Yasalaaaaaam Eng qarare Mahadsanid Iftin band AUN sh cabdi iyo iikar cadde Xasan shaiif siksofanka ma xasuusto Bitiyeey boongaha wala kala qatay music sxb thanks marar badan
Afweyne Marku joogay dadka waa Soomi jireen waa tukan jireen Dadkan waa jilayaal micnaheeda ma ahan qof kasta sida gabadhaan u labisan camal . Hada maxaa jiraa Somalia .Qabyaalad,Arsinal, Qax iyo Qaxooti It is sad but true
Sxb heesta hud hud oo qaadaayo axmed sharif killer meel ku sheeg iyada oo qaadeyso AU faadumo qaasim waan arkay lkn iyada oo Au axmed sharif killer aan rabaa tanke
Dowlada kacanka dharka sidan la xiran jiray gono sidan iskolka u qadan jiray dress iskolka dugsiga dhexe sarwal xiran jiray ila dugsiga sare magalada gono gaban italy laga kena lagu libisan jiray iyo sarwal difac qafif jirka loga jedo la xiran jiray timaha wa la qawin jiray timaha la dabolo burburki ka dib bilownay burburki astur ku helen haween ka somaliyed everything timaha kofer la geyn jiray haween dhan somaliyed sidan u libisan jiray haween rer magalada ah marka magalada qurux badan muqdisho wayo macan lakin danbi ah
Walaahi music waa kan fananina waa kuwii hore thanks
Cadaabtii caashaqa waa riwaayad heeso macaan
Thanks Qaraare/..Old Is Gold Su'aal Aaway Hadda Zahruja & Xaji Iikar Leeb Ciyaal Xamar-weyne ??.waa dadkii Somalia Ruxay Barisamaadkii...Good Remembering..thanks.
Sahruuja Denmark ayaan ku ogaa
Xamar weyne deganan jiren rer banadiri waye
Yasalaaaaaam Eng qarare Mahadsanid
Iftin band AUN sh cabdi iyo iikar cadde
Xasan shaiif siksofanka ma xasuusto
Bitiyeey boongaha wala kala qatay music sxb thanks marar badan
Mahdi keyboard ikar Cade maaha qofka tumayo. Ruwayadaan waxa tumayo. Ssxophone Alto-Muse Mohames. Keyboard Sharkanoole. Gongo Drums Salah bonge.Drums Zulfa. Lead Guitar AUH Sheeq Abdi. Bass Guitar Hassan Shariif
@@alimahamed8166 Mahafsanid sxb sare adaa iga xog ogaalsan
Ciyaal.curuba hhhhh xasuus kadibna 54
Ikar jesto ma dhintay aun😂😂
Wallaalkeey Taagane Arts AUN aa ku soo xasuustaa asigaa noo keenay riwaayadaan
inaan ku baalmarinaa balankeena ahee, Ha baqinee Barri anaa bidixdaa joogee.
Inaan ku baalmarinan ballanteena ehee,
ha baqinee Barni annaa bidixdaa jooge!
iisoo buub iisoo buubee,
baalal la'aanee, boggaaga i saaree!
Allaha u naxariisto Axmed Shariif Killer iyo Xaaji Iiker Leeb,
Sahruuja iyo Maryan Naasir, waxaan u rajeynayaa caafimaad
iyo nabad qab waasic ah, aammiin...
Go.ii baadkiis Nin heysa ninaa Baahi dood hakaa Baaramee
Biyo iyo Baad kii haysaninaa baahidooda ka baarimee-waaye.
Waayo waayo & waqtigii wacnaa
Intii dhimatay Allaha ka Cafiyo Allaha unaxriisto Inta Noolna Allaha Soo hanuuniyo Afweyne DALKA Fasaad Iyo Gaalmnimo ayuu Ku waday
Afweyne Marku joogay dadka waa Soomi jireen waa tukan jireen Dadkan waa jilayaal micnaheeda ma ahan qof kasta sida gabadhaan u labisan camal .
Hada maxaa jiraa Somalia .Qabyaalad,Arsinal, Qax iyo Qaxooti
It is sad but true
Gadaal kagaaradiinaa goobta dumiyay gaal majirin waqtigaasi lkn hada gaaladi waad aragtaa marka yaad isleedahay dad iney diinta kasaarayaan, umada hal ayaa la ahaa doqonoow gadaal kagaarka ah
Sharaxii latimaaye heesahiisa nosoo geli thanks
HEESAHA KULI WAY KU JIRAAN
Ruwayada qiso yab leh aroska leys ogana
Illaahey ha u naxariisto xaaji iikar leeb abbaahey saxiibkis
aamin
Goormuu dhintey ?
@@libaaxaafrika9259
2014 ayuu dhintay
@@diiriyeahmed6699
Allaha ha u naxariisto.
