Halista 7 caruura oo gaajo albaabka usoo xirtay xili dowladu xirtay Aabe iyo hooyo 3 kun dollar looh

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 2 фев 2025

Комментарии • 513

  • @CaygaCade
    @CaygaCade Месяц назад +65

    Waa la ilmeyey wiilkan yar waa fariid😢😢 illahow caawi

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi Месяц назад

      AAMIN ALLAH CAAWIYO😢

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy Месяц назад

      Asc rabiyow ku caawi yaa rabi waa nin muxrim fiican eh istaahil kulli qeer waa gulleysaneysaa dowllad ha xerto maxuno llaakiin ilmaha masuuliyada dooda qaado

    • @JigjigaNewsChannel
      @JigjigaNewsChannel Месяц назад

      Amiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Месяц назад +31

    illaahow ugar gaar oo faraj khar bdn ufur Yaa Rabi Dowlada dulmiga umada ay ka galeyso ayay la dhismi La dahy

    • @amiinsosman8161
      @amiinsosman8161 8 дней назад

      Waaruntaa cuquba iyo dulmi ayaa ka jira wadankii 😢

  • @illintir
    @illintir Месяц назад +85

    Fadlan share dhaha Mahadsanidiin

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi Месяц назад +2

      @@illintir ALLAH ka Abaal mariyo wll dadka miskiiminta caawisa

    • @SomaliWen
      @SomaliWen Месяц назад +1

      Masha allah ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @aishamawlid
    @aishamawlid Месяц назад +43

    Waxaan yaroo caqli badan 😢😢😢ninka raga wakii caqligu gabdhood kuilashado leh m.a

  • @ObsinetDire
    @ObsinetDire Месяц назад +17

    ሶማሌ አይደለሁም ኦሮሞ ነኝ ግን ይህን ቪዲዮ ሳየው 😢 ወልሂ ማልቀሱን ማቆም አቃተኝ 😢 አላህ ከእህቱ ጋር ይርዳው 😢😢😢

  • @safa-cb3ox
    @safa-cb3ox Месяц назад +32

    Eedo macaane allaha kuu gargaaro waa kula soo xariiraynaa inshaa allaah

    • @AbdikadirDiiriye-c1p
      @AbdikadirDiiriye-c1p Месяц назад +1

      Yarabi ugar gar dow lada iyada ka mas ul ah dad kan ilah xaqa ha tuso tuso

  • @sacdiyanur9243
    @sacdiyanur9243 27 дней назад +3

    Masha alaah waa wiil aqli badan oo walalihis cawiyo ilahoow xafid oo walaladis u xafid yaa rabi

  • @siradasheekh2945
    @siradasheekh2945 Месяц назад +15

    wa dowlad qeyru masuula war inter lagu arkay 7 caruura o hooyo iyo aabe laga watay dowlada iyo maxkadaha ayaga in ta xirxiro ah sharciyan walciyaadu bilaah

  • @amiirafamilyyoutube7494
    @amiirafamilyyoutube7494 Месяц назад +31

    Cabdicasiis wll adiga inaad masuliyadas qaado o lacagta u uririso kala qaybqadato sodynta waalidkooda ayaa fiican plz caawi cunugan o lacagta adiga halagu so diro

  • @maqsuudmohame9476
    @maqsuudmohame9476 Месяц назад +15

    Wiilka caqli badnaa alaahuma baarik gabdhaha walalhiis siduu u ilaalinaayo

  • @HassanMohamed-z3w
    @HassanMohamed-z3w Месяц назад +3

    Abdicaziz pro sidaad umaada soomaaliyeed aad u garab tagan tahay alle haku garab istaago wlhi dad badan oo murugsan ayaad ka farxisay adna ilaahey haga farxiyo

  • @rahiima_ruun46
    @rahiima_ruun46 Месяц назад +29

    Adunka waridka laxiro ilmahooda dowlada la wareegto bal in kartan eega 😭🥹

    • @AbshirgggAbshir
      @AbshirgggAbshir Месяц назад +4

      Inkaarta ilmahaan baahan waxeey toos ugu dhacee dowlada hada jirto illaahoow hassan sheikh iyo ilmahiisa baahi ku salid gaajo ku dill 😢😢

    • @zimranzocodwanga1170
      @zimranzocodwanga1170 Месяц назад +1

      Shacabka masakinta ah walibka kuwa ugu tagta daran lagu tumanayo xaqoda alle ba la xisab tami tona ninka shacamka u dhartay

