Doorashada Somaliland iyo waxa ay ka baran karan Soomaalida Kale

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Doorashada Somaliland iyo waxa ay ka baran karan Soomaalida Kale

Комментарии • 259

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 2 месяца назад +35

    26 june 1960 ❌ 1 july 1960
    Somaliland ❌ Somalia
    We’ll never never give up somaliland never unite with somalia
    Viva somaliland ❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 2 месяца назад

      Somalia is a failed state who would ever unite with them!?

    • @HassanHashim-ed8jj
      @HassanHashim-ed8jj 2 месяца назад +1

      Af amxar kuhadal dadkan wa dad somaliyed mideye ayenu doranay by bad arkimesan xata riyada aya idinka cunenaa

    • @sammywellington4513
      @sammywellington4513 2 месяца назад

      I'm Somalilander and I disagree.

  • @mibrahim-b2q
    @mibrahim-b2q 2 месяца назад +19

    Muuse Biixi Cabdi ❤ geesi geesi dhalay halyeey waad ku mahasan tahay in aad warkayaga meel dheer gaadhsiisay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dr_Abdi
    @Dr_Abdi 2 месяца назад +4

    Hanbalyo Somaliland démocratie ❤. Shicib bislaaday kaliya u baahan inay dunidu ictiraafto si aduunka loogu furo wax is waydaarsi bila dabar ah.

  • @alibaax5346
    @alibaax5346 2 месяца назад +6

    Sheekh Cabdiraxmaanow Ku darso inaan doorashada Muuse Biixi faragalin Ku sameyn

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 2 месяца назад +23

    Viva the republic of somaliland ❤
    Viva the 26th june 1960 ❤
    Viva Muse Bihi Cabdi ❤
    Viva The New President Cabdiraxman Ciro ❤❤❤❤
    Anagaa sameysanee miyey cidi na soo siisay calanka towxiidka leh ❤️ Maya
    Ninkii didiyo ninkii donaba viva the republic of somaliland 🎉❤🎉 🎉❤❤❤

    • @dndmealr
      @dndmealr 2 месяца назад +1

      😊😊😊🎉😮🎉😅😮😅

    • @mohamedadan7867
      @mohamedadan7867 2 месяца назад +1

      Somaliland uma baahna Somalia inay wax ku darsato .

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 2 месяца назад +1

      Inkasto aad si fiican udhigtay, haka tegin tawfiiqda Illaahay subxanahu wa tacaala iyo wadajirkeena yey guushan iyo kuwa soo socoda ku gaadhidoona Insha Allaah. waxa tahay ruux niyad wanaagsan.

    • @hawahussein498
      @hawahussein498 2 месяца назад

      Viva / Jira oo jooga . Dawlad Barakeysan. Jira,joog weligiin. ❤Amiin🎉❤

    • @ZeinabAbdillahiedirieh
      @ZeinabAbdillahiedirieh 2 месяца назад

      3

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 2 месяца назад +21

    Mash allah guul iyo gobonimo reer Somaliland hambalyo

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 месяца назад +16

    Ethiopia waa saaxiib iyo jaar aan sheeganayn dalka Somaliland . Somalifaqash waa dal sheeganaya dhulka jamhuuriyadda Somaliland sidaa darteed Somalifaqash waa cadaw daciif ah , waa cadaw qaawan oo hoos-jiifa ciidamada Amisom .Cadaw liita waa cadaw liita

    • @mhh2024
      @mhh2024 2 месяца назад

      Laftinagaa waxay raacday maamulxumadii qudhmiyee waabaa baryay bilicsan arooryo baxsan maalin boqran

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 2 месяца назад

      Sax guul sheikh bashir ❤❤❤❤❤

    • @cabdicasiisdaahir9741
      @cabdicasiisdaahir9741 2 месяца назад

      ​@@mhh2024nafta nigaa iyagaa iska leh hadey doonan Ciro ma fadhiyo karo waa faqash waa yusra harti

