Q-1aad | Taariikhda & waayahii siyaasadda ee Madaxwaynahii hore ee Somaliland Dahir Rayaale Kaahin

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 авг 2022

Комментарии • 388

  • @madarcali122
    @madarcali122 Год назад +26

    Walahi taariikhdasii waa ruun riyaale Aabahey ayu babadiiyey oo sii fcn uu so dhaweeyey MASHA ALLA

  • @RobleMuse
    @RobleMuse Год назад +27

    Masha Allah Barnaamij Qiima badan iyo Madaxweyne Shaqsiyad qaali ah leh DAAHIR RIYAALE KAAHIN
    Mahadsanid, Hereri

  • @kingfaysalofficial7722
    @kingfaysalofficial7722 Год назад +29

    Legend Daahir Rayaale ✌ The Golden MaN 💯
    We Will Not forget You

  • @abdalejama9685
    @abdalejama9685 Год назад +10

    Waa waraysi qiimo leh & Shakhsiyad qiimo badan Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin.
    Mahadsanid Hereri.

  • @abdirahmanfaarah3912
    @abdirahmanfaarah3912 Год назад +10

    Maasha allah wariye sare cabdisalam herere ugu imo barnaamijyo qiimo badn dad waraysiyo dad sharaf iyo karaamo ku dhex leh umada dhexdeeda sida mudane madaxwaynehii hore ee somaliland iyo dad la mid ugu kaalay cabdisalam hereri wariye aan ixtiraam badan uhayo noolaw in badan

  • @eng_abdisamadhusseinfarah1229
    @eng_abdisamadhusseinfarah1229 Год назад +16

    Ilaahay cimriga iyo caqliga ha kuu barakeeyo mudane madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin hogaamintaadii iyo hayinimadaadi maantaan gartay markaan wax badan dib u eegay insha alaahu ilaahay mar kale ha noo kaa soo celiyo hadaanu khayr kuu leenahay 😍😍😍🥰😍😍🤩🤩
    Soomaaliyeey waa documentary taariikh inoo ahe wixii iga danbeeya ee qoraalkayga arkaw isoo duceeya insha alaahu waa habeen taariikhdu tahay 13 August 2022 saacaduna tahay 10:22 pm kuna suganahay jidka u dhexeeya BERBERA _HARGEISA safarna aan ku jiro anigoo usii jeeda dhanka magalada berbera Video guna wuxuu yaalay 10 hour's kaliya wakhtigaan dawaanaayay 🥰😍🤩🤩🤩 alaahu macak idilkeenba walalahayga somali iyo muslim va ahi

  • @researchgap101
    @researchgap101 Год назад +8

    Mansha Allah, May Allah SW give you Janah, Health and long live, for my understanding you are very conservative, honest and real Somalilander.

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 Год назад +2

    Mahadsanid kuwanoo kale noo Soo badi, barnaamijyada umada midkaliya kaliya kadhigaya iyo sooyaalkoodii hore baraya nala wadaag.

  • @boqoradasomaliland6351
    @boqoradasomaliland6351 Год назад +22

    Masha allaah madax weyne daacada allow noosoceli marka cimriga iyo caafimaadkana ubarakee amiin amiin

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Год назад +31

    Maasha Allah madaxwayne daahir riyaale waa udarsanay iminka soomaaliland sixir barar abaaro biyo la aan waxaasina waa dambiyada dadkan mirqaasan allow noo gargaar🤲

    • @mrmohamed5302
      @mrmohamed5302 Год назад +1

      Yaa mirqaansan Dhilayay qabyaalada Badani

    • @nimcomaxamed123aadan6
      @nimcomaxamed123aadan6 Год назад +1

      @@mrmohamed5302 Adigaa mirqaansan waayo adigoo aan i aqoon baad dhilo igu sheegaysaa ku maan cafiyin ilaa qiyaamaha mida kale waa maxay qabyaalada aad sheegayso waligay ku maan dhaqmin qabyalad

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 Год назад

      @@nimcomaxamed123aadan6
      Faqash hus naayaa markaasay calaacal mala Hoos yimaadaan

  • @Adler308
    @Adler308 Год назад +7

    Masha alaah Mudane Daahir Rayaale Kaahin waa qof aad u qiimo badan, xiligii xukunkiisana si fiican u soo qaatay, waqtiga maanu ogayn inuu dalku tabi doono aad iyo aad ayaa loo tabay maamul wanaagiisii

  • @shaficiabdi5966
    @shaficiabdi5966 Год назад +3

    Mahadsanid wll qof qiimo badan oo daacad ah oo dadnimo iyo dal jacaylba alle ku beeray oo dantiisa ta dalka ka horeysiiya ayaad inoo waraysatay, ee qaybta dambe fadlan noo soo dad-dagi.

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 Год назад +1

    Mdxweynahaygii hore Mdane DAAHIR RIYAALE KAHIN ALLH WXN UGA BARYAYA CIMRI DHEER CAAFIMAD CIBADO SUBAN

  • @khadariman4561
    @khadariman4561 Год назад +12

    Walaahi madaxweyne Dahir waa runtii, waayo aabahay ayaa ii sheegay oo yidhi aniga waxaa i badbaadiyey oo Allaah iisoodiray Dahir Rayaale, maanta aabo uu geeriyooday oo ma noola, balse anigaa nool oo u markaati furaya, waanan uga mahadcelinyaa wanaaga uu u sameeyey reer Berbera, halkaas oo aanu wakhtigaa degenayn kuna barbaarnay.

    • @faizaFunny780
      @faizaFunny780 Год назад

      Abaalmarin sii markaa la kulanto 😊

  • @abdibaraf9209
    @abdibaraf9209 Год назад +10

    Madaxweyne warkiisa loo soo jeedo weeye from Somalilander

  • @abdihakimaadem489
    @abdihakimaadem489 Год назад +3

    Thanks Hereri qaybaha kale la soo dhakhso Mudane Madaxwayne Daahir Riyaale Kaahin wax badan ayuu og yahaye.

  • @mowledabdi5365
    @mowledabdi5365 Год назад +4

    Adeer shaqo wacan ayaad qabtay waa markii koowaad oo qof nool tariikhdiisa Sidan wanaagsan loo soo bandhigo hambalyo wariye sare abdisalan hereri channelkana allah ha barakeeyo cimrigana Allah ha kuu barakeeyo

    • @Xdjames77
      @Xdjames77 Год назад

      Waa ruunti wll shaqo wanagsan bu wuu soo qabtay dalka somaliland

  • @Burco.
    @Burco. Год назад +3

    Masha Allah Ilaahay ha barkeeyo chanalkan Cabdisalaan. Madaxweyne Dahir iyo suxufigaba cimri dheer iyo caafimaad Ku waaraa

  • @gaandiabwaan146
    @gaandiabwaan146 Год назад +1

    We love you madaxwayne legendary from Berbera

  • @amiinadan2204
    @amiinadan2204 Год назад +2

    Mnsh allah madaxweyne illhey caafimadka iyo cimrigaba hakuu barakeeyo

  • @maxamed7258
    @maxamed7258 Год назад +5

    Great interview.. this is my first time with former president Mr Kahin I learned a lot. Thany Hereri

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 Год назад +6

    Wuxuu yahay baad na bartay Mudane daahir riyaale kaahin. Mahadsanid Abdisalaan

  • @dahirmahamud8767
    @dahirmahamud8767 Год назад +2

    Tol hadaan kadhashay hereri 1m halagaarsiiyo legend

  • @abdirahmanismail4883
    @abdirahmanismail4883 Год назад +1

    Mahadsanid Cabdisalaan Hereri barmaamujkaa qiimaha wayn eed noosoo gudbisay, Mudane Daahir Rayaale Madaxwaynaha kaliyeen u Codeeyay intaan codaynayay, xaqiiqdii waa shakhsiyad dunxariira Halkii uu dalka gaadhsiiyay 2 badii dawladoodee ka dambeeyay waxba sidaasa kumasoo kordhin, Allah cimriga iyo Caafimaadkaba ha kuu barakeeyo.

    • @40Durkiya
      @40Durkiya Год назад

      Qof aan ucodeeyo noloshayda isaga iigu horeeyay

  • @abdikafiF4
    @abdikafiF4 Год назад +4

    C/salaan hareeri waa macalin socda daqiidad qofkii dhegeysta cashar buu ka baranayaa. Mahadsanid walal

  • @abdiali4991
    @abdiali4991 Год назад +5

    Madaxweene daahir rayale kaahin mashallah xafidu allah

  • @updihamiidcilaahi5893
    @updihamiidcilaahi5893 Год назад +1

    Manzha Allah we great talk 💪❤️good president of Somaliand 💝 ilahay haku barakeeyo

  • @karti-soor
    @karti-soor Год назад +22

    Mash Allah. Madaxweyne Daahir Riyaale Kaahiin ehelu Sharaf Aabahii dimoqraadiyadda Somaliland. Sidaa Xasan Sheikh Maxamuud Markale dib loo dooran doonaa inshaallahu.. Haddu diyaar u yahay..

    • @awdal_landtv9275
      @awdal_landtv9275 Год назад +6

      Xasan iyo Dahir way kala sharaf badan yihiine inaad is garab dhigto mahin isku aqoon mahin dahir waa nin aqoon dhinaca walaba ka buuxo aqoon

    • @karti-soor
      @karti-soor Год назад +1

      @@awdal_landtv9275 wax fahan Daahir Riyaale Kaahiin Sharaf iyo milgo badan waan idhi.. M/weyne horree dib Markale la doortay Somalia Xasan Sheikh Maxamuud baynu aragnay uun sow ma ahaa..

  • @abdirisakhusseingallaydh3965
    @abdirisakhusseingallaydh3965 Год назад +2

    Mahadsanid Abdisalaan💯💯

  • @mohamedyusuf3003
    @mohamedyusuf3003 Год назад +1

    الله يبارك ويسدد ولات أمورنا

  • @Xirsi695
    @Xirsi695 Год назад +87

    Samaroon iyo Isaaq Dad iskaga dhaw OO sidooda wax u wada leh Soomaali ma jiraan Somaaliland ha inoo waarto Ictiraafkuna ha yimmado Insha Allah

    • @abdiaziizhassan6401
      @abdiaziizhassan6401 Год назад +1

      U r not Reer Awdal lkn wxdthy Reer Hargaiza pretending Reer Awdal.

    • @abdikarimmibrahim591
      @abdikarimmibrahim591 Год назад +2

      Aad iyo aad waanu ku fahmaynaa wixii baa noo duuban

    • @elmimuhiyadiin7746
      @elmimuhiyadiin7746 Год назад +2

      @@abdiaziizhassan6401 sidaas ayaan aniguba filayaa sax kkkkk in uusan ahaayn Samaroon 👍🏿😁

    • @mohamedhassan5617
      @mohamedhassan5617 Год назад +1

      @@elmimuhiyadiin7746 soomaalida dhan ayaa ah dad isku mid ah. Samaroon waa laf dhabarka soomaaliyeed Marka sanduuq qaar ah haku xirin. Ma hubo in aad tahay samaroon.

    • @hoddankaalinimcohoddan6999
      @hoddankaalinimcohoddan6999 Год назад

      Walhi beenta maha ilahaya qabilyada dadka somaliland uu dhashay naxariis haa dhexe dhiigo yaa raabi cidirafka noo Keen

  • @Roonieworldcup
    @Roonieworldcup Год назад +3

    Manshallah odey somaaaliyeed ❤️❤️❤️

  • @suxufigaqalinkatoosan191
    @suxufigaqalinkatoosan191 Год назад +2

    Wareysi qiimo leh runti ✍💯👌

  • @mursal3781
    @mursal3781 Год назад +2

    Masha Allah madaxwayne Daahir Rayaale kaahin Dadka iyo Dallkuba way ku Tabeen

  • @mohamudnur8607
    @mohamudnur8607 Год назад +1

    Masha Allah, Taarikh Dhaxal Gal Ah, Mudane Madaxwayne Dahir Rayale Kahin Noolow

  • @maxamedakram3493
    @maxamedakram3493 Год назад +3

    Mahadsanid saxafi sare oon ku tilmaami karo Hogaamiyaha Saxaafada Soomaaliyeed Cabdisalaan Hereri.