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi Месяц назад

      AAMIN AAMIN ALLAH 🤲

    • @RaxmoYusuf-y6n
      @RaxmoYusuf-y6n Месяц назад

      Aamiin

  • @AishaMohamed-lx5yp
    @AishaMohamed-lx5yp Месяц назад +31

    dadnimo iyo raganimo weyn Ayaa ka muuqata wiilkan maasha Allah ilaahey faraj ha ufuro

  • @amalkhayre6379
    @amalkhayre6379 Месяц назад +12

    Habaryar ilahey hakuu gar garo😢😢😢😢 waan ka xumahay

  • @fadumahusein8448
    @fadumahusein8448 Месяц назад +35

    Waa fariid inshallah wuu kabixi waqtigan adag

    • @hamdiisak4826
      @hamdiisak4826 Месяц назад +1

      Nin rag ah waaye ilahoow garab qabo😢😢

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 Месяц назад

      C/siis magaca wiilka sheekada b buu ilowday geedaa ku soo ceshaday waan helay ilaahay jizadaada jano haka dhigo maalinkaagana qastumo qeyr alaha jaaga dhigo masaakiin caawiye alaha ku caawiyo in shaa allaah

  • @Ayanmohamed-xl9so
    @Ayanmohamed-xl9so Месяц назад +5

    Masha Allah wiil Yar oo waxa garada ah oo waliba diinka muuqato Allah xftiyo

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 Месяц назад +8

    INNAALILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
    DOWLADDU ISMA WAYDIIN CARUURTA AY INDHAHA KA RIDEEN SUBXAANA LLAAH
    ISKUULKUNA KHALAD BAY AHAYD IN UU SOO CAYRSHO WIILKA WAANA KU CEEB AYAGOO OG WARID LA AANTIISA IYO DURUUFTISA UU UNA SHEEGAY 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 Месяц назад +7

    ألا تزر وازرة وزر أخرى وأن ليس للإنسان إلا ما سعى )

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar Месяц назад +1

    اللهم اكفني بحلالك عن حرامك واغني بفضلك عن من سواك
    الدعاء الذين

  • @abdirisackbashkamanqabojiy4938
    @abdirisackbashkamanqabojiy4938 12 дней назад

    Alha ugargaaro Wilkan caqliga badan oo gabdhahooda ilaasfaday mashlh nin rag ah iga dheh

  • @safiabdilahi
    @safiabdilahi Месяц назад +8

    Wiilkan yyar ha lacaawiyo wlhi wan arkey ilmo badan aabo iyo hooyo la aan la jooga😢😢😢😢

  • @NuurtaMohamed-t2k
    @NuurtaMohamed-t2k Месяц назад +4

    Allahuakbar ilaaheyow hooyadood iyo aabahood usoo fududeey😢😢

  • @user-gb1tn3cn2b
    @user-gb1tn3cn2b Месяц назад +45

    Dowlada caruurta masuuliyadoda inay qaado ahayd

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад +2

      Dowlad maba jirto haaway dowlada hhhh meeshana yurub ma ahn 😷😷😷

    • @muslimohh1001
      @muslimohh1001 Месяц назад

      Kuwas dowlad lamadhihi karo wa moryan ​@@Abdelrahimmohamed-jy7lp

    • @User2-y6u
      @User2-y6u Месяц назад +4

      Dowladi Waxay ku mashqulsantahay ithopia inay raali geliso badena siiso

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад

      @@User2-y6u 😂😂😂😂😂😂

    • @zimranzocodwanga1170
      @zimranzocodwanga1170 Месяц назад

      Dowlad ba wadanka kam jirto ee waa burcad ku mshqul san wax yawo aan lo jogin

  • @ZaynabMOHAMED-y4l
    @ZaynabMOHAMED-y4l Месяц назад

    Amin imsha allh allh ha idin kaalmeeyp

  • @RuweeydaMuhamuud
    @RuweeydaMuhamuud 3 дня назад

    Subxanalah carurta ala ugar garo ilaheyna dhibada haka saaro muhiimada waa carurta dowlada somalia waa qeyro masulin qabilka iyo dadka ay ka dhashteyn labada famil waa qeyro ma suulin walahi