  • @adamawad262
    @adamawad262 2 месяца назад +3

    Xumaanta iyo necbaanshahaaga aad u hayso Republic of Somaliland waxba yeelimayso. Xumaanta cadowgu sidaada oo kale u hayaan waxba yeelimayso ee way sii horumaraysaa, insha Allah

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 2 месяца назад +1

    HHHHHHH JABUUTI IYO SOMALIABA WAA CADAWGA SOOMALILAND ETHIOPIA 🇪🇹 AYAAN KA AAMIN SANAHAY
    VIVA ETHIOPIA 🇪🇹 VIVA SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL
    VIVA ETHIOPIA 🇪🇹 GUUL GUUL
    SOOMALILAND GUUL GUUL GUUL
    VIVA ETHIOPIA 🇪🇹 VIVA ETHIOPIA 🇪🇹 VIVA ETHIOPIA 🇪🇹 GUUL GUUL

  • @fatumoali3330
    @fatumoali3330 2 месяца назад +1

    Nava ever give up Somaliland ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @lander2023
    @lander2023 2 месяца назад

    I thank Allah for exposing these people who have enmity and hate for Somaliland to come out into the open. Alhumdullilah.

  • @s.maw.818
    @s.maw.818 2 месяца назад +3

    Funny what his “advice” is for Somaliland: Ha isdifaacina! 😂😂 His advice is telling! Please be careful, People of Somaliland!

  • @hossainechaji6158
    @hossainechaji6158 2 месяца назад +10

    Cudurbaa kuhaya oo waxaad xanuun kaqaaday somaliland khaasatan qofka jareerka ah ee wariyaha iska dhigaya waa ciil qaba waa faqashtii SNM kasaartay dalka

  • @mukhtarhassan9165
    @mukhtarhassan9165 2 месяца назад +4

    ❤❤❤❤❤❤❤ guul Somaliland

  • @HudaNuura-1
    @HudaNuura-1 2 месяца назад +7

    Geeska Africa oo dhan ayay Somaliland tusaale utahay balse..wali qaar baa I xaqiraya cajiib

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 2 месяца назад +5

    Kolay Xaasinimo waan kaa filaynee. Lkn waxaanu isu bixinay ayaanu nahay. Noogu yeedh magacyaga adigu Goaankayaga ma gudoomiside . Jamhuriyadda Somalialnd .. waaye.

  • @aliidrissyacin5629
    @aliidrissyacin5629 2 месяца назад +2

    Masha Allah sheikh Abdirahman bachir.
    Baraka Allah

  • @Ciidanka-Cirka
    @Ciidanka-Cirka 2 месяца назад

    sheekh jabuuti haku biirto somalia

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 2 месяца назад +1

    Somaliland way gotay ee ka qooso faqashay!!

  • @fatmasugule9969
    @fatmasugule9969 2 месяца назад +2

    Faqash carabweynoow Jamhuuriyadda Somaliland dheh cuduryahow. 🟩⬜🟥

  • @محمودمحمود-خ1ز2ح
    @محمودمحمود-خ1ز2ح 2 месяца назад +1

    This Sheikh is a gainst Somaliland i watched many times every time he supported Somalia therefore tell him to be a neutral

  • @QadanOsman-j7s
    @QadanOsman-j7s 2 месяца назад +1

    ManshallAh guuul somaliland d.d.d habarakeyo musena bixi inti u dalka so qabtayna shukran ban lenahay inta cuqdadu ka buxdana Alle ha shafiyo

  • @cabdifataxsaleban2616
    @cabdifataxsaleban2616 2 месяца назад +2

    Hadalkaaga hagaaji c/risaaq ... ismaamul maaha ee waa dalmadax banaan

  • @The_Observer0000
    @The_Observer0000 2 месяца назад +1

    Somaliland Ilaahay ha guuleeyo. Cadawgeeda Ilaahay ha jebiyo.

