Laalays Lyrics
Laalays Lyrics
  • Видео 162
  • Просмотров 1 140 180

Видео

Hees | Taar u dira | Cumar Shoolli | Original + lyrics
Просмотров 1,9 тыс.9 часов назад
Erayadii Iyo Maskaxdii Abwaan Ismaaciil Xersi Farxaan (Abwaankii Africa) Iyo Laxanka Macaan Cumar Shoolli 12/06/1972kii Ayaa La Qabtay. Dalabka Heeskaan Waxa Uu Naga Soo Gaaray Saaxiibo Aad U Badan Oo Ku Xiran Laalays Lyrics. Maqal Iyo Gudoon…
Haboon Cabdillaahi Faarax | Kii Noo Hagaagee |Original #newyear2025
Просмотров 2,4 тыс.14 дней назад
“Kii Noo Hagaagee” Waa Maskaxdii Iyo Maaxdii Abwaan Xuseen Aw Faarax Iyo Luuqda Haboon Cabdillaahi 10/08/1964kii Ayaa La Qabtay. Sannadkaan Mid Nabadeed Rabbi Ha Nooga Yeelo 2025kii
CAASHA IBRAAHIM | KII HAGAAGEE LOO HANWEYNYAHAY |Original |Waddani
Просмотров 68814 дней назад
KII HAGAAGEE LOO HANWEYNYAHAY Ereyada Iyo Laxanka Siciid Xarawo T.Qabasho 02/10/1968kii
Hees | Ruuxa gala abaal | Hibo-nuura | Original + Lyrics
Просмотров 25 тыс.14 дней назад
Heestaan Magaceeda Diiwaanku Waa “AAN IS GARABSANO” Ereyadii Iyo Maskaxdii Cali Sugulle Cigaal (Duncarbeed) Halka Laxanka Uu Saaray Axmed Cawad Rabsha 28/07/1985kii Ayey Ku Astaysan Tahay. Galka 873
Saalax Qaasim Naaji |Hanoolaato Waa Gobe |Kaban|Salax
Просмотров 7 тыс.21 день назад
Ereyada Heeskaan Waxaa Curiyay Dhakhtarkii Jaceylka Abwaan Maxamed Cali Kaariye Heeskaan Codsigiisa Iyo Dalabkiisa Waxaa Dhiibtay Xasan Cawale Iidle 17/12/2024ka Ahmed Mursal Ayaa Isna Iga Codsaday Heeskaan Isaga Oo Dalabkiisa Xulashada Fanka Ii Soo Marsiiyay. Aad Baan U Salaamayaa Saaxiibada Heeskaan Jecel Oo Dhagaysan Doona.
Maxamed Jaamac Joof Iyo Khadiijo Qalanjo |Diinkuba Abaartiyo
Просмотров 65 тыс.Месяц назад
Maxamed Jaamac Joof Iyo Khadiijo Qalanjo |Diinkuba Abaartiyo
HