I guess im randomly asking but does anyone know a method to log back into an Instagram account? I was stupid forgot the account password. I would appreciate any tricks you can offer me
Waa nika shactiro iyo abwnim isko heysto wan xushmaynaynaa seh si somalinimo ah inuu wareysiga uu dhuubo yay ahayd malah privter yuu ka dhigay si kastaba best wishes abwnka
Intanta uu jeclaaday la reer bay ahayd maan arag ee waxa la yidhi qurux buu illaahay ku maneystey anigu gabadh ay dhashay baan yemen ku arkay weli ma arag gabadh somaliyeed oo la quruxa markaas baa la igu yidhi miyaad garaneysaa heblaayo ayaa dhashay (sheegi maayo magaceeda oo waa sodoh eh) naagtii boon jeclaayeh
Daawadayaasha 2024-2025 ayaan salaamayaa 🫡
Axax ilaahow kuu naxariiso. Isagoo indhala ayuu hadana farxasanaa qalbi wanaagu waa 😍😍😍😍 dhalan
adigu ma somali ba thy mise somalilandar
@@maxamedcabdisamad8314 wr waa soomali waa soomali uun hakala qaadin calooshad ka buktaaye
Waxan xasuusta riwaayadi boon xirsi uu ku lahaa cabdi haybe lambad adoon quraacan
Kharashna haydan
Safar qadhaadhka
Qalbi dilaacsan
Hablaa quraysheed
Qooraansigoodu
Khaladba weeye
Maxad ku qooqday
Cirku uu qoqa wakhtibuu ku qooqa caruurtu way ka qooqda calooshay ka qooqdaa ragu uu qooqa oo jeebkuu ka qooqaa
Allah haku naxariisto waxad tahy qofka aanan waligay ka xiiso dhicin ilaa manta oo bishu tahy 18/9/2018 nin daran somalilander somalilander dhaly berbera gobolka hawd boon xirsi boodyo gaab ❤❤❤❤
Allaha u naxariisto THE LEGENDARY BOON XIRSI.😭🙏
Allah ha unnaxariisto aamin greatest Somali Comedian ever
Alle ha ku naxariisto boon xirsi wale reer hargeisa kuma iloban 😢 😢 😢 😢 😢
I m happy that you have interviewed boon xiris the legendary nice
I guess im randomly asking but does anyone know a method to log back into an Instagram account?
I was stupid forgot the account password. I would appreciate any tricks you can offer me
2020 waaliba bil ramadaan ayaan daawanayaa allow kuuuu naxariisto boon xirsi aaaamiin Aaamiin
Sidoo kle wllo alle yarxamah🥺
Sidoo kale 2 maaalin kadib aya ana daawanaya...
Aamiin
Sidookale bilramadaan ah lkn 2021
Ana 2021 ramada daawanayaa
Alle hawnxristo boon xirsi .dadka dawnya 2018 farta taaga☝☝☝☝☝☝☝
BY#SANCAWI#
Allaah swtc haw naxariisto aamiin
Bil khusuusan tii baa igu biiratay way badatay badatay kkkk boon xirsi ilahay ha u naxariisto Aamiin Aamiin
Maxaa dad la leeyahay (Allaa yaraxmee)!!!Boonna waa ka dabo tagay 😢
Barri kamaalinna innaga ayaa kadabo tagayna 😢
Aduunku liiteee oo qiimo yaraaa!!!
Ilaahey xaqa hanawafajiyo intii dhimateyna ilaahey haunaxariisto
@@al-bayanmedia7043 ،
X@@al-bayanmedia7043y🎉🎉1the the
22199 0:35 😢❤
Allhe ha u naxariisto reer waqooyi hadalka alle ayaa u dhiibay
Allow ku naxiso 😢😢 love you ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dadka manta yaa hadi kara
Ee adaan i hagaajineyn kulaha 4:56 😂😂😂😂 ... weli kamuu daadegin, araajida waa la dhiibanayey 😂😂😂😂..bil khusuusanna Boon 😂😂😂😂 6:41
Innaba caadi maaha Boon Xirsi, Ilaahow kuu naxariiso. Wlhi aad baan u qoslay caawa, IstaaqfuruLaah.
