Khudbadii ugu horaysay madaxwayne Rayaale u jeediyo shacabka markii marxum cigaal geriyoday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 25 сен 2024

Комментарии • 10

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 года назад +5

    Maalinta waan taagnaa khayriyada hargiesa 2002

  • @xuseenalayahdiik6712
    @xuseenalayahdiik6712 4 года назад +3

    Cawil nin adag ayuu aha Alaha unaxariste 😭🤝🤲🏻

  • @saleebaanhaybelaambad3730
    @saleebaanhaybelaambad3730 4 года назад +5

    Khudbadii u horaysay ee uu madaxwene dahir Riyaale shacbiga u jeediyo shacbiga Somali land 18 may 2002 dii ka dib markii uu geeriyooday 03.05.2002 madaxweynihii jamhuuriyada somaliland ee ka horeeyay ee Marxuum maxamed xaaji ibragim cigaal

  • @Khayr120
    @Khayr120 12 дней назад

    Wakhti kucibroqaadasho mudan waa gaa 7 jir aanwaxba ogayn ayaan ahaa madaxwayne ma aqoon caalamka lamasocon kaliya ciyaar ayaan aqaanay

  • @maxamedthanks3788
    @maxamedthanks3788 9 месяцев назад

    Allow unaxariiso marxuum cawl fataxada inta aragtaba ha unarto waa dhif dadka dalka usoo khidmeeyay inta ducadeena istaahisha ee allow dambigiisa dhaaf oo janatu fardawsa kawaraabi

  • @cabdirisaaqshagti1991
    @cabdirisaaqshagti1991 7 месяцев назад

    Maasha allh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 4 года назад

    Allahu akbar
    Aad iyo aad ba lodadaalay
    Alxamdu lilah

  • @apdirizakmuusebashiir
    @apdirizakmuusebashiir Год назад

    Cawil nin adag unaxariisto

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 Год назад

    Qudbad dhaxal gel ah.

  • @ahmedabdirahman6114
    @ahmedabdirahman6114 Год назад

    Ax ilaa barigaasaan ictaraafraadinaynay😏😭