  • @ibrahimelmi3105
    @ibrahimelmi3105 2 месяца назад +4

    Asalaamucalaykum.
    aad baad u mahadsantahay Sh. Cabdiraxmaan, laakiin (never) kama tanaasuli doono, gooni isu taagga Somaliland .
    Never, never. never, never

    • @aliidrissyacin5629
      @aliidrissyacin5629 2 месяца назад

      Waxad haysato heyso wixi talo lagugu darana wa walalnimo ee fiiri oo si Somalinimo iyo islamnimo ku jirto ku eeg.

  • @subxaanyoalbu7749
    @subxaanyoalbu7749 2 месяца назад +2

    Luqada ay fahmaan reer muqdisho waa luqad ah in latuso in aanay waxba xukumin

  • @yusufjama
    @yusufjama 2 месяца назад +2

    Waa talooyin fiican anigoo Somalilander ahna waxaan ku dari lahaa in guud ahaanba soomaalida kale iridaha somaliland loo furo si ay ubadkooda iyo maalkoodaba u ugu aaminaan

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +23

    Adeer muuse IYO Cabdiraxman.waa isku hadaf.waa.isku.mabda.waa.isku fikir waa isku dhiig ha u arkin In soomaali wayn loo socdo😂😂😂

    • @Anwaar.aadan.maxamud
      @Anwaar.aadan.maxamud 2 месяца назад

      Waa losocda ano isaaq ah aya kule sida lama hurana waa caws jilal

  • @mohammedabdullahi2799
    @mohammedabdullahi2799 2 месяца назад +6

    Is my last to listen to because maamulka s/land WY did say s/land oh somali their jealousy s/land

  • @awbile
    @awbile 2 месяца назад +1

    Wallee Sheekha maanta waan u bogay. Icraab cilmiyeysan oo nusqaan iyo ceeb ka saliim ah ayuu bixiyey. Hayeeshee kii lumi jirey ee la soo helay wuxu yidhi: “maxaa la igaga farxi, beriba waan anbane” Adeeroow Cadowga Maandeeq hanoo soo raacin.

  • @nimcodeeq7679
    @nimcodeeq7679 2 месяца назад +2

    Reer Somaliland waxan ka codsanayaa tv gan cuqdadaysan in unsubscribe aad siisaan intiina iga danbaysa, dislike na ugudartaan.
    Maamulka tv gana waxaan usheegaynaa meel qadiyadda 5 million ee Somalilander ka lagaqadarinayn iyo doonisteeda anakuna marbo fadlan dib hanooga hadlina.

  • @AbdinasirHadliye
    @AbdinasirHadliye 2 месяца назад +7

    Xisbiga kulmiye hanoolaado markale soo dhawoow

    • @mhh2024
      @mhh2024 2 месяца назад

      Illaahay naguma soo celiyo qudhmiye

    • @halilmamohamed4493
      @halilmamohamed4493 2 месяца назад +4

      Kulmiye waa xisbi qaran oo qadarin mudan

  • @caydaruusxasan2419
    @caydaruusxasan2419 2 месяца назад

    Sheekh mufakara oo wuxuu ka hadlayo ka run sheegideeda ilaahay iyo umadiisaba kaga baqanaya
    Arinta soomaaliland wuxuu uga hadlay sidii nin reer soomaaliland ahaa 7sano ee oo danbeeyey ugaa xladaha somaliland waad mahadsanthy sheekh jasakalah

  • @a.qanialigadhle4206
    @a.qanialigadhle4206 2 месяца назад +4

    Cadceed soo baxday baad doonaysaa inaad gacantaada ku qariso kaagan wariyaha sheeganaya, Jamhuuriyadda Somaliland qunyar iska dheh yaan afku ku qaloocane, in qofka bin Adamka ahi is aqoonsado wax ka weyni ma jiraan, dadkayaguna waa qaan gaadh.
    Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland ha noolaato.

