CAWEYSKA CAWKE & SEYNAB CIGE

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 авг 2024
  • www.universaltv.co

Комментарии • 708

  • @sodma.1
    @sodma.1 Год назад +48

    2023 hada daawaneysid like ii saar allh ha u naxristo cawke😢🤲

  • @SultanAbdalla45
    @SultanAbdalla45 Год назад +7

    Watching on July 11 2023. Never get tired.

  • @anepsamantar2744
    @anepsamantar2744 4 года назад +55

    ILAHAY ha u Naxaristo Cowke Seynab Cigena cimri dher & Cafimad Allah ha siyo❤

    • @warsameali5049
      @warsameali5049 3 года назад

      Ayadana allah unaxaisto

    • @amirabukar2913
      @amirabukar2913 3 года назад +1

      @@warsameali5049 Wey nooshahay wllo inkatoo naxariista loo baahan yahay

  • @abdikadirsaiid8713
    @abdikadirsaiid8713 4 года назад +139

    2020 hadaad daawaneysid like saar 👍 Barnaamijkan xiisaha iyo xamaasada leh. ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hodanibrahin1569
    @hodanibrahin1569 4 месяца назад +4

    2024 hadaad daawanaysid like ii saar Allah haw naxariisto cawke😢 Aamiin 🤲

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 лет назад +39

    Wan qiroday walhi siday iskula
    jaanqadeen Iyo hadalka siday iskaga Sugayan allaw ku naxariiso Cawke halayay Bu aha Naga Baxay HooYo sayanb allaw cimriga Iyo Cafimadka U Barakee

    • @geesihanad2877
      @geesihanad2877 4 года назад +1

      Aamiin ya rabi

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 4 года назад +1

      Ilaahay naxariistiisa waasaca ah hageeyo.Aaaaaaamii insha Allaahu.

  • @faizamohomed3271
    @faizamohomed3271 6 лет назад +57

    Walee waa dadkeygii cawke iyo saynab, cawke AHUN. ilaahow reer woqooyi ii daa, dadkeygii sharafta lahaa, soomaali oo dhan baa sharaf badane wada dhowr dhamaan.💛💚💟

  • @cabdiidiris9698
    @cabdiidiris9698 4 года назад +37

    Waxan daawanayaa 30/ 3/ 2020 saacadu waa 1:23 kama xiisa gooyo cawke ilahay hakuu naxariisto

  • @bashkadkms7450
    @bashkadkms7450 Год назад +6

    M.A Saynab Cige is great singer who has golden voice 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @Yasssssy_xoxo
      @Yasssssy_xoxo Год назад +1

      She’s from Somaliland. She is a Habar Jeclo woman who’s proud of her roots, wrong flag

    • @aminibrahim2101
      @aminibrahim2101 Год назад

      Calanka uraya iska daaya Afka shanta Soomaali ka dhaxeeya 😢

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 2 года назад +12

    Maama Seynab Cige waa fannaanad cajiib ah oo funny ah. Cimri dheer ayaan kuu rajeyn maamo.😍🥰

  • @kasarawed4322
    @kasarawed4322 7 лет назад +64

    llaahow jana fardowsa kugeewe qaali baad nagu ahayd albaabada naarta ale hakaa xidho albabada janada ale hakuu furo aabahay mcna ale ha u naxariisto aamiin

  • @daauudmaxedxbulaale6607
    @daauudmaxedxbulaale6607 6 лет назад +5

    Walee wuxuu ahaa wariye ku hadla hibo ku lamaan o uu Alle wayne u hibeeyay walee wuxu ahaa inta wariye somali lahayd kan ugu jeclaa waxan ad ujeclaa aniga o yar barnaamij la odhan jiray DALBO OO DAAWO o ka bixi jitay telefishinkii qaranka somaliya waqtiga o an ad u yaraa Alahayaw marxuun AXMED XASAN CAWKE naxariidtii janatul FARDAWSA ka waraabi Aamin Aamin

  • @hawakarshe7904
    @hawakarshe7904 2 года назад +9

    Wow she’s beautiful 🤩🇸🇴🙏 May God grant them Fardoza .

