DEG DEG Wasiirad Khadiijo Diiriye oo Sheekh Umal U Jawaabtay iyo Surwaalkii ay Xiratay oo la ogaaday

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 дек 2024

Комментарии • 536

  • @mohamudabdullahi263
    @mohamudabdullahi263 2 года назад +98

    Saddex baa adduun ugu nasiib daran
    1-Cirroole dantii loo waaniyey 2-Cadrad xishood lagu waaniyey 3- Caalim cabsi Allah lagu waaniyey.
    Iminka 60 Jir danteed iyo tan islaamkaba lagu waaniyey oo wax qaadan la' waa wax Allah laga magangalo.

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 2 года назад +8

      ALLAH hayow qaatumo wanaagsan nagu dil ALLAH hayow noo danbi dhaaf ALLAH hayow adigi naga dhigay Muslim ALXAMDULILAAHI maamada iyo inta kale oo lunsan soo hanuun

    • @abdiwahababdirahmin9577
      @abdiwahababdirahmin9577 2 года назад +2

      Wll wN aragna islantan faasiqada ah alla hakaqabto umada midh caqlih ah kuma jire allah ha hadeyo

    • @Aliinaliiban1780
      @Aliinaliiban1780 2 года назад +1

      Ma inuu caayaa ah inuu waaninayo .war diintu waa nasteexo .

    • @cabdirahman1031
      @cabdirahman1031 2 года назад +1

      @@Aliinaliiban1780 walacayhaa wiliba in lagaraco ey mudantahay sheydanta

    • @abdiwahababdirahmin9577
      @abdiwahababdirahmin9577 2 года назад +3

      @@Aliinaliiban1780 war madan ilahay aqoon war diintu wa nastexo ayad si qaldan ufasiratay malaha cilmi badan malihid ader lagama amusayo qofki xadgudub sameya wana fasiqad hadad ku tagertidna waxba isma dhantan ogow ader kutubtana akhri

  • @Abdirahman-ty6ku
    @Abdirahman-ty6ku 2 года назад +45

    قال تعالى ( وَإِذَا قِيلَ لَهُ ٱتَّقِ ٱللَّهَ أَخَذَتْهُ ٱلْعِزَّةُ بِٱلْإِثْمِ ۚ فَحَسْبُهُۥ جَهَنَّمُ ۚ وَلَبِئْسَ ٱلْمِهَادُ ) سبحان الله

    • @aishaabubakar3807
      @aishaabubakar3807 2 года назад +2

      sax wlhi alla haso hadyeyo hade diin garta mesan ku hadlen hadaladan

    • @adeshbuthul7931
      @adeshbuthul7931 2 года назад +1

      M.a akhi uxibuka

    • @habibahared5321
      @habibahared5321 Год назад

      Wa ruun diintu xaqa ayna sinwayday ee galo nasiisay maxay tahay subxan alah

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Год назад

      ​@@habibahared5321Shiiq umal ilhaan omar wx u sheego Anisa idriska gaalka an qabin la sexta wx mu u sheego ayaan xirsi wx u shego

    • @hibohassan3817
      @hibohassan3817 11 месяцев назад

      Mantey ale hortagtey ilahey umada dhafiye sharkeda alxm

  • @Maryan_idil
    @Maryan_idil 11 месяцев назад +28

    كل من عليها فان ويبقى وجه ربك ذو الجلال والاكرام.

    • @shukriyoqanciye3793
      @shukriyoqanciye3793 11 месяцев назад

      waa ayaad maanta loolankaasi maalintaasi katurjumaysa Dabcan Allah waa un lahortagi laazim

  • @Nurhiba21
    @Nurhiba21 11 месяцев назад +6

    Masha Allah very happy to see how Somalis are supporting the sheikh. To support and protect out Sheikhs is something we all must do. Guidance comes from Allah. Allah guides who he chooses.