  • @nimcoabdi2072
    @nimcoabdi2072 Год назад +17

    Thanks Hereri for hosting such events thanks to Riyaale too

  • @haala552
    @haala552 Год назад +2

    Masha aalah wali ma noolyahay

  • @abdirahmanaidid1289
    @abdirahmanaidid1289 Год назад +2

    Madaxwyne manshaalaah tabarakalaah. Wa niin aqun leeh oo wayo araga waayo kuwii laamidka ahaa ee dalka jugay waxay donan bay sameynayen lakin niinka aqliga leeh wa garanaya wanaga
    Iyo wada jirka dadko inano kala tageeyn

  • @keysedheereeye2857
    @keysedheereeye2857 Год назад +3

    Ilaahay cimriga hawbarakeeyo madaxwayne daahir rayaale kaahin

  • @ahmedali5635
    @ahmedali5635 Год назад +1

    Mahadsanid

  • @justnow7263
    @justnow7263 Год назад +3

    Mahadsanid madaxweyne.
    Wlhi nin kaa gobsan maan arag

  • @mustafeshide4662
    @mustafeshide4662 Год назад

    allah ha ku naxriisto 🤲

  • @hurdaaye21
    @hurdaaye21 Год назад +1

    Maasha allah

  • @entent1595
    @entent1595 Год назад

    ALLAH SWT haku xafido akkhiro iyo aduunba

  • @suaadmohamed4316
    @suaadmohamed4316 Год назад

    Mahadsanid madaxweyne Riyaale

  • @muhamedhusseinjama2007
    @muhamedhusseinjama2007 Год назад +11

    Herari Sln waanu ku grab taaganhy hdanu nhy somaliland , khasatan reer hargaysa , wxanan kugu dhiiri galilaynaa in barnaamujyadda noocan aan focus ka saarto iyo dhacsooyinkii dhacay 30 kii sano ee ina dhaafay insha allah keep going big bro

    • @karti-soor
      @karti-soor Год назад +1

      Muhamed Hussein Jama Muuse Bixi Cabdi waraysi yeeli maayo waa nin cadhoo cunfi iyo cuqdad siyaasadeed Beelahii Somaliland doortay u qaba..

  • @ishmaelyousufmagan8176
    @ishmaelyousufmagan8176 Год назад

    Macha allah barnaaamij qiimo baden weeyi

  • @waliyofurniture8493
    @waliyofurniture8493 Год назад

    hore uu soco abdisalan heriri

  • @madarcali122
    @madarcali122 Год назад

    MASHA ALLA madaxweyne qaliya oo Somaliland taariikh ku alle cimriga iyo cafimadkaba haaku dayo

  • @Dalmar3939
    @Dalmar3939 Год назад +2

    Maansha allah madaxwayne daahir riyaale iyo abdisalaan ibraahin noolaada

  • @Samakaabtv
    @Samakaabtv Год назад +2

    Masha allah madaxweyne daahir noolow inbadan adeer

  • @amrannoor604
    @amrannoor604 Год назад

    m.a ,cumrigaa allh ha raajo🙏

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 3 месяца назад

    Wallahi Talan maanta wuu inaga hooseeya wuxuu nooga sheekeeyey askarta ogaadeen in ay midi ku gawrici jireen isaaqa ay qabtaan iyo xasuuq fool xun oo aanan wax ka qaban karayn.

  • @mohamedabdi7608
    @mohamedabdi7608 Год назад +1

    Daahir riyaale kaahin Madaxweyne aan la ilaabi doonin
    Wuxu ahaa Madaxweyne bulshada la dareena
    Aniģa wuxu badbaadiyey awoowgey
    Suryare, Abahay, adeerkey
    Madaxweyne alle cafimadka iyo cimrihaba haku barakeeyo 👑👑

  • @muhamedhusein2980
    @muhamedhusein2980 Год назад +4

    Mashalh waa legend aad u caqli badan daacadnimo iyo integrity u dheertahay noolow madaxweyne🥰❤️

  • @dalmardaacad8237
    @dalmardaacad8237 Год назад +2

    Madaxwayne taariikhda ayaa ku qori doonta.❤️

  • @abdifatahmosman7339
    @abdifatahmosman7339 Год назад

    Mashllah! Madaxweyne Dahir Rayale Kahin allaha daayo ameen. Shaqo fiican wariye Hereri

  • @udubmedia8120
    @udubmedia8120 Год назад

    Madaxwayne Dahir Rayaale Kaahin, Alle cilmiga, cimriga iyo caqligaba hakuu siyaadiyo.