  • @AM-hi7ve
    @AM-hi7ve 2 месяца назад +2

    Jazakalaa qeyr

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 2 месяца назад +6

    Sheekhoow anaa ku ixtiraamaya faaladaadu sax maaha

    • @choukriideahmed7954
      @choukriideahmed7954 2 месяца назад +1

      Wa ruun walaal ictirafka somaliland ayuu ka soo hoor jeeda

  • @minaminje7960
    @minaminje7960 2 месяца назад +1

    Guul Somalilander 💪🏽💪🏽💪🏽🌍🌍

  • @isaxaaqclrashiid7719
    @isaxaaqclrashiid7719 2 месяца назад +6

    THE WORLD NEXT COUNTRY
    kan qanjaha waynleh waa faqash foolxumo munaafaqnimo ayaa isku raacay illaahay haku caafiyo

    • @khalidcarab1435
      @khalidcarab1435 2 месяца назад

      Dadka caqliga saxipka la ah ayuu la hadlaya adiga maaha

    • @abham8021
      @abham8021 2 месяца назад +2

      ilaahay caqli hakuu siyaadiyo aad kufahamto xikmada uu kahadlay. wax aan kudhaliilo kama maqal anoo reer Somaliland ah balse waxaan leeyahay thank you sheikh tacsida iyo hanbalyadaba waa kaa gudoonay.

    • @mhh2024
      @mhh2024 2 месяца назад

      Xishoo ader caruurtadbatahaye qudhmis iyo dashed waa bilaa dhaqan

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 2 месяца назад

      Muqafaliintu si maroorrsan bey wax markaan, odayganise hadalkiisi wa hadal cad oo toosan.

    • @ohsaragfii137
      @ohsaragfii137 2 месяца назад

      Waxaan u jeeday muqafaliintu si maroorrsan bey wax u Arkaan. Sida ninkan Odayga dhaliilaya.

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 2 месяца назад +2

    Jasaa akallaah sheekh c.raxmaan soomaalaay aan is jeclaano aan isku duubnaano cadowga iska ogaano

  • @AhmedHashi-x8v
    @AhmedHashi-x8v 2 месяца назад

    Asc sheekh abdi Rahman jassak Allah ruunti waxaad tahay qof wax badan Allah uu fahansisayay Allah haku barakeeyo

  • @manalcadey2688
    @manalcadey2688 2 месяца назад +1

    Hus cadawga somaliland loogama baahna inay ka hadlaan

  • @nasiim9635
    @nasiim9635 2 месяца назад +2

    Wada hadal Somalia la yidha wuu dhamaday sheekhow anaga rabitankayagu nagu mateli doona cirro

  • @abdimohamed1315
    @abdimohamed1315 2 месяца назад +1

    Waxan buurani siyasadii wadankiisa ayuu ku fashilmey ee somaliland Muxuu ka garanayaa?

  • @_faatax
    @_faatax 2 месяца назад

    Waxaan dhagaystay 50 minute ee aqoonta iyo warbixin ah waa u mahadnaqayaa sheekh cabdiraxmaan bashiir waana waaqici iyo faaiido
    Waxaan sheekha ka tirsanaynay in maalmo dhawayd u xoogaa nagu cagayey taasna saamaxnaakum waa darsoga nolosha dhabta in la kala faaidaysto waxna la isku sheego
    Mahadsanidiin

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien 2 месяца назад

    Guuuul somaliland ❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedCawil-zk2bz
    @MohamedCawil-zk2bz 2 месяца назад +2

    3 shay aan ilaashano
    1 islaanimada aan ilaashano
    2 somalinimo aan ilaashano
    3 dhulkeenana aan ilaashano
    Taaladaa mihiima waxan inoo soo jeedoyey shekh cabdi raxman xafidahulaah aniga wan qaatay

  • @a.hakimsufi4910
    @a.hakimsufi4910 2 месяца назад

    Sheikh abdirahman aad bad u mahadsantahey 🙏 talooyinkagana aad ban uso dhaweynaya ano somalilander ah kaso jeeda burco ‼️ hal mid uun sheikh ka update gareyn laha anaku hadan somalilander's nahey madex banaanidayadu wa muqdas ‼️ si walbo anu isu xifaaleynana doorasho ku kala baxna