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 11 месяцев назад +10

    Illahow unaxariso janatulfirdosul acla kawarabi yarab inta geridadeda aragtey 😭😭😭

  • @AhmedHassan-yu2oy
    @AhmedHassan-yu2oy 2 года назад +1

    Sh umal
    Waa daaci ilaahey macsuum u ah,ee yaanu ku habaarin sheekha raali geli,

  • @wellnessbymaryama699
    @wellnessbymaryama699 2 года назад +15

    Khadiijo ma'iloodey ALLAAH raxmaanka ah ee koonkan abuurtay ma'iloodey giirida walashaydiyey culumada Soomaliyeed ee qaaliga inagu ah ha aflagadeynin illeen waa indhaha ummada Soomaliyeed joogana booska abiyada idtiqillaah xaythu maa kunta, subxaanallaah

  • @clqanicabdul7454
    @clqanicabdul7454 2 года назад +11

    Hadal afkaaga kasoo boxo waxaa kamacaan saliga nabiga Scw Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤ ♥ 🙏🙏

    • @KheertoAli
      @KheertoAli 11 месяцев назад +1

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

  • @warsanismael7739
    @warsanismael7739 11 месяцев назад +1

    Allahayoo u naxariiso maamo Khadijo Aamiiiiin 🤲 Waxeey uga hadli waayeen inaan gabdhuhu agtooda qiimo ugu fadhiyin loona abuurey ayyaga baahidooda 😢😢😢

  • @madheymugumanxaaji3034
    @madheymugumanxaaji3034 2 года назад +21

    Walaashey ilaah kacabso
    Is castur ceeb mahan
    Masuul yaatahay ee gabdhaha kale ayaa kugu dayanaaya
    Sheikhna waa u sheeg waa ye ee diinta ayuu mas guul ka yahay
    Culimadu waa warthul ambiyaa
    Insha-laah taladda qaado
    Dambi ha galin

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 года назад

      Cadho way hala cayriyo

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      Wasiir Khadiija Hadalkeeda oo dhan waxay ahaayeen xaqiiqo ee sxb iska da jaahilnimadaada iyo munaafaqnimadaada

    • @swordie6703
      @swordie6703 11 месяцев назад

      @@LexlutherVII waxay ahaydba maanta way kaa hooseysa camalkeedi ayay lakulantay ilaahayna waa caadil , ilahay haka cafiyo waxay kagaabisay

  • @ubaxdegenabdi7241
    @ubaxdegenabdi7241 11 месяцев назад +1

    Alle ha uu naxariisto

  • @sahalshire9307
    @sahalshire9307 2 года назад +49

    ilaahay ka cabso wll oo wacdiga iyo waanada lagu sheekay si wanaagsan u qaado

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      Wasiir Khadiija Hadalkeeda oo dhan waxay ahaayeen xaqiiqo ee sxb iska da jaahilnimadaada iyo munaafaqnimadaada

    • @swordie6703
      @swordie6703 11 месяцев назад +3

      @@LexlutherVII munaafaqnimo miyaad kahadlaysa adigu, aamus haisku hadlin
      Khadiija camalkeedi waa lakulantay iyadoon ladulminayn alle caadil ah
      Adigu aaakharada meele hawshan way dhamaataye

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 11 месяцев назад

      @@swordie6703 haduu qof aamusi doono waa adiga, waayo waxaad faafinaysaa nacasnimo iyo macno la'aan, Mama Khadiijo' na Ilaahy haunaxaristo allow gacanteed midig kasii kitaabkiisa Amiin Yaa Rab 💙🤍💙

    • @XamzaYuusuf
      @XamzaYuusuf 11 месяцев назад

      Maanta Dhulka ayay ka hooseeysaa 1:24

    • @JacfarNur
      @JacfarNur 3 месяца назад

      ​@@LexlutherVIIwar ada jahiil io munafiiq intaa ba eeh duyusyahow nocaago kale wa nocaa walalihiis iyago qawan hortiisa lagu fuulo nacaska thy wasee

  • @libanzaiirwaa5793
    @libanzaiirwaa5793 2 года назад +12

    Mama allah kaacabso,waa qaaldantahaay diintanda iyo dhaadkaan diifaac mamaa.
    Sheeikh UMAL wuu saaxaayahay!!
    Jazaka khayr Sheeikh umal..

