,Wax Inteey ka Helaan ka Badan ayay Soo Saari Lahaayeen... Qalab yaridaa Ciishay, Gobolka Awdal Dahabka, Emerolka, Graneytka sedexdaaba weey ku badan yihiin, sedexda waxaa ugu qiima yar dahabka....
..emerald stone and grenade stone, labaduba wey ka qaalisan yihiin suuqyada caalamka Gold.. .. Gold kuma jiro top 20 xitaa Macdamo badan baa ka qaalisan
Dawlada hoose environment ga ha ilaaliso. Qashinka ha qaadan ugu yaraan godadka laga dhamaystay na hala aaso hadii kale dadka iyo xooluhuba way ku dhacayaan
Maalinta aan Fasaxa Ahay,xafada maqaaxidaada ayaan udaaraa😂Maalin ayaan ku yara Xamanay aan Nidhi caalin ul yaraa laba faraarle iyo Daimond ayuunbaa Raadiyaa 😂😂
jazakAllahu kheyr brother
Barnaamijyadan ookale iyo wadanka horumarka kasocda caalinow sidan maantoo kale soo gudbi❤ asc
Haye insha allah
Vedio from agabar cabdi guedi. Holga. Ceel Sheekh
Maansha allaah c/qani guulayso
caalinow waxad u sheegtaa inay bacaha iyo caagadaha iyo qashinka iska nadiifiyaan oo degaanka ka ilaaliyaan waxyeelada.
,Wax Inteey ka Helaan ka Badan ayay Soo Saari Lahaayeen... Qalab yaridaa Ciishay, Gobolka Awdal Dahabka, Emerolka, Graneytka sedexdaaba weey ku badan yihiin, sedexda waxaa ugu qiima yar dahabka....
Dahabku waa macdanta ugu qaalisan macdan kama qaalisana iska hubi
..emerald stone and grenade stone, labaduba wey ka qaalisan yihiin suuqyada caalamka Gold.. .. Gold kuma jiro top 20 xitaa Macdamo badan baa ka qaalisan
Dawlada hoose environment ga ha ilaaliso. Qashinka ha qaadan ugu yaraan godadka laga dhamaystay na hala aaso hadii kale dadka iyo xooluhuba way ku dhacayaan
Muqaal Qurux badan Weeye 👍🎬
Masha allaah dhaqso dahabka soo saar calin anaga wadankik ma joogno ee ka faa iida walalo
Habo makuu kenaa saxanka dahabka lagu baaro waxan jogaa uk waa raqiis hargeysan u so socdaa habo i soo jawaab
Insha Allah wan so saari doona
Lkn wll khashinku deegankuu udaran yahay ku baraaruji
Saw maha dawlada hoose ee borama ayaynu xasuusin doona goobtas inay wax ka qabato
@@caalinAbyan haa wll xataa gododkay ka guureen haku rudaan kadib ha guban
Manshaa allah caalinow waxaan u malaynayaa in Dahabka kabaha uu kuu raacay ee kabaha ka fiiri😂😂😂😂😂
SALAAN SARE
Calinow su al madax ma madoweyso ayad marsata????
Dahab badan bey lumiyaan qalabkey haystaan oo qadiimiya aawadeed.
caalinow zhp magaca shaashada aad saartay kadaa ama gees u leexi
@@abdiali3365 haye
Maalinta aan Fasaxa Ahay,xafada maqaaxidaada ayaan udaaraa😂Maalin ayaan ku yara Xamanay aan Nidhi caalin ul yaraa laba faraarle iyo Daimond ayuunbaa Raadiyaa 😂😂
QORAALKA MAGACAAGA GEES SAAR WAXBA LAMA ARKAYO
Walaahi awdal qunaqabtayta aykuhayaan ilma kirix ama isxaadu waxay ugaysay in ay buur faqaan ala iniga arsaaqo
Dhulkooday qodanayaan adigu ma qeyrkaa baa tuugsataa?
Dahab ayey qodanayaa adeer waaba nimcad halkeed noogu dul xaartay