Majaajilo | aun Meecad Meegane, aun Jigjigawi, Cabdi Haybe & aun Xanjo Buuf @@

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 10 фев 2025
  • #caweyskadalmar #srtv
    💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ►SUBSCRIBE
    ►SHARE WITH FRIENDS
    ►LIKE
    ►COMMENT
    ►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
    ✔Subscribers ✔Share ✔Comments ✔Like
    somali music

Комментарии • 217

  • @ibromahdi2344
    @ibromahdi2344 5 лет назад +19

    Allah ha unaxaristo jigjigawi , miicaad miigane, xanjabuuf, cabdihaybe laambadna allah cimriga ha usiyadiyo qosol wayo hore
    From Djibouti

  • @abdullahialle7682
    @abdullahialle7682 4 года назад +9

    Wakhtigii aan dhallinyarda ahaa ayaan aad u daawan jiray ragan jigjigaawi xanja buuf iyo meecad ilaahay ha unaxariistee iyo cabdi oo isna kaalin kulaahaa mahadsanid wll dalmar adiga laftaada waxn umalayn inaad dadkii 80skii sidadyda dhalinta ahaa inaa tahayee

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад

      aamin

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад

      Walaal adiga ayaa muddan

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад +4

      1981 baan ka dhameeyey high school. Wakhti hore. Waxaan aqaanay Cabdi Haybe nin ay walaalo yihiin oo ka wayn. Aabihina dhowr jeer baan arkay.

  • @ahmedasad.2023
    @ahmedasad.2023 5 лет назад +71

    Kkkk riwaayadani waa riwaaad Waxbadan xanbaarsan inta dhaqanka geela kahesha iyo reer miiga like haysaaaran viva cabdi haybe

  • @abdullahialle7682
    @abdullahialle7682 5 лет назад +14

    Jigjigaawi meecad miigane aw maacalaysh xanja buuf ilaahay ha unaxariisto walle ragi rag ahaa dhamaa.
    Cabdi haybe ayuunbaa imika nool
    Cawayska dalmar zxp adna mahadsanid

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 лет назад +1

      Aaamin ilaahay ha naxariisto, dadkii waxmajaajilada way dhaamdeen, laba saddex ayaan odhan karo ku hada majaajiliste. Walaal waad adiga ayaa MUDDAN. thanks

  • @elmiyusuf396
    @elmiyusuf396 Год назад +2

    allah u naxariisto miicaad jigjigaawi, xanjo buuf oo nin carab ah oo reer Djibouti ah buu ahaa

  • @alimohamad9635
    @alimohamad9635 4 года назад +2

    Waxbaa badiye igakeeno fam man listen to dis song almose evry day one of best somali song ever

  • @MrXaguuga
    @MrXaguuga 4 года назад +6

    Ilaahay ha i naxaristo meecaad, jigjigaawi iyo xanjobuuf

  • @karbajeawale934
    @karbajeawale934 Год назад +1

    AHUN best comedian intooda badan waydhinteen janatul farduus allaah haku arsaaqo insha;allaah aamiin aamiin aamiin yaarabal caalamiin

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +5

    Walaahay Ina Cabdi Haybelaanbad Siduu Udhasleeyaha Igaqosliyey. Long live Cabd Haybelaanbad ❤️🤍💚

  • @AbdullahiHassan-f6p
    @AbdullahiHassan-f6p Год назад +2

    2024 yaa dawanaya

  • @oomaarbarbarofficial1098
    @oomaarbarbarofficial1098 5 лет назад +23

    Adu yaa kaa yidhi saqiir kuteh .... hehehehe reer #Jebuuti dad aan kuufaano 😍😘🤩

  • @mustafa-sheik
    @mustafa-sheik Год назад +1

    My generation did not have a similar entertainment as that of the 70th and 80th generations.

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 лет назад +8

    Meecaad iyo cabdi haybe Waa qosal miidhan

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 лет назад +72

    _Cabdi haybe Love_ 😂🤣
    _If you watch 2019 like taabo_ 👈
    _Hadaad Daawanaysid 2019 like saar_ 👈👀

    • @mustaphegarad1474
      @mustaphegarad1474 5 лет назад +3

      Like waxba kuu tari mayso abtiyee mise way ku soo waalen oo waxay ku yidhahden lacag ba lagu hela arin la kaalay niyaw waxas iska dhafo

    • @maxamedcali3893
      @maxamedcali3893 4 года назад

      C

    • @papamousse
      @papamousse Год назад

      1w247opf . .@@mustaphegarad1474

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 5 лет назад +4

    Waaar carabku isagaaba camal ah somalida isagaa bara dhaafiyay

  • @khaalidmohammad2620
    @khaalidmohammad2620 4 года назад +2

    Kkk,waxbaa baalaha ka yaacay!!!!

