Qeybta 1aad TAARIIKH NOLOLEEDKII FANEED Khadiijo Cabdulahi Camey Dalays Wareysi Qade Mahad Carabow

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 дек 2024

Комментарии • 148

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 8 месяцев назад +4

    Allaha ku naxariisto Khadiija Cabdullaahi Daleys fanaanad taariikh leh

  • @Wonderer224
    @Wonderer224 Год назад +6

    Khamiis 14-kii november 1952. Waa maalintii ugu horreysey ee ay ka heestay Radio Muqdisho. Allaha u naxariisto maamada.

  • @ashaabdisheikh4090
    @ashaabdisheikh4090 3 года назад +10

    I like how she is accepting that Somalis are black and she is proudly saying we were the only black.
    I don't why Somalis think they are arabs or non africans.proud of her .

    • @daily1542
      @daily1542 Год назад +2

      Because she is daarood. Origin habashi mixed Somalia that’s why she saying black other than Ethnic Somali are not black but she is more somali then habash

  • @samsamadam9641
    @samsamadam9641 Год назад +2

    Ilaahow u naxariiso alaah qabriyow wax ma reebtid Ilaahow adaa baaqiyow alaah cod macaneydaa wey ku gabowdey codkeedii eedadey qadiijo daleysee cod iyo ciyaar iyo xayinimo laguma gaarin qof qaaliya bey ahayd oo taariiq lahee aroosyada family gaygaa lake lakeeni jirey oo ayka heesi jirtey iyada iyo kooxda waabari miss Dale's oo ay lasocdeen kuluc iyo cumar dhuule I still remember I was 11 years old ad ba loo jeclaa mamadan Ilaahow qabriga u nuuri rabiyow raxmaanow u naxariiso aduunka murug kugu dilayaa ileen waa meel aan lagu waareen oo qofkastoo lajecel yahay laga kaxayn naf malahan aduuyo Ilaahow janadaada nagu casuum markaan ka tagno aduun yaa rabi dadkii hore codkooda waxbaa ku dhex jirey voice cajiiba waliba dhowr ay kamid ahaayeen sida qadiija daleystan , iyo baxsan , iyo magool , iyo sahra axmed , saada cali , cod yaab leh oo wax dayabi ah ku dhex jirey hada fanaaniintaas waxa usoo dhow codkoodii xoogaa ayaan wadani c🥰🥰🥰

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 4 месяца назад +2

    Allow unaxristo mammada dales khadijo Abdullahi

  • @MohamedHassan-ly5he
    @MohamedHassan-ly5he 6 месяцев назад +2

    ILAAHAY HA U NAXARIISTO. AAMIIN

  • @ayaanabdulkadir5363
    @ayaanabdulkadir5363 3 года назад +4

    Ilaahoow unaxariisdo eedo qadiijo cabdulaahi cameey amiin

  • @kalimow7263
    @kalimow7263 Год назад +4

    Koofur Ayeey ugu Horeeysay Wariiye taariiqda Fanka Heeyn waaye Gabar Heeysto gaduudo carwa Ayaa Ka horeeysay

    • @YaasirCarafaad-l2o
      @YaasirCarafaad-l2o 8 месяцев назад

      Gaduudo carwo hargeysa ayeey ka bilaawday
      Ayeeyo khadiijana muqdisho
      Isku mar waliba saas ula soco

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 6 месяцев назад

      Okay goormay gaduudo heestay?
      Heestee bay qaaday?

