Hada ka hor xasan sheekh maxamuud wuxuu yidhi itoobiya uma ogolin taako dhulkeena aha maantana wuxuu bixiyay bad waxaana qasab lagaga dhigay inuu yidhaahdo ciidamada itoobiya way na difaaceen Ala ceeb looma dhinto Sharaftii soomaaliya way dhimatay Somaliland intaad is lahayd wax u diid baad bad iyo dhulba iskugu dartay itoobiya ma la odhan karaa itoobiya way ka awood badisay soomaaliya Ileen itoobiya mawqifkeedii kamay noqon ilaa ay bad ka heshay Hadii shalay lagu eedeenayay muuse biixi bad iyo dhul buu siiyay itoobiya Maanta xasan sheekh maxamuud bad iyo dhulba wuu u ogolaaday itoobiya
CXDS, waxaa heysato saraakiil la'aan derajada ilaa la saxo oo sar.accadamiga ah. Iyo sarkaalada qabiilka derejada ku qaatay lakala saaro ciidan somali guul wey ka fogtshay ceebna intaas ha ahaato.waxaa iga talo ahilaa xiligii m.weyne C.hi yuusuf derejadii ka dsnbeysay een kuliyad aheyn hala laalo si
Mahadsant walaalkey samakaab VOA ❤❤❤❤❤
👋 Weriye Samakaab.
Oday Xasan shiikh waa lafaramaroojiyey Erdugan wuxuu u eexday Itoobiya ,itoobiya waxay rabtay waa heshay.
Asc voa
Abahaa waa taqaanaa haygu oran aabo
🎉
😂 halkee ayaa laga somalia ay ka sin donta badaa hadi itopia ay jabiso balancing somaliland thanks
Asc VOA subax wanagsan
Somaliya waa meesha kaliya ee dadka la laayo kadibna aad maqlayso "xala-dhalay halaga ahaado wixi dhacay". Taas ayaan itoobiya ula tagnay iyo wixii dhacay aan kasocono
Bacaabaaca😂😮
Hada ka hor xasan sheekh maxamuud wuxuu yidhi itoobiya uma ogolin taako dhulkeena aha maantana wuxuu bixiyay bad waxaana qasab lagaga dhigay inuu yidhaahdo ciidamada itoobiya way na difaaceen
Ala ceeb looma dhinto
Sharaftii soomaaliya way dhimatay
Somaliland intaad is lahayd wax u diid baad bad iyo dhulba iskugu dartay itoobiya ma la odhan karaa itoobiya way ka awood badisay soomaaliya
Ileen itoobiya mawqifkeedii kamay noqon ilaa ay bad ka heshay
Hadii shalay lagu eedeenayay muuse biixi bad iyo dhul buu siiyay itoobiya
Maanta xasan sheekh maxamuud bad iyo dhulba wuu u ogolaaday itoobiya
CXDS, waxaa heysato saraakiil la'aan derajada ilaa la saxo oo sar.accadamiga ah. Iyo sarkaalada qabiilka derejada ku qaatay lakala saaro ciidan somali guul wey ka fogtshay ceebna intaas ha ahaato.waxaa iga talo ahilaa xiligii m.weyne C.hi yuusuf derejadii ka dsnbeysay een kuliyad aheyn hala laalo si
Balaayo lama soo dhaweysto ku qabso ku qadi meysid waaye waaba loo joogaa