Nasiib uma yeelan in aan la kulmo Axmed Xasan Cawke, ha yeeshee waxa aan aad ugu faraxsanahay in aan la kulmay gabadha barnaamijka la daaddihineysa ee Shukri Afrax. Xamar ayaan kula kulmay 7-December 2018. cimri dheer ayaan idin rejeynayaa shukri iyo xerteeda. cawkana naxariis abadi ah.
Maansha Allah,Habeenkaa Waxaan Toos uga Dhegaysanaayey Idaacadii Radio Mogadishu,Waxaan joogey Degmada Sablaale Ee Gobolka Sh/Hoose. Fanaaniintii Qarankii Soomaaliya Intii Dhimatey Alla Ha U Naxariisto Intii Noolna Alle Ha Daayo.Amin
Aamiin Aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto. Adigu ma ajar raadis beey kaa tahey waa bil Ramadaan Ee u ducee maytida inaad ka daba nacnac leeynaysid @amareto5772 dhakhtar baad u baahan tahay illaahay ha ku caafiyo
Waa sanadkii ugu dambeeyay ee dawladnimadii weyneyd ee Soomaaliya ay ka taqaluseen jabhado qabiil oo inkaari ku dhacday, bal daawo Quruxda iyo sharafta ka muuqata goobta iyo dadkaba, ,dadka qabiilka jeceloow ogaada inaadan waxba ka dheefeynin
Quruxi waa dawlad bal dadkaas meesha fadhiya biyaha hortoda fiiriya si dad da xiis jooga oo wada faraxsan nasiib baan u helay in waqtigaas aan joogay maansha allah
Waxanu sagootineynaa 10 sanadood oo isku buux samey waxan soo dhaweyneynaa 10 sano oo soo socda 2019 ban sagootineyna 2020 baa soo dhaweyneynaa anaguna Alle ha u naxariisto axmed xasan cawke
Xayawaan aan taarikh garanayn ayaad tahay, Somalia waa markii ay ugu xumeyd ee ay burburi rabtey, gacan ku dhiigle Afweyn 2 bilood ka bacdi ayuu taangi dhexdiis ku baxsaday oo Xamar laga xoreeyey.
Subxaana llaah habeenka cawke sidaa Wax u tabinayaa somali.land onhan From western To east waa laga.qaxay Dawladdii markaa jirtay waxay north oo Dhaniska dhaafoo shipis.haddii qabsataan afisiyoone ayaanu.dalka Ka.xukumi bal day haddan.dareen Kooda siday dadwaynaa umaaweelinayaan ayagoo u mataliya In ayna waxba.dhicin dalka iyo Dawladduna nabad Ku.sugan yahay
Halkan waxa ka muuqata Soomaaliya oo woqooyi la gubay ayaa halkan lagu baashaalaayay waa halaaga Soomaali ku dhacay,maba moodid in caasimaddii labaad iyo sadexaad ee Soomaaliya dhulka la dhigay ummaddii ku noolaydna la xasuuqay, kaaga darane kuwii dadkooddii la dhameeyey ayaa hor boodaaya.
bal.gabadha codkeeeda iyo labiskeeda iyo midabkeeda eeega , xata kuwa goobta fadhiya kama dhacan mch allah nasiib darro waa duqo aama way ku daayeenba de o left bay qaateen
@@SOMALIMUSICCULTURE aad iyo aad walaal allah ha uu naxariisto cawke iyo inti nool baa wakhti wanaagsan bu ahaa .....allah wakhtigaas oo kalee Umada somali uso ceeli ...inta wax ka fa'idey inta ku baabada kaa badan qurbahaa ..dhulka hooyo waa dahaab
Masha Allah. Waa taas sharafta iyo quruxda Dowladnimo.Allah subxaana watacaalaa ha u naxariisto aamiin.❤❤❤❤❤❤
Dawladu halkay ka jirtay 1990 xamar way qaybsanayde.
Nasiib uma yeelan in aan la kulmo Axmed Xasan Cawke, ha yeeshee waxa aan aad ugu faraxsanahay in aan la kulmay gabadha barnaamijka la daaddihineysa ee Shukri Afrax.
Xamar ayaan kula kulmay 7-December 2018. cimri dheer ayaan idin rejeynayaa shukri iyo xerteeda. cawkana naxariis abadi ah.
Amiin Amiin. YA rabbi
Wow
Maansha Allah,Habeenkaa Waxaan Toos uga Dhegaysanaayey Idaacadii Radio Mogadishu,Waxaan joogey Degmada Sablaale Ee Gobolka Sh/Hoose.