  • @MaryanXusen-yz6bl
    @MaryanXusen-yz6bl 11 месяцев назад +1

    ALLAHA UNAXARIISTO mama qadiijo

  • @mohamedabdi5963
    @mohamedabdi5963 2 года назад +13

    Ilaahey Ka cabso hooyo Allah Ku soo hunuuniyo danbiga aad gasheyna Ka toobad keen rabigaa unoqo towbadu wey furanthy

  • @fabu2526
    @fabu2526 2 года назад +5

    Sheekh umal allaha xifdiyo wax badan baan ka baranay oo dhaxal gal ah oon la inkiri karin. jazaakalaahu khayran.
    Laakiin dhibaatooyin badan oo surweel naagi gashato ka weyn baa soomaaliya taala.

    • @mikemiki1020
      @mikemiki1020 2 года назад

      Ibliis ka wayni ma jiro shaydaan umal

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 2 года назад +1

      @@mikemiki1020 DIINTA MUSLIM maxaa kugu diray SUBXANALLAH ALLAH ha ku soo hanuuniyo. Magaca aad wadato ma taqaanaa hadii ay ku dhibeyso iska dhex bax somalida is waanineyso

    • @AliMohamed-cl8zd
      @AliMohamed-cl8zd 2 года назад

      @@mikemiki1020 isku qabiil miya thn habarta adiga iyo magacaga waad isledin gaal iyo gaala aya tihin baastar

  • @axmedwaaberi1193
    @axmedwaaberi1193 2 года назад +3

    In laxiro iskadaayee tixsi korkiisa saaran xitaa ma taaban kartiin ee Alla ka baq Namruut iyo Fircoon oo kaa kibir badnaa Allah wuuw halaagay ee Alla kabaq

  • @maxamadamiin3535
    @maxamadamiin3535 11 месяцев назад

    Allow u naxariiso Hooyo khadiijo 😭😭😭😭😭😭😭

    • @johncharles4146
      @johncharles4146 7 месяцев назад

      Hooyada was naag bila xishood
      Diinta kasohoorjeda edab daraan ayaad nofanineesa.

  • @CabdixakiinCaliyaasiin
    @CabdixakiinCaliyaasiin 11 месяцев назад +1

    Alah danbigeeda haka dhaafo maanta ayay dareemaysaa waanadii sheekha qof walba oo shahwadka aduunyo raacaw ku cibro qaado in maalmo kooban adunyadu tahay oo camalkaagu qabri kula galayo

  • @naimanalka215
    @naimanalka215 2 года назад +10

    Hooyo Illahay kacabso oo is astur, sheekhuna hadii uu kuwaaniyay waa uu kuu nastexeeyay ,Cimri baad kujidhtaaye Illahay ulaabo hooyo Allah kusoo hadeeyo 😢😢😢

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      Wasiir Khadiija Hadalkeeda oo dhan waxay ahaayeen xaqiiqo ee sxb iska da jaahilnimadaada iyo munaafaqnimadaada

  • @muniiradahiridle
    @muniiradahiridle 11 месяцев назад +1

    ilahay haunaxristo

    • @TeamSamia27
      @TeamSamia27 7 месяцев назад +1

      Aamiin yaarabi 😢😢😢😢😢

  • @mohamudibrahim3924
    @mohamudibrahim3924 2 года назад +15

    Insha Allah habaarkii shiikha ayaa kugu dhacay Aamiin baana loo wada dhahay

  • @Hakimo771
    @Hakimo771 2 года назад +5

    ثبت فيها حديث رسول الله صلى الله عليه وسلم فإذا ضيعت الأمانة فانتظر الساعة، قال: كيف إضاعتها؟ قال: إذا وسد الأمر إلى غير أهله فانتظر الساعة.
    رواه البخاري

  • @SacdiyoMahamed-r6u
    @SacdiyoMahamed-r6u 11 месяцев назад +1

    Alaw ku naxariiisto jano ku geee Mama❤

    • @KheertoAli
      @KheertoAli 11 месяцев назад +1

      Amiin yaa xayul yaa quyuum

  • @feisaldakane1300
    @feisaldakane1300 11 месяцев назад +3

    Innaa lillahi wainnaa ileyhi raajicun maanta waa ay mowtantahay qabriga Allah uwaasiciyo

