Ustaad mahad sanid. Ustaad waxaa ku waydiinaa miyey wataan haanta la saaro kor ee biyaha keento ee lagu xiro drip irrigation ka mar kale mahad sanid ustaad.
asc Zakariye waan ku salamay sxb.sidaa ognhy dhulkeena hooyo biyo yari ayaa ka jirta inta badan gobolada, marka meelaha biyaha ay ku yaryihin oo waliba dhul beeredka ah sidee mashruucan loogu hirgelin karaa ?
Fadlan Like & Subscribe ❤
zakariye.com/product/ku-shaqeyso-25-mashiin-copy-copy/
Haye
Kismayo mageysaan
Xage laga so xaririya
Sidaan oo kale ayaa ummadda wax waxtar uleh loogu soo tebiyaa .mahadsanid walaalo.
Masha Allah ustaad jazaaka Allah
Wa iyaak soo dhowow walal
Ustaad adoo raaliya video aad ku sharraxeysid sida marka beertu kuu soo go'do aad iibgeyn ugu sameyn laheyd badeecadaada ma noo sameynkartaa THANK YOU
Masha Allah kheyr Allah hakusiyo
Mashallah zakariye waxbadan ayaad inoo faaiideeysay
Keep going bro from cardiff 🎉
Thanks Brother as always 🏆
Mashallah runtii wa fursad qaali ah❤❤❤❤
Jazaaka allah my brother thanks for information
Mahadsanid walal zakariye
Waad mahadsantahy
First one
Bravo 👍🏽🏆
Sc wll Zakariya. Aad baad u mahadsantahay. Wll iyagoo tiirarkooda wata maxay Kala noqonayaan. Yaase dhisaya haddii qfka gadanayaa aanu khibrad u lahayn. Shirkadaadu ma qabataa adeegaas maxayse qiimuhu noqonkaraa? Mahadsanid
Ustaat ad baan ku zalaamy Respect 🙏 🫡
Aad baan kaaga qaaday Alle haku sharfo
Sakariye akhii sxb kasoo hadal matoorada doomaha kaluumeesiga qiimahooda iyo waxa xamar ee ku imaankaraan qiimaha
Maansha Alaah Sxb Sakariye Aadban Kuugu Mahad Celinaya Sidad Shakhsi Ahaan Waxan Ku Hamiyi Rabo Inan Ka Midha Laliyo Aad Aad Dadka Aad Ugu Dhiiri Galiso
Sxb Isha alahu Waxan Rabi Ka Rajaynaya Inan Green House kaasi Samaye Beertii Oo Biyo Lehna Waan Hayaa Lakiin Dhaqalihii Ayaan Wali Rajaynaya Isha alahu Guul Sxb Dhirigalintada ayaan Dhaqalàha Ku Sugaa Mahadsanid ❤❤
Mahadsanid
Ustaad mahad sanid.
Ustaad waxaa ku waydiinaa miyey wataan haanta la saaro kor ee biyaha keento ee lagu xiro drip irrigation ka mar kale mahad sanid ustaad.
Asc muqdisho markaan joogo xageen kalaxiriiraa
asc walalo meyl yar oo balaceyda 7 .5 dhirirkana waa 15 meqo bacdeyda
asc Zakariye waan ku salamay sxb.sidaa ognhy dhulkeena hooyo biyo yari ayaa ka jirta inta badan gobolada, marka meelaha biyaha ay ku yaryihin oo waliba dhul beeredka ah sidee mashruucan loogu hirgelin karaa ?
Zakariye saxiib waxaad ka soo warantaa solarka qiimahiisa.
Meeel lagala soo xidhiidho
Drip irrigation maxad igu keni kartan
Sakariyow see ku helnaa meel aan kalasoo xidhiidhno
Mashaa allaah
Halke lagadalban kara wllo.
Lagawacaya
Asc tabadho maxaladhah fadalana ifahansiya
Yanyada waaye
Xalka kalaso xidhidhi karaa
Qofkii raba inan share noqono ganacsiga xagiisa oo daacad ah coment reply iso gali kartaa
Asck maxaa la sheargaraynayas
Asc
Wlll what'spka isoqor wall qali
Nio Kenya ubahanay lkn canshur bdan 😭😭
Laakin markabki rarista iyo greenhouse
ma isku intasa
Whtpkan idinkala soo xidhiidhay balse ma care garaysan malaha xagaa
Asc Sxp 10,000 dhul ayan heystaa Mexee ii gosaa
Waxbadan
Qofkii dhul banaan haysta aad ayey u anfcayaan
Suaal baanu qabaa walaal dhulka aan u bahanahau imisaa weyaan sida ma laba boos baaa sida 20×40 ama 20×20
Sakarisa
Qofka raba swdee kuhelaa
Gedaha qudaarta xagaan ka kenaa
Zekeriya
Asc
Wcs wr wb
Maan sha allaah
Asc
Wcs wr wb
Sakarisa
Asc