Majaajilo | Waan Is Gubaya, Boon Ahun, Ikraan, Cibado, Buse Ahun, Basbaas Ahun, X Ganey, Aw Kadliye
HTML-код
- Опубликовано: 9 фев 2025
- #caweyskadalmar #qarami #DalmarMedia #dhaanto #srtv #rtd #
For all inquiries email dalmar46@gmail.com
💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕 Mahadsanid 💕
►MAKE SURE TO SUBSCRIBE FOR NEW VIDEOS
►SUBSCRIBE
►SHARE WITH FRIENDS
►LIKE
►COMMENT
Hargeisa
Kkkkkk ma tan isbiriinku ku jiro ku lahaa alaha u naxariito boon xirsi iyo intii dhimatay aamiin yaa rabi
ALLAAH ha u naxariisto boon xirsi waan is ololin buu yiri hooyo suujin igu qabo buusi iyo basbaas iyo inta geeriyootey ALLAAH dhamaantood ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin
Aamin
Ilahey ha u naxaristo intii dhimatey ee ku jirta riwayadan boon xirsi
Aamin
aqoon dhaqamed badan ayaan ka diiwan galiyay riwaayadan kooban mahadsanidin intii dhimatay alle haa u naxariisto rag badan oo halkan ku jira ayaa dhintay rag kalena imika xaalad caafimad ayay u jifan sida xasan ganay oo kale
Aamin
Badankoodo way dhinteen ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo aamiin aamiin yaa allah inta nool caafimaad qab ayaan urajaynayaaa
Aamin
Basbaas, Boon iyo Busi Boqorkeenna ha u wada naxariisto.
Aamin
Alle sw haw naxariisto AUN Boon🤲
Aamin
Hh Masha'Allah dadki hore xigmad badnayen
Illahay Haa uu naxaristo Boon xersi, one of the best sketch actors.
Aamin
Allah yarham dhamaan intii geeriyootay Allahu ma aamiin yaa rabi.
Ilahaw ku naxariiso boon xirsi aad ban u qoslay wllhi isaga iyo intii dhimatayba
Aamin
Afartii hore man is gubayay sadex na wan is dabayay mid na waa is dilaayay Aun boon
Aamin
boon xirsi Allaha u rax mado walaahay he was my best mahaajiliiste.
Aamin
Waa mashrixiyad qiimaheeda wadata oo macno leh. Alle ha u naxariisto intii dhimatay.
Aamin
Acw waxa aad noo dheegtsaan sanadkii ay majaajiladani soo baxday ❤
Hadi hore ayaa hadal xigmad iyo xiiso llahaa ilaahay ha u wada naxariisto
Aamin
Ilahay ha u naxariisto boon xirsi wax badan bu iga qosliyay
Aamin
4 macano laheen ayaan furey eber baan ku soo haray 😂😂😂😂 hayaay wuu bislaaday😂
Abwaan Boon Xirsi Bawdyo Gaab AUN Majaajilayste Qosol Badan Ayuu Ahaa❤️
Aamin
Allow kuu naxariso boon xirsi 😢🤲
Aamin
Alleh ha unaxaristo badankoodu wa wada meyti la dawaan kari maayo
Aamin
Duqaydii dhammaataye Tolow Dirirka yaa eegin,oo yaa daaha laantii ku xidhi ,Qurac intuu diiro
Degmo tuhun ma guurtee tolow sahanka yaa dooni gabaygaa yarantii dhigtay xasuus
“Springkuba waa ka lagu doortay” 🗣 Boon Xirsi, Alloow kuu naxariiso.
Aamin
Maxaacusuba caawo
Halkaan dhaqankii ayaa lagu soo bandhigay waxaana leysaga digayaa dhaqan xumada sida doqon iyo habeenbaa madoow iyo in midabka madoow laga cararo ama caab lamoodo ee habloow ha is dhaqinee ku kalsoonaad midabka Alle idi siiyay
Ax busay iyo boon rabow u naxariiso dadkii nafta lahaa way dhamaaydeen
Aamin
Ruwayadan xasan ganey ma arap kaliyu ka dhigay matelayasha
Ikraan
Canab diiriye
Aw kadleeye
Jaamac riyo
Basbaas
Boon xirsi
Kkkkkkk Qabyaalado fanka waa ka mamnuuc sxb fanaanta badankooda waan aqaan mid qudhuna qolo kuma baran fan uum baan ku bartay
@@abdirahmanfaarah3912 hh legend
Allaha ub naxaristo bon amim
Aamin
Afar aan macno lahayn, oon markiiba wada furay!😂😂. Boon Xirsi ahu, isagoon hadal baad iska qoslaysaa, wuxu ahaa mar la arag, qeybta uu ku jilayo aan loo yeedhin jirin ee isagu sameysto.
