237 i did google I can’t find it on the map it only says Somalia 🇸🇴 🤦‍♂️ 🤣🤣😂😂

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 3 года назад +1

    Mashaa Allaah dhaqanka waxa ka fiican majiran iyo weliba saa ugu quruxu badantihiin baa ka daran 🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