Комментарии •

  • @TimacaddeNaasir
    @TimacaddeNaasir 9 месяцев назад

    Alla Haw Naxariisto maxamed xaji Ibrahim cigaal Halyeegbuu Aha

  • @abdimalikak6541
    @abdimalikak6541 Год назад +1

    mahadsanid abaal ragay ragbaa leh

  • @zakisoleiman4287
    @zakisoleiman4287 8 месяцев назад

    Maxamed siyaad barre ilahay naxariisti jano haka waraabiyo

  • @toosh24tv71
    @toosh24tv71 Год назад

    Qaamuus waad mahadsantahay sideed xogaha xaqiiqiga ah noola wadaagto

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Год назад +2

    Adigaaba Aan Ka Dhicin Afwayne
    Kaagan Wax Akhriayoow.
    Markeliya Maad Odhan Illahay ha u Naxariisto.
    Illahay Waxaan ka Baryayaa Inuu u Naxariiso Haji Mohamed Haji Ibrahim Egal.
    Illahayow u Denbi dhaaf Oo u Naxariiso M Ibrahim Egal.
    Aamiin yaa Waduud Aamiin yaa Rabbi Aamiin yaa Rahmaan Aamiin yaa Illahii.

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS Год назад +4

      Ilaahay labadoodaba ha u naxariisto.

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Год назад +1

    Allaah yaaraxma

  • @daldeeqducaysan882
    @daldeeqducaysan882 Год назад +1

    Godka lagu jane Cigaal nin culus ayu aha.

  • @maxamedcali3164
    @maxamedcali3164 Год назад

    Waad mhdsanthy bro

  • @jeestaawiChannel
    @jeestaawiChannel Год назад

    Soo yar badi wllo

  • @MohammedHassan-ge3cq
    @MohammedHassan-ge3cq 9 месяцев назад

    Aun madaxweyne Ibraahin Cigaal Siyaad muxu dad ciilay o isku diray

  • @ibrahimnour5293
    @ibrahimnour5293 Год назад

    Mahad sanid zhp

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 Год назад

    BEENTII IIDDOOR MAAD NAGADAYSIIN.
    WAXAAN DHAGEYSTAY OO AAN DAAWADAY OO AAN AAD UGU QOSLAY NIN ISAAQ AH OO 5 TAANGI GUBAY 100 NIN OO ASKAR AHNA DILAY OO WALIBA 2011 NOOLAA.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Год назад

      Kkkkk waa arimahaan la yaabay faan badni mid walba leeyahay intaasaan baabi iyey hadana kuwa sidaa ku faana waa kuwii kacaanka basaasiinta u ahaa

    • @daldeeqducaysan882
      @daldeeqducaysan882 Год назад

      Dhashi kacaan u darsatay. Iska baroourta runtu ma qasrsoonte.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Год назад

      @@daldeeqducaysan882 adàa barooranayee bal dib isu eeg kacaankiina waxaa laga yaabaa inaad mushaharkiisii kusoo kortay aabahaana basaas u ahaa waayo kacaankii intii kabaha u baalashayn jirtay ayaa ugu maagis badan

    • @daldeeqducaysan882
      @daldeeqducaysan882 Год назад

      @@gedefletv6049 caqligagaan la yaabay sxb. Kacaanki shuuciga aha ee diinta iyo dadka iyo dalka la dagaalamay cidda u dooda waa lamid. Raggi carsaday ee iska xoreeyay ee Jamhuurida barakeeysan ee Somaliland dhistay ayaan ahay. Maantana Somaali inta dal ay dagto midka kaliya ee si xor iyo xalaal u doorta cidda u talinaysa ayaan ahay alxamdulilaah. Adiga Siyaad ayaa kuu adeer ah anigana Cigaal. Ninna wa dumiye, ninna waa dhise. Iskuma dhigmayno sxb.

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Год назад

      @@daldeeqducaysan882 waan ku gartay inaad tahay xansuuq lan marqaan lan cuqdad lan maadaa xora sawta oromada amxaarada.kugu dhakhlaynayso sawta dekeda berbera lagugu maamulayo hadaad xor noqotay oo aad wax baacsatay maad baroorta iyo lafaha doofaarka aad jawaanada ku sidatid iska daysid cigaal maxamed siyaad ma gaadhi karo barqo waatuu intuu ka faramaroojiyey 10 sano labaatan jiraw haashka lagu daminayey ka dib markuu soo baxayna rugta ganacsiga la geeyey maxamed siyaadna uu yidhi hadaan maadayo inuu sidan u hanyaryahay jeelka intaa uma daayeen ma ian cigaal.baa dal dhisay ninkii n f d iibiyey miyuusan ahayn ninkii ugaadha dalka diyaaradaha saaray miyuusan ahayn ninkii maxamed siyaad ku bixiyey dalkaan ka xidhay miyuusan ahayn maxamed siyaad halkuu soomaaliya gaadhsiiyey waa la ogaa iska daa soomaaliya ee waa ninkii libaaxii afrika la baxay

  • @mohamednoor9954
    @mohamednoor9954 Год назад

    Ninkii ka shaqeeyay kala goynta Somalia ka horna Kenya u saxeexay nfd hishiiskii Caroosha, ka horna u xalaaleeyay Ethiopia hawd reservation dadkana ku maaweeleyay xuriyaddii baan soo saxiixnay ka dibna masuul ka ahaa dagaalkii habar habarta oo tobaneeyo kun ku naf waayeen ayaa geesi qaran nooga dhigaysaa miyaa?
    Qabyaaladi kululaa