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan6041 7 месяцев назад

    Subhana Allah
    Lailaha ila Allah ♥️

  • @ifraxmaxamud9617
    @ifraxmaxamud9617 2 года назад +3

    Hadal waano ah baad ka gubanaysaa habareey naartaa ka kulul wanacuudu.bilaah shiiqu wuu kuu digay allah yaxfidag culumada soomaaliyeed ee u taagan in aay naga xoreeyaan naarta jazaakalaah qaayran wajazaa shiiq umul

  • @boo_899
    @boo_899 2 года назад

    Eedo ilaahay haku xifdiyo. Wadaadkan waalan warkiisa iska hilmaam. Naagftiisuu qol kusoo xiray oo xuquuqdeedi u diiday. Surwaalka waligaa ha iska dhigin. Wadaadka waa alshabaab

  • @idilmohamedguray378
    @idilmohamedguray378 2 года назад +4

    قال الله تعالى،، واذا قيل لهم اتقى الله اخذته العزة بالاثم فحسبه جهنم وبئس المصير،،

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 11 месяцев назад

    Allahayoow nabad iyo Nasteexo ummadda Somaliyeed iyo ummadda islaamka dhamaantood. Allahayoow xaqa noo iftiimi.

  • @hamsagassin7106
    @hamsagassin7106 2 года назад +25

    Ee xishood oo allaah ka cabso

    • @NaemaJanoofficial
      @NaemaJanoofficial 2 года назад

      Waaaa jawaab ku haaboon umal

    • @mohamedabdi9233
      @mohamedabdi9233 8 месяцев назад

      ​@@NaemaJanoofficialAllah kacabso walal culumada iskadaa Allah ayaa hortagi doontaa

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 11 месяцев назад

    Inaa lillah wa Inaa ileyhu raajicuun

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 11 месяцев назад

    aayadan maalinkii iigu horeysay ee aan maqlay tafsiirka sheekh dirir ayaan ka maqlay wallahi intaan pause taabtay ayaan kusoo celceliyay si aan u fahmo waxaa markiiba u maleeyey in aayadan loo soo dajiyay ama toos ula hadlayso madaaxda soomaaliya oo dhan iyo wasiirada subxanallah

  • @roodaabdulahi5501
    @roodaabdulahi5501 2 года назад +9

    واذا قیل له اتق الله اخدته العزة بالاثم فحسبه جهنم ولبس المهاد

  • @mohamedsaid7338
    @mohamedsaid7338 2 года назад +2

    Khadiija cawradaada qarso hadii lagu yiri waa inaad qaadataa. Maaha gabdhaha soomaliyeed inaad xumaanta ujiidid.waxaad ku kacdey wax laga aamusikaro maaheyn .culimadana wacdiga kheyr allaha kasiiyo.

  • @xamdaxubi9807
    @xamdaxubi9807 11 месяцев назад +1

    Subxanallaah ma hadlka alla dacdacsiya alle haka cafiyo😢😢

  • @AxmedAlpha2024
    @AxmedAlpha2024 2 года назад +5

    Sheekh umal dadkiiba la jira ee adiga yaa kula jira oo kula socda💪

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад +2

      kk,qof kasta oo maskax iyo sharaf leh ayaa iyada la jira tan kale Wasiir Khadiija Hadalkeeda oo dhan waxay ahaayeen xaqiiqo ee sxb iska da jaahilnimadaada iyo munaafaqnimadaada

    • @abdirahmanhusien6174
      @abdirahmanhusien6174 Год назад

      iyada alle la jra umal hadii diin waddo darood kala bar gaalo ah haka so bilaawo

    • @Salaahudiinayuub34
      @Salaahudiinayuub34 2 месяца назад

      ​@@LexlutherVII tolaw yaa og maanta waxay ku sugan tahay😢
      Adiga wll fursada ka faa,idayso hdad nooshahay

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII 2 месяца назад

      @@Salaahudiinayuub34 Waxay ku jirtaa ku sugan tahay jannatul firdows Insha Allaah, khaniisyada xamanaaya iyada way ka shallayn doonaan xanta

    • @OsmanCabdi-z6r
      @OsmanCabdi-z6r Месяц назад

      ​@@LexlutherVII Taliye kuma caynayo mama inaad difacdo waa ok ileen manta majoogto meel badan aa kugu arkey ado leh iskadaa munafiqnima oo micnaha munafiqintanimo mataqanaa?