  • @AbdisalanAli-j8y
    @AbdisalanAli-j8y Месяц назад +3

    إلا أن نصرالله قريب. Sxb gar gark8 alle wadawyahy iska dulqadho nolasha wa imtixan iyo iyo marxaladho wad kagudbi donta .😢😢😢

  • @MulkkiAli
    @MulkkiAli Месяц назад +6

    Dhibka allah dheyf ugu badalo iyo inta asga lamid ah yaarabi

  • @Aaminaapdala
    @Aaminaapdala Месяц назад +1

    Alla walal ficanaaaaaaaa 😭😭😭😭 siduu walalihiisa ugu fikirayo gabdhaha ladhashay ayuu ucabsady ninka ragga waa sidaaan , xqq waan lailmeeyo abooowe alle haku garabsiiyo , walaal la,aan waa wehel la,aaan 😭😭😭

    • @safiabdilahi
      @safiabdilahi Месяц назад

      Mashaallah Allah siiyo waxkasta u jecelyhy wiilkasi yar

  • @Deeeqa-x7i
    @Deeeqa-x7i Месяц назад +10

    لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم 😢

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 Месяц назад

      ILaah. Hayoogar. Gaarmasaakiiinta. Dhaban. Alaahu. Akbar

    • @SomaliWen
      @SomaliWen Месяц назад

      Masha allah ❤❤❤❤

  • @xasanxusenfadume7864
    @xasanxusenfadume7864 Месяц назад +3

    Mashalah hoyo aqliga alah ku siyadiyo alah kaga so dayo walidka

  • @farhiya-j6v
    @farhiya-j6v Месяц назад +3

    Alle ha ku xiftiyo waa wiil yar o karti leh manshallah ❤

  • @nabadawaanololgobanimosoma5457
    @nabadawaanololgobanimosoma5457 Месяц назад +5

    Dowladena dadka ay xukumayso yakadabeya madhahayan miiyaa
    Caruurtaan ilahay wuxubkala xisabtamii waa kuwaa xukumaay masakintaas
    Ilahay ha uwada gargaro shacabka somaliyeed

  • @UbahOkiye
    @UbahOkiye 29 дней назад +1

    Wlhi dhibatada ay isku hayaan umada somaliyed wan la ilmeyey wanan ka xumahay😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @NagmaMohamed-o3k
    @NagmaMohamed-o3k Месяц назад +7

    Horta dowlada shacabka maxeey uqabataa
    Amni maleh hooy maleh wax barasho maleh caafimaad maleh shaqo maleh dhaqaalo maleh askarta mushaar ku filan lama siiyo
    Canshuurne waa u dheertahay
    Oo yaa cuno lacagta doowlada ?

  • @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633
    @faisogdoeigejusufsisjeifjr7633 Месяц назад

    Aamiin Aamiin ilaahayo ugargaar caruutaa somaaliyeey halacaawiyo

  • @aliliibiya1663
    @aliliibiya1663 Месяц назад +9

    Wallhi wa xanuun Allah ha u gargaro

  • @nazrafarah5342
    @nazrafarah5342 Месяц назад +8

    Walalo waxaan kaa cod sanayaa inaad caawisaan waxaan Ka fahmay in ninkaan waalid kiisa ay yihiin kuwii dadka dili jiray lakin asga ha la caawiyo. Danbi malahan ciyaalka ha la caawiyo lakin qof ah qoorgooye yaan la sii Deen lakin ciyaalka ha la caawiyo. Ciyaalka

  • @abdullahibashir4894
    @abdullahibashir4894 Месяц назад

    ilaahay badal khayr qaba hasiyo dhaman musliminta culayska ilaahay hakadulqado dhamantod danbigodana hadhafo inta xanunsana ilaahay hacafiyo qofkastana meshu katamayo ilaahay hakatiriyo amin

  • @husseinhassan4960
    @husseinhassan4960 14 дней назад

    Ilaaheey amuuraha ha sahlo

  • @sahroali7203
    @sahroali7203 26 дней назад

    Allahu akbar alla swt ha fududeeyo arintaan caruurtaan heysato waa arin aad u xanuun badan bini adanimo hala fiiriyo caruurtaas hooyadooda halo so daayo si fudud hana garab istaaga wiilkaan yer dadoow

  • @NurtaaSiyad
    @NurtaaSiyad Месяц назад

    Insha alaah guul guul❤❤❤

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar Месяц назад

    Waa will aqli miraan Mansh allah 🥰👑❤❤❤

  • @kabxanley8499
    @kabxanley8499 Месяц назад

    Thank you for your concern and empathy for the young man. First and foremost we're Muslims which makes us real brothers/sisters and then we become Somali, Oromo, Arab, white etc for recognition only.