  • @marisacillahi1537
    @marisacillahi1537 5 лет назад +8

    Illhow unaxariso Cawke 😢Seynab Cige walan ku jeclhy Mamo allow cimriga udheeree akhirana janada ugu bishaaree😘

  • @user-yv9hg2qo2i
    @user-yv9hg2qo2i 4 года назад +18

    17.2 2020 Inta Dawanaysa please Uduceeya Cawke iyo #Abwaan Sangub
    Allaw Cimriga udheere #Saynab cige 😍

    • @xasanaxmed2221
      @xasanaxmed2221 3 года назад

      Ilaahay janada ha geeyo weriyeh Cawke.Saynab Cigehna iyan Allaahu ha xafido.

  • @xamzeali5369
    @xamzeali5369 4 года назад +5

    Seynab cige waa fanaanad qiiro jacel leh runti aad baan u jeclahay
    Ilahay haunaxaristo cawke

  • @saciidmahamed6993
    @saciidmahamed6993 4 года назад +3

    2020 yaa dawanaya xiliga
    Wariyashii ilahay nogu deqay bdn kood ilahay baa naga oofsaday manta wariyo majiro
    Ilahay ha unaxaristo wariye cuke

  • @nimcaanyare9800
    @nimcaanyare9800 2 года назад +5

    2022 iyo wixii ka dameeya oo dawAda waan idin salaamay

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 2 года назад

      Nimcaan Yare ana kusaamey Oo 2bil kadib kusoo qorey Comments kan mahadsanid waan kusalaaney

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 9 месяцев назад

    Sainab cige alaah rabilcaalimiin ha ku xafiddo aamiin aamiin aamiin alaah

  • @Amal-Qurux-Ina-Ahmed
    @Amal-Qurux-Ina-Ahmed 3 года назад +9

    2021 dawanayaa allahu u naxasiiro cawke😢👏👏

  • @dr_abdala8041
    @dr_abdala8041 Год назад +2

    Barnaamij xiiso gooniya leh iyo 2 Qof oo qaaliya Allow kunaxariiso Wariye Cawke..
    cimriga rabbi haku barakeyo Saynab.

  • @libaanmohamed8365
    @libaanmohamed8365 4 года назад +2

    Mararak qaaar waaxan isdhahaa maxadan 1954 udhaaaln ee waqtiigii somalia muurtii leh jogtay nasiib daaro ma nooqoo😭😭👊

    • @nadiaqali6240
      @nadiaqali6240 2 года назад

      Ilaah hada hano hagajiyo nasiipkene saas noqdey😭😭

  • @ahmedyusuf546
    @ahmedyusuf546 4 года назад +4

    Waraysi cajiib ah waxan kahelay sida ay iskula helayaan su,asha iyo jawaabta. Allaha unaxariisto cawke waraysigaan waxaan fiirsaday asago live ah 2009

  • @Geedi143
    @Geedi143 3 года назад +11

    Legend cawke ilaahay ha u naxariisto 🤲🤲

  • @abassmohaa1333
    @abassmohaa1333 6 лет назад +12

    Vivaaa seynab cige from cabudwaq wan kutagersanahy edo

  • @yosufilkacase7040
    @yosufilkacase7040 6 лет назад +3

    Alle hakuu naxariisto Ahmed xasan cawke anigoo caruura oo xataa idaacadu waxay Ku hadlayso fahmin qofkiii ugu horeeyay ee warkiisa radio ka dhegysta isaga ayuu ahaa .waxaan aad u taageeri jirey barnaamijyadiisa madadaadlada gaarahaan barmaamijkii musiga iyo salamaha.
    Saynab cige fanaanad aanan heesaheeda ka xiisa dhicin alle cimriga hakuu barakeeyo

  • @khadraciise2044
    @khadraciise2044 Год назад +2

    Saynab cige big Legendary Amazing voice markay Leedahay Malagyada u qeybsan markey hadalka ka qori kuwa qowlka wacane Loo qushuuco noqo😭heesaha ay wada waaden Salad maxamed shardi (salaad Derbi) heesaha kale wey iiga duwanyihiin

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 4 года назад +9

    Alla zaynab sawdiga igu ooyayba kulahaa😂😂😂😂😂😂😂. Way iga qoslisay walaahi.Ilaahay ha u naxariisto cawke. Saynabna haka madoobeeyo heesaha. 2019.11.24 who is watching.