  • @2011BARO
    @2011BARO 2 месяца назад

    "كلامك معقول. لكن كيف يمكن تطبيقه على أرض الواقع؟ "

  • @mawledyusuf5810
    @mawledyusuf5810 2 месяца назад

    Somaliland is a independent country

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 2 месяца назад +2

    Muqdisho lagama matalo adeer somaliland is hubi halkaa kunoqo waa meesha kaliya ee aad beenta ka sheegtay

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 2 месяца назад +1

    Maaha markii u horreysey Somaliland ee madaxweyne kursga fadhiya doorashada lagaga cod-batay . M/weyne Dahir Riyale Kahin isba marna isaga cod-badiyey marna waa laga cod-badiyey . Democracy-ga Somaliland ma cusba ee waa caan وبالله التوفيق

  • @MahamedCali-z3r
    @MahamedCali-z3r 2 месяца назад +3

    Dabadhilif,daarod

  • @xamarimohamed1900
    @xamarimohamed1900 2 месяца назад

    Mashaa Allah waa talo fiican waana arin lagu Aamaano waxa ay sameeyen so/land xagga doorashada oo ah in lagu daydo.

  • @Ducaysanetv
    @Ducaysanetv 2 месяца назад +1

    Sh abdirahman bashiir wad mahadsantay wanada madaxwaynaha aad siisay wa sax ee arinta wada hadalka somalida konfureed se somalida muqdisho waxay dafirtay jiritaanka yagii iyo in aanu ula tagnay dawlad xornimada qadatay 1960 iyago wali gumaysi ku jira sida daradeed haday qiriwaydo jiritaanka qaranka somaliland waxa dhici doonta in muqdisho jiritaankeeda lagu murmo

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +2

    MUDANE cabdirax Maan claahi Ciro Waa inuu Magaca Sland uu bedelo oo jamhuuriyada uu u😮😢 bixiyo magac cusub

  • @abdinasiraxmed2471
    @abdinasiraxmed2471 2 месяца назад +2

    Manshallah sheekh ❤❤❤

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 2 месяца назад +1

    Sheekhow waxay ku timi Duco iyo baryadaanu Allah baryaynay...... وما النّصر إلاّ من عند الله

  • @Theforthe
    @Theforthe 2 месяца назад

    Sh Craxmaan is the best🎉

  • @Alabbvshh339
    @Alabbvshh339 2 месяца назад +2

    Sheekh. Maxad sida ula hadli wayday MADAXWAYNAHA SOMALIA. XASAN QOSLAAYE 😅😂😂. SOMALILAND FARAHA KA QAADA. ILAAHAY KA BAQO😅

  • @axmedcali9128
    @axmedcali9128 2 месяца назад +1

    Nuxuus xasad kabuuxo wuu quudhi laayahay inu yidhaahdo jamhuuriyada barakaysan doqon kow weeye

  • @M.JR11
    @M.JR11 2 месяца назад

    FiFa SOMALIND 🎉

  • @fariixaguleid2793
    @fariixaguleid2793 2 месяца назад +1

    Mashlh❤

  • @Ciidanka-Cirka
    @Ciidanka-Cirka 2 месяца назад

    afafkaa aad sheegayso sheekhoow, Cirro wuu jajabsadaa ee kuma hadlo

  • @faah-l2d
    @faah-l2d 2 месяца назад +1

    walaahi ethiopia kun jeer ka fiicaan jabuutii iyo somalidaba

  • @Barigaafrica275
    @Barigaafrica275 2 месяца назад +1

    Mansha allah wll

  • @sagalwarsame7342
    @sagalwarsame7342 2 месяца назад +1

    Djpouti la heshiiya because of danteeda lkn Somaliland danteeda ay Ethiopia ka ledahay ha burburiso ? Aduunyo Waa taas. Waxaadse ogaataa Madaxwayne Muuse Biixi iyo Madaxwayne C/raxmaan intaba Shacabaa udhiibtay afkaarta.