ALLAAH ha u naxariisto majaajilayste markasta 1 kan ugu sareeyey masraxa soomaalida boon xirsi boodyo gaab danbigiisana ALLAAH ha dhaafo aamiin aamiin aamiin
ya rabbi naxariistadiyo janno ugu deeq ada deeqsiyee anagiyo muslimiinta dhammantodna ugu daba naxariiso ada deeqsiyee adaa maligee❤❤❤
allah yakhalik yaa boon i like you ilahay indhaha haku bidhaamiyo danbigaagana alle hadhaafo long live somaliland somalilander dhalay
sidiiq faysal .kkkkkk
Aameen
allh yarham boon hirssi ale danbigiiza ha dhaafo
Boon xirsi Alle ha u naxariisto iyo intii kale ee Muslimka ee dhimatay
Waa nika shactiro iyo abwnim isko heysto wan xushmaynaynaa seh si somalinimo ah inuu wareysiga uu dhuubo yay ahayd malah privter yuu ka dhigay si kastaba best wishes abwnka
Haa wa hargeysa uun walaal 😂
IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Eheladii, Asxaabtii iyo Shacbiga Somaliland ee uu ka baxayna samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo.
Saeed Hirsi
Dhaman umada somaliyed wll
Aamiin wll
abti tagay ilhaaw daaa boon xirsi amiiin
Dhamac Abdi wle calanka somaliya sooro wle mcne
@@maxamedcabdisamad8314 Calanka Muqdisho Mxuu Ku Flyaaa Akhas Iga Dheh
Xarabihii qarniga
Boon xirsi illhaxay xaa naxaristo greatest somali comedian off all time i see him hargaisa theater first time 5 years in jabuut my friend home
alaya raxmo😂😂😂😂😂way dhamaadeen dadki fanka soo bilaabay alow u naxariiso😂😂 amim
maasha alllah walle alleylehe wax layskama dhehee waa soodhigey abwaaanku
Allah haw naxriisto Boon Xirsi
AHN Boon Xirsi wuxu ahaa majaajilayste dhamaystiran.
Bilkhusuusantii ayaa igu biirtay 😅
Arrintaa Boon matalayo Hada beey Canada iyo.. ka socotaa
allaw janatul fardawsa hakaaga farxiyo
Aaamiin
Dadkii qiimaha lahaa way dhamaden runtii Allow kunaxariiso Boon xirsi
Allah ha unaxaristo boon xirsi
Boon xirsi iLlaahay naxaristi jano hakaa waraabiyo amiin
Askari "bishishin" xun kkkkk
Kelmada "bishishin" waa kelmadihii hore. Kelmada "daqaqan" lefteedu waa kelmadihii hore. Boon Xirsi waa soo jireen.
Ilahay hawnaxariisto janadiisii fardawsana hageeyo 🙏
Allaw kuu naxariiso jilaagii jilaayada soomaaliyeed boon xirsi
Natural comedian ayuu ahaa qabriga ilahay ya u nuuro
Ilahay haku naxaristo wlhi kama daalo wan dawada riwayadihiisa
Alle ha u naxariisto Boon xirsi Bowdyo gaab boqorkii majaajilada Geeska.
alle ha unaxristo boon xirsi jilaa caanah
Allow u naxariiso boon xirsi waa ragii hibada u lahaa fanka
Masha allaha masha Allah masha Allah allow u naxarriiso
Alle haku naxariisto boon xirsi 2/18/2019
Aamin amin
Allaha haw naxaristo janadana haka waraabiyo qof qiima leh buu ahaa😢😢😢
Allaw ku naxariiso boon xirsi
Ilaahaw unaxariiso Boon Xirsi iyo intii muslimiin ah Ee geeryootay
Illahy Haw Naxariisto Isaga Ookale Somalida Kuma Jiro 😭😭😭
Hhhhhh alow inaxariiso boon xirsi
allow u naxariiso abwaan noon
alow qabriga kuwaasici
qiimo iyo qaaye ninle buu ahaa raganimo waa haybad eebe bixiyo ala yaa raxma raaximiin amiin
buun xirsi ala ha ku daayo caafmaadna ala ha ku siiyo
EserxaVevo wuu dhinty wll
ala haw nxarsto
ilaahey hakuu naxariistu
Asc
Esenam
WI,
NGS
hirtaan kacaa anigu hirtaaan kacaa hilibkaan kulasoo qalaa harta haan kulasooo dhisaa eee adaan ihagaajineyn. waan kahelay xaqiiiqdiii.
