Sakariyow walal waxan ka codsan lahaa qalabka GYM inaad iyagana giimaha la siiyo ee ugu macquulsan iyagana ka so hadasho iyo fa idada ganacsiga u leeyahay. Qoralkayga hadad aragto iga so jawaab insha allah . Mahad sanid wll sida fcn e ad no dhirigaliso alle haka jasaa'id siiyo wll
Fadlan Like & Subscribe ❤
Ganacsigan Total 3900 ayaa lagu furi karaa kasoo dalbo WhatsApp
👉🏼 wa.me/message/VONE72HUQTIKA1
alaabtan dhan miyaa 3900 ah
Haa waan ka mid ahay gaadiidleyda
Waxaan wataa Toyota RAV4 2024
Dowlada Soomaaliyeed deg deg waa inay shahaado sharaf gudoonsiisaa WalaalZakariye Abdullahi Ali howsha uu u hayo Umada Soomaaliyeed ee talooyinkiisa wanaagsan. Noolow Walaal jira Zakariye ❤❤❤❤❤❤
Asc zakariye aniga waxaan ahay beeraley gaarima waan leenajay dadka wax bafan ayaad u soo kordhisa khayr badan alah.ku siiyo
Maansha Alaahzakariye Alaha ku dhowro si aad ugu dadaasho dadka soomaaliyeed iyo dhalinyarta we❤you brather keepgoing👍👍👍👍👍👍
keep going bro from cardiff
wcs zakariye mahadsanid toyota corolla hybrid
Thnks zaki🎉❤❤❤❤
Wad ku mahad santhy bro
Sakariyow walal waxan ka codsan lahaa qalabka GYM inaad iyagana giimaha la siiyo ee ugu macquulsan iyagana ka so hadasho iyo fa idada ganacsiga u leeyahay.
Qoralkayga hadad aragto iga so jawaab insha allah . Mahad sanid wll sida fcn e ad no dhirigaliso alle haka jasaa'id siiyo wll
Maansha aalaah sxb ❤
Waxan ahay Mechanic Engineer inta aad ka hadashyba waa baahi jirta runtii wll.
Waxaan codsan lahaa khaasatan anigu waxaan baahi weyn u qabaa ODP scannerka qiimahihiisa ila wadaag wll
Waa qaali kenya ahaan
Shukran
Mansha Allah
Thanks
Mashaa Allaah
Mahadsanid wllo waxan rabay in aan kulasooxiriiro ee sidee kusuurta galaysa talo ayaan kaaranay siigaar ah mahadsanid
mahadsanid ustaad sakariye lkin waxaan filayaa computerkaasi inuu ku shaqaynayo modern cars baaburta wadanka badankoodu waa baburtii hore
Labadaba walal
Asc Sakariye waxaana waxaa SVC Ford American maansha Allaah, waana ku taageeraa.
NooH ba wataa zxp
Kenya meeqaad kugeysaan?
Ma laga yaabaa in qalabkaasi ku shaqaynayo modern cars only si uu cilada u sheego
Diagnosis machine
Lamberka sakarye
Yaan ubaahnahay
وَعَلَيْكُم السَّلَام وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ
Wll haanta goomaystaha kaligeed waa imisa
Asc garikaygu wa toyota prado
Sxb cagaf cagaf darawal ka ahay waana ku wataa
Mogadishu TOYOTA RAV
Wan u baahanhy qalabkan
Nio taleefanka fiiri fariimaha kuusoo diray
Veco sxp baan wataa ciladiisa ma sheegaysaa
Waa Bajaj nooca gaadhiga aan wataa zakariyow
Waxaan wataa probex
Kaalin aan weyneen ino so qiime wll
Xigeen kaala sooxariiraa
Waxaan wataa dhaweeye
Joogana hargsa
Sidee ku heli karaa sakariye
Ganacsiga hablaha so raci wll
Harier
Toyota Land cruiser v8 2022
How about somali. Ma. U. Diri. Kartaa
Haa walal
Volvo 40 4T
Dhayne
Sakariye ma heli karaa
by foot 😂😂😂 xufku dhaafa
V8 wataa wll
Gaari ma lihihi lkn
Scania
Obd scaner qimihiisa no sheeg
DYNE
Probox baa wataa
diagnostic computer for car
Toyota prias 2026
Qalabka koronto miyuu ku shaqeenayaaa
Spacio toyota
Bajajley bn naheee wll
Mid cilada bajajta sheegayo no keen
Bajaj
Belta wataa
Waxii iib ah qaabkeed noogusoo iibinaysaa
Walal xafiiskayaga Istanbul ayaa adeegan diyar kuugu yahay
Bajaj ayan wataa makushaqena qalabkas
Bajàaj
Mudo 11 Sano Aniga gadidley ah 6 Sano kamid ahna Waxaan Ahaay farsamo yaqaan ku Shaqeysta
1)Electric Makanikal
2) Air-condition Car'S
3)Shan 5 Sano kamid ahna Darawal ayan aha Isku Dar 6+5=11 Year`s
11 Sano Ayaan gadiid & bir ku dhex jiraa
Wad ku mahad santhy bro