Xulka heesaha Aun maxamed saleeban tubeec

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024

Комментарии • 18

  • @abdisalamelmi55
    @abdisalamelmi55 4 месяца назад +7

    Xasuuus Mohamed Salebaan Tubeec aqoon ayaan u lahaa wuxuu ahaa Qof aamus badan ❤ Akhaaq wanaag wanaagsan waxaan ku Bartay xamar Wabari 1983 ilaahay hownaxariisto amiin amiin Boqorkii codka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdiazisabdilahi8174
    @abdiazisabdilahi8174 6 месяцев назад +1

    Nice one zxb waa heeso aankaladhacayn goood jop zxb

  • @cabdiqadirnuurmaxamed2131
    @cabdiqadirnuurmaxamed2131 3 месяца назад

    Wax ayan ku dhaho magaranaayo maxamed suleeman tubeec waxaa sharaf noogu filan inaad thy soomali xaqiiqatan adigoo kle lama arkaayo heesta jabaq aya dhagaysanaaya waligay ma arkin qof codkaaga oo kle leh 🙏🙏🙏
    Allow unaxariiso wan ku baryaa iyo intii Muslim ah

  • @CilmiMaxamad-fw8in
    @CilmiMaxamad-fw8in 4 месяца назад +2

    Da

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 4 месяца назад +1

    Musicians waa legends Jim sh. Mumin iyo Dramaka waa Xasan Piccolo 1970/ 80/ ayey u badanyihiin. Hawiye waa 1970

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 4 месяца назад

      Maha wll ee wa xasan greet kabnka aadka u Dagan jiim wala yaqan gacatiisa

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 3 месяца назад

      Jiim shiiq muumin waa qabiilke zxb

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 3 месяца назад

      ​@@abdirahmanhaydar9481Jiim shiiq muumin waa qabiilke zxb

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 Месяц назад

      @@abdinaafac8211Rer booloburde waye zhp

  • @mustafaabiib1916
    @mustafaabiib1916 Месяц назад

    7:26 Cilmi kii la jaqaf yidhi
    Jaafa jugla i helay

  • @YasiinAwraas
    @YasiinAwraas 4 месяца назад +2

    Haweeeeya..hadimo..hooobaan.

  • @qanciyeelyricschanne
    @qanciyeelyricschanne  6 месяцев назад +1

    halka ad ka helaysid heeso qaarama oo an is dhalan rogin weeye halkani ee rukumo oo yaan laga xigi xaga channelka #Qanciyeelyrics

  • @FanahAbdi
    @FanahAbdi 4 месяца назад

  • @HanadAadan143
    @HanadAadan143 4 месяца назад

    Jackal ku waajirA waligii

  • @MustafeMaxamed-pr7lc
    @MustafeMaxamed-pr7lc 5 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤

  • @mahammudibra657
    @mahammudibra657 4 месяца назад

    😢😢

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 6 месяцев назад

    Heeso xusid mudan