  • @pristineforest4399
    @pristineforest4399 4 года назад +20

    Golden comedy- I love Abdi Haybe and all others- though I'm Gurbo Joog- the beauty of Somali culture and the sheer hilarity and comedic talent shines through.

    • @uteadawee51
      @uteadawee51 2 года назад

      Yet you are embarrassed of your real name typical so called qurbo joog

    • @MuhyadinAhmed
      @MuhyadinAhmed 10 месяцев назад +1

      😂😂😂😂😂

  • @maslalitube3305
    @maslalitube3305 Месяц назад

    Habeenka udambeeyay 2024

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 4 года назад +3

    Walhi cabdi hybe legend ninka kaliya ee iga qosliya

  • @mo-khadarofficial81
    @mo-khadarofficial81 3 года назад +2

    Hada dawaneyso 2021 like sar kkkk

  • @ApdiaziizHusein
    @ApdiaziizHusein 7 месяцев назад

    Cabdi haybe lanbad legend of the legends❤❤❤

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim8750 4 года назад +1

    😂😂😂😂 cabdi haybe i like it the song

  • @daoudmahamed3915
    @daoudmahamed3915 5 лет назад +10

    Allow uu wada naxariso inti dhimataye

  • @neimaayan9407
    @neimaayan9407 Год назад +1

    Ilaahay ha I naxaristo Mercado.xanjobuuf.jiggiigaawi

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +2

    Warwaa Cabdi Haybelaanbad❤️

  • @dekainaibrahim8750
    @dekainaibrahim8750 4 года назад +10

    From Djibouti 🇩🇯 we always liked the Djiboutian comedy 😍😍

    • @MuseAli-sr1xv
      @MuseAli-sr1xv Год назад

      Buetos 0:20

    • @jamalhajimohed9361
      @jamalhajimohed9361 10 месяцев назад +1

      Just say I’m Somali & I like all Somali comedians. We’re all brothers u mother fucker idiot!!! when somalis r in a good position like be4 the war u r saying we’re somalis and when we’re in a problem ur saying we’re Djiboutians. Djibouti is one of the regions of Somalia and the worst & poverty region in the region. Somalia is coming back don’t mention us!!!! OK?

  • @mohamedibrahim780
    @mohamedibrahim780 4 года назад +1

    Gacmaha ka qaad oo waa badheedh cade hhhhh

  • @hawlqabad7803
    @hawlqabad7803 2 года назад +1

    Kkkkkkkkkhhhhhhhhhhh qofku ma ilmo yar buu liqay kulahaa

  • @hilalhananalhadramy9234
    @hilalhananalhadramy9234 3 года назад +3

    ياريت تنزل المسرحية كاملة هذا طلب الوالدة امي ❤🇩🇯

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  3 года назад +1

      أي جزء ، لأن هذا كثير من الكوميديا

    • @hilalhananalhadramy9234
      @hilalhananalhadramy9234 3 года назад +1

      @@caweyskadalmar اقصد نفس المسرحية نفسها لو تنزلها كامل مع شكري واحتارمي لك

  • @sadiqdaahirmohamad8525
    @sadiqdaahirmohamad8525 5 лет назад +20

    2020 watching inta hore cadi mahan ruwayadn

  • @yasirhashihashi3168
    @yasirhashihashi3168 4 года назад +1

    Haday wacan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +2

    Thank you for great Comedy 🤣❤️🤣

  • @noradensmeal.
    @noradensmeal. Год назад

    😂😂waxbaa baalahayga yaacay

  • @bileosman918
    @bileosman918 5 лет назад +3

    Cabdi haybe laanbad waa majaajilaystaha kaliya ee aniga ii maadayn kara.
    . Runtii