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 2 месяца назад

    Soomaaliland maashaa Allah hambalyo Soomaalida kale Allaha soohadeeyo waa dad qabiil iyo waxaanlagaraneyn ragaadiyey

  • @HamzeAbdilahi-q3j
    @HamzeAbdilahi-q3j 2 месяца назад +1

    Muse bixi geeesi

  • @Laddancabdi
    @Laddancabdi 2 месяца назад

    Tuugow hilaac maxaa kaaga dana adigu waryaa meshaad katimi harkaa magadhikaran
    Sh. Wan salamayna sharaf banu naga mudanyahay mufakarka wayn Allah haku xagido

  • @halilmamohamed4493
    @halilmamohamed4493 2 месяца назад

    Viva somaliland ❤🎉❤❤❤
    Viva 26 june 1960❤❤❤ don’t forget
    Viva 26 june 1960 ❤❤❤❤❤❤❤

  • @ahmedmed6816
    @ahmedmed6816 2 месяца назад +1

    Dagaalada miyaa lagu kalifay mise isagaa Friday cabdirahmanow

    • @abdiyousuf3157
      @abdiyousuf3157 2 месяца назад

      Dagaalkaba isagaa abuuray waayo 20 taneeyo cisho ayuu dad shiciba oo mudaharaadaya xabad la dhacayay oo 20 taneeyo qof ku dilay ilaa markii dambe qoryahooda lasoo baxaan

  • @MaxamedaxmedMaxamed99
    @MaxamedaxmedMaxamed99 2 месяца назад

    Maasha Allah

  • @KhadraAli-j4l
    @KhadraAli-j4l 2 месяца назад

    WADANKA SOOMAALILAND .

  • @AadanCali-l2u
    @AadanCali-l2u 2 месяца назад

    Mahad. Danid. Sheekh

  • @Qalanbawi
    @Qalanbawi 2 месяца назад +1

    Faqash

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 2 месяца назад

    Yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu yaahuu
    Somaliland ama tirsan soomaaliya, odey degdega iska ilaali

  • @mahdimumin7226
    @mahdimumin7226 2 месяца назад

    Ok.ok

  • @yasinmahmud5654
    @yasinmahmud5654 2 месяца назад

    Marshallah

  • @jamahassan1655
    @jamahassan1655 2 месяца назад

    Maansha Allah Maansha Allah Maansha Allah

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +1

    Waad khaldan tahaye ma sland iyo soomaaliya Ayaad kala qaran laadahay

  • @buufiyahaweyn7430
    @buufiyahaweyn7430 2 месяца назад +1

    HHHHHHH YAA SOMALI SOOMALILAND OO KALIYA MAAHA MAXAAD U FALANQEYN WEYDEY SOMALI MADAXWEYNE YAL KALE WEY JIRAN BAAHI SHAQO LA AAN WEY KA JIRAN IYO
    CADAALAD DARADA SOMALIA IYO JABUUTI KA JIRTA MAAD KA HADASHID HADAD SOMALI NIMO UHADLEYSID
    ANAGU ITHIOPIAN BAN NAHAY SHACABKA SOOMALILAND SOMALI WAAN KA QUUSAN M
    MANA RUMEYSANO SOMALI SHEEKH IYO MID KALE TOONA
    WAAYO WAA CADAWGA SOOMALILAND DHAMAN INTA AFSOMALIGA KU HADASHA
    MARKA HADAD XADIIS AKHRIYEYSO WAAN KA FEEJINEGANAHAY
    CARAB DALAB LEH CALOOL WEECSAN ILAHAY AYAA KA XISAABINAYA AMA SHEEKH HA AHADO AMA SHARIIF HA AHADO
    MA DIDEE HARGOOLAW HA IGU TUMIN DURBAANADA IYO DAASADAHA MADHAN FAQASHEY DHAGAXA ISKA EEG FAQASHEY KKKKKK

