Caweyska Washington: Qeybtii labaad ee wareysiga Hiba Nuura

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 4 окт 2024

Комментарии • 22

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 10 месяцев назад +3

    Hibo maxamed hodoon alle haku barakeeyo sodaa

  • @maxdar11
    @maxdar11 10 месяцев назад +1

    Caasha cuud waaba qof fan heesaha way wada haysaa waxaan arkay fannaaniin badan oo ay waraysatay koonfur iyo waqooyi kasoo kala jeeda mid aanay jiibta iyo jaanta isla helayn male m.a❤

  • @djalto4905
    @djalto4905 10 месяцев назад +3

    ❤Our Mother Hibo nuura Might Allah bless you 💖 🙏 ♥

  • @MRGABOWAbdi
    @MRGABOWAbdi 10 месяцев назад +3

    Waxaan bartay Hibo Nuura ayado Ubax ah, masha Allah marka ay socota aad moodid Boorad tartiib taak taak saneysa waxay ahayd Gabdhaha Fanaaninta kuwooda ugu sharafta badan een saqajaamin❤❤❤❤❤❤ Cimri dheer Alle ha ku siiya , hadaad geeriyotidna, Janada Firdowsa Alle ha ku gesho ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 21 день назад

    Aniga waan maqlay ilmo ma dhalin run baan maaday ilahey saqiir aakhiro hagaaga dhigo

  • @AbduqaadirZuber-jn3ce
    @AbduqaadirZuber-jn3ce 10 месяцев назад +1

    Hibo hidoon hooyadii fanka allaha ku xafido

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 10 месяцев назад +2

    Hibo waxay sheegtay in odeygeda markay is gursanayen u sucudiga jogay lkn in wariyaha no waydiso ayay ahay sida ay isku barten??

  • @khamsakhamsa219
    @khamsakhamsa219 10 месяцев назад +1

    Wll Caasho Hadii Qayb 3 Eey Jirto Fanaanada Waxad Noo Weydiisaa Qisada Heesta Gaaroodi Roob Helay Mahadsanid ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdishukrimohamed3595
    @abdishukrimohamed3595 10 месяцев назад

    Mashaallah wallahi farxad aan showan dareemin Ayan darenay,waa cabdishukri Ii jooga konfur Africa,

  • @alikibaar132
    @alikibaar132 10 месяцев назад +2

    Hibo waxay la heestay 25 fanaan
    1.M.axmed.2.m.saleeban.3.m.yusuf.4.m.mooge.5.m.aadan dacar.6.qalinle.
    7.C/naasir, 8.c/khadar, 9.jubba, 10.nageeye,11.rooraaye,12.cumar dhuule,13.samatar, 14.saalax qaasin , 15.faarax guleed, 16.cabdi muxumed, 17.cabdi qays, 18.cigaal, 19.axmed mooge,20.axmed rabsha. 21.xasan diiriye.22.cimaan gacanlow.23.bacalwaan.24.shamuuri .25.bashiir xadi

    • @alikibaar132
      @alikibaar132 10 месяцев назад

      Cumar dhuule iyo shamuuri heeso wadani ah ayey la qaadeen

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 10 месяцев назад +1

    Waxan ka heelay mamo hibo siday uga runshegtay tarikhda iyo qisoyinka hesaha iyo jacaylkeda❤
    Fananta kale ee qisoyinka hesahoda ku duganyi wa in ay bulshada u run waraman oo tarkhda afkoda ka sheegan in bulshada beenniyo kutiri kuten lo sheegi laha.
    Haday sida sameeyan iya ka masula hadi tarikhdoda laga neenbsheego. Aadunka dadka bulshada canka uu ah tarikhdoda oo dhanwalba ku sabsan aya sheegan ama qoran ogaladan su,aalaha laga waydiyo oo si sax uga jawaban.
    Hiibo tarikh cusub aya furtay. Fadlan Axmed cali cigal iyo Maryan mursal ayan u bahanay in ay shacabka somaliyed u run waraman.
    Mahadsani maamo Hibo waxan an ka mid ahay jilja la kulmay qaran jaki oo u bahan in tarikhda suugati qimaha lahay iyo qisoyinka ku dugan loga warmo.
    Casha cuuday farintadan xambar oo garsi mamo hibo iyo 2 fanan e kale an xusay madamo ad wariye tahay oo shacabka wakil u tahay.

  • @AliMohamed-qu5ht
    @AliMohamed-qu5ht 10 месяцев назад

    Caasha cuud wll adigaba fanaanad cajiiba maansha allah

  • @Sacaadacali-o6h
    @Sacaadacali-o6h 10 месяцев назад +1

    Hibo nuura good bless you

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 10 месяцев назад +1

    Casha barmamij sidan o kale fananitu run ka sheegayn tarikhda iyo qisoyinka heesaha noso badi waliba waxan cosanayna Axmed cigaal iyo Maryan mursal. Umada tarikh uga taga dheh iyagu hada wa qorax sii dhacayse.

  • @cabdiyareusman2743
    @cabdiyareusman2743 10 месяцев назад

    Voa af somali Welcome

  • @Djbabou1
    @Djbabou1 8 месяцев назад

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 10 месяцев назад

    Jacaylku waa badan yahay qofba si buu ugalaa qaar baa jira aan lasoo bandhigi karin caasho cuud qisooyin badan baan haynaa waana jeclaan lahaa inaan kula wadaagno haday suurtogal tahay.
    Mahadsanid

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 10 месяцев назад +1

    Casha Sahro iyo Jubba dawo soo qabo wa fananta kaliye dookhayga!

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 10 месяцев назад

    Mamada waxay naga ilowda maga abwanka sameyay heesta gogdod le adbay i cajabisay.
    Nowaydi abwanki sameyay

  • @farhiyosharif8208
    @farhiyosharif8208 10 месяцев назад

    MAMO HIBO TAARIKHDA BENTA EE DADKU MALA AWALAYAN WAXA SABAB U AH FANANTU UMA RUN WARABAN SHACABA TARIKHDODA KAMA RUN SHEEGAN.
    MARKA FANINTA LAFTODA QALADKA QAYB AYA KAMID YIHIN.

  • @cabdiyareusman2743
    @cabdiyareusman2743 10 месяцев назад

    Voa af somali Welcome