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 5 месяцев назад

      Guduudo iyo haboon ba ka horeeyay

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 5 месяцев назад

      @@MukhtarIbrahim3 heesihii ay qaadeen hee afsomali lama rabee

    • @MukhtarIbrahim3
      @MukhtarIbrahim3 5 месяцев назад

      @mahaddirirgeesood9556 RUclips kan aad joogto Taariikh di guduudo carwo ku qor hargeysa horaysay ilaa 1945 Heesta

  • @abdulaahi.odowaa2189
    @abdulaahi.odowaa2189 18 дней назад

    Alle ha u naxariisto janadii fardowso alle ha ka waraabiyo Marti la jeclahay alle ha ka dhigo aamiin

  • @mahaddirirgeesood9556
    @mahaddirirgeesood9556 3 года назад +9

    Daleys Allaha u naxariisto maskaxdeeda cajiib 60 sano sidee u xusuusataa waxaa moodaa shalay ineyka waramayso

  • @gacamadheerem.x.d.2984
    @gacamadheerem.x.d.2984 5 лет назад +7

    Ay faayow cod feeylhaa allaah unaxaristo waa gofkii soomali ah ugu horooyey fanka

  • @OmarismaelMohamed
    @OmarismaelMohamed 3 месяца назад

    Fanka somaliyed waxa ugu horeyey cabdi silimo iyo gududo carwo gududo carwo bahabar celi cabdi silimo NuURYONIS dhamantod Allaha unaxaristo

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 3 года назад +6

    Juuriyo waa garsooreyaal, waa erey Talyaani. Allaha u naxariisto Dalays.

  • @yxyiniori3023
    @yxyiniori3023 11 месяцев назад +2

    Dalays, waa fannaanad run ah.

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 года назад +7

    Ilahay haunaxsriisto amiin

  • @danabguuled5491
    @danabguuled5491 7 месяцев назад +2

    Gabadhii soomaaliya ugu horeysey in ay heesto vaxay ahayd GUUDUUDO CARWO

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 6 месяцев назад

      Gaduudo heestee qaaday?
      Goormay heestay??

    • @sashawwefans6394
      @sashawwefans6394 3 месяца назад

      Afkeeda ayay ka sheegtay in ay ahayd qofkii ugu horeyey e maxay beenta ku falaysa ma iyadoo guduudo carwo kaga horaysay bay been sheegi lahayd isla yaab 😮

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 3 месяца назад

      @@sashawwefans6394 war hees hadaa wax idin tarayso qaata dadka dhintay caac da kala hadh

  • @aminajamac2887
    @aminajamac2887 2 года назад +1

    Ilahay hawnaxarisro khadija Daley

  • @khadijagalaf8843
    @khadijagalaf8843 Год назад +2

    salaad gabeyre ayey u qaaday allaha u naxaristo labadoodaba

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 3 года назад +5

    Wariyuhu wuxuu maamada ku celiyay in ay sheegto heestii ugu horaysay ee ay qaaday.

  • @mohamedibrahimq.1223
    @mohamedibrahimq.1223 3 года назад +3

    Qofkii ugu horeeyay ee heesay waxaa uu ahaa ee somali ahi cabdisinimo oo ahaa reer awdal kuna noola boorama waxayna ahayd ilaa 1920kii wakhtiga uu heesayay .

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      Mohamed Ibrahim Q. War dumarka la sheegya rag lagama hadlaye Guduudo CARWO iyo daleys baa dumar heesa uhoreeyay

  • @mjaangoow5780
    @mjaangoow5780 2 года назад +2

    Www aad ayay ii taabatay taariikhda mama dalays

  • @ahlammohmed466
    @ahlammohmed466 4 года назад +4

    Wariyuhu waa dhimirka kulahaa haaf qarni in ka badan 3 daqiiqo ayaan ku siiyay ma tartan bay galayzay 3da daqiiqo waata labaade malaa xamar bay u horayzee guduudo carwo 1950 bay heezayzay ee haduu isagu warayzanayo muu idhaahdo waxa la zheegaa inay guduudo carwo fanka ugu horayzay wax dumara ma guduudo carwuu garanaya zidan baabu yahaye Allaya raxma dalayz🤲

    • @daafeedmuuse4407
      @daafeedmuuse4407 3 года назад +1

      Sxb labaduba xiligaa sheegtay wey ka horeeyeen
      Dalays 1950 wey heesayeen

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      @@daafeedmuuse4407 war beenta joojiya daleys waxee soo gashay 1952kii guduudo CARWOna waxyar beyka horeysay waxayna guduudo CARWO bilawdey runta hadaa la sheego 1950kii