  • @ramlanaasir1246
    @ramlanaasir1246 5 лет назад +8

    Cabdi heybe labad kuyee ninyow qofku ma ilmayar buu liqey 🤣🤣🤣😊😊😊😊😊

  • @omerahmed7384
    @omerahmed7384 5 лет назад +6

    Heyba very talented guy

  • @mohamedahmedcali1429
    @mohamedahmedcali1429 6 лет назад +4

    Jigjigaawi waa ayo waa Cabdihaybe laanbad . Miicaad miigane. Iyo mr xanjo buuf 😎

  • @rooroo7096
    @rooroo7096 2 года назад +1

    Warsame jabuuti AUN

  • @walalahaunited1585
    @walalahaunited1585 4 года назад

    Caku Abdi haybe lambad war qofku maa ilma yar buu liiqay kulaha

  • @faysalyusuf934
    @faysalyusuf934 5 лет назад +7

    Looool the fat guy is absolutely hilarious, I love it walahi

  • @calicabdulle1286
    @calicabdulle1286 2 года назад +1

    Hhhhhhhh Oyaaaay heybe laanbad

  • @Khaalid155
    @Khaalid155 4 года назад +1

    10:26 hhhhhh cabdi haybe War qofku ma ilmayarbuu liqay waa qoslay wlhi

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Yaaaawaaaaye.

  • @barashadadiintaislamka2745
    @barashadadiintaislamka2745 5 лет назад +1

    Kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk kkkkkk waan imanayaa waan imanaya buu kaga siiyay wlhi waan qoslay

  • @somaliuncutstories4137
    @somaliuncutstories4137 3 года назад

    Horta innti dhimatay allah ha uu naxaristo lakin mon pays djibouti ✋❤🧡❤❤❤❤❤❤❤🧡🧡🧡

  • @cismaanmuuse2429
    @cismaanmuuse2429 5 лет назад +3

    Kkkkk Riyadawada waa qosol.soconya

  • @Cabdiraxman-cd7ff
    @Cabdiraxman-cd7ff 5 месяцев назад

    😂😂😂😂walahi wa riwayad an mar walbo fiirsado iga qoslisay .sida ugu bac beceey kulaha ..😂

  • @ibnukheyre3154
    @ibnukheyre3154 5 лет назад +4

    Hhhh war qofka mailmayar ayu laqay kulahaa wu iga qosliyay 2019 madawanaysa

  • @abdirahmanalidirie186
    @abdirahmanalidirie186 5 лет назад +10

    😂😂😂😂
    Wlhi xaqiiqda bay ka hadleen Alla Qosol badanaa 🤣🤣

  • @dhageydahir2263
    @dhageydahir2263 2 года назад

    If you watch 2023 give me like

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 года назад +1

    Walle Sanuqoslayaan Bakhtiyey 🤣

  • @maxamedofficial8990
    @maxamedofficial8990 4 года назад

    Cabdi haybe hader xaguu ku nool yahy pleese igasoo jawaaba

  • @saidbodle
    @saidbodle Год назад +1

    Sxb aad ayaad u wadaa barmajigkAga noolow viva maruursade hh

  • @jagacmedia2793
    @jagacmedia2793 5 лет назад +4

    Wlhi sidaaan u qoslayay beerkaa I casaaday

  • @Ustaadka09
    @Ustaadka09 5 лет назад +2

    Gacmaha ka qaad aa!!!, kkkk wixi magaalada la iga sheegay wax waan ka arkay hhhh

  • @salimabdi1145
    @salimabdi1145 10 месяцев назад

    Yaa ilaa dawanyaa cowa 2024.3.18

  • @amiraducaleh
    @amiraducaleh 4 года назад +1

    Omg hilarious! Who's the short stocky guy in Green shirt,,?

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад +2

      Aun nickname is Xanjo Buuf. I’m not sure I think he is Yemeni Jabuuti.

    • @dekainaibrahim8750
      @dekainaibrahim8750 4 года назад

      Is a famous comedian, he is Djiboutian but born in yemen and unfortunately he is death😥

  • @Xuseenibrahim-ov9ly
    @Xuseenibrahim-ov9ly Год назад +1

    👑👑👑👑👑👑👑👑👑

  • @somshorts6274
    @somshorts6274 5 лет назад +4

    Wax baa ka dhacy

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob 11 месяцев назад

    East africa mall owner vice manager jabuuti shaqalaha qofqof masawir danbilaanta bassbort qaybtaukashaqeyo karshaqo wixiilagado malinwalba boqshadakurido alabtalskeeno skainelamariyo Yamaha dabdamiska2 mid teamed kalkolete xisaabxir shao wacan

  • @hilalhananalhadramy9234
    @hilalhananalhadramy9234 3 года назад +1

    الله يرحمهم جميعا الأموات والأحياء منهم

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 4 года назад +3

    Xanjobuuf iyo Jigjigaawi Ragg Aan horay umaqlayba ma ah. Tolow ma reer habuuti baa?