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 Месяц назад +2

    ALLE HAKU SOODAAYO HOOYADAA IYO AABAHAA ALLE NA HA IDIN KA SAARO DHIBKA IYO MURUGADA AAMIN AAMIN AAMIN

  • @saladxasan3268
    @saladxasan3268 29 дней назад +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @Saadso_sigma
    @Saadso_sigma Месяц назад

    Ilaahaw. Ugargaar
    Waa fariid. Maasha alaah
    Caruurtaas. Halabadbaadiyo. Soomaaliyeey

  • @Mariamdegan-mn1ts
    @Mariamdegan-mn1ts Месяц назад +8

    😭😭😭😭Dawlada masuul keedu waa maxay waalidkii way xidhayaan ubadkiina way dayacayaan

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Месяц назад +1

      Dowlad maba jirto meeshana yurub ma ahn o kafaalaqadeso caruurta 😷😷😷

    • @nihaalbiintuilyaas2442
      @nihaalbiintuilyaas2442 Месяц назад

      Dowlada xagey joogtaa waa qeyr mas,uuliyin naftooda iyo tan caruurtooda bes mas,uul ka yihiin ilah cadabta haku xareyo ilah ha u gargaaro

    • @zimranzocodwanga1170
      @zimranzocodwanga1170 Месяц назад

      Waxan dowlad ma ahan waa cawan o damaca san iney matida masakinta ah layan nacala dowladoda ku tale

  • @AbdisalanQaliif
    @AbdisalanQaliif Месяц назад

    Allah kugargaro wll hooyo iyo aabe allha xabsiga hakaso fifideeyo

  • @ObsinetDire
    @ObsinetDire Месяц назад +2

    I'm not somali i am oromo, but when i watch this video 😢 walhi i can't stopping crying 😢 may Allah help him with his sister's 😢😢😢

  • @muxiyedincabdi3722
    @muxiyedincabdi3722 Месяц назад +5

    Waxaan qoro Ma Aqaan saxiib laakiin Waad guulaysan saxib
    Nin Raga inaad tahayna waykaa muuqataa idamka Alle Waad guulaysan

  • @umusara996
    @umusara996 Месяц назад

    Maansha Allaah habo Allaah ha kuu soo daayo hooyo iyo aabe xanaanee gabdhaha walaalahaa ilaasho

  • @IdilIbrahim-m6m
    @IdilIbrahim-m6m Месяц назад

    Allow caawi yaa Allah yaa raxman yaa raxiim kubaryay caawi yaa Allah adaa awood leh

  • @FatumoWeli
    @FatumoWeli 24 дня назад +1

    الله أكبر

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Месяц назад +1

    Yaa Allah 😢😢😢😢

  • @mohaasifamily7935
    @mohaasifamily7935 Месяц назад +7

    Walhi wafariid wiilkan yarka hadalkisa waankahelay ilaahay hakugargaro

    • @hamdiwarsame9894
      @hamdiwarsame9894 Месяц назад

      Masha Allah u dhaha wiilka yar

    • @mohaasifamily7935
      @mohaasifamily7935 Месяц назад

      @@hamdiwarsame9894 sax manshlah

    • @saidaabdi558
      @saidaabdi558 Месяц назад

      Maashaa allaah waa nin caqlibadan gabdhaha yar yar ka fekerayo Allaah ha kuu gargaaro

  • @ubaxali2985
    @ubaxali2985 Месяц назад +1

    Subhanallah this is so sad aaway dariska away eheladi war isku naxariista sida Allah idinku naxariisto somaliyeey 😢😢😢

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 Месяц назад

    Mashallah, Illahay aqliga ha u siyadiyo ninka rag wa kufa wan ka kacaa. Dowlada Somalia iyo Xildhibankii wiilka matalay wa in lagu canbareyo. Xildhiban waxa masuul ka tahay dan yarta aad matashid ee jeebka ha buuxsan.

