Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Ma suleeyman tubeec naxariistii jino rabi ha siiyo heestan waku farayares tay walee
Heesta "sida meel tigaad leh" ama "Tusmo" Maxammed Saleebaan Tubeec ayaa codkiisa markii ugu horaysay ku qaaday, laxankana waxaa lahaa isla Tubeec. Heestan curinteeda waxaa lahaa, abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal oo (Cirro)
Waayo waayo
Erayadii Abdulkadir Ali CigaalCodkii aun Mohamed suleyman tubec.
Intii moodi jiray inuu shey mire dacar lahaa wa salamayaa hestan originalka waxa qaday maxamad suleebaan tubeee AUN 😎
Mahad baan kaaga heynaa🔥
Aad baan kuu Salaamay Laaley Lyrics waxaad keentay Hees cajiib Origenal ahSidaa meel Tigaadloo Tusku uu ku Hooroo duunyaduu ku tarantoo Todabaad Xareedii Togaguna Rogmanayaan tii kali ahaydee togashada indhaha Nuurka u taraysaay qalbigaa ku Tabayee ❤
Hoodaale Aad Iyo Aad Ayan Ku Salamayaa Ku Raaxayso.
Oo waxaan moodi jiray heeskaan Shay Mira Dacar in uu isaga qaadi jiray oo aan looga horayn ileen bililiqo waxiiso hh Allah uu wada naxariista
Tubeec Ayaa Horraanba Ku Raaxaystay Saaxiib.
shay mire iskii uma sheegan heesta inu leeyahy. balse dadka ayunba ku bartay. mar la waraysanayay wuxuu sheegay in uu tubeec fankiisa xiiseeyo. heestana u jacayl u jecel yahy u qaaday. marka walal waan moodi jiray marxuum ha u maagine wax hubso.
Ma suleeyman tubeec naxariistii jino rabi ha siiyo heestan waku farayares tay walee
Heesta "sida meel tigaad leh" ama "Tusmo" Maxammed Saleebaan Tubeec ayaa codkiisa markii ugu horaysay ku qaaday, laxankana waxaa lahaa isla Tubeec. Heestan curinteeda waxaa lahaa, abwaan Cabdulqaadir Cali Cigaal oo (Cirro)
Waayo waayo
Erayadii Abdulkadir Ali Cigaal
Codkii aun Mohamed suleyman tubec.
Intii moodi jiray inuu shey mire dacar lahaa wa salamayaa hestan originalka waxa qaday maxamad suleebaan tubeee AUN 😎
Mahad baan kaaga heynaa🔥
Aad baan kuu Salaamay Laaley Lyrics waxaad keentay Hees cajiib Origenal ah
Sidaa meel Tigaadloo Tusku uu ku Hooroo duunyaduu ku tarantoo Todabaad Xareedii Togaguna Rogmanayaan tii kali ahaydee togashada indhaha Nuurka u taraysaay qalbigaa ku Tabayee ❤