  • @deqodagan6400
    @deqodagan6400 7 лет назад +148

    Waxuu ahaa qofka kaliye ee anigoon aqonin aan u ooye

  • @muhammadade7336
    @muhammadade7336 4 года назад +5

    28 jun 2013 waxana aan dawanayaa 14 April 2020 goor ah habeenimo 3:55 Allah haunaxaristo cawko miyuu waqtigii 2013 dib ugu yara naqono

  • @ruuney9323
    @ruuney9323 6 лет назад +26

    Naag nool dheh wlh love u maamo 😍 cowke allaha ku naxaristo

  • @MOHAMEDMD1
    @MOHAMEDMD1 8 лет назад +7

    ilaahow cimrigeeed dheere zaynab cige ameeen

  • @sunnyrose6601
    @sunnyrose6601 7 лет назад +5

    Raboow u naxariiso Cawke oo qabriga waasac uga dhig Adigaa awood lee Yaa Allah Amiin

    • @fardus5305
      @fardus5305 6 лет назад

      Sunny Rose àaaaaaassmiin

  • @Hooda36
    @Hooda36 8 лет назад +10

    inalilaahi wainaa illaahi rajucuun cawke illaahay janadiisa haka waraabsho amiiin amiiin

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 10 месяцев назад

    Axmed Xasan Cawke iyo intii muslim ah ee dhimatay Allah SWT jannatul Fardawsa Ha ugu deeqo Zainab cige iyo inagana inteena daawanaysa iyo inta daawan doonta cimri dheer iyo cibaado suuban iyo dambi dhaaf iyo janno aakhiro

  • @filfilocAhmed
    @filfilocAhmed 4 года назад +3

    Alle ha unaxariisto adeero cawke 😭😭🤲🤲🤲 2020,7,8

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 лет назад +7

    laba qof oo qaliya is hor fadhiya allaw ku Naxariso Cawke

  • @elmiali9434
    @elmiali9434 8 лет назад +14

    ZEINAB CIGE big kiss l'une de meilleur chanteuse parmis les grandes chanteurs de la somalie

  • @MSozil
    @MSozil 8 лет назад +33

    Allow naxariistada siii Adoonkaga cawke

  • @boqoradasomaliland7841
    @boqoradasomaliland7841 3 года назад +3

    Ala maxa qof qimo leh naga baxey cawke iyo sooraan ayan ad uga qiroda ale ha unaxariiso jano fardowso ha ka warabiyo cawke iyo sooraan iyo inta dhimateyba 😭😭😭😭

  • @geeska
    @geeska 10 лет назад +21

    She is legend! One of my favourite!

  • @mohamedabdilahi417
    @mohamedabdilahi417 2 года назад +1

    Somalida ki ugu saameynta badnaa qof walba waa uu u duceeyaa

  • @jamalabdi8314
    @jamalabdi8314 Год назад +7

    One of the best memories legendary zaynab cige

  • @hamseabdilaahi1763
    @hamseabdilaahi1763 3 года назад +2

    6/9/2021 wixi ilaa dawnyaa like saraa

  • @abdirahmanfarhan7974
    @abdirahmanfarhan7974 8 лет назад +4

    allaw ku naxariiso cawke ...........................alle cimriga iyo cafimadkaba ha u dhereyo mamma saynab cige

  • @cawildiiriye6826
    @cawildiiriye6826 3 года назад +2

    Muuqaalkan kama xiiso dhaco ilaahay ha unaxariisto

  • @hamzaaliaxmed9917
    @hamzaaliaxmed9917 3 года назад +1

    Alle ha unaxadiisto cawke janada firdoos rabi haka waraabiyo waxaan waayney wariye aad qaali noo ah isaga camal heli meyno 😭😭🤲🤲🤲