Goori
Wadeyo
Mansha allh ilaahow u naxariiso
Intanta uu jeclaaday la reer bay ahayd maan arag ee waxa la yidhi qurux buu illaahay ku maneystey anigu gabadh ay dhashay baan yemen ku arkay weli ma arag gabadh somaliyeed oo la quruxa markaas baa la igu yidhi miyaad garaneysaa heblaayo ayaa dhashay (sheegi maayo magaceeda oo waa sodoh eh) naagtii boon jeclaayeh
Heblaayo uun kudaa Ragedii
👍
Dadkii dhaxal galka ahaa oo kudadan jirnay way dhamaaden Allah yarxam boon xirsi😢
Nin arab ayuy ahaa ileen. Alla hadlaka iyo murtida waa qoladii isaaq ee arab waw
africa gril cabdi haybad lanbadna ma arabu ahaa wll legends allw idinnaxariso amen😢
africa gril 😍👍👍
Guduudo carwo wllo cabdi haybe lambad maa dhiman wuu nolyahay oo swedan ayuu joga waana nin SUBER AWAL AH oo waliba Ciise muuse ah cabdi heybe lambad
Qabiilbad wax ku radsaneysa
Allah ha'u maxariisto aad ayaan u jeclaa Boon Xirsi waligeey kama xiiso dhicin jilistiisa an dheeliga laheyn...
Sidhabaha ayaan u qoslaya
Alle how naxariisto adeerkay boon
ALLOW unaxariso Abwanka taarikhda somaliyed baaldahbu kagaly 😢😢🇸🇴🇸🇴👈👈
Alle hawnaxariisto boon xirsi
ilaahay naxariistii jano haka waraabiyo BOON XIRSI majajilada ruwayadaha ninka ugu fiican ayu aha waxan maqlay ruwadaha uu ka maqanyahay dadku may camiri jirin
Woow Manshallah runtii waanka heleya
Alle hakuu naxariisto wax dAawanayaa cawa oo ah malintii saddexad Ee ciida ahayd 2022/ 7/ 10
ilaahay haw naxariisto boon xirsi farta taaga inta daawanaysa 2020 ilaa 2025
apdelatef apdelahi adeM
aniga 👍👍👍
Halkaa dambe ka daa 2025 wax damaanad ah looma hayo WAARAA GAARA WAAGA BARIGIISA insha ALLAAH ilaahey caafimaad iyo khayr hay nagu gaarsiiyo
musigada saaran yaa qaday xagena laga heli karaa waan ka helay waa music macaan
allow kuu naxariiso boon irsi😢😢😢😢
Alle ha u naxariisto boon xirsi fanaan abwaan qiimo badan ku lahaa bulshada soomaalida
ilhaaw unaxariiso 2bilood kahoor waan laa jogay boon xirsi
Dhamac Abdi
Alleh haw naxariisto
Allaha haa ku naxarzto
🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Boon xirsi
Boon xirsi ilaahay ha u naxariisto
Allah unaxariisto
Boon xirsi
alle ha u naxariisto abwanka
alle janadii farduusa ha ka waraabiyo
Allaha Ha Unaxaristo Boon Xirsi
HADA MA ILA FAHANTEY 🤣😭🤣🤣🤣
Amiin Amiin
Ilaahay ha u naxariisto🤴
Aamiin
Walhi xaraabo dhaba waaye oo natural ah waliba.....
Goormuu dhintaY tolow....?
RabiH haw naxariistee....
ilahayaw u naxariiso bon xirsi
illahay hakuu naxaristo boon aamin
Allaha unaxariisto boon xirsi
illahay hakuu naxariisto janada fardawsa aalle hakaa waraabiyo
Alle ha u naxariisto aamiin
Allah yarxamak ilahay jandi fardowsa bon ha siyo
Boon xirsi Alle ha Ku naxaristo aamin aamin aamin
Alle ha kuu naxaristo aaminq
Good
wa sheeko cajiba mahaysa cawa wax sheeka ah .wad sheekayn taqaan lakin xanta kugu badan
Allow kuu naxariiso xirsi boon
1:12:07 Tolow maad isa soo sharaxdaa doorashada danbe kkkk boon xirsi Allow unaxariiso
July /01/2022
ALe Haku NaxariizTo Awoow0 😪
ilaahy haku naxristo taariikhduna ku xusi dontaa abwan majaajilyzte
somal music
Alle Haw naxariisto Marxuunka
allaha u naxariisto janadii fardowsana allaha ka waraabiyo
Allllh haku naxariisto janatul fardawsa haka warabiyo
Alla ha u naxariisto boon xirsi aamiin
Dj Xiin
Ilaahay ha u naxariisto
Alle hownaxariisto janada haka waraabiyo Aamiin
alla haw naxariis to xuseen xirsi cadib boon xirsi oo hargaysa Ku geeriyooday ilahay haw dambi dhaafo
abdirahman farah
ALLAAH ha u naxariisto halkaa farxadii soomaalidaa ku dhimatay aaax
Alaha kuu naxariisto
Somalia white star only sir
boon xirsi alle ha kuu naxariisto aaaaammmmmiiiiinnnn
Taarikh Waa Boon Xirsi Fanaan yaable
Allaha u naxariisto nin qalbi fican ayuu ahaa boon xirsi
Allah hakuu naxariisto