  • @mukhtarabiib4245
    @mukhtarabiib4245 11 месяцев назад +1

    Ilahayhaunaxaristomarxuumada

  • @swordie6703
    @swordie6703 11 месяцев назад +2

    وَجَاءَتْ سَكْرَةُ الْمَوْتِ بِالْحَقِّ ۖ ذَٰلِكَ مَا كُنتَ مِنْهُ تَحِيدُ

  • @inasayidabdule
    @inasayidabdule 11 месяцев назад +2

    AMEEN YA ALLAH ❤❤❤ALLAH hayow noo danbi dhaaf ❤❤❤❤

  • @murayadahmed7114
    @murayadahmed7114 2 года назад +14

    Qofkaan dumaruhu waxay diidan tahay miyaa is astur xasbunaa Allaah wadankeenii waxaa nabad u diidan waa waayaalkaan xukunka ku soo laalabanaya

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      kk, jahilnimo cad waa tan

    • @LexlutherVII
      @LexlutherVII Год назад

      Wasiir Khadiija Hadalkeeda oo dhan waxay ahaayeen xaqiiqo ee sxb iska da jaahilnimadaada iyo munaafaqnimadaada

  • @kajamohamed
    @kajamohamed 11 месяцев назад +1

    Ilaah kuu naxariisto aduunka makunooshidee hada🤲🤲🤲

  • @Mohamedabdi-py6kz
    @Mohamedabdi-py6kz Год назад +4

    قال الله تعالى(:وإذا قيل له اتق الله أخذته العزة بالإثم فحسبه جهنم ولبئس المهاد) لا تعتدروا قد كفرتم بعد إيمانكم

  • @cabdisheekhidiris6566
    @cabdisheekhidiris6566 2 года назад +3

    Waar bal intay leegtahay ee dhaqn iyo xishood lagu waaninayo subxanalaah

  • @diamonddiamond6415
    @diamonddiamond6415 2 года назад

    Eeya khadiijay xishoo adigu dad ha mudaaciine kama haadlan laayne culiimadana ixtiraam

  • @abdulrahmanhassankafi6312
    @abdulrahmanhassankafi6312 2 года назад +1

    bal illaaahay. baan indin ku dhaaariyay fiiriya oo dhagaysa ta. masuul chan oo sidan u hadalya oo dabiiil. ka hadlaya. beeshayda kulahaaa. bisin ka. somalia illaaahay un baaa. u maqan Hooyo dan waxaaa ka khal dan. qof kiii. u dhiiib tay. xil

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 11 месяцев назад

    Daliilmanoqoto dadbaa xiran surweel subxaanallah

  • @ademsuleman212
    @ademsuleman212 2 года назад +23

    Allah ka cabso ogowna inaad dhimanayso

    • @abdikanikhalif6381
      @abdikanikhalif6381 11 месяцев назад +2

      Maanta ayee ka yaacday aduunka sheekooy ku nacay

    • @swordie6703
      @swordie6703 11 месяцев назад +1

      Halsano kadib way dhimatay noloshuba waa intaa
      Ilaahay noo dambi dhaaf khaatumada allaw noohagaaji

