MUUQAAL QURXOON HARGEISA OO ROOBAN IYO GALBEEDKA MAGAALADA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 окт 2024
  • #hargeysa #somalishort #camel #travel

Комментарии • 10

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 14 дней назад +2

    Salaam Alaykuma masha Allaha lakiin waxaan ku waydiiyay hargisa Oo xageeya

  • @AnwarNoor123
    @AnwarNoor123 15 дней назад

    My area Masha Allah looking fantastic as usual.

    • @Somaliwalkerr
      @Somaliwalkerr  15 дней назад +1

      Really it's so nice, tnks Anwar long life Insha allh from team HARGEISA

  • @IkranBihi
    @IkranBihi 14 дней назад

    Masha Allah

  • @عول-ق7و
    @عول-ق7و 15 дней назад +1

    Waxn codsanya gadidka socda shukanta iyo jidku ismalha maxa loga fekeri wayey shukanta gadhoga iyo jidaka leyes waa fajiyo ❤

    • @Somaliwalkerr
      @Somaliwalkerr  15 дней назад

      WAA runtaa waxa ay u bahantahy in baburta cusub ee dalka imanaya laga dhigo midig insha Allah way hagaagi , mahadsanid

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 14 дней назад +1

    Dhir baa ka maqan magalada

  • @abdiaziizahmed7827
    @abdiaziizahmed7827 12 дней назад

    HARGEISA WAA MAGAALO WEYN OO QURUX BADAN OO AY KU NOOL YIHIIN MALAAYIIN QOF WAA MAGAALO LEH DHAQAALE XOOG BADAN

  • @SomaliLandViews
    @SomaliLandViews 14 дней назад +1

    Waxa ug daran ee magaalada qaabdaradda u keenyaa waa biraha laydhka oo wada qalooca. Iyo xadhkaha korontada oo isku dhexdaadsan. Dawaldda hoose arrinkaa ha ka hawlgasho.

    • @Somaliwalkerr
      @Somaliwalkerr  14 дней назад

      Qorshaha laydh galinta magaalada in dib loo eego weeyan Insha allh