  • @khalidabdirahmanofficial4050
    @khalidabdirahmanofficial4050 2 месяца назад

    Dhaqalaha dorashada kubaxayna kamay iman beesha caalamka ee reer somaliland baa iska bixiyey

  • @mohamedhassanhoussein8627
    @mohamedhassanhoussein8627 2 месяца назад

    Adigu siday isu yaqaanaan ugu yeedh ilayn dawlad ma tihid hadaana yeelayn sidaa maxaad ka waydiinasaa sheekha

  • @ismohassan2914
    @ismohassan2914 2 месяца назад

    Weriye xaasida.

  • @MaxamedCase-ou6dh
    @MaxamedCase-ou6dh 2 месяца назад

    Amiin amiin amiin

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 2 месяца назад +2

    Sheikh Abdiraxmaan madaama aad Ismacil Cumar Ghelle aad tihiin Habar wadaag maxaad uga codsan weeyday in uu Dorashada so socota kugu so wareejiyo Madaxweyne nimada adigo la tartamaya Dorashada so socota asago si dadban kuugu so wareehiyo inti Xukunka Xil kale gacanta u gali lahaa?

  • @arafatshire2328
    @arafatshire2328 2 месяца назад

    Shacabka awooda leh xagga Somaliland waan halkaa doonayno soomalida kale naga dayto

  • @MohamedAbd-x4l
    @MohamedAbd-x4l 2 месяца назад +1

    Masha Allah sheikh cabdirahman…
    Waad dhamaysay nasteexo iyo talo somali oo dhan. Aan ilaashano Islaamnimo, dadnimadana ilaashano iyo carrada aan dusherda joogno… markaas ayaa la heli-doonaa soomaalinimo..
    Hadaan dadnimo lawaayo somalinimo jirimayso.
    Mohamed Ali

  • @abdijama-n8h
    @abdijama-n8h 2 месяца назад

    Wa biinta Jabuuti iyo Faqash ta somali xadiga wanu u gooynana!

  • @rodahmohamed7946
    @rodahmohamed7946 2 месяца назад

    Maa shaa Allah, falanqeyn weyn oo wacan , kuwii lagu cibro iyo caqli qaato Allah ka yeelo , Somaliland Guuleyso.

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 2 месяца назад

    Mansha Allah somaliland

  • @Dahir__Dirieh
    @Dahir__Dirieh 2 месяца назад

    Ok

  • @mohmedclaahi5429
    @mohmedclaahi5429 2 месяца назад

    Sheekhow waad ku mahadsantahay qaabka iyo sifaha aad uga faalootay laakiin wali waxaad kusii adagtahay madaxweyne Muuse oo aanad aqoon u lahayn wax ka sheegistiisa

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 месяца назад +1

    Madaxwaynaha cusub ee jamhuuriyada GEESKA Afrika Cabdiraxmaan cabdilaahi Ciro ❤❤❤

  • @Qalanbawi
    @Qalanbawi 2 месяца назад

    Somali Qudhun

  • @CabdiXaashi-gy6fv
    @CabdiXaashi-gy6fv 2 месяца назад

    Guuul somaliland

  • @Deeq_official
    @Deeq_official 2 месяца назад

    😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Hussen-h8h
    @Hussen-h8h 2 месяца назад +1

    Somalia ka mid maaha e waa soomaliland dheh

  • @Omaromar-z4p4n
    @Omaromar-z4p4n 2 месяца назад

    Shiikhu wa irir samaale waa buun buuniya soomalilland kugu fahamnay shiikh

  • @ubahguled96
    @ubahguled96 2 месяца назад +1

    SOMALILND WAXA LWH QAABILO DHUULKA IN QAABIL.SHEWGATO WAA WRONG ADERRYAAL WAA SIDA KONFURTA SOMALIA QAABILKASTA XAFADIISA HA HAGAAJISATO