Godka lagu janoyow axmed maxamed maxamuud silaanyo dhaarti aad no dharatay inaad daacad noogu adeegto wadka kasoo baxdy wlhi 6 million oo qof ayaa makhraati iyo raali ka ah ILAAHAY waxan kaga baryaya in uu sideeda albaab ee janada kaad donto ka gal ku dhoho ILAAHAY SWT🥺🥹 caawa oo tariikhda tahay 19/ 11/2024 ka ayuu godka ku koysaday madaxwayneheeni hore😢
Mudane mdxweyne daahir riyaale manta wa 25-2-2019 wxa dalki aad maalinta wareejisay u danbeyay tafaraaruq dad nacayb kala tagnaanshp jabhado sixir barar mudane dalki uso duce
Ray Farah waa run wallahay waanu uxiisnay madaweynihi hore daahir riyaale kaahi daahir musharaf allah yaxdahu cimridheer iyo caafimaad allah hakusiiyo waanu ku xiisnay dulqaad kaagii iyo maamulkaagii madxwayne magacaahajiro
Walhi barigaa wan xasustaa 2010 ayaan barty qolaadan ahay waxaana i baray qabyaaladii siiraanyo lagu dora ayay dahir layaale madax wayne ayuu aha wanaag lagu xasuusto qabiili aan ahayn dadku isku mid ay u ahayeen siraayo maxaa lagu xasuustaa habar jeclo wada calloolaysaty iyo intii saba dhilifka u ahayd
Silaanyo ayaa wadanka hagaajiyey bal siday meshay taaganyiin u eekayd subxaanalh
Daahir riyaale kaahin
Madaxwayne Nagu qaali ah
Allow dhawr Madaxwayne sharaf leh ....oo dalkiisa iyo dadkisaba jecel allow ....No daa İ.am from Uk London
Erayadii lagu maamuusi jirey 🔥 waa daahiro waa daacado diintu Yaqan 🔥 madaxweyne riyaalea alle cimriga iyo caafimadkaba hakuu dheereyo 🤲🤲😊
10:00
Hanbalyo daahir iyo siilanyo muusana waanu arki wuxu taroh
Ma araktey
Samaroon iyo Hj waa muwaadiniinta ugu xirfadda fiican dhanka waddaniyadda iyo siyaasadda dalka Somaliland.
viva dahir riyaake madaxweyanhi qarniga ,,,, i from sanaag maydh
Mansha allah viva republic of somaliland
Viva Daahir rayaale Kaahin ❤
I from Maroodi Jeex
Daaher riyaale ❤
Maasha Allaah madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin
Masha allah illahay haku xafido daahir riyaale kaahin
Geesi geesi dhalay alle haku xafido daahir riyaale kahin
Allah haw naxariisto aamiin.
ilahay ha ku xafido mudane daahir rayaale kaahin
Alle hawnaristo❤
manch allah viva somaliland
Dahir riyale kahin
Am from togdher balidhiig
Ax ax ax ax ax ax ax ax ax
Madax Wayne dhaba dahir riyale hambalyo intad soo hayso
Cumar madobe ilaahay ha xafido danbigiisana ha dhaafo
alla quruxbadanaa Ilaahow Somaliland dhawr adaa qaniyoo qaadiree
alle hakarameyo dahir riyaale bal ufirso sida sharaftaleh ee uu u warjiyay ....... allaw u dabi dhaaaf ...... madaxwayne raganimo leh
Waa fariid daahir rayaale kaahin
Muusana sidaa daahir ayaanu kadoonaynaa doorkan
Waa sameeyey muuse na
mashaa allah waa wax aad loogu faano wadankayga soomaliland waligaa laguma ilaawi doono inshaa allah
Daahir riyale allaaah haku haku sharfo taariikhda ku xustay
daahiriyaale
some best prisident of
somaaliland
Godka lagu janoyow axmed maxamed maxamuud silaanyo dhaarti aad no dharatay inaad daacad noogu adeegto wadka kasoo baxdy wlhi 6 million oo qof ayaa makhraati iyo raali ka ah ILAAHAY waxan kaga baryaya in uu sideeda albaab ee janada kaad donto ka gal ku dhoho ILAAHAY SWT🥺🥹 caawa oo tariikhda tahay 19/ 11/2024 ka ayuu godka ku koysaday madaxwayneheeni hore😢
Mudane mdxweyne daahir riyaale manta wa 25-2-2019 wxa dalki aad maalinta wareejisay u danbeyay tafaraaruq dad nacayb kala tagnaanshp jabhado sixir barar mudane dalki uso duce
Daahir riyaale walaahay waa nin adag
Runtii waa igu qasab Inaan ixtiraamo dhamaan madaxda dalkeyga Somaliland
Laakiin waxaan filaaya dadka soo qoray comments ka waa Reer awadal iyo Reer wadani waayo Siilaanyo wuxuu qabtay hadaan indhaha Aydaan iska tirayn waa loo jeeda anigu Hargeisa waan Arkay siday ahayd markii uu xilka hayay Riyaale imikana waan ku noolay sadex sano aad baan ula socda dhamaan gobolada Somaliland sidii dawladihii hore ay was ugu qabteen
Marka Allah halaga baqdo Siilaanyo idiin kama baahna amaan wuu amaanan yahay mar wa ninkii naftiisa u huray dadkiisa iyo dalkiisa marna waa gudoomiyihii dhulkayga xoreeyay marna hormuudkii madaxda Somaliland
Ilaahay khaatumada ha u hagaajiyo isaga iyo dhamaan madaxda dalka iyo masuuliyiinta
💚⚪️❤️
Gobaad Ahmed siilaanyo lamacaayin lkn waalaga fiicnaaday uun
@@abdisameduk2278 sax run baad sheegtay
eeg mdaxwaynaha eeg hadaladiisa macaan fiiri madaxwayne kaas oo kale ha kaa ahaado ama ha kaa maqnaado mudane daahir rayaale kaahin
M.zh Allah
Nolada Somaliland president daahir riyaale iyo president silaanyo guuleysta dhaman rer Somaliland inshallh.
