Booqashada mid ka mida Beeraha Guulaystay

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 окт 2024

Комментарии • 30

  • @moali27
    @moali27 2 месяца назад +3

    Mansha Allah🥰, Allaha wada barakeeyo Shanta Soomaali iyo Muslimka oo idil.🤲🤲🤲

  • @hamsesaeeed1564
    @hamsesaeeed1564 2 месяца назад +2

    Lambarkiina noo sheega oo halka nagula wadaag thanks wll

  • @Ifraah_yusuf
    @Ifraah_yusuf 2 месяца назад

    Masha Allah tabarakallah waa waxayaalah aynu aad iyo aadka ugu baahanahay ee lagama maarmaanka ah ❤❤

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 3 месяца назад +6

    Aadban u Hanbalyayanayaa Inaantaas Aad sheegteen Ee qurbo Joogta ah.
    Waxaan hubaaa Inay u dhaami doonto Meeshii ay Ka timi.

  • @Jananjanan-g9w
    @Jananjanan-g9w Месяц назад

    MashaAllah MashaAllah

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 3 месяца назад +3

    Mansha allah

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 месяца назад

    Waw differen coular Lattuce is best Salad

  • @socdaal
    @socdaal 2 месяца назад +6

    GMO seeds faaido malahan halisyo caafimaad ayay leedahay quruxdoda ha fiirinina waa mirihii asalka ahaa oo DNA-da la badalay weyna ka quality yartahay mirayaashena dabiiciga ah sidoo kale ciida lagu beero mudo ka dib wey dishaa sidoo kale miraha waa in aad soo iibsataa oo xor umatihid in aad beertaada waxa kasoo baxo aad dib u beerato waayo maba loogu talo galin mirahaas in mar kale dib loo beero anyways dadka arimaha beeraha ku howlan yaysan lacag kaliya fiirinin ha fiiriyaan bad qabka dhulkooda iyo dadkooda aqoonta umadane kor u qaadan oo ha u sharaxaan khataraha iyo faaidooyinka beerashada.
    Qofka asagoo og beentaas iyo amaantas umada ku dhex faafiyaa ha ogaado aakhiro in beentiisa lagula xisaabtamayo waxaa dhaanta adinkoo runta sheega oo aad tiraahdaan mirayaasha aan isticmaaleyno waa wax lasoo farsameyay oo ka duwan kuwii alle sameyay ee dabiiciga ahaa saas ayaa xalaal quudashada eh umadane ayagoo og auay kala dooranayaan dabiiciga ama gacan ku sameyska bugta ah ee aan caafimaadkoda u wanaagsaneyn.

    • @zakibuuni
      @zakibuuni 2 месяца назад

      Haday run tahay waa wax laga xumaado

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 2 месяца назад

    ASC, Maashaa ALLAAH, Wa TABBAARRAKALLAAH.

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 3 месяца назад +5

    Dadkeenaa lazy ah ee dhulkii wax kubaxayeen waa yaala dalka

  • @TogdheerBurco-x3p
    @TogdheerBurco-x3p 2 месяца назад

    Masha Allah Allahu ma baarik

  • @IsmailYahye-tz3cb
    @IsmailYahye-tz3cb 2 месяца назад

    Waan doonaynaa wall

  • @milonislam8189
    @milonislam8189 2 месяца назад

    Nice brother❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад

    Waxaan ku dhashay beetihii hore ee dooxa hargaysa dhonaca soke ee marka xaga dooxa looga dhaadjaco patrolihii ina galan ciyaala beerohii hore ciyaal new hargaysa beertu waa wax fiucan oo barsko leh

  • @habibamursal3942
    @habibamursal3942 3 месяца назад +1

    Masha allah

  • @mrhoryaal
    @mrhoryaal 3 месяца назад +2

    Lagsan kkkk xaguu haystay Lagsan meeye Dhintii jaamacadaha beeruhu mise GARAN WAAGA ayay bartaan oyagu

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 месяца назад

    LABA SHAUBA SOMALIAND AYNU XOOGA SAARO BEERAHA IYO FARSAMADA

  • @Hawd74.
    @Hawd74. 3 месяца назад

    Manshala beautiful

  • @ahmedibrahim2650
    @ahmedibrahim2650 3 месяца назад +3

    Sacad muse cadi maha dadka kale hadal ayey hayan

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts 2 месяца назад

    Dadka aan waxba haysan lashaqeeya qurba joogta nagadaayoo

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 месяца назад +5

    Waar khudradi qof ma dhergisee, dhulka beero kumaankun kilomitir oo qamandi iyo hadhuudh iyo galey ah ha laga beero ! Dalaga noocaa ah ayaa shacabka jidhkooda dhisaya, debeda loo dhoofin karaa oo cumlad adag soo gelinaya.
    Khudradi gaajo ma bi'iso, waa dalag nin cash degdeg ah doonaya. Dawladu liisanada haw badiso cidda qamandi, galey iyo hadhuudh beeraysa !

    • @lukmanH-r8q
      @lukmanH-r8q 2 месяца назад +1

      WA RUNTA SXB ANIGU WAXAN AHAY REER SHABELAHA HOOSE MEESHAN GAJO MA JIRTO SABABTO AH WAXAY BERTAN GALEYDA IYO BARADHADA OO WAX KASTA LAGA DHIGAN KARAYO QUDRAD WA WAX ISKA ZIYADA AH LAKINSE LOO BAHAN YAHAY. GALEY AMA HARUUR IS IMPORTANT

  • @AbdullahAdam-y6b
    @AbdullahAdam-y6b 6 дней назад

    Ma la waste khabir soomaliyeed oo beeraha yaqaana

  • @habiibmamuz3392
    @habiibmamuz3392 Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂🎉😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 nothing waxy shaqale ajnabiya miyaa la wayay 2wiil Somali oo ka shaqaysta

  • @zackayoub86
    @zackayoub86 2 месяца назад

    MashaAllah...

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 3 месяца назад

    Mashaallh