  • @ifraahbintucismaan4087
    @ifraahbintucismaan4087 11 месяцев назад

    Alle ha unaxariisto

  • @moadam7003
    @moadam7003 11 месяцев назад +1

    كل شيًًً هلك الا وجهه له الحكم واليه ترجعون

  • @Yazmienchama
    @Yazmienchama Год назад

    Alle ha ku soo hadeeyo cawaandiyad yahy

  • @ctaxmanaxmed7077
    @ctaxmanaxmed7077 2 года назад +1

    HADDABA MASAR AYAAD XIDHANTAY EE IS ASTUR OO XISHOOD DUQBAAD TAHAY HADII WAX LAGU SHEGAY WAX KU QAADO HABARYEY

  • @ummusafa8394
    @ummusafa8394 11 месяцев назад

    Alloow kuu naxariiso

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei 7 месяцев назад

    Maantay haysaaa qadiiijonsarwaalkiii iyo jinsiyada iyo wixiii uqorsooonaaa

  • @naimanalka215
    @naimanalka215 2 года назад +1

    Hooyo khadiijo Cimri baad ku jirtaa oo waxaad joogtaa xiligii aad Illahay kuxirnaan lahayd umadana tusaale wanaagsan u noqon lahayd ee ma joogtid xili aad isqaawiso hooyo macaan Illahay ka cabso goor aad dhiman ma ogide Illahayna hakusoo hanuuniyo 😢😢😢

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 2 года назад +7

    ALLAH ha ku soo hanuuniyo maamo

  • @maxamedcabdulahi347
    @maxamedcabdulahi347 2 года назад +3

    ilahay hakuso hanuniyo melna culumada ha oga dhicin waxa tahay hooyo xishoo

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 года назад +10

    Is astur oo dhaqan ku dayasho mudan muuji ceeb male, mahadsanid sheekhoow, could suffice, and put the issue to rest.

  • @hooyomcn1019
    @hooyomcn1019 2 года назад

    Somaliyeeey dintada
    add ayan uga naxay hadalkeda inay tidhahdo hadalada qaar taani mid qhatumada kaxumatay ayay ila egtahy ilahey umada haka qabto subxannallah cullimada miyan abaraha umada haysata kagurman culimada miyan kahadlin ficilada argagixisada culimada miya kahadlin qabil iyo diiga lodadiyo xukunkisa culimada miyanay qeybb kaaheyn heshisinta belaha taan bur bur ki waxa ii muqata inad culima kale ledhahy aan culimada somaliyeed aheyn illahey umadiisa haka qabto waxan adga iyo afkarta ad wadato ba inad guldareysatan xaqana uu koreyndono inshallah

  • @souladancrepen
    @souladancrepen 11 месяцев назад

    allah ha unaxaristo shalayna sidanbay uhadlaysay cawana qabribay uhoytay wataas aduunyadu waar allah halag cabsadu subaxanahu watacalaa

  • @MohamedHassan-cj7sn
    @MohamedHassan-cj7sn 2 года назад +1

    Only you are good deed can only save u from burnishment of graves dat is waiting for you

  • @murayadahmed7114
    @murayadahmed7114 2 года назад +5

    Qadiijo dhaaf qabiilka alle weyne kabaq miyaad diidan tahay Alle kabaq ogoow in aad dhimaneeso luguna xisaaabin doono, sure well waa naga xaaraan aniga iyo adigaba aniga

  • @housseinfadoulmaryama9214
    @housseinfadoulmaryama9214 2 года назад

    SubhanALLAH hooyo ilahey ka baaq oo xishod kuu daar please waxad tiri diinti Alley dacdacsi kagi. Ulahey hagu soo hadeeyo. Ameen yaa ALLAH

  • @MohamedMohamud-g1n
    @MohamedMohamud-g1n 10 месяцев назад

    M.a sh umul❤

  • @ikranaragsan9353
    @ikranaragsan9353 2 года назад +1

    Kaliya is astur hadalka kale iska dhaaf yaa kadijo

  • @islamallahuakbar2384
    @islamallahuakbar2384 2 года назад +2

    Habarka sheikh umul hakugudaco, misibaa ayaan ilaheey kagaa baryeey. Misibaa deeg deeg aah bidnilah. Ameen ya rabi

  • @suhaybnasir-l8n
    @suhaybnasir-l8n 11 месяцев назад

    alle ha unaxariisto

  • @mubashirmohamuud9748
    @mubashirmohamuud9748 2 года назад

    Oo lama tilmaami karo miyaa xumaanta uumuujinayo qof bulsho muslimiin ah madax u ah hadana xumaan iyo xishood la'aan banaanka la imaanaya oo sheikha Alle habarakeeyee ma been abuur ayuu sameeyey mise xaqiiq, diinteena umakala soocna madaxda iyo dhacabka ee kulligeen adeecida Alle waa usimanahay .