Shukran.
Miyuu dhintay caloolxumo weynaa Ilaahow u naxariiso.
Wow Ruwaayadii Cadaabta Caashaqa Ereyadii Dr Rafi
Nnnnnnnn
Ni yoow xasuusta soo badi 👍👍👍👍👍👍👍👍
Xasuus - Good old time. thank you
Xusuus sa Kalay manta muqdisho cadey aan so xasuustay manta waayo❤waayo😅
Asc Qaraare, marka hore mahadsanid hadii aad hayso filmkii Cadaabta Caashaqa fadlan nala wadaag.
waa hayaa wax yar ayaa ka maqan
@@QaraareMusic noo soo gali fadlan legend
THANKS FOR YOUR SHARING WITH US MR QARAARE WELL DONE
Waa ruwaayadii damac aduun
Maaha waa Ruwaayaddii Cadaabtii Caashaqa.
Noo sogali riwayadan codsi wayr a
Qaraare
aydoo dhan ma haayo sadex qeyb ayaan haaya
hal qeyb ayaa ka maqan
@@QaraareMusic magalada mala helayo miyaa istuudiyaha teeda dhib maleh sedexda xitaa noo soo dhig kaabe
Magan daahir reer holand adeee kiis ayaa laga helaa sxb qaraare
Allah ha u naxriisto
Best song sahrujo inte ku danbeysa
Denmark ayey deggan tahay.
iyaa adaan baashaaliskaa beetka ujooga
Sharaxi la tumayay sheka ka danbeysay ruwayada ku jirta walalked waye hoyada dhashay kaltumo shiq aun tahrib ku dhimatay kaltumo shiq hoyo jileyso qarin dhashay xaji ikarley nin tajir gursan u dhashay sahrujo hoyada dhashay kaltumo shiq jeclaneyso wilkeda aqon isaga yar nag u dhibtay qiso yab leh aroska leys ogana😂😂
Old is Gold❤😢
Riwaayadii Cadaabta Caashaqa Caadi Ma Aheyn Iftin Band Killer Vs Maryan Naasir Cali
Riwaayadan noo soo tebi min fadlan
Yassalaam👍
(っ◔◡◔)♥ Inaa Ku Baal Marinee Balan-Teena Ahee Ha Baqinee Barni Anaa Bidixdaa Joogee ♥
Wayo wayo rowayadi cadtacashaq
Waan goormee waqtigaan
80s
Sxb heesta hud hud oo qaadaayo axmed sharif killer meel ku sheeg iyada oo qaadeyso AU faadumo qaasim waan arkay lkn iyada oo Au axmed sharif killer aan rabaa tanke
Ma heysaa sxb ??
Wow 80s
waaw tanks
Sahruuja aaway
2:44
Denmark 🇩🇰
Isoo buubee, berka isaaree😅
Duqa meeshaas alshabab ma joogin
Nice
Soo boobee baalo la,an bogaa isaare. Aax cadabti cashaqa riwayad mug weyn abwano an kala dhicin fanan cod dahabi leh jilayal. Laga danbeyo waqtgi wacnaa
Dowlada kacanka dharka sidan la xiran jiray gono sidan iskolka u qadan jiray dress iskolka dugsiga dhexe sarwal xiran jiray ila dugsiga sare magalada gono gaban italy laga kena lagu libisan jiray iyo sarwal difac qafif jirka loga jedo la xiran jiray timaha wa la qawin jiray timaha la dabolo burburki ka dib bilownay burburki astur ku helen haween ka somaliyed everything timaha kofer la geyn jiray haween dhan somaliyed sidan u libisan jiray haween rer magalada ah marka magalada qurux badan muqdisho wayo macan lakin danbi ah
Hernandez Elizabeth Thomas Sarah Miller Kimberly
Nabad nolol baa tantan layiraah lakiin waxan laqaadanin baa jiro aqbalina, laradiyohadiiba waamayE waa mayE, dumaar ugu qiimobadanEEy princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey dagan fariidad lagufarxeeeey qaasatan facyaashay qayryaashay troonEey bilyans dumarood ugu qiimobadanEEy princseseseses lagufarxeeeey
sahruuja xagey kudam beysay
Denmark ey dagan tahy
Waa Reer Denmark.
@@umuayman2176 ALLAHA familygeeda barakeeyo haday yeelatay waase jeclaa
@@84mubarik!! Orodoo ayadoo duqowdey u sheego sxb wali waqti baad heysataa❤ yuusan kaa qasaarinee
Old is G0lD🤎🫶🏻
Nnnnnnnnnnnnn
We didn't get that 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
Waxaan raba riwaayada dhan mahaysaa hadii jawaabtaada haa tahay 5411213 iga soo wac