Walee been ku ma aadan sheegin marka Hora waa in aad ka hama beesha markaaas buu hadal kuu baxaya Tubeec somaaali dheel dheel ugu la ma aysan bixin boqrkii codka AHUN Saxiib aad baan kuu salamy Mr dhiblaawe
Amaana Allah war yaa Alla yaqaan maxaad waahore inoola wadaagi waysay yaa salaam waa suugaan .eel walba ga dhamaystiran Music Cod Miraha Laxanka Duubista Waxa is bada ridmayo adigana in aad cirka ku socoto baad moodaysaa Laxaanka heeskaan in uu isaga saaray baan ka maqlay waraysi uu mar bixiyay lkn miraha layskuma hayo Yusuf maradoon . mahadsanid kumanaan goor saxiib qaali Mr Hami Zare 💯🙏💙
Meesha ah wahtiyow dhul umosoo wabiyadu is dhaafin (beeraha dhexdoodoyo) dheero ma ahan midda kale Heesta beydad badan ayaa kamaqan Wahtiyow dismaha guud Dowlad aan dhaliiloo Dhibaatada igaadhiyo Dhaqanka aan ku noolahay Ka warqbin dharaar qudha
Yaa salaam waa Yuusuf Marafoon Cali iyo Riwaayadii Daruuro Caashaq, Dabaylo ma doojiyaan 1968
Meesha salli ayaan sii dhigtay oo heesta ayaan ku sugaayey! Mowliidow waa mahadsan tahay saaxiib.
Maqal Iyo Gudoon Saaxiib Salliguna Ha Kuu Fidsanaado Hayska Laabin Wax Badan Baa Haray Oo Faro Kama Qodnee.
Mirihii yuusuf maradoon laxankii x.gareyd cadka m.s.tubeec
Maxamed Saleebaan tubeec AHUN Aamiin Aamiin Aamiin
Biya culustii fankaad haysaa saaxiib mahadi ha kaa gaadho❤
Hamsow Aad Ban Ku Salaamayaa.
@@Laalayslyrics Si weyn baan kaaga qaaday macallin miiddan kama daalo aad noo soo hadyaysaye❤🙏
@@hamsealiabdullahi7903Wali Waad Durduuranaysaa Miyaa Saaxiib Ka Dharag Oo Rakaado.
DHEERAA DHEXDOODIYO maaha ee waa.
BEERAHA dhexdoodiyo...
Heestii Waqti
Erayadii yuusuf Maaradoon
Laxamkii Xasan Sabriye Afrax ( Great )
Codkii Maxamed saleebaan tubeec
Dhamantod Rabi Naxaristii Janno hasiiyo
yaasalaam cajiib❤
Erayadii Aun abwaan yuusuf maradoon
Hami zare 11 jeer markaan dhageystay Ayaan comanti ka so baxshay🤣🤣
Kkk Waad Ka Dheregtay Saaxiib.
Walee been ku ma aadan sheegin marka Hora waa in aad ka hama beesha markaaas buu hadal kuu baxaya Tubeec somaaali dheel dheel ugu la ma aysan bixin boqrkii codka AHUN
Saxiib aad baan kuu salamy Mr dhiblaawe
Amaana Allah war yaa Alla yaqaan maxaad waahore inoola wadaagi waysay yaa salaam waa suugaan .eel walba ga dhamaystiran
Music
Cod
Miraha
Laxanka
Duubista
Waxa is bada ridmayo adigana in aad cirka ku socoto baad moodaysaa
Laxaanka heeskaan in uu isaga saaray baan ka maqlay waraysi uu mar bixiyay lkn miraha layskuma hayo Yusuf maradoon .
mahadsanid kumanaan goor saxiib qaali
Mr Hami Zare 💯🙏💙
Saaxiib Maqal Iyo Gudoon Maantay Noqotay Maalinteediiye.
Ku Raaxayso.
@@Laalayslyricsalla Mey dadaasho manoo weysey aun maxamed suleyman tubeec heesihiisu waa dareen dhah ah wll laaley noosoo gali alla Mey dadaash oo idaryeesho original +leyrics
@@Laalayslyricsiyo sidoo heeskii cajiibka ahaa caloolyow waa heesaha aan jeclahey please dalabka asxaabta ka jawaaba laaley
Meesha ah wahtiyow dhul umosoo wabiyadu is dhaafin (beeraha dhexdoodoyo) dheero ma ahan midda kale
Heesta beydad badan ayaa kamaqan
Wahtiyow dismaha guud
Dowlad aan dhaliiloo
Dhibaatada igaadhiyo
Dhaqanka aan ku noolahay
Ka warqbin dharaar qudha
Thank you very much
U ar welcome.
M a old is gold
Boqorki codka Ahun
Waa maxay biya dhaca heesta?