  • @muhahassan4021
    @muhahassan4021 Год назад +2

    Masha Allah Madaxwayne sharaf naga mudan

  • @diiriyeoomaar816
    @diiriyeoomaar816 Год назад +1

    Mansha allah tanaasul badane

  • @kalabaydhjufa4604
    @kalabaydhjufa4604 Год назад

    This reminds me the film Schindler's list. Daahir waad mahadsanid

  • @carafaadxuseen348
    @carafaadxuseen348 Год назад +3

    Dadba hargysa dhiiga usoo shubay hadad maqasho waa sida tan dahiryaale kaahin leneg nolol iyo cafimad qab ayaan kugu ducuynay inshallH

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Год назад

    Illahay haku ilaaliyo
    Mudane Daahirow.
    Illahay hakaa Jasaai Siiyo Madax Wayne.

  • @jamakhayre5789
    @jamakhayre5789 Год назад +1

    Daahir riyaale Masuul Qaran. Salaan Sare.

  • @aminaali7628
    @aminaali7628 Год назад +1

    100k insha allaah kadibna 1milion

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Год назад

    Great history we need to know more information about somalia conflict.

    • @mohamedabdi7608
      @mohamedabdi7608 Год назад

      Madaxweyne Daahir riyaale kaahin Madaxweyne qiime leh oo dalka iyo dadkaba wax badan uso qabtey
      An awoowgey , Aabo, adeero
      Intaasba wuu badbaadiyey wuxu aha madaxweyne la dareen ah bulashada alle cimriga haw barakeeyo 👑👑

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 Год назад

    Masha allah

  • @sumertime5410
    @sumertime5410 Год назад +1

    Wallaahi waa runtii 1994 wuxuu ka ganac sanjiray jaadka saadiq masha allaah

  • @muruudi4961
    @muruudi4961 Год назад +5

    Hereri maanta nin aad u culus baad soo waraysatay. Waa raga yar ee fara-kutiriska ah ee nabada maanta Somaliland harsanayso sababta u ahaa. Thanks Madaxweye Dahir Riyaale Kaahin

  • @sharmaarke1611
    @sharmaarke1611 Год назад

    Madaxweyne daahir rayale alle cimriga ha udheereyo waa qof aad u naxariis badan manslg

  • @zubeirwaran-bari8730
    @zubeirwaran-bari8730 Год назад

    Halyay qaran weeyi Riyaale. Adduunyo iyo aakhiraba Allow ku casuun

  • @MrQoolaab
    @MrQoolaab Год назад +4

    Daahir Riyaale waxaan xusuustaa xiliguu soo qaxay ee uu laacaanood yimid oo nin aanu qaraabo ahayn ka iibsadey Gaadhigiisii Dawladu lahayd oo cusbaa,laakiin yar buus buusmay intuu qalibmay oo ahaa (Toyota Land Cruiser Pickup)nooca ay Soomaalidu u taqaano fayle.Aduun berigaa wuxuu siistey 50 mill oo shillin Soomaali ah.

  • @aqooncusubchanelofficial4299
    @aqooncusubchanelofficial4299 Год назад +1

    Cimri iyo caafimaad rabi haku siiyo

  • @donotgiveuphelpneedypeople2241
    @donotgiveuphelpneedypeople2241 Год назад +2

    waxaan aad iyo aad ugu mahad celinayaa wariyaha weyn ee ruug cadaagaa Abdisalan herari iyo siduu noogusoo agaasimo wareysiyada qiimaha badan ee uu la yeesho kolba ciddii mudan in wax la weydiiyo.
    fadlan waxaan codsanaynaa Madaxweyne Daahir Rayaale qeybihii kale ee wareysigiisa...
    waad mahadsan tihiin.