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад +1

      Aun Xanjabuuf waa reer Jabuuti. Aun Jigjigawi waa reer Arabsiyo oo dhow Hargaysa.

  • @AxmadMaxmad-u7n
    @AxmadMaxmad-u7n Год назад

    M. A❤

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 5 лет назад +7

    Cabiraadii sii jeedso ayaa ku biirtay
    Sii jeedsiga siyaasad ayaa kadanbaysa 😂🤣😂🤣😂🤣😂

  • @profhamseibrahimmohammedsh9525

    Idinkoo raaliya riwaayadahan goosgooska ah ee Meecaad iyo , cabdi haybe, links kooda laga tixraacayo soo dira

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  Год назад

      Halkan ka daawo facebook.com/caweyskadalmar/

  • @beerahajanada7378
    @beerahajanada7378 5 лет назад +1

    Kkkkkkk kkkk sheeko qosol leh

  • @abdikariinahmed729
    @abdikariinahmed729 5 лет назад +5

    Hhhhhh🤣🤣🤣🤣
    Adigu maad Saqiirtid kk

  • @Ahmeto536
    @Ahmeto536 4 года назад +1

    kkkkkkkkkkk Waxbaaa baadiye iga keenoo badiyo samada iiga yeedhay

  • @YahyaAbdi-z9s
    @YahyaAbdi-z9s 11 месяцев назад

    Xalay maxaa dacay no sheeg

  • @AAli-k6h
    @AAli-k6h Год назад +2

    Waxba balaha iga yaccay walle snm hessten horey usii diyarsaden 2023 ba jamahirtu baalaha karacen prank 33 years jirey walle guul ssc khatumo ya ila dawanaya 2024 😂😂😂😂

  • @abditaher8043
    @abditaher8043 4 года назад +2

    😂😂😂😂😂😭😭😭😭😂💐🌺🌺🌺💐🖤تمام

  • @sarkaalray9045
    @sarkaalray9045 Год назад

    05:04: 2023 Yaa daawanaya

  • @daadirdaacuun6294
    @daadirdaacuun6294 4 года назад

    Heesta uu qaadayo heybe yaa ii sheegi karo
    Originalkeda waan raadinayaa hee

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  4 года назад

      Waxaan umalaynayaa waa hees u samystay aan hore loo qaadin.

    • @ismailomarfarah9585
      @ismailomarfarah9585 2 года назад

      Heestan baa original ah laakiin hadda waxa uu qaadaa iyada oo bedalay. mida kale de hees caadiya maahee waa hees majaajilo ah

  • @hassanwarsame8901
    @hassanwarsame8901 5 лет назад +6

    From 1989..to 2019.kkkkkkkkk

  • @adnanaden8340
    @adnanaden8340 5 лет назад +5

    2020.yaa.firsanaya.hhhhh

  • @alinoorahmednajji1955
    @alinoorahmednajji1955 4 года назад

    Kan shalay ad soobaxay

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe Год назад

    Cabur baa layiri shamseeeeeycadayyareeykhatraayqarancaday yareey minyarobahyareey qiimobadan dumaroo khayrbadan yarta lagufarho.iyaaaaaaaaaaaah

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 5 лет назад +3

    Saabuun taydh

  • @KhadarXazhi
    @KhadarXazhi 2 года назад

    Ma bac baa isan qadhy

  • @mohamoudgurreh949
    @mohamoudgurreh949 5 лет назад +2

    hhhhh...waar waxan sidee wax loogu qiyaasaa....

