BEERTA UGU WAYN XARIIRAD

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024

Комментарии • 55

  • @abdukadirnur6110
    @abdukadirnur6110 15 дней назад +1

    Mashllaah waad dadashay. Laakiin Afagadhada ha ku badin beerta dhulka ayuu nafaqada ka mariya wuu dilaa. Ha isku badin lacagtiisa yey ku sirin.

  • @axmedmaxamuud2890
    @axmedmaxamuud2890 18 дней назад +1

    Caalin Abyan horta salaam balaadhan iga gudoon, waxaan ahey nin reer Borama ah. Waxaan rajeynayaa inaad noqoto mid u ololeeya beerista oo aad isku xidho beeraleyda si ay u kala faaiideystaan - midda kale - aad ku xidho beeraleyda reer magaalka si ganacsigu u sii xoogeysto adna shaqo dheeraad ah kaaga soo baxdo! Midhkaa iga qor shaqo waad ka dhex abuuri kartaa, in sha Allah. waad ku mahadsantahay muuqaalada Bari ilaa Galbeed aad noo tabiso. Ilaahey Somali dhulka ha u barakeeyo. Anigu xuduudaha ma aaminsani!!

  • @MohamedYusuf-xb2sb
    @MohamedYusuf-xb2sb 19 дней назад +2

    Maasha-ALLAAH
    Qurux Qurux dhaaftay ALLE ha inoo siyaadiyo Nimcoyinkiisa

  • @Burcawi24
    @Burcawi24 17 дней назад

    Xariirad dhul qurux badan❤❤❤❤❤

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 18 дней назад

    Waa guul weyn uu ninka ask gaadhey haku Feysa an dadka Somaliyed haddiii ay I as caqli leeyehin maashaa alaah

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 19 дней назад +1

    Maansha alaah

  • @Abdulkga
    @Abdulkga 18 дней назад

    Ilaahay ha u barakeeyo Cisman, waa muwaadin ku dayashu mudan runtii.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  18 дней назад

      Wa nin dhalinyar ah islamarkaana dadaalaya in lagu daydo ayu mudanyay.
      Mahadsanid.

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 17 дней назад +1

    Beeralay baan noqonayaa insha allaah dhawaaan isooduceeya

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  17 дней назад

      @@GuledAhmed-kz5ts duco uma baahnid goaan ayad u baahanty.

    • @GuledAhmed-kz5ts
      @GuledAhmed-kz5ts 17 дней назад

      @@caalinAbyan insha allaah wan qaaatay waanan ku dhaqaaqayaaa

  • @abdihakimmmohamud7230
    @abdihakimmmohamud7230 19 дней назад +1

    Maasha ALLAAH ALLAW barakee. Abyan ayaanu kuwadanaa Kanaalkan halla xoojiyo.

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  19 дней назад

      Amin .
      Mahadsanid.
      Share ku qabo imaka.

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 17 дней назад

    ALLEEY. LEEHEEY. BALAN. SHA QOO. WAXAA. . ZAYLAC LUGHAYA GEERIISA. GARBO DADAAR. CALII. XAYD. CEEL SHEIKH CEEL LAHEEYLAAY. KARUUREE. OSO LII. GAR GARAA. . DHUUL KASII. AYAA AAD OGUU. BAHAN

  • @wayraxali2944
    @wayraxali2944 18 дней назад

    Ma sha Allah hambalyo xariirad magaaladeydi xooga xariirad xamar iga wanaagsan. Mahadsanid weriye caalim ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 17 дней назад

    MAN SHA ALLAH. XARIIRAD. WA .MEELHAA AAD KA UU. QURUUX . BADAN. EE. QABIILKA CIISE. 😂. GAR AHAAN. REER. RG. DEGOO. . AWDAL. STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz 17 дней назад

    Masha allah balanteenu waa shaqo

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 17 дней назад

    YA. SALAAM. . ALLEY. LEEHEE. BALAAN TEENUU. WA SHA QOO

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 17 дней назад

    WAN KU SALAAMEY. CALIIN. ABYAN

  • @mahadmohamud9953
    @mahadmohamud9953 19 дней назад

    Waa meel barwaaqo kabaxayso, coowska iyo geedaha yar yar ee dhulka kuyaala in laga jaray u baahantahay

  • @abdulazizgulaid7284
    @abdulazizgulaid7284 19 дней назад

    Masha Allah ❤❤❤

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 17 дней назад

    WA. ABDUL FATAAX CABDI BOULALE. OO. AAH NIIN. DAHLIINYARO AAH. KA SOO. JEEDA QABIILKA CIISE. IISKAA. LEEH. GOBOLKA AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴

  • @nouhkairdon3787
    @nouhkairdon3787 19 дней назад +1

    Mashaallah xarirad thank you zxb

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 18 дней назад

    Maasha Allah
    Dacab hadii la galo waa la goostaa

  • @bartaaqoonta9098
    @bartaaqoonta9098 18 дней назад

    mashaa Allaah, Lakiin waxaad u baahantahay in aad 2 shay ku dadaasho.
    1. Microphone codkaaga aad ayuu u gaabanyahay.
    2. Video aad so ogalinayso ka daaa colorka aad ku darayso ama filterka. sida caadiga aa ayaa qurux badan sidan hada waa indho qabasho.
    guulayso sxb aad maalin ima dhaafto aanan videogaaga daawan.

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 16 дней назад

    mashalllah

  • @GUUleed
    @GUUleed 19 дней назад

    Msha allh

  • @MahamudMohamedhagimuse-gv6el
    @MahamudMohamedhagimuse-gv6el 19 дней назад

    Mncha allah. Caalin Abyan, from calaacule Shiikh Hadana Xariirad Iyo Galbeed meedey Bonne Iyo xalimaalena, 👍 great image

    • @caalinAbyan
      @caalinAbyan  19 дней назад

      Insha Allah DEGMO DEGMO AYAAN U MARI DOONA DALKO DHAN .

  • @XafsacabdiXafsacabdi
    @XafsacabdiXafsacabdi 17 дней назад

    From Zahra caalin

  • @hamsekosar1196
    @hamsekosar1196 18 дней назад

    Masha Allah

  • @hamseyusuf2605
    @hamseyusuf2605 19 дней назад

    Mansha alah ilaahay ha u barakeeyo tacabkaa uu gashay

  • @MahaadAllah
    @MahaadAllah 19 дней назад +1

    Ma sha Allah tabarak Rahman Allahum bariki ❤

  • @AbukarFarah-m2e
    @AbukarFarah-m2e 19 дней назад

    Wadh muusiqa iyo heesaha jooji ilaah nicmadiisa haku kufriyin

    • @Abdulkga
      @Abdulkga 18 дней назад

      Aamus alshabaab yahow Diin waxba ka garanmayside! Nin Wahabi ah oo lacag lagu siiyo in Suugaanta af Soomaliga la tirtiro oo Carabta madow ee bila dhaqanka lagaa dhigo, ayaa sheekadan faafiyey oo camal ka dhigtay. Ayaad Quraan ah iyo xataa xadiis xaaraan ka dhigay heesaha iyo music haba yaraate ma jirto. Maskaxda ka shaqaysii oo yaan lagu afduubin!

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 19 дней назад +1

    Maashallah so nice

  • @SahalabdiBulale
    @SahalabdiBulale 17 дней назад

    HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. DHUULKA QABIILKA CIISE. EE. GOBOLKA DEGMADA XARIIRAD. EE. IISLAA. QOBOLKA. AWDAL STATE.OF.CIISE SOMALIA 🇸🇴 ♥️

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 18 дней назад

    من زرع حصد

  • @sagalahmed7222
    @sagalahmed7222 19 дней назад +1

    Maasha Allah
    Allahuma baarik

  • @sahalcarte
    @sahalcarte 19 дней назад

    Keep going 💪💪 caalin abyan. Channel noo fa ideeya

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs 19 дней назад +1

    Waw 💥💯

  • @mohamudsalad5750
    @mohamudsalad5750 17 дней назад +1

    War nio DRONE TA marka muqalka ku duubeysid dee socodsii iyada oo socota wx kusoo duub bahasha inta kicisid baa hadba dhinac u jeedinaysaahe.

  • @GF-fk4is
    @GF-fk4is 14 дней назад

    Qiimaha ay suuqa ku geyaan bashasha iyo tamadhada liindhananta basbaaska ban rabana inan ogano

  • @AhmedYasin-h3f
    @AhmedYasin-h3f 18 дней назад

    Sxp buurta libaaxlay sooduub

  • @nasromohamed7266
    @nasromohamed7266 19 дней назад

    Salaamacad kaa danbaysa salka saaro 😂

  • @maxamuudibraahin5219
    @maxamuudibraahin5219 19 дней назад

    Maansha alaah

  • @idilegal3513
    @idilegal3513 19 дней назад +2

    Masha Allah ❤❤❤❤