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman1369 5 лет назад +9

    Walee ma arag nin ka wariyey san ninkaa cawke allah yar xamu yaa allah

  • @shabbacal-gaadeer
    @shabbacal-gaadeer 4 года назад +2

    2020 ninka daawanayow uducee cawke

  • @asmism792
    @asmism792 6 лет назад +8

    Geeriyeey xishoodlay xajiyay fo geeyay alle ha ku naxariisto 2018 wali wan ku xasuus nahay

  • @abdinurhassan4356
    @abdinurhassan4356 5 лет назад +1

    Saynab Cige Riwaayadihii abwaan Sangub Allaha u naxariistee xidig ayay ka ahayd

  • @salahudyneabdi183
    @salahudyneabdi183 11 месяцев назад

    Cawke Allah unaxaristo.....what a journalist during his long well lived career...a rare 2 b person 2b emulated...Mama Zeinab legendary somali musician long life..❤❤❤

  • @issackdiis9452
    @issackdiis9452 4 года назад +8

    Axmed xassan cawke Allah unxaristo amiin

  • @mohamedsaed8626
    @mohamedsaed8626 6 лет назад +1

    Allow us naxariisto ila cawa waan xasuusanay geridi halyaygayagi suxufugi aduunka ugu jeclhyn qaran dhanbad Ka baxday Alla ha Ku naxariisto yarabi ilahayow qabriga u nuuri oo u wasici

  • @Awaale
    @Awaale 3 года назад +1

    Allow kuu naxaeriiso Cawke, nin waxa uu ahaa anan Barnaamijyadiisa laga caajisi karin waxa kale oo i diley sida ay iskula jiibinaayan Barnamijka Allow dad waa kuwi hore

  • @farhanalihalane2457
    @farhanalihalane2457 11 лет назад +4

    Seynab Cige iyo Salaad maxamed Shardi Salaad Darbi runtii waa laba fanaan oo aad heesahooda aan aad udhageysto noolaada legends

  • @abdirizakcarefe2785
    @abdirizakcarefe2785 7 лет назад +5

    alle how naxaristo cawke mamo zaynab iyo cimriga alle haku barakeeyo aaamiiiiin

  • @mohaaalima9689
    @mohaaalima9689 2 года назад

    Allow ku naxaristo weriye cowke sida aftahanimada iyo reer magalnimada ku jirto u waraysanaya fanadda wayn alle ayaa Wayne saynab maxamed cige cimri dheer alle ha siye iyadana

  • @zamzamsaid9911
    @zamzamsaid9911 11 лет назад +4

    my folks dancing vive djiboutiiiii

  • @barwaaqoadam6750
    @barwaaqoadam6750 6 лет назад +5

    Adeero mcn Alle hakuu naxriisto Ahmed hassan cawke

  • @amsamohamoud1838
    @amsamohamoud1838 4 года назад +2

    alle naxariisti jano haka waraabiyo ahmed xasan cawke runtii aadbay idamaqday geridaadu lkn nolaba waa dhinte

  • @xassankorane-cp4pm
    @xassankorane-cp4pm 7 месяцев назад

    Alleha unaxariisto Cawke Seynab Cigena cimri dher iyo cafimaad 21,Jan,2024

  • @Brawani1
    @Brawani1 Год назад +3

    10 years ago 2023 hadaa daawanayso reply isoo gal ❤

  • @sheikisaak4771
    @sheikisaak4771 7 лет назад +8

    Saynab cige maxamed
    waa dookhaygii waa bari
    lengend

  • @sandyalison6892
    @sandyalison6892 5 лет назад +17

    this lady made me laugh how she dance is funny

  • @ashwaqmohamed3356
    @ashwaqmohamed3356 4 года назад +2

    ilahay haw naxariisto cawke &inti dhimatay amen ya rabb

  • @faisalsawahili8090
    @faisalsawahili8090 4 года назад

    Alle janada ha kaa waraabiyo wariye sare axmed xasan cawke fanaanada weyn saynab cige alla cimriga ha kuu dheereeyo caafimaad sariican ku noolow

  • @monalisamohamed452
    @monalisamohamed452 7 лет назад +12

    Aaamiiin aamiin

  • @enjoyer44
    @enjoyer44 4 года назад +2

    1977 Xabadii aygesiyasha somajeystayasha aykuridayen xabishida mingiste waxa ugadarna hadaladi cawke e radiyo muqdisho kasodeynjiray sideed sac warki bixi jiray aun wuxu aha codkar