    • @samsamadam9641
      @samsamadam9641 Год назад

      ​@@mohamedyare1917walal guduuda carwo hargeysa ka heesaysay laakiin waxa laga hadlayaa radiyow muqdisho gabadhii codkeeda ugu horeysay xiligii talyaaniga bey delays ugu horeysay xaga koonfurta

    • @shaahyahangeneral1096
      @shaahyahangeneral1096 Год назад

      Weriyenimadu waxay u baahan tahay in la barto
      Iska dheh maaha

  • @Istarlinmarketing
    @Istarlinmarketing 3 года назад +4

    Allah unaxariisto

  • @axmediimaan9722
    @axmediimaan9722 3 года назад +3

    Gabadhii ugu horaysay ee soomaali heesta waxay ahayd AUN guduudo carwo oo hargaysa ka heestay lkn dalays cabdilaahi waxay ahayd gabadhii labaad ee heesta, lkn koonfur ayay ugu horaysay. AUN guduudo carwo iyo Dalays labadooduba way geeriyoodeen dhawr bilood ayayna kala danbeeyeen.

  • @GareenMedia
    @GareenMedia 6 лет назад +8

    Codku waa hibo wallaahi. Alla yaa raxma maama.

  • @axmedxasan2878
    @axmedxasan2878 4 года назад +3

    Alle ha unaxariisto

  • @maxammedganey87
    @maxammedganey87 Год назад

    Alle hau naxariisto mama daleys
    November/14/1952 waxey ku aadaneed maalin jimca ah
    Lkn maamada khamiis bey tidhi
    Waqtiga sidaa u fog awgeed baa loo hilmaamaa

  • @hamdihassanahmed976
    @hamdihassanahmed976 Год назад

    Inalilahi wainaalilhi rajucun ilahow unaxariso adigaa kubar yeynaa

  • @MahamedCabdiqaadir
    @MahamedCabdiqaadir Год назад +1

    Hooyo soomaliyeed😢😢

  • @salahkooreeye6350
    @salahkooreeye6350 4 года назад +7

    Waar kan weriye maaha Riwaayadda Cilmi iyo caado ma weydiin karo Abwaankii sameeyey.
    Anigu Tiyaatarkii Muqdisho ayaan ku daawaday waxaa lahaa Abwaan Yuusuf Allaale oo ay walaalo ahaayeen Abwweynaa ee Csmaan-ASKARI

  • @mustafeaxmed4966
    @mustafeaxmed4966 5 лет назад +3

    Subxaan ILaahay Ha kuu naxariisto

  • @guleedciise4497
    @guleedciise4497 3 года назад +4

    Daleys maahan gabadhii u horraysay ee heesta ee waxay ahayd Gabadhii Labaad ee heesta
    Gabadha kowaad waa Guduudo Carwo

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 3 года назад

      Sax dhanka waqooy waa gaduudo carwo dhanka koonfurne waa daleys

  • @salahkooreeye6350
    @salahkooreeye6350 4 года назад +7

    Fanka soomaliyeed wuxu ka bilaabmay woqooyi, walaala hargeysa oo uu bilaabay Cabdullaahi Qarshe. Koonfurtu waa wakhti dambe.

  • @banooda_official9089
    @banooda_official9089 2 года назад +1

    Baydhabo my town baladkeyga❤❤

  • @kingkhalid8882
    @kingkhalid8882 2 года назад +1

    Allow kunaxariiso

  • @سيدعثمانآدم
    @سيدعثمانآدم 6 месяцев назад +1

    ، ومن سن في الإسلام سنة سيئة كان عليه وزرها ووزر من عمل بها من بعده لا ينقص ذلك من أوزارهم شيئا