  • @jekayofficial6642
    @jekayofficial6642 Год назад

    Runtii wuxuu ahaa madaxweyne qiimo leh oo nay dadku u kala Soocnayn alle comriga ha ku barakeeyo❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohameddugsiye8552
    @mohameddugsiye8552 Год назад +1

    Masha allah meel iskumidaan kasoo wada waxbaranay degmada quljeed

  • @jamacfarlo9365
    @jamacfarlo9365 Год назад +4

    Masha Allah abti iyo aderba imrigiyo cafimaadka Allah hakuubarakeeyo dariiqfiican ayaad usamaysay somaliland waa in aankagadabayno siaan ugufaaidno adeer nolow nolow nolow afkaga Cano laguqabay

  • @Ahmed_hikam
    @Ahmed_hikam Год назад +3

    Mahadsanid Hereri media
    Dun xariira Daahir Rayaale kaahin Sargaal Nabad sugida Somalina usoo shaqeeyay
    Somaliland taariikh kaga tagay
    Dal iyo dad midaysan

  • @farhankoshin5884
    @farhankoshin5884 Год назад

    Madaxwayne rayaale caafimaadka allaha u barakeeyo

  • @drmahadahmed516
    @drmahadahmed516 Год назад +1

    Madxwayne aad u qiimo badan oo shacbka somaliland oo dhan isku hayay tudhaale badna ka muuqday hogaamintiisa imka waxa na haysta nin halkn ah oo cuna qabty ummadi ciil iyo cadho goasan allow dalka iyo madxdaba noo hagaaji aamin ya rabi❤🙏

  • @abdinouryousuf3849
    @abdinouryousuf3849 Год назад

    Barmaamij wacan ayad ka qaaday guul wacan weriye waayo arag ah ayad tahay umadana wx farabadan ayad u tartay

  • @dr.basheahmed7069
    @dr.basheahmed7069 Год назад

    Maasha Allaaah libaax libaax dhalay Alaaah cafimaadka iyo caqligaba haw barakeeyo very intelectual person waa ragii seeska u dhigay somaliland waa maxkaxdii cigaal kadanbaysay baan ku tilmaami karaa bal imika saylici toloow muuse ri mawaydiiyaa meel aar ka kacay iga dheh

  • @mushtaaqhassan6272
    @mushtaaqhassan6272 Год назад

    Alle ha barakeyo madaxwayne daahir riyaale kaahin

  • @abdielmi6419
    @abdielmi6419 Год назад +2

    Facebook kmaan daawan ee toos ayaan u imi hereri media youtube ka si aan ugu
    faaiideeyo Abdisalan Hereri.
    Hore u soco muddane.

  • @mxaaji4994
    @mxaaji4994 Год назад

    Very interesting

  • @abdirahmanguled5297
    @abdirahmanguled5297 Год назад +2

    Manshaa allaah madaxwayne mudane daahir rayaale kaahin waa madaxwayne nagu qaali ah quluubta reer somaliland na ku xusnaan doona waligii waa aabaha hanaan dimuquraadiyada somaliland iyo horumarka maamul wanaaga

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 Год назад +2

    Wow 🤩 sheekadii oo meel fiican maraysa iyo ayaad naga joojiseen Mudane Daahir Riyaale Noolow Somaaliland maanta ayay kuu baahantay nimakii Dawlad siyaad Bere Dumiyey ayaad nooga tagtay so noqo oo naga qabo xeredood ba’day Muuse shaani iyo Ina kahin Somaaliland love you MADAXWEEYNE DAAHIR REYAALE KAAHIN

    • @zncabdi2706
      @zncabdi2706 Год назад

      Riyaale isaaqu way u qabyaaladeeyeen

    • @moegreenback6854
      @moegreenback6854 Год назад

      @@zncabdi2706 Isaaq oo dhan maaha Garxajis wuu ogolaa wayna u codeeyeen ee Awal iyo HJ aad ugu kacsanaa