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 8 лет назад +4

    Alloow u naxariiso rabiyow maanta waa reero aakhiro cawke 😢😢

  • @nadiaqali6240
    @nadiaqali6240 2 года назад +2

    Meelu hada xasan tob wariye ku yahy jognaa cowkene ilaah naga jecladey dal iyo iyo wariyo bo way nga burbursanyihiin shit😱 😭😭😭

  • @umoibrahiim968
    @umoibrahiim968 4 года назад +3

    Asc wasalamayaa saynab Cawkena illahow unaxariiso oo jana firdosaclla kawarabi Amiina amiin amiin

  • @cabdinasiibcabdulqaadirmac7092
    @cabdinasiibcabdulqaadirmac7092 5 лет назад +4

    ilove you maama saynab cige illahow ku naxariiso cowke

  • @abdulazizabdulkadir7747
    @abdulazizabdulkadir7747 6 лет назад +9

    ALLAH JANADII HA GEEYO CAWKE. WAXUU NOO AHAA INDHAHEENNA.

  • @zakiyare8967
    @zakiyare8967 8 лет назад +26

    saynab cige alle cimriga ha ku dheereyo

  • @ladansuldan3406
    @ladansuldan3406 10 месяцев назад

    Ilahow naxariis waarta sii ahmed hassan cawke weriye qiimo badan wadani ah dad jecel ixtiraam badan buu ahaa ilahay cimriga ha dheereeyo iyo cafimadkaba saynab cige mohamed

  • @ahmed0741
    @ahmed0741 5 лет назад +12

    Cawke alllah yarxam abti qali😭😭😭😭😭😭😭😓♥️

  • @omarnilshassan5338
    @omarnilshassan5338 9 лет назад +5

    maansha allah saynab cige waa fananad igu qaaliya

  • @zeryustoinaaden
    @zeryustoinaaden 7 месяцев назад +1

    Watching 29/12/2023 aniga aad u niyad jabsan😢 Ayaan Barnaamijikan isku madadaaliyey

  • @obama2124
    @obama2124 11 лет назад +11

    Walaahi she is LEGEND.

  • @alphaahmed7343
    @alphaahmed7343 10 лет назад +8

    saynab cige iyo cawke waa laba qof oo mid kastaaba shaqadiisa ku takhakhusey saynab codkeeda dahabka ah iyo weriye nimada cawke funny

  • @AbdirisakiZiito
    @AbdirisakiZiito 6 месяцев назад

    Saynab Waa Xasuuustii Fanka alle Ha Noo Kaa Daayeey

  • @aynashesaidmusse8778
    @aynashesaidmusse8778 6 лет назад

    Alle haw raxmadde Axmed Xasan Cawke waaxa u aha halyeey Wariye ruug caada ah Dheexdhexaad ah waaxaan rabi u weydinaya in u jaanatul firdawsa kawarabsho Amiin.

  • @hassanadam7359
    @hassanadam7359 8 лет назад +4

    Masha Allah Yaa Rabbi u Naxariiso Coowke Uguna Deeq Janadadi Fardowsa iyo Wabigii Ahlu Furaad

  • @yanehassan8010
    @yanehassan8010 2 года назад +1

    ALLAAHA UNAXARIISTO WARIYAHA CAWKE IYO INTII DHIMATAYBA

  • @Mohamedabdi-mb3ht
    @Mohamedabdi-mb3ht 8 лет назад +1

    illaahee subxaanahu watacaalaa qabrigiisa ha u nuuriye janadiisana ha ugu deeqo inaa lilaahi wa inaa ileeh raajicuun

  • @shukricolow1771
    @shukricolow1771 4 года назад +1

    Alow ku naxariiso jana fardooso alle haka dhigo yaa rabi cuke

  • @abdirhmnhassa6088
    @abdirhmnhassa6088 8 лет назад +2

    illahey hakuu naxariisto oo qabriga haku waasiciyo wlhi qof igu qaaliya ayuu ahaa cawke waase la wada dhimanayaa