  • @Maxamedibraahinbuule
    @Maxamedibraahinbuule 13 дней назад

    Allaha unaxaristo

  • @khadija11494
    @khadija11494 3 года назад +1

    Maamada naxariistii janno ALLAAHA ka waraabio aamiin aamiin aamiin

    • @boqoraddareersheekh6857
      @boqoraddareersheekh6857 3 года назад

      goormee dhimatay

    • @khadija11494
      @khadija11494 3 года назад

      @@boqoraddareersheekh6857 mana Ogid miyaa?Allaha u naxariisto walaal

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      @@boqoraddareersheekh6857 waxey magaalada Toronto Canada Ku dhimatay sxb 15/01/2018kii ale ha naxariistee Laguna Aasay

  • @laylaali5977
    @laylaali5977 11 месяцев назад

    Ilaahay ha unaxariisto

  • @zamzamxuseen3189
    @zamzamxuseen3189 3 года назад +1

    Mashallah mama

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Год назад

    Allow kuu naxariiso

  • @zahraabdiabdulle5014
    @zahraabdiabdulle5014 5 лет назад +5

    allah ha ku naxaristo mom khadiija

  • @rich9233
    @rich9233 6 лет назад +4

    Allaayarxma ayeeyo allaha unaxariisto

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 3 года назад +1

    Macnaha erayga Dalays

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 3 года назад +3

    Mamada miyey dhimatay allaha unaxariisto

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      Abdimalik Yare ale ha unaxariisto 2018kiibay ayey dhimatay wll Canada ku dhimatay alaaya rahma raxmiin

  • @bayaanjama629
    @bayaanjama629 3 года назад

    Illahow ku naxariiso dalays

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 4 года назад +7

    Weriye ma aha, wuxuu ku leeyahay 3 daqiiqo Ayaan ku siiyey kof 60 sano ka waramaysa, wuxuu kale oo ku leeyahay waalidkaa hadday nool yihiin, ma sof 80 jir ah ayaa la weydiiyaa waalidkaa ma nool yahay, iyada ayaaba ku jirta aakhrio cimir, adeer microphone bay tani wada qaadatay, dugsigii buu kuleeyahay, iskuul maba jirin adeer

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 3 года назад

    alha u naxariisto dhamaan tood intii dhimatay

  • @aminomohamud5077
    @aminomohamud5077 3 года назад +1

    Allaha.unaxariisto

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 2 года назад +1

    Sheer

  • @hassansheikh-4395
    @hassansheikh-4395 11 месяцев назад

    Riwayada Dab iyo Dhagax la iskuma dhuftee kala dhawraay waxaa hal Abuuray Aun Cali Sugule "Dun Carbeed".

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Год назад

    Wariyuhu wuu cakiran yahay kii khadiija waraysan lahaa maaha wariye maaha kani

  • @jalbisgeelqaad984
    @jalbisgeelqaad984 2 года назад +1

    Allaw u dambi dhaaf oo u naxariiso

  • @mohamedmm4425
    @mohamedmm4425 11 месяцев назад

    Xusuus mudan

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 3 года назад +1

    Gabadhii uugu horaysay ee hiista. Waxay aheed guduudo carwo iyada maha. Lakiin way ku xigtay.

  • @mustafeaxmed4966
    @mustafeaxmed4966 5 лет назад +4

    ALa waa ceeb qofwayn oo cimri taagan oo Heesayay

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 4 года назад +5

      Ceeb lahaane u ducee way dhimatee waa dambi heesihii waynu wada ognahay laakiin Hada way dhimatay

  • @hodanabdi9924
    @hodanabdi9924 2 года назад

    Subxanallah

  • @samirafaysal6526
    @samirafaysal6526 2 года назад +1

    Dadkii hore weynaga nasiib badanyihiin

  • @muxamedsheykh3630
    @muxamedsheykh3630 4 года назад +5

    ninkaan wariye qaabkii malahan
    ,

  • @osmandoualeh1417
    @osmandoualeh1417 3 года назад +1

    Sanadke kanada qabatay dalays allahu naxariste

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      Osman Doualeh wll Burburkii soomaliya ayay Iyadiyo labada caruuro ay dhashay tageen Nairobi kenya markaa halkeesey safaarada Canada qaadatey 1994kiibay ugu danbeyn ayadiyo caruurteedi tageen Canada sideesey kutagatay waxaan filaya inaad iso mahad celin doontid anigu daleys familygeedan aqaaney 15/01/2018kiibey ugu danbeyn ku dhimatay laguna Aasey ale ha naxariistee Wabilaahi tawfiiq