    • @awilmax1028
      @awilmax1028 Год назад

      Markay duli iyo gumaysigii iyo xasuuqii shacabka lagu hayay ee isaguba sheegayo ka dul qaaden ee duurka ugaleen ayad ledahay kuwii dawladii burburiyey nacalla bila caqligad tahay kuyaal

    • @bosszaki9861
      @bosszaki9861 Год назад

      @@zncabdi2706 Soomaalidu waxay tidhaahda: Been fakatay runi ma gaadho. Mdxweyne Riyaale cod buu ku yimi kursiga IsaaQ iyo SamarooN labaduna wy u codeeyeen. Weliba korodhsiimo ayuu helay.

  • @Xdjames77
    @Xdjames77 Год назад +1

    Mash Allah allaha ku xaafiido mudane Daahir Rayaleh somaliland weey ku daarsataay runti

  • @saeidomar1226
    @saeidomar1226 Год назад +7

    Great Somaliland president. Viva DAHIR RIYAALE LEGEND 💪💪💪💪💪

  • @abdiwasacibrahim3621
    @abdiwasacibrahim3621 Год назад

    Mashallah

  • @kg6987
    @kg6987 Год назад +1

    Wish he was president now, a great man. Madaxweyne daahir riyaale.

  • @maxamedcilmi8560
    @maxamedcilmi8560 Год назад +3

    Herari xog gudbiyaha ugu wanagsan saxafiyiinta somalida

  • @famousstarsandanimals8826
    @famousstarsandanimals8826 Год назад +26

    We have to thank everyone who gives us something for free

  • @nimanduale3874
    @nimanduale3874 Год назад +30

    General Yusuf Talan Ali was a native of the Awdal region of Somaliland and a member of the Musafin (Musafiin), Habr 'Affan (Habar Cafaan) section of the Gadabursi (Gadabuursi) clan. In his early years as career soldier who loved his profession. Trained at Sandhurst, Britain, he returned to the Somali Republic in the early sixties.

    • @graadhobire5535
      @graadhobire5535 Год назад +3

      Qabiilkiisa iyo abtirsiintisa inaan ogaano macno ma sameyso qof kasta soomalida magac ku lahaa qabiil ayuu ka dhashay.

    • @mohamudnur8607
      @mohamudnur8607 Год назад +1

      Inankiisa ayaan sxb nahay

    • @cqaadirmaxamed9901
      @cqaadirmaxamed9901 Год назад

      M0

    • @Hayaan10
      @Hayaan10 Год назад +2

      I think he was the only one General in gadabuursi, alle ha U naxariisto ee talow ma xamar baa lagu dilay Xiligii cabdiqaasim.

    • @yusufwarsame4219
      @yusufwarsame4219 Год назад +1

      @@Hayaan10 absolutely you are right
      He was only general for samaroon

  • @ismailmohammed871
    @ismailmohammed871 Год назад +3

    Ilaahay cimriga ha U barakeyo

  • @crahmanyasinwcys2079
    @crahmanyasinwcys2079 Год назад +16

    Maanta waa vedio barina waa dhigaal iyo
    Xasuus reeb caaib sheekhow.
    Chanelku c/salaan hereri wuu cusub yahay waxana uu marayaa 37.3k rabi ha ubarakeeyo mihnadiisa wariyaheena
    Qof kastoo qoralkan arko like please xasuus karabaa bas.
    Hadan iga dambey wll iiducee qabriba ina sugeeyee adna illahay if iyo aakhiroba
    Hakuu naxariisto nabiga kusaliya sallallahu calayhi wasalam.🤲🤲

  • @seidabdi751
    @seidabdi751 3 месяца назад

    WAA MADAXWADEH

  • @abdulahijama6614
    @abdulahijama6614 Год назад +2

    Maansha Allah qof isku filan aqoon cimrigiisuna gaarsiiyey inuu kasheekeeyo wixii uu u soo jogay isagoo aan waxna qarin waxa dheeradana ku darin sida ka muuqata

  • @moderninformation7931
    @moderninformation7931 Год назад +2

    Mansha Allah madaxweyne degan oo nasoo maray buu ahaa