Fanaaniintii Qarankii Soomaaliya Intii Dhimatey Alla Ha U Naxariisto
Intii Noolna Alle Ha Daayo.Amin
@@ashaawl5431 ilaahay cimriga hakuu barakeeyo walaal
Alle hawnaxariisto wariye ahmed xasan cawke🤲🤲😭😭😭😭😭❤❤❤❤❤
Kow, Ilaahay magaciisa iyo Music- isma galaan.
2- Dabaal deg sannad Muslim lahayn aad Ilaahay u baryeesana waa qalad.
Allaha kuu naxariisto Maxamed Xasan Cawke.
Aamiin Aamiin yaa rab illaahay ha u naxariisto.
Adigu ma ajar raadis beey kaa tahey waa bil Ramadaan Ee u ducee maytida inaad ka daba nacnac leeynaysid
@amareto5772 dhakhtar baad u baahan tahay illaahay ha ku caafiyo
Good old days
Alle haw naxariisto cawke iyo
Fanaaniitii soomaaliyeed onhan
Waxay noqdeen halbawle wadanaa
Dhiigsa warAABIYA
FARXAD IYO REENREEN AYEY
NAFTAYAD GALIYAAN CULAYS
IYO MURUGU.BADANA WAYNA FAYDAAN
Yaa dawanyaa 2021
Lek plz
Allaah Hakuu Naxariisto Axmed Xsn Cawke iyo Intii Kale Ee Dhimatay ♥️
Aamiin Aamiin yaa rab
Waa sanadkii ugu dambeeyay ee dawladnimadii weyneyd ee Soomaaliya ay ka taqaluseen jabhado qabiil oo inkaari ku dhacday, bal daawo Quruxda iyo sharafta ka muuqata goobta iyo dadkaba, ,dadka qabiilka jeceloow ogaada inaadan waxba ka dheefeynin
Quruxi waa dawlad bal dadkaas meesha fadhiya biyaha hortoda fiiriya si dad da xiis jooga oo wada faraxsan nasiib baan u helay in waqtigaas aan joogay maansha allah
War gabdhihii hore qurux badnaayeena gabdhaha meesha fadhiyo caadi maahan
Allah muqdisho saan ayey soo. Hotellka jubba hada siduu yahay yaa arkay hada fiiri m.a Allah unaxriisto abo siyaad iyo bilacdii muqdisho Wey israaceen
Islaan roob hayaa dadkoo dhan inuu roob hayo ayay mooddaa....1989 ayay sii nabadgelyeynayaan waddanku sidaa muu wada ahayn ee dib u milicsada taariikhdaas....
Inkaartii xamal lagu galay ayaa qarax isu badashay. Fusuq bay ahayd
Waxaan sagootinayaa 2021 waxaa soo dhaweeynayaa 2022 ilahoow kheer nooga dhig
Cawke (AUN) wuxuu ogaa saan saanta musiibada nagu soo aadanayd. Alloow jannatul fardaowsa gee aamiin
Ahmed Hassan Cawke
Alle haku naxariisto
Aamiin aamiin ya rab
Maasha Allah .Dowladnimo waa taas
MAsha Allah Edadey shukri afrax edo mcn alle cimri dher cibadawsubanleh hakusiyo
Cawkena allayaraxma alle ha unaxaristo
Aamiin aamiin ya rab
Waa barnaamij xasuus leh runtii waayo waayo iyo dawladnimadii dadkeena iyo dalkeena intii soo joogtay ayaa nasiib lahayd, waan la helay Shukri afrax, iyo cawke oo barnaamijka wada daadihinaya , iyo weriye Cagta xaaji oo ka qaybgalayaasha ka mida.
Barnaamij aad u xiisa badan ayuu ahaa
Illaahay Ha U Naxariisto Axmed Xasan Cawke Iyo Geesiyaashii Geesiya Ahaa Ee Dhintayba Aamiin
Aamiin aamiin ya rab
Waxanu sagootineynaa 10 sanadood oo isku buux samey waxan soo dhaweyneynaa 10 sano oo soo socda
2019 ban sagootineyna
2020 baa soo dhaweyneynaa anaguna
Alle ha u naxariisto axmed xasan cawke
Marka kowaad allaha u naxariisto cowke iyo intii dhimatay marka labaad waa wakhti aad u fog 1990 hada waxaa la joogaa 2020
Toos baan u dawanayey anoo yar
Fisqigii iyo dhibtii Faqashta ilaahay ayaa na dhaafiyey. Waxaa waa laga raystay.