  • @arabahmedmohamed7637
    @arabahmedmohamed7637 6 месяцев назад

    wariyaha reer magaal ma aha sida wax loo waraysto kuma fiicna su aalaha qaar baan qofka la waydiin

  • @nuurisaaq7682
    @nuurisaaq7682 3 года назад +1

    Alaha unaxriisto maamada

  • @aramaanchannel5424
    @aramaanchannel5424 3 года назад

    Wraa is jir

  • @mustafeaxmed4966
    @mustafeaxmed4966 5 лет назад +4

    XiLigaa soomaaLi diinta Ku adkaydaaa

  • @abdihayehashi769
    @abdihayehashi769 4 года назад +1

    Runtii ninkani wuu iska hadlayaa laakii lama soo barin aqoona uma laha aqoonta wariye waxaa.kuu.cadayn karta islaanta intaa la eg buu leeyahay 3 daqiiqo noogu sheeg taariikh nololeed kaaga

  • @adarmohamed3709
    @adarmohamed3709 2 года назад

    SubxanAllah Allah ha ku hanuuniyo habar waalan

    • @mctv8749
      @mctv8749 Год назад

      @ikraan maxamed Adiga & wixi ku dhalay Allaha ku fogeeyo, xaaramiyad xaaraamiyad dhashay ayaad tahay. Dhiladi RUclips ku keenatay wase!

    • @bushratayasiir5424
      @bushratayasiir5424 Год назад

      Dad jaahiliina tihiin maamda habaarka kadaaya 😡😡😡

  • @hassanadam1373
    @hassanadam1373 4 года назад +3

    Mxaa ka qaldan ninkaan wayn bal wuxuu waydiinayo Mamada wax ma jeclaatay iyo jcyl maku soo maray

  • @darwishssc6057
    @darwishssc6057 5 лет назад +3

    Mamadan qadiijo ilahy ha unaxaristo lkn fanka waloga horeyay waxa uga horesay gududo carwo

    • @ahmedabdillahi7066
      @ahmedabdillahi7066 4 года назад

      Sidaas weeye sxb, Guduudo Carwo ayaa uga horraysay. Taariikhda yaan la dhalan rogin

    • @Khadar-Ali
      @Khadar-Ali 4 года назад

      Wll qli koonfurta ayey ugu horeeysay bal dhageyso yuusuf shaacir oo ka waramay taariikhda gududuudo carwo

    • @MoGaMan99
      @MoGaMan99 3 года назад

      Gabadhaan Qadiijo Daleys ayaa ugu horeysay qof heeso gayiga Soomaaliyeed, gabadha Shamis Abokor waxay qaadi jirtay ciyaar dhaqameed iyo dhaanto, ee hobol heeso ma’ahayn! AUN labadabo.

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад

      @@MoGaMan99
      Somalia ayay ugu horaysay Somaliland waxa ugu horaysay guduudo taariilhda ha Isku qaldina midnimadii fashilantay ka hor labaduba fanaaniin bay ahaayeen markii la qaatay midnimadii la eedaynay fananiintii hargaysaa fanka sare uqaaday waana nimankii Somalia afsomali lafahmikaro baray

    • @MoGaMan99
      @MoGaMan99 3 года назад

      @@nasyadeuanyeong8707 ma fahmin waxa aad soo qortay sxb.

  • @abilahimohamed161
    @abilahimohamed161 4 года назад +4

    Sidaay shegtay waxay faanka bilawday 1952
    Sidaa darteed mahaa gabadhi ugu horaysay
    guduudo carwo waxay faanka bilawday 1950 iyada aya ugu horaysay gabadh heesta

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад

      Laba dal bay kala tihiin dumarkani taas ogaada

    • @yuusufmohamed9640
      @yuusufmohamed9640 3 года назад

      @@nasyadeuanyeong8707 hhhhh labo dal kulaha ma hargeysa iyo burco dal ah

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 2 года назад

      @@yuusufmohamed9640 waa dal kle soma ogid ileen 5 somaali ka mid tahay waqooyi

  • @aminibrahim8360
    @aminibrahim8360 2 года назад

    Wariyuhu layaab malaha 80 xageed kaga hagaagi

  • @mohamedhassen733
    @mohamedhassen733 6 месяцев назад

    Waagii hire Miro iyo cows iyo dayax kaliya miyaa loo ekaan jiray.

