Caweyska Washington

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaad ku maqli doontaan qeybtii saddexaad ee wareysiga abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole oo ah abwaankii billaabay silsiladdii Ba'leyda. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Asha I Aden "Caashocuud"

Комментарии • 11

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 9 месяцев назад

    Waa abwaanka heesta galaydh sameeyey. Wuu ku faro sareeystay heestaas. Runtii barmaamijkan waa mid aad HEERSARE ah. Mahadsanid Caasha

  • @abshirali313
    @abshirali313 9 месяцев назад +2

    Caasha-Cuud waan ku salaamay

  • @banadirchannel8187
    @banadirchannel8187 9 месяцев назад +1

    Waa. Abwaan weyn
    Cabirka suugaantiisa
    Sida heesta
    GEERIDII ABWAANKA

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 9 месяцев назад

    Casho Cuud Waxey Nasoo Xusuusisay Waayo Waayo Jeceeladii Nasoo Maray Masha Allah Guuleyso Sister Casho Ibrahim casho Cuud

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 9 месяцев назад

    Waaaaaaaaaaaaw ❤❤❤

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed8253 9 месяцев назад

    Tile sheeg baa lahaa

  • @dr.abdurahmanali9177
    @dr.abdurahmanali9177 9 месяцев назад +1

    Caasha cuud salaan sare ayaan hawada kuu soo marinayaa.
    Caashaqu waa noocyo badan yahay waxaana ugu xun midkaad sheegan waydo ?? !!

    • @sucdimuse1387
      @sucdimuse1387 9 месяцев назад +1

      Asc adeerkey wakahelaasuu wareysiga ubixiyo

  • @cumarmaxamed8253
    @cumarmaxamed8253 9 месяцев назад

    Tuke dheeg baa lahaa

  • @DalkahooyoDaruuraha-cc3du
    @DalkahooyoDaruuraha-cc3du 9 месяцев назад

    NAA MAXAD U WAYDIN WAYDAY CIDA LAXANKA SAARTAY AMA QAADAY.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 9 месяцев назад

      Mirihii Cagoole Laxankii Ahmed Cali Cigaal kuluuqeyey Abdulkadir Bagaag