Reer waqooyi iyo reer koonfur way soo raaxaysteen anagay rabaan inay na qaldaan
Kkkk adiga jabuuti ma tahay mise NFD or kilinka
Hahahahahahahaha 😂😂😂😂😂
Hhhhhhhhhhh
Kililka 5aad imikaa raaxo ugu horaysa bilaa Jeel Ogaadeen bilaa cabudhis.
Saw kuwa inoo heesaya balbalaarka iyo faladagan
Mashalaha
Masha allah markasta oo aynu ku laabano abwaninti iyo fananintii waabari xasuus gaaray mudan tahay
Waw good history
shukri cood ficaana. gabar wariya ah oo afka somaliga saad uu akriin karta weli ma dhegeysaan. wale daadki hoore karta leh laguso xuuli jiirey.
😢😢😢😢😢😢 no more nabadaas
AUN CAWKEH AAMIIN!!! ALLAHUMMA BALIQNAA RAMADDAAN 23/03/2023
Ninka suaasha la waydiiyay waa wariye cagmadhige
Aun axmed xasan cawke alle qabriga ha u nuriyo.
Aamiin aamiin
Aamiin aamiin yaa rabbi
Habeenka waa fadhiuey mansha alah xusus qali ah
Maasha allah xasuus qaaliya ayeey kuu Tahay Sahara Musa
Wlhibaan cumaadada la haysan karin marba hadaad hanenka fadhidey hhhhhhhkkkkk
Habeenkaad hadaad fadhidey aad baan kuu salaamayaa maasha Allah dadkeygii tihidaa
Was maasha Allah
#sahara #muuse
Ma ciyaal baad ahayd mise qof wax kala garanaya baad ahayd wllo ?
Waqti fiican oo dal iyo daawlad leh baay ahaayd aniga quruxdaas ma helin janiskaas ilahay haw naxariisto intii dhimatay😭😭
Aamiin aamiin
Muqdisho waa lagu baashaalaayey hargaysina waygubanaysay xigaa wakhti waa isbadalay muqdisha gubanaysa hargaysaa baashalaysa waa nafsi lagalaan odhankaraa allow usiyaadi nabadaa barwaaqo kusoor somaliland 🙌🙌
Aamiin aamiin
Muqdisho ma gubaneso hda alx intii dhiman allaha no dhamestiro
Uducey labadaba waa dhulkimeeniiye
Bal maad muqdisho u duceysid dad dad walaalahaa ah oo soomali ayaaku nool,ilhow soomaali oo chan sii nabad
Xalkan waxa ka Arkaa quruxdii iyo wanagii uu Laha wadankeeni🥺Hore ee dowlada Aha io dhalinyaradii waga siday u Haysteen wakhtiGooda iyo wadankoodi o dhisan 😿🤲 cawke wuxu yiri ilahay dhibka HynaGa saro aya La dhaha ameen alle haynGa saro 🥺🤲intii dhimatyna Haw naxariisto
Wakhtigaa wadanka Somalia ayaa manad ahaa laakiin Somaliland dhulka ayay kala simay wayse ku dambaysay
1990 waa markii waqooyi afweyene burburnaayye 2 sano iyadoo ummadadii waqooyi la xasuuqey inta hadhey qaxooti ku noqtey ethopia ayuu afwyen ogaaladeyin wax wlaaba caadi laga dhigo koonfur iyo xamar illahey baa mahad leh siyaad bare 1991 isagoo qaxooti haa baa xamar laga eryadey kiirka wa lagu jabaa ismuulaheyn sanad baa ku hadhsan waa dardarmi lahaa
ALLAHUMMA BALIQNAL CIID!!! 28/06/2023
Alle ha unaxaristo Axmed cismaan cawke oo aha weriye aan aad u jecelaa
Aamiin aamiin ya rab
soomaali musig fadlan noosoo badi waayihii soomaaliya wariyayasl iyo fanaaniin adigoo mahadsan sida luultahliil iyo kuwo kale oobadan
Ok Mariya
Ilahow u naxariiso siyaad bare iyo intii dhimaty
Amiin
Waaya waayo
Caadhige oo dhalinyaro ah masha allah
10kaas sano ee cusub dhibbaa dhacay. Alla aan ducaysano ayuu yiri. Alla cawke muxuu ahaa nin diinta kufiican.
Jwi qurux bdn ahaaa 😥😥😥🥰🥰
This was the end of 1989 at hotel juba in Mogadishu.