  • @kamaalyasin9435
    @kamaalyasin9435 2 года назад +1

    Khaladka waxaa leh ummada soomaaliyeed oo islaamka ah oo waxaan oo kale xukun udhiibanaya inta ay soomaali noocaan oo kale siyaasad iyo dawladnimo ku matalayaana walle inaynaan khayr, horumar, amni iyo wanaag midna gaarayn ee habraan waashay halayka qabto intaan ilaahay nagu rogin fusuqa, tiinla aanta iyo dhaqan xumada ay ku faafinayaan ummada islaam ka ah

  • @apdyrizaqzayid7994
    @apdyrizaqzayid7994 2 года назад +1

    Kaalay adiga ceeb u samee sheekha wasakhyahy Cajuusada ah

  • @AbdirizakAbdullahiAhmed
    @AbdirizakAbdullahiAhmed 11 месяцев назад

    Maanta xagii rabbi ayey jirtaa waxa ay aheyd qof diinta ku jees jeeso lkn allah dambigeeda ha dhaafo

  • @kulla10store
    @kulla10store 2 года назад +2

    Comentsyada walaalaha waan ku raacsanahay midkii xumaa ayey dooratay oo shiikha habaaray ee ka fogoow sheekheyna

  • @axmedcabdi1654
    @axmedcabdi1654 2 года назад +6

    Hooyo illlhay ka cabso waay ka hadlaan lkn waa aniga yaan laga hadlin unbaad ula jeeda hooyo sheeku hebla aa surwaal xidha ee aniga maxaa igu shee hadhonin diintu waa nasteexo wana sida uu kugu sheegay lkn nasteexo kale majir to hooyo

  • @faadumacabdiomar620
    @faadumacabdiomar620 2 года назад

    Shìikha kaleexo

  • @abdiyaresaid4136
    @abdiyaresaid4136 2 года назад +5

    mama ilaahay kacabso meel looma dhaafo maleh cidii ilaahay kacabso kutirina way kuunasteexeesay ee rabigaa kacabso ilaahayna usoo noqo mom

  • @roobleali4958
    @roobleali4958 2 года назад +5

    Somalia qoomo luud ka hirgalimaayo Inshaallah. Mano ilaahey kacabso..

  • @yaasircumar6558
    @yaasircumar6558 2 года назад +1

    Khadiija saaka ma waxaad u doodeysaa sarwaal iyo qaawnaan war ilaaheey ka baq boor isku qariska iska daa ee saan isku dhaan waanadana qaado

  • @harunsheikh8520
    @harunsheikh8520 2 года назад

    Yac. Ar maqla. A leader basing the religious advice of the sheikh on 4.5. Halaag is due to the person who appointed her for the position she is holding

  • @mikemiki1020
    @mikemiki1020 2 года назад +1

    Shaydaan umal sheekh maaha waaba ninka nabiga scw injirta ku sheegay

  • @aaqilka5158
    @aaqilka5158 2 года назад

    Naa khadiija alle ka xishoo culimadana xormee adiga waxba kama taqaanid diinta hadii lagu wacdiyo in aad siyaasad ubadasho waa ceeb ka muslim ahaan

  • @aminaadan6600
    @aminaadan6600 2 года назад

    Allaah ka baq cimri khaatumo ayaa tahay qaado xaqa laguu sheegay aday ku anfacaysaa waanadu hadaad diido naarta Alle ayaa kugu filan nacuudu billaahi min afcaalika

  • @kamamoores3138
    @kamamoores3138 2 года назад

    BARAAAVO 👏👏👏👏👏👏 SHEEKH OMAR WAA QABYAALIISTE WEEN
    BARA BUITO WAAXID.