  • @maxamedsafari
    @maxamedsafari Месяц назад

    Ilaahey ha u gargaaro wlhi waan ilmeeyay caloosha dhan wlhi wee i hurtay wllkey rakwaaye wlhi insha allh ilaahey kuma ilaawin

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Месяц назад

    Inaa lilaahi wa Inaa ilaah raajacuun ilaahow rabiyoow soomaali weyn dhibaatada ka dulqaad waa aquubo nagu habsaday cid aan ilaah aheeyna naga a qaadi karto yaarabi 😭😭😭😭😭😭😭💯😭😭🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭💯💯🇸🇴🇸🇴😭😭😭

    • @sacdiyoali1458
      @sacdiyoali1458 Месяц назад

      Masha allh waa wilkarti badan tarbiyad fiican lagu kuriyey

  • @User-v4c
    @User-v4c Месяц назад

    Masha Allah waa fariid yar ilow u gargaar ina soo daa waalidkiisa
    Deriskana uga dhig kuwo caawiya ilmahaas yar yar

  • @nadiayaqup4157
    @nadiayaqup4157 Месяц назад

    Masha. Alah waa fariid haa. Lacawiyo somalay waa niin nool masha alah. Hooyo iyo abee. Fican baa dhalay. Haa losodayo. Abhi. Iyo. Hooyad

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Месяц назад +4

    حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم

  • @hassanhusseinhassan9612
    @hassanhusseinhassan9612 Месяц назад +2

    Adeeradi io abtiyadii aawi subxaanallaaah!
    Qisadaan 6 bilood ka hore daawaday yacni ardayga/dda schoolka laga burinayo iyado la ogayn xldda wxa film qisa ah ka matalay jilayshasha somaliyed ee jiil media si gaar ah wllky abdiqadir osman dahiye iyo mursal

  • @ashawooo
    @ashawooo Месяц назад

    illahaya ha idan garo rabi waxa malesani illahaya ha idan siya rabi ha idan xafida inshallaha faraxda waye ku dabesa rabi aqaliga ha ku siyad mamma

  • @MakkaMahamud
    @MakkaMahamud 21 день назад

    allaha ugar gaaro miskiinka😢😢😢😢

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 Месяц назад +1

    Waa laga naxaa. Walahi. Qalad ay hooyadood iyo aabahod galeen ayey dhibkan u marayaan.

  • @Rax-zb6oj
    @Rax-zb6oj Месяц назад

    Masha Allah wa fariid, ilahay haa u gargaro

  • @highigheted8137
    @highigheted8137 29 дней назад

    allaha. ku.gargaro.wllky.mcn

  • @Abdiaziz-i5f
    @Abdiaziz-i5f 22 дня назад

    ilaahaw caawi wallaahi qalbigaa ixnuunay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey Месяц назад

    Aad ayaan ofa xumaahy inshallah illahy ay so sidaynayo hooyo iyo abee inshallah waa u duceyneyna mmiskin

  • @LeylaQaaali
    @LeylaQaaali Месяц назад

    Ax wlhi wan iska ilmey wiilka hooyo iyo abo alha hauso deyo🤲

  • @xidigahobyogodan5156
    @xidigahobyogodan5156 Месяц назад

    Ilahay ha ugargaara umada Somalia 🇸🇴 😭😭😭😭😭😭

  • @fmg63772
    @fmg63772 Месяц назад

    Yaa allaah yaa raxmaan alloow ugargaar waalidkiina usoodaa soomaaliyey ukaca 1 doolar xitaa dira aan caawino caruurtaan😢 inshaa allaah

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 Месяц назад +1

    Walahi calosha ihurtay Allahu-Akbar 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @xaawosoomaali1800
    @xaawosoomaali1800 Месяц назад +2

    Mash Allah ❤❤❤

  • @ZaynabCadar
    @ZaynabCadar Месяц назад

    😢😢😢yaa allah 🥺

  • @omanabdi8190
    @omanabdi8190 Месяц назад +1

    Dowlada walid ke hade xirtay carurtan ye ogyahay sharci ismlam iyo shargalo maqabo 😢😢😢😢😢😢somali ilahay aya umaqan wejerta lakin dolada uqubadi sifogenesa

  • @najmagelle5202
    @najmagelle5202 Месяц назад

    Maasha Allah tabaarakallah ilaahey subxaana watacalaa fawqa sabca samawaati yaan kuu weydiinayaa inuu adoomadiisa qalbigooda idiin soo leexiyo
    Mida kale waa wiil caqli badan mas’uul ah yacni waxa i taabatey siduu ooga walwalaayo gabdhaha walaalahiisa😭😭😭 wuxuu yiri wiilal yaa xaafada degan ayaan ka baqaa in laga caqli badiyo iska garo la kufsado 💔💔
    Meel lagala xiriiro mala soo dhigey
    Habaryar gabdhaha dugsiga Qur’anka dhiganaayo xitaa ka TAXADAR maanta fitnada badatey sheekh iyo sheydaan yaa la kala saari karin
    Gabadhaha u sheeg cidii ku xadgudubta iney diidaan kuuna sheegaan insha’Allah
    Wabilaahi tawfiiq