  • @cbdifataaxyare2381
    @cbdifataaxyare2381 5 лет назад +2

    Cbdi haybe meel halagu shego

  • @AliMohamed-tl8pc
    @AliMohamed-tl8pc 4 года назад +1

    Huryo weeyaan islaantu

  • @mohamouda.dualle
    @mohamouda.dualle 4 года назад

    Riwaayada magaceeda iyadoo dhan xagee laga helaa

  • @saraaxmed4310
    @saraaxmed4310 5 лет назад +2

    Ala beeerka Isman dhaafba ka dhacay 😂😂

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 года назад +8

    Tolnimo haday jirto SUBSCRIBE ta yaanan leyga xasdin walaalaheyga

  • @abdulrahmanahmed5769
    @abdulrahmanahmed5769 5 лет назад

    Eeyaa xaaji ma khafiif baa ninka😂🤣

  • @Jar_javoo
    @Jar_javoo 2 года назад

    Shekada sirwaal maahee birida baxday sirwalka lagalinin oona adkeeyn dhaq dhaqada

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 5 лет назад +6

    Qofku ma ilmayar buu liqay kkkkkkkkkkk

  • @laylitohcabdilahi6140
    @laylitohcabdilahi6140 6 лет назад +5

    kkkkk ma inba i badhedheday bawdada xogayga egay waliba badhidu i tabtay

  • @mukhtarsahal1989
    @mukhtarsahal1989 6 лет назад +5

    Waxbaa baadiye iga keenay hhhhh

  • @achoubisleh303
    @achoubisleh303 5 лет назад +1

    Que dieu lui pardon xanjo buuf

  • @Abdirashidcalanle
    @Abdirashidcalanle Год назад

    Cabdi haybe lanbad langed

  • @gjgedi
    @gjgedi 4 года назад +3

    Où peux je trouver cette pièce théâtral complète ?

  • @xirsisalaad8120
    @xirsisalaad8120 5 лет назад +5

    Ma ninbaa ii bareeroo bawdada xoog iiga tuujay waliba bariduu i taabtay
    Kkkkk xaguu joogaa hada C/haybe

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 лет назад +1

      Sweden baan maqlayey inuu joogo

    • @xirsisalaad8120
      @xirsisalaad8120 5 лет назад +2

      Waxaan filayaa fanka wuu ka fariistay lamana maqal istiqaaladiisa

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 лет назад +1

      xirsi salaad waa ila tahay waayo dib loo maqal.

    • @Rageedii
      @Rageedii 5 лет назад +1

      @@xirsisalaad8120 kama fadhiisan...wuxuu dib usoo qaaday heeskan baallaha la iiga yaacay 2016dii. Waa isla heeskan aad midhaheeda aad soo qaadatay. Waxaase layaab leh in heeskan dhalinyarada isticmaasho tiktok iney 2019 xiiseeyaan. Cabdi haybe laambad - Baalaha ka raadi youtubeka.

    • @hassanabdullahi9867
      @hassanabdullahi9867 4 года назад

      @@caweyskadalmar 7

  • @saccdiyamahmed2975
    @saccdiyamahmed2975 5 лет назад +4

    Kkkkk Alayy" Awawgay" Madobe" Dirr" Muxuu" Dad Qimo leh Dhalayy" Oo Xigmad" Lehh Alaw idin" Barake" Rer Jabuti" Iyo rer" Somalilandh" Aniga Somali waynban" Ahay

  • @DelPiero-us7su
    @DelPiero-us7su 5 лет назад +5

    Please do have the full riwaayad.

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 лет назад +1

      Walaal tan bal daawo waxaan umaleyna in ay dhantay aha ama isku riwayad yihiin ruclips.net/video/xnHo6_tDRx4/видео.html

    • @nabilhoussein5083
      @nabilhoussein5083 5 лет назад

      Iyado dhan way ku jiirta yurubka waxa la dhiigay 1991 ku qoor riwayad djabuti 1991 Allaha ha u naxariisto inta dhimatay ee riwayada ku jiirta

    • @Siy011
      @Siy011 5 лет назад +2

      ​@@caweyskadalmar Mahadsanid walaalo haddan nahay reer jabuuti xasuus gaar ah ayeey nagu leedahay riwayadan :)

  • @gacanqabsay4931
    @gacanqabsay4931 4 года назад +1

    Ga

  • @ahmedyuusuf2529
    @ahmedyuusuf2529 5 лет назад +1

    Hhjjjj ma kuu sheegaa.

  • @idiristea1910
    @idiristea1910 4 года назад

    Idiris

  • @mohamedadam7578
    @mohamedadam7578 5 лет назад +2

    asc walalal riwaayadan oo dhamaysa ayan rabee cawayska dalmar ma idin ka heli karaaa w alal hadii aan hello karo ii fududeeya oo link nasiya

    • @caweyskadalmar
      @caweyskadalmar  5 лет назад

      Walaal tan bal eeg inay dhan tahay waayo almost saacad ruclips.net/video/xnHo6_tDRx4/видео.html