  • @shafeeccumar938
    @shafeeccumar938 8 лет назад

    ilahow unaxariso axmed xasan cowke runti ad ayan utageri jiray wana dhageysan jiray ilahow qabriga uwasici amin

  • @omarsaney3293
    @omarsaney3293 8 лет назад +13

    ilahay janatul fardowsa haka warabiyo ahmed cawke

  • @khalifahassan5102
    @khalifahassan5102 8 лет назад +2

    allaw u raxmo MR Cawke waxa uu ahaa wariye rugcadaa ah oo shaqo adag usoo qabtay ummadda somaaliyed abaal wayn yaan uhaynaa ,eebaw janadii ka waraabi

  • @abdi1502
    @abdi1502 4 года назад +2

    Maamadu quraan saar bey ubaahan tahay, jin gaal ah baa ku jira allahayow soo hanuuni

  • @cabdisalamaxmed3806
    @cabdisalamaxmed3806 7 лет назад +5

    Alle haku naxariisto wariye axmed xasan cawke

  • @mohamedmuse2763
    @mohamedmuse2763 6 лет назад +9

    waxay ahayd xilli qofku wuxuu yaqano lagu ixtiraami jiray

  • @murshadmaxamed2770
    @murshadmaxamed2770 4 года назад

    Ilhy ha u naxaristo cawke

  • @amiinyaasiin5711
    @amiinyaasiin5711 2 года назад

    Rahmanku haw naxaristo cawke aamiin aamiin

  • @farxiyomaxamedqolif7758
    @farxiyomaxamedqolif7758 4 года назад

    saynab cige waa qolama tolow ma sa ma roon baa masa waa isaaq in ay reer waqoyitahay waan aqaan in taas yaan khalad lofahmin runti waxan u baranaya waa jacayl aan u qabo😍😍 axmed cawke allaw ku naxariso nin roon ma raago

    • @abdiwahaabmohmud7130
      @abdiwahaabmohmud7130 4 года назад +1

      Waa isaaq walaal gabadhu warka cad miyaanad ka garanayn iyo aqliga

    • @jablibaax
      @jablibaax 4 года назад

      Waa isaaq /arab

    • @dulqaadmasamre6461
      @dulqaadmasamre6461 4 года назад

      waa isaaq habar jeclo walhy walhy bilahay toloahay

    • @jablibaax
      @jablibaax 4 года назад

      @@dulqaadmasamre6461 hhhh wa arab wll saynab cige e dhaarta iska daa

    • @abdirisaqjagtaofficialchannel1
      @abdirisaqjagtaofficialchannel1 3 месяца назад

      ​@@jablibaaxhabarjeclo weeye uduruxmiin reer xiis

  • @luckyh4131
    @luckyh4131 5 лет назад +1

    Ilaahay cowke naxariistii jano ha siiyo
    My god qalanjo bilaash looma dhihin waxay ahayd gabada soomaliya ugu quruxda badan anoo dumara ayaa qurxdeeda ka jeedsan waayay ilaahay fanaaniita intii dhimatayna haw naxariisto inta xanuunsan sida cabdi tahliil iyo baxsan ilaahay caafimaad waara ha siiyo inta noolna ilaahay cimri dheer iyo caafimaad ha siiyo soomaali hadaan nahay fanaaniiteena ma qadarino dadyowga faanaaniintoodu waa dad qadarsha faanaanku waa qofka kaliya ee dhaqankaaga iyo luuqadooda aduunka bara sida aan hindida dhaqan kooda iyo luuqadooda aan u wada baranay

    • @rachiisulub3892
      @rachiisulub3892 5 лет назад

      Qadija qalanjo Maha fananadan wa saynab cige

  • @istahilibrahim5633
    @istahilibrahim5633 4 года назад

    ilhy wxan naxariistii jano uga baryayaa cawke mamo seynab ilhy janada haydinku kulmiyo😍😍😍😍😍😍😍😍dadkn ka beermey

  • @fahiyanor9596
    @fahiyanor9596 4 года назад +14

    Walalo uduceya in uu alle unaxriisto cawke intii 2019 dawaneyso