  • @fuadismail3487
    @fuadismail3487 2 месяца назад

    BADAW AYAA WERIYE ISMOODAY OO WAAYEELKAN WARAYSANAAYA!!!

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 года назад

    Allya raxma codkeeeda isma badlin lakiin somaliland waay ka wayneyd Radio Hargeiaa ka xamar kolkaa somali lagama sheekeunyo waa kooonfur sax

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky 4 года назад +5

    Waa laga yaabaa inay xamar ugu horeysey, waana sida ay u hadlayso. Laakiin Somaliland 1920 ayaa la heesayey. Sheekadu waa Dagaalku gobolada dhexe ayuu ka soo bilowday, wuxuuna soo bilowday 1991. Hhhhhhh

    • @ahmedabdillahi7066
      @ahmedabdillahi7066 4 года назад

      Xaqiiq waa sidaas aad sheegtay sxb. Dadkank taariikhda ayay dhalan rogayaan, islaantanina ma odhanayso waa la iiga horrayeye oo wlshy Guduudo ayaa iga horraysay.

    • @Between-earth-and-sky
      @Between-earth-and-sky 4 года назад +1

      @@ahmedabdillahi7066 waa sheeko reer-xamar. Dadkaasaa la leeyahay isku-darsama. Dadka gabadh heesaysa qiri la' ee Maydkii Mohamed Saleebaan la cararay ee dardaarankiisii xataa dhinac maray, dadku waa dadkaas!

    • @ghazalihussein7990
      @ghazalihussein7990 3 года назад

      @@ahmedabdillahi7066 adeer kala laba dal baynu ahaayen koonfur bay ka hadaleysay maxaa idinka qaldan

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад

      @@ghazalihussein7990
      Somalia dheh koonfur lahaane ma inagasba is naqaanay markay fanka soo galeen dumarku hadii ay ahaan lahayd gabadh somalilander Ah bay odhan lahayd Maya e Marka shanta somali la sheego walaashay guduudaa iga horaysay waa sida ay halkankii uga bilaabasn sayidka sidookale syl burburjiina 1991 waa umad madaxa uwada dhacay

    • @jalbisgeelqaad984
      @jalbisgeelqaad984 2 года назад

      @@Between-earth-and-sky ma bahashii baa kugu kacday wax lagu faano ma,aha alle haw naxariisto dhamantood adna ha ku qirin fadlan

  • @MohamedBiyoole
    @MohamedBiyoole Год назад

    4

  • @yahyesedate3994
    @yahyesedate3994 4 месяца назад

    Allaha u naxariisto mamada

  • @MustafeJacayl
    @MustafeJacayl 3 месяца назад

    Guduudo carlow gugii la arkaba allaw yaa gashaanti kaa dhiga

  • @Shujaac_gaming
    @Shujaac_gaming Год назад

    1952

  • @wiilkahargeysajecel8748
    @wiilkahargeysajecel8748 3 года назад +1

    Ninkani Weriyenimadii Uu Ceebeeyey weriye Maaha

  • @mawliidqaraami5508
    @mawliidqaraami5508 3 года назад +1

    Waar horta fanku fankii somaliyeed miyaanu ahayn mise waa fan kale haduu fankii somaliyeed yahay waxaa ugu horeeyay wax heesa laba qof oo lakala dhihi jiray gu,roon jire iyo guduudo carwo

    • @Abdifitahabtidoon
      @Abdifitahabtidoon 3 года назад +1

      Waa runta lkn dalays waa gabadha keliya ee u bareertay kuwaas way dhumanjireen

  • @teeniisofficiell3088
    @teeniisofficiell3088 3 года назад +2

    Kkkkk

    • @teeniisofficiell3088
      @teeniisofficiell3088 3 года назад +1

      Wanakaa quursan baan iree adiga maxa kudawa dhigay waa hadalween mamada lama gaadi karo.