  • @bokaahmed5887
    @bokaahmed5887 2 года назад +1

    Kkkkk soomaalidan wexey yirahdaan diinta waa naseexo ...waan ognahay diinta waa naseexo balse inaad ilahay ugaftid waa in laguu sheego ..naseexada aad maqashay waa in laguu sheego qaladlaada

  • @HiboMaxamad-w4r
    @HiboMaxamad-w4r 11 месяцев назад

    Allh ha unaxariisto hooyo mcn 😢😢

  • @lastqueen2228
    @lastqueen2228 2 года назад +1

    Is astur Hadii la isdhaho ceebmiyaa subaxanallah

  • @aichaalimed6321
    @aichaalimed6321 2 года назад

    Asc shek hadi nastexo ad wado côni ula hadal idgasta oo ad u nastexaynaso va khadija n'a waxan leyahay iska dhaf cid lagu qaldamo ugu manad horhayn dar allah nu daaf inta ad wanag uu aragtana n'a qado

  • @halimomahmoud5612
    @halimomahmoud5612 2 года назад +1

    Illahayo nagtan umaada ka qabo naa xisho culumad afgaga kajeedi maxa calamka naga galay ma galan nahay dhaqan xumada umaada kalafadiso habaryahan bila dhaqank ahi

  • @salaadadem7645
    @salaadadem7645 2 года назад

    Maama sarwalkada wax kasareyey majirin ee waa mid jirkaada hoose oo dhan banaanka keney umad islaamkana fajac ku abuurey hoyo islaam ah hadana 90jir , maaulna rerkeda iyo mamulkaba ka ah oo isqaawisay waa wax diinta looga baxo ee waxan lenahay kaqoomamey gefka aad Allah iyo umadiisa islamka aad ka gashay

  • @aliabukar4755
    @aliabukar4755 2 года назад +7

    Waa cajuuso aan aqlaaq leheyn

  • @ahmedabdi8925
    @ahmedabdi8925 2 года назад

    Waa daalimad waxay wadaa mashruuc ay ku fasahaadinayao gabdhaha muslimiinta sòomaliyeed alaaha naga qabto

  • @deeqjamadjd4108
    @deeqjamadjd4108 2 года назад

    Ee habaryahay xishoodki darbi baad soo saartay subxaanalaah subxaanalah

  • @chadiyadaher12345
    @chadiyadaher12345 2 года назад +2

    Walaahi sheekh umal hadad mooday in uu kula dagaalsan yahay bari ayaad ogaan doonta markad godka gasho

  • @fartuunmohamed369
    @fartuunmohamed369 2 года назад +1

    Bismillah subxanallah hawenkena somaliyed waxan leyahay itaqullah illahey wuxu nagu wajibiyay xijabka sida raga ina ulabisano wanala kaxanimay

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 2 года назад +4

    Ma waxaa isku difaacee haweenka aduunka ugu sareeya ayaa xirta sarweel

  • @Gantling
    @Gantling 11 месяцев назад

    جزاها الله مااستحقت

  • @TARBIYATALEEM
    @TARBIYATALEEM 11 месяцев назад

    الحمدلله الدي اراحنا من شرها

  • @leilaamar8056
    @leilaamar8056 11 месяцев назад +3

    Ina lillahi wa ina ileyi rajucun 😢

  • @xassanbile1338
    @xassanbile1338 2 года назад

    Habartaan waa caama
    Aaway dadkey dhashay
    Maaloo sheega sharciga islaamka
    Habar taan aqoon uma lahan
    Jana waxa lagu gala iyo
    Naar waxa lagu gala
    Qadiija diiriye dhagankaan waa
    Dhaqan kii wada naarta ka bax ama
    Kusoco wada janada is astur
    Oo qaada xijaabka alle nooga shegy
    Kitaabada alle sareeye

  • @SadiaM1960
    @SadiaM1960 2 года назад +2

    Ilahey haddu hanuun kuu gartey Allah ku hanuniyo haddi kalena Rabbi ha idin qabto adiga iyo kuwa loo adeegsado burburinta dhaqanka iyo diinta. Sheikh Hirsi iyo umul Allaha xafido waa difacayasha diinta iyo dhaqankeena

  • @saidrooble5076
    @saidrooble5076 2 года назад +1

    Maxaa surweel kuu geliyey adoo ayeeyo ah kadaa umada fasaadka