Waayay wll
Hadal xikmadaysan somalida maanta farqibaa u dhaxaya dadka waay sii hormaraan anniga waa sii dhamanaynaa
Allaw.unaxaristo.
Aamin
ismiga ilaahay inaan is ololin 🤣
Mamadan magaceed ninka gaaban wax rasee leh waxay ku jirtay riwaayadii dhaylo jacayl iyada iyo kinsi khadra
Ax yaa qosol
Rabbi naxaristii jano haka waraabiyo
Aamin
Thanks you boon🥰🥰🥰
Gaari mawadataa
Dhawr qof baa ka nool
Haa ilaahay ha u naxariisto intii dhimatay Aamin
Au wada naxaristo inti dhimatay
Aamin
Islaanta maamada matalaysa, magaceed adeer Dalmarow?
Adeer waa Cibaado Axmed Maxamed
@caweyskadalmar mahadsanid Adeer.
boon xirsj waayo waayo
Ikraaan jamac ismaacil waa jilaal
Illahay kunaxaristo
Aamin
Waaaaw masha allaah
War heedhaha riwaayadu meeqa sanay jirtaa anigu jiilkii dambe baan ahay
Rawaayadana dad waa hore dhintay baa ku jira Dee waxa aan laguha kula jirnana waa ka hadlaysaaye
Maxay ahayd
Waa sagaashameeyadii billowgeedii
Allah fircon nah wuu jogay😅😂
Stiil 2024😂😂😂
ileen iscadayska wajiray
kulahaa way iscadaydaa ee quraxda dhibeeysa
Xaasos
25:20 boon xirsi maxaa jilbo madaw ma kaaraa
Maxaacusuba Maanata
What year did this come out?
Recorded on 8-11-2000
Say which Year bro not what you just small correction
Hasan Ganey Wuxuu Yiri Aakhiru Sabanka Dumarkaa Cas Casaanaya Malaha Maantuu Kasii Hadlayay Waatan Dumarkii Iyo Qaar Kamida Ragii Wada Cadaaday ee Cadaantiiba Dukaamada Laga Doonanayo,
Wakhtigana walaaalahi wan Tahriibilaya hhhhhhh Aun boon xirsi walaalahi wan is gubaya
Waatan caadiyoos😂
Asc
Alhku Naxriisdo
Aamin
Wan is gubayaa😅
Riwdi macanee
Lkup😅
Xasoos 😂😂😂
What year is this come out?
1998
@@caweyskadalmar omg dadkan Mx uguso gari waynay Rag dadkan ha Ka ahaadan 😫🥺
@@ferihamohamed8293 Dumarna kuwaas bey ahaayen run ahaanti 😩
😊😊😊😊😊
Dumar baa laga yaabnaa waagaa hadda raggii bay maraysaa
Riwaayadan magaceda yaa iisheegaayo ?
Waa tan ruclips.net/video/kTgwfZyWKsI/видео.html ( Riwayad | Dhaqankeene iyo Dhaliisha Casriga | Abwaan Xasan Ganey oo dhan. 8-11-2000)
Fahan waxan
😁😁😁😁😁
Alla wuxu sakhajaansaa dulli fooqaldulli
Dadkiihore way khshifmeen😅😅😅
Cidaa lafuri karin gerida kahor yaa lacagta kaqaatay hooyo qali waye waa lafurikaraa hada dhinto aabaha geridis ahadunolyahay masuliyadisa kuheysan oo kama furmesa sharud gerida kadib xuriyadeda
wallee wa qosol miidhan LOL Boon xirsi Allaha ha unaxariisto ya Allah Allaha janatul fardowsa ha ka waraabiyo Allahuma amin ☝👏 اللهم امین 👏😍😍😍😂😂😂👍💙❤💜💋 muah 👍
maasha allaah
❤😂😂😂😂❤
😂😂😂
1/1/2024 Xusuus
😂😂😂😂
Hadii doqon iyo habeen madow yahay .
Sow kama xuma
Dhuqda hoosiyo iyo dhilaa cad
😂😂😂😂😂
Kkkkkkkkkkkkkk
Kkkk
Why didn’t you know what to say?
😢
😂😂😂😂😂