30 yrs ago
Shugri waan ku slmy waa ubah you iskajir waayo waayo xisusti nabada
Alla hawnaxariisto abtiiiiiiii A H AWKE
Aamiin aamiin ya rab
Alle haunaxariisto dhamaan intiigeriyoota gar ahaan axmad xasan cawke
Aamiin aamiin ya rab
Amiin walal waa sidaa farxad Shacabka Somaliyeed Imaanayaan 12:00 habenka casa walal ku soo celi wali codkaa Somslia xor ah
Allaa yaaraxma raaximiin axmed cawle
Aamiin aamiin ya rab
Anigo dhalin yar ah ayan habenka xaflada hotel juba jogay ano lasocda aderkay qali ale ha unaxariste habenkaso dhan waxan gaadgaadayay masuul henery habadhisi 😭😭😭ala xasusey
AK Sayid
Mashallah wa dadkii hore oo xalasha aha
Waa runtaa.
Inanta wariyaha ahi quruxbadnaa oo cod macaanaa😍
Maasha allah illaahey cimri dheer iyo caafimaad ayaan uga baryeya, aamiin aamiin
Shukri afrah ayay kuso gadha face book
Waa wasiirad gabadhu hadda kkkk
Inta dawanaya 2022 laki isar
Ilahay hawnaxariisto Cawke
Aamiin aamiin ya rab Sahal Cali
Alaah ya rabi wadanka nabad nooga dhig inti dhimatey ilaahow u naxariiso
Aamiin aamiin ya rab
Amiin
Xusus reeb, xilligaa kliya waxan ku qornaa lowxul maxfuuth-ka!
Lkn waxan daremaya in an dad ahyn waqtigaa, tolow tarikhdu ma isisoo celin dontaa?!
1989 waa markey gobolada waqooyi dhamaan labaabiiyey xiligaas waa xiligii somalia ugu xumeyd black days bay ahaayeen
waa sanadkii ugu dambeeyay ee Soomaali mideysan oo nabad ah xafladeeyaan 1990 kii bishii Disember 30 keedii waxaa Xamar ka billowday dagaalkii qabaliga ahaa ee markii hore jabhado careysan ay wadeen markii dambese isu beddelay Hawiye iyo Daarood, Maxamed Siyaad ayaa isku dhejiyay xukunka iskuna deyay inuu dadkii cuburiyo tacadiyadiisii faraha badnaa ayaana keenay inay qaraxdo,
Alloow yaan mar kale daawadaa deris wanaageeda.
@@abdinaxar8295 xiligii dadki miyigaad ahayd saw maaha
M.alh barisamaadkii
😊
ninkas suaasha ka jawabay wariyaha universal e cagmadhige maanu ahayn tolow
Waa Cagta Xaaji oo dhalinyara wakhtigaas waa isagii
Dhmmmantiin alleh haidin naxariistoH
Aamiin aamiin ya rab
Alow unaxariiso wa waagi barisamaadki iyo aabo siyad 'say dadku uqurxanayeen'intay mooryaan meesha ku xaarin
Waa somaaliyo markeey sharafta laheed
Xayawaan aan taarikh garanayn ayaad tahay, Somalia waa markii ay ugu xumeyd ee ay burburi rabtey, gacan ku dhiigle Afweyn 2 bilood ka bacdi ayuu taangi dhexdiis ku baxsaday oo Xamar laga xoreeyey.
marwo shukri maxamuud Afrax hadda waxay ku nooshahay Muqdisho
Maasha allah Illaahey cimri dheer oo cibaada leh ayaan uga baryeeynaa
ma xaaskiisaay ahaayd ?
Shugri maxamuud afrax
Subxaana llaah habeenka cawke sidaa
Wax u tabinayaa somali.land onhan
From western To east waa laga.qaxay
Dawladdii markaa jirtay waxay north oo
Dhaniska dhaafoo shipis.haddii qabsataan afisiyoone ayaanu.dalka
Ka.xukumi bal day haddan.dareen
Kooda siday dadwaynaa umaaweelinayaan ayagoo u mataliya
In ayna waxba.dhicin dalka iyo
Dawladduna nabad Ku.sugan yahay
Waxbadan boogtayda Saaran busto
Markay bogsawayday la baraye
Habeenkaa waan daawanayay juba
iyo kuwa beerta darwiiska Somaliyed
Caaagtaaa xajii caadi ma ahan
Ninka suaasha la waydiiyey
oo u horeeyey
ma Cagmadhige baa??