  • @SomaliWen
    @SomaliWen Месяц назад

    shukran abwe

  • @AbdulkhadirAFarah
    @AbdulkhadirAFarah Месяц назад

    ilaahow irsaqad Wasaca ku irsaaq ya rabi

  • @nasromumin7651
    @nasromumin7651 13 дней назад +1

    Shaqo u raadiya wiilka dad ka somaliyo joogo

  • @jibriilblack9489
    @jibriilblack9489 Месяц назад +10

    Dawladii waalidka xirty maxay caruuta u dayacday? aakhira warbaa jira

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 Месяц назад +2

    Subxanallah

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 Месяц назад +2

    Rabi haku xafido habo

  • @NajmaRaage-x5i
    @NajmaRaage-x5i Месяц назад +3

    Ala Somaliyey hala sacido gare wa cawan mana aha dad is jecel ama is xirirsado acudu bilahi 9 bilod 7 ciyala o an walid la jogin sidey uso radin wayeen wale wa dad dhintay 😢😢

    • @ShamsaHarun-ke7fp
      @ShamsaHarun-ke7fp Месяц назад

      😢dadka cid iska war heyso malhn wlhi wan ka xumhay aniga ayaa garra ah hada ayaana arkay vediogan subxana Allh

  • @hawoshirelle337
    @hawoshirelle337 Месяц назад

    Ax Allah yaa caziiz waxbo uma waayin ee waa alitaxaan aduun ee samir

  • @HudaMuse-or2ds
    @HudaMuse-or2ds Месяц назад

    Ilaahayow asdur waa wiilyar oo shaqa adag haya subhanallah bal maxa loga eryay school ka Somali carurtoda aya cawriday

  • @sadam1318
    @sadam1318 Месяц назад +2

    mashaallah ilahay faraj allaha ku furo

  • @SalmaSeyma
    @SalmaSeyma Месяц назад

    Aan usoo duceeyno dhamaantena 😭😭😭❤

  • @qamarosman6752
    @qamarosman6752 Месяц назад

    Allaha idin xifdiyo habaryar 😢hooyo iyo aabe allaha ka soo saaro xabsiga 😢😢

  • @TaliyeJabshe
    @TaliyeJabshe Месяц назад +3

    Waa nin rag wiilkan yar
    Somaliyey haloo kaco
    Lacagta aan ka bixino

  • @Mohamedrufai
    @Mohamedrufai Месяц назад +3

    Allah haka saaro dhibkaan😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mos1954
    @mos1954 Месяц назад

    Muqdishu Miskiinkaa Looxoogbadanyahay iyo Qabyaalada laakin Alshabaab Iyo Ethiopian iyo Ugandeska Iyo Kuwa Xalane Kuxareysan Waalaga Barakeystaa. Yaa Masaakiinta Xooga yiraahdo Subhanalah .

  • @FaadumoAadan-iq7tr
    @FaadumoAadan-iq7tr Месяц назад

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 Месяц назад

    Masha Allah waa wiil yar oo fariid ah ilaheey walidkiis hausoo daayo hadii laga gar daran yahay

  • @nimcaanxasan442
    @nimcaanxasan442 28 дней назад

    Alle mamooga inta xaqdarada samaynaysa wuuna awoodaa in uudhulka lajaro lkn saacada uu qabanayo ayuu ka abaalmarin

  • @princesszohachannel8356
    @princesszohachannel8356 Месяц назад

    Mnsha allh waa fariid wuuka baxaa maalin uun inshallh

  • @aminoaden6671
    @aminoaden6671 Месяц назад +36

    Allah ha gar garo

  • @abdirisackbashkamanqabojiy4938
    @abdirisackbashkamanqabojiy4938 12 дней назад

    Yaa allah walhi waan kanaxay

  • @MacalinAli-i5h
    @MacalinAli-i5h Месяц назад

    Allha kuugargaaro abwe😢😢😢😢😢😢😢😢