  • @BacadweyneMedia
    @BacadweyneMedia 3 года назад +1

    Reer waqooyi waa ka xanaaqeen markay maqleen inay fanka bilowday 1952 dii waxyaabaha qaar layskaga horeeyey waa in laysku qiro

    • @salmanmohamad1787
      @salmanmohamad1787 2 года назад

      tariikhda ayaa idinka maqan gabadhi ugu horaysay ee heesta waxay ahayd guduudo carwo

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      @@salmanmohamad1787 waa runtaa wllo guduudo Carwa aheed inantii ihoreysay Ee heesta Daleysna gabadhi labaad ale hau naxariisto kuligood wey dhinteene

    • @deeqsiwarsame324
      @deeqsiwarsame324 2 года назад

      Fanka Soomaaliyeed waxa bilaabay Alle ha unaxariistee Abdi deeqsi warfaa oo Jeclaaday AHN Khadiija Ciye Dharaar. Fanka Soomaaliyeed Jacayl labadaa ruux dhexmaray buu ku bilaabmay. Waxana lagu bilaabay Heesaha Balwada.
      Balwooy hooy Balwooy
      Waxaa ibaleeyey Borama
      Balwooy hooy Balwooy
      Waxaa ibaleeyey Beerguba.
      Waxa Erayadaa Sameeyey Abdi Deeqsi Warfaa oo usameeyey Jacaylkiisii oo ahayd Khadiija Ciye dheraar. Wakhtigu waa 1943. Kadib fanku wuxu u gudbay Walaalaha Hargiesa. Oo ay ku jireen AHN Shamis Abokor oo ku magac dheerayd Guduudo Carwo. Oo noqotay gabadhii ugu horaysay Soomaali ee idaacad ka heesta. Reer koonfurow Fanku waa Hanti Reer woqooyi. Khadiija Daleys Alle ha unaxariisto waa fanaanda wayn waxase ka horeeyey Khadiija Ciye dheraar oo aan iyadu idaacad ka heesin iyo Shamis Abokor oo noqotay Gabadhii ugu horaysay ee idaacad ka heesta.

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 3 года назад

    10 sanuu suuqu ushidnaa hhhh

  • @nimcoqaasaim1434
    @nimcoqaasaim1434 3 года назад +2

    Waar miyaanay is lahayn waa la idin daawanayaa waxa uugu horaysay dumar heesa guduudo carwo

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад +1

      Nimco Qaasaim wll Daleys koonfur ayey aheed gabadhii o horeysay sidaa ufahan guduudo CARWO ayaa ayaduna waqooyi ayey uhoraysay ale ha naxariistee guduudo CARWO ka horeysay kuligood ale ha wada naxariisto taniba wey dhimatee mahadsanid

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 4 года назад +4

    Kaniisaddii ugu uhorreysana hargeysa ayaa laga dhisay, maxaa waxa wanaagsan idiin diiday intaad mukur ku faanaysaan islaantaas tiri 52 ayaan heesaayey ayaad kawada xumaateen in la heeso mawax fiican baa.

    • @abcd-md6lp
      @abcd-md6lp 4 года назад +1

      Hhhhh kaniisadhii ugu horeeysey hargeysa ayaa laga fure

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад

      Ma waxad ujeedaa is laantan baa gaalo Ah maxaa keenay kanisad meesha

    • @jalbisgeelqaad984
      @jalbisgeelqaad984 2 года назад

      Alle ha laga baqo

  • @baxsansiciidnuur492
    @baxsansiciidnuur492 3 года назад +2

    Alle ha u naxariisto

  • @ayaanmohamed4802
    @ayaanmohamed4802 3 года назад

    Alle ha unaxariisto