Caweyska Washington

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 24 авг 2024
  • Barnaamijka Caweyska Washington ee toddobaadkan oo aad u xiiso badan waxaa ku marti ah oo barnaamijka la caweynaysa Abwaan Cabdiqafaar Ciise Cagoole oo ah abwaankii bilaabay silsiladdii Ba'leyda. Barnaamijka waxaa soo saartay soona jeedineysa Asha Ibrahim Adan (Cuud).

Комментарии • 8

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 дня назад

    Waraysi aad ka qaaddeen aun abwaan Mxmm'd Cali Walash oo reer Puntlnd ahaa baan rabaa inaan maqlo.

  • @AyaanleJaamac-lq3lq
    @AyaanleJaamac-lq3lq 3 месяца назад +1

    Abwan kii weynaa cabdiqafaar waa nin mj reer maxamuud ah

  • @yoesefahmed5630
    @yoesefahmed5630 10 месяцев назад

    Op op op nin wayn abwaan cabdi qafaar ciise cagoole

  • @muhudininadeeks880
    @muhudininadeeks880 10 месяцев назад

    Mnsha Alla ❤❤❤

  • @user-lr3lq8up2r
    @user-lr3lq8up2r 6 месяцев назад

    Abwan cabdiqafaar cagoole waa abqari

  • @MohamedAhmed-mb5cg
    @MohamedAhmed-mb5cg 10 месяцев назад

    Barni iyo siraad basra ina suldaan baa baadha ii fidaayoon ! Barkanahay dhabtooda!!! Abwaanka alh ha xafido

  • @ahmedcabdirisaaq2402
    @ahmedcabdirisaaq2402 7 месяцев назад

    Sorry suugaan badan buu dayacay c/qafaar waa nin erayo fiican siciid xarawo wuu mahadsan yahay haduuba heeestaa sheeko baraleey hawada ka qabtay marbay iyana lumi lahayd heesaha khadra kuwa aan ugu jeclahay bay ka mid tahay

  • @shaficiroraye
    @shaficiroraye 10 месяцев назад

    caashay maantay barnaamij yaab iyo amakaag leh ayaad keentay, xaqiiqdii waan raadinayay cid iiga waranta qisada taxanayaashaas oo isku xir, waar qaybta kale maba sugi karaynee armaad luuqa inoogu soo dirtaa 😂😂