Haa wll
Mooto vesbo ayuu wadan jirey
Waxay aheeyeen dad wakhtigoodii soo qaatay lkn dadka yar yar mustaqbalkooda dumiyay inkastooy qadartu jirto
ilahy haa unaxristo cawke
Waa Sanadkii la ba,ay ee Hoogu biloowday, Haraatidiisii iyo Hirdidii 1991 ayaa isku dhacay
Alow unaxariiso Muslims into
Dhan
Alla haw naxariisto abtigay wallaalayaal faataxada haloo maro marxuumka hibadii galbatay
Aamiin aamiin ya rab illaahey ha u naxariisto
Alla ya raxma intii dhimatay
Aamiin aamiin
1990 sanad qiir ma ahen😅
maxamed axmed xaaji cagmadhige walee waxbaa kadhacay
Halkan waxa ka muuqata Soomaaliya oo woqooyi la gubay ayaa halkan lagu baashaalaayay
waa halaaga Soomaali ku dhacay,maba moodid in caasimaddii labaad iyo sadexaad ee Soomaaliya dhulka la dhigay ummaddii ku noolaydna la xasuuqay, kaaga darane kuwii dadkooddii la dhameeyey ayaa hor boodaaya.
Lacagta abaal marinta maanta maxay gashaa aduun Shln10 ilaa shln 5,000
Allah hawnaxriiso cawke
Aamiin aamiin ya rab
Dadkan miyey waalan yihiin leh waa wata sharafta dawladnimadu leedahay 1990 xamar ayaaba qaybsanayde dadkii xafladan joogay ayaaba kasheekayna xafladoo socota in xabaduna ay socotay.
Number 87 ee loo yeeray wuxuu noqday wariye Maxamed Axmed xaaji cagmadhige tolow barigaa yaa qabiilkiisa garanayay? Maanta se qofkii juuq dhahaa waa reer hebel caruurta yaryar baa garanaya waa qarankii oo qabiil isku badalay
Allha unaxroosto inta dhinatay wlhi waa oyeyay markaa daawadey soomaliya allha nabad nooga dhigo😭😭😭
Aamiin aamiin ya rab
Allaha unaxariisto axmed xasan cawke ninkii la iigu magacdaray
Aamiin aamiin
Cagmadhige ahaa
Ninka su,aasha ka jawaabaya miyaa cagmadhige ah?
Qaasimabubakar 3
Good old days🥰
Qurux badnaa gabdahaa, manta waxad mooda inn yaahin taliban
aniga waxaan ka helay sida ay u hadlayaan , waxaad moodaa qaamuus inay ku hadlayaan , hab qurxoon bay uwada hadlayaan runtii
Waala tafaftirijirey iskamay soo gali jirin somsliga saxda ah ama Bosh ka ah bay ku hadli jireen
Allayle land cruiser'l so gaado, sona bari geley. Maxa ka dambeyey xalfadahan? ..qaax iyo hoog iyo ba'a kkkk
Cagmadhige waa markuu yaraaY
Diyaad bare wadanibuu ahaa sas buu u dhisay dalka hati qaran maboobin danbi inuu lahaane dadbaa ka mayroo malinwalba maruuxka cuna hilibkiisa
Dad waa dadki hore dalna waa key konoolayeen hadalna waa intey dheheen
bal.gabadha codkeeeda iyo labiskeeda iyo midabkeeda eeega , xata kuwa goobta fadhiya kama dhacan mch allah nasiib darro waa duqo aama way ku daayeenba de o left bay qaateen
Wariye Shukri Maxamoud Afrax Weey Nooshahey Bro illaahey cimri dheer oo cibaada lrh ayaan uga baryeeynaa. Wax badan ayeey dadka & dalka usoo shaqeeysey
Istagfur alh cagta xaji jawan u noqdy hada lkn wagi kadiska asaga iyo dandury isku hal by ahayen cimriga alah rajiyo 🤔
Aamiin aamiin ya rab
Muqdisho miyaa meeshu
Haa Royal Meeshu Muqdisho
1989 wax yar baan jiray waagaas
Wariye cagma dhige miya qofka ku guulaystay
@Saynaba Boqran
Haa waa Wariye Cagta Xaaji
Waa isagii markuu yaraa
Dumarku markay da'aa yaryin qurux badana
Maasha allah aad iyo aad waliba wakhtiga dhalinyarnimada lagama faaloon karo, quruxdu waa wakhtiga ay ku jirto
@@SOMALIMUSICCULTURE aad iyo aad walaal allah ha uu naxariisto cawke iyo inti nool baa wakhti wanaagsan bu ahaa .....allah wakhtigaas oo kalee Umada somali uso ceeli ...inta wax ka fa'idey inta ku baabada kaa badan qurbahaa ..dhulka hooyo waa dahaab
❤❤❤🇸🇴❤❤❤