Qaranka jamhuuriyadda somaliland
eeg mdaxwaynaha eeg hadaladiisa macaan fiiri madaxwayne kaas oo kale ha kaa ahaado ama ha kaa maqnaado
Siilanyo ilaahay naxaristi jano haka warabiyo daahir yalana ilaahay cimrir dherar iyo cafimad ha siiyo waxa ku suntanayen hogimin wanagsan iyo dimuqradiyad 1:41
Madaxwyne gob ah. maanta Issaq oo dhan ayaa u xiisay. Issaq qabyallad wuxu ugu hiiliey Siilanyo. Maanta laakin waxay ogateen sharafta u laha qaranka. Midnimo iyo caddalad ku maamulay. Riyaale ummadu Somaliland oo dhan way ku jeceshahay. noolow
Ray Farah waar Somaliland waa dal dimuqraadi ah xilkuna waa wareegto Somaliland qabiil hebel iyo waxasi lagama yaqaan
Ray Farah waa run wallahay waanu uxiisnay madaweynihi hore daahir riyaale kaahi daahir musharaf allah yaxdahu cimridheer iyo caafimaad allah hakusiiyo waanu ku xiisnay dulqaad kaagii iyo maamulkaagii madxwayne magacaahajiro
Geesi geesi dhalay riyaale
waa masha Allah
Ahmed maxamed maxamud siiranyo ilaahay Hakula xisabtamo Taarikh xumad ku khatintay Wax qabadadaadiiiye
Habar xabuusho Aya wadankii sida Ayaxa ugu degtay bisinka
Dahir Riyale Kahin was a Charismatic leader and a true son of Somaliland.
Allaw dhawr somaaliland
maanshaa allaah
Dhar ben siilanyo hog madow Ayad ku riday Akhiro Aya lagu xisabi Allow malinta hi jojin halka lagugu xisabayo
Dabadii waxaa dilaacay .dhul jiif danayste khaayinul wadan . Iyo gun aan gayin xilalka qaranka
Run baad sheegtay Ayax baa dilaacay
2020
halyeey adiga dabadaa wadanka waa la boobay dhulkiisii waxa ka dhashay xukuumada siilaanyo sixir barar
Walhi waa malinti tarlhda gashay walhi aabah dimuqradiyad somaliland
calaalad
Alah dhaaartaasi waynaaaa
lkn nabada allaaahaya
Riyaale nzp
Waayo adke weeye
duco ayaa kuraaday m dahir riyale kahin.
Halyay qaran mudane daahir riyaale kaahin
Madax Wayne halyaya ayuu ahaa
madx.cidna naloogasoo baryimaayo Allan waydiisanaynaa
Si sharaf leh ayuu u dhiibey geesi geesi dhalay
Walhi barigaa wan xasustaa 2010 ayaan barty qolaadan ahay waxaana i baray qabyaaladii siiraanyo lagu dora ayay dahir layaale madax wayne ayuu aha wanaag lagu xasuusto qabiili aan ahayn dadku isku mid ay u ahayeen siraayo maxaa lagu xasuustaa habar jeclo wada calloolaysaty iyo intii saba dhilifka u ahayd
Sido Kale
Run baad sheegtay
Ilahayow dhaarta beenta ah haku dhaafin ee caalmo ka muujy
Wan qiiroday walhi
Kkkkk
Siilaanyo qabyaalad buu inagu sagootiyay
Hahaahahahahahahahaaha
Waxaan layaabahanahay dadkam indha ku garaad la ah ee komantiga bixinaya adeer dawladi siilaanyo kama horayn kamana danbayn
GOp lama GaraN Wyo wlHi so sharafu kU wareejiyaY Tarikhda QoRtY riyaaleb
AduuNyoH weeK baa immikaNaH ugaH hadHay siiLaanyoH
Amigas kamida ahaa xukuumadii riyaale.. Xoolaha qaranka sidaanu dooni aynnu u cunijiray.. Maanatna no.. Ya ku dhaca