Fadlan usheeg shacabka somaaliyeed lumberka wiilkaas laga helo iyo Ama gabadha Aniisa lumberkeeda otaqaan Wiilkaas Si loo wada ogaado odad badan Naxariiis badan loo baro loogu hagaajiyo lumberkiisa Abdinaasir bes wa salaam
WAA nin rag aho dad badan Anfici doona inshaa allaah?? Inkastoo uuso marey qisooyin Xanuuun badan laakiiinse lumberka taleefonka laga helo fadlan kuso qora Cinwaankiiiiina si loo Caawiyo waa wiiiil yaro fariiiid ah
Wlh waa xanuun. Wax aan ku qiyaaso ma garanayo arintaan. Lkn waa in dowlada loo gudbiyo si uu shaqalaha dowlada uga mid noqdo haddiibba ey dowladi meesha ka jirto. Am so sorry
wiilkan nolosha muqdisho wa qaali hada lacagtu sheegay genacsiga loogu faraayo waxba fcn uma goyneyso jiingada xita meeshu sheegayo wa duur waxa fcn dukaan qol sara si waxasa uga qasaarin
Gabadhaa Waa In Bilad Sharaf lasiiya a walaahi Waxey Ahayd Gabar Qaali Ah Garowe Joogto ee Soo caawisay ❤❤❤
SOOMAALI IYO XAASIDNIMADEEDII WAXAA DHICI KARTA IN MUSTAQBAL KAAS WANAAG SAN IYO JAAMACADAAS UU DHAMAYNAYO LAGALA DAGAALAMAYEY . HADAY ARINTU SAAS U DHACDAY WAXAY ILOOBEEN IN ALLAAH JOOGO OO ALLAAH ADOOMADIISA KU FILAN YAHAY. MAAMO ALLAAH AYAA KUGU FILAN BARYADA ALLAAHNA BADI WAAD GUULAYSANAYSAAYE.
Maansha allaah wallaahay gabdhaas khayr weyn bay rogatay anagaaba uducaynay gabadhaas anabaa aad uga naxay wiilkaas oo caawa wax weyn iga degeen qisadiisa waan dhegaysanayey ilaa hada ilaa dhamaadka waana ku qiiroodaa
Naagtaas wiilka lugoysay haday qisadiisu runtahay ALLAAH NAAGTAAS HA KA SOO SAARO SAY WIILKA U LUGAYSAY ALLAAH HA U LUGOYO AAMIN.
Dahiir callasow waa geesi somaliyeed
Dahir callasow waa hayaad ugu wayiin ee dhanka samafalka iyo
Xuquqda addanaha ee umada Somaliyeed
Isdeji dahir hada lee aragty
Kasi wa Mika’s sixiroole wecel xarana
Fadlan usheeg shacabka somaaliyeed lumberka wiilkaas laga helo iyo Ama gabadha Aniisa lumberkeeda otaqaan Wiilkaas Si loo wada ogaado odad badan Naxariiis badan loo baro loogu hagaajiyo lumberkiisa Abdinaasir bes wa salaam
Masha Allah gabadha yar ee cawisay❤❤
Mashaa allaah gabadha yara ee caawisaya❤️❤️
WAA nin rag aho dad badan Anfici doona inshaa allaah?? Inkastoo uuso marey qisooyin Xanuuun badan laakiiinse lumberka taleefonka laga helo fadlan kuso qora Cinwaankiiiiina si loo Caawiyo waa wiiiil yaro fariiiid ah
Way lugoosey allaah lugta hagooyo naagtaas
Alle haku sahlo walidka
Anisa kheer Alaaah ha ku siiyo iyo zahara yar
caawyiya insha ala
Daahirow wax uqabo ninkaan nin Rag ah waaye walaahi hadeey gacanteeyda wax ku jiri lahayeen cid kalmatshdeen Caruur la igu deeyriyiaan koriyaa Ee waxab umahelikaro waahi waan kaxumahay
Gabadha ilahay khayr ha siiyo ku cawasay
Ilaahay ugargaar wiilka oo cid haysan naagtii lugeesey oo hooyo baan kuu ahay tiri oo kacarartey ilaahay xaqiisa haka Soo bixiyo
Labarkiisa,hasooqoro,badlands siloocaawiyo
Waligaa qof aadan aqoon ha aaminina hooyo ku dhigtay oo ku tuurtay ha raadsan ilahay talo saaro umadana ilahay ha ku sakhiro
Hagaag dahiir adigana allaha ku kaarkaro
Allh xanuun badana
Masha.allah.dahir.iyo.tiimkisa,Kerr.alla.haidin.siiyo
Allow umiciin wiilka yar
Walaahi xanuun waaye zahara yar Anaaba uduceeyay Ax Ax Ax
Habo alaha kuu sahlo waalidkaa abdi naasir
ilmadii baan ceshan waayay😢😢
Waa qiso xanuun badan wllhi😭😭😭
Walaahi waa qiso xanuun badan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Dahir waa ducaysan yahay (daahir dad nuurshe ayaa la dhaa wixii hore beeen
Walaahi anaa ka bixin lahaa lumber kiisa
Labarkiisa iyo magaciisa oosadexan keena
Walaahi waan kanaxay abdinaasir😢😢😢😢
Way lugeeysay Naagtu
Sorry ciidan inaan qortaan rabay haaaah walaahi waan kaxumaday habo sorry
Dadka qaara ma istaahilan inya waxa dhallaan sroyyy🥲
Wlh waa xanuun. Wax aan ku qiyaaso ma garanayo arintaan. Lkn waa in dowlada loo gudbiyo si uu shaqalaha dowlada uga mid noqdo haddiibba ey dowladi meesha ka jirto. Am so sorry
Alaahu akbar
Gabadhaas yar ee caawisay amay walaashiis tahay oo dhiigu isku soo leexshay bal fiiri intay la martay caawinteeda
😂😂😂 subaxan allah
wiilkan nolosha muqdisho wa qaali hada lacagtu sheegay genacsiga loogu faraayo waxba fcn uma goyneyso jiingada xita meeshu sheegayo wa duur waxa fcn dukaan qol sara si waxasa uga qasaarin
Daahir hada ksdib lwaan taageerayaa
Qofkasto Aya hoyo u ah alaha u gargaro
😢
Asc
Telkiisa xagee laga helaa
5 bilood iyo bar
😭😭😭😭
Wiilkan. hooyo. ayanuhay
Numberkiisa hormud hadu so ceshto naagta number keda haka dhex baaro oo police ka garowe ha u diro hala so xiro naagta wasakhada
Groowe muslin madagana miyaa
Qof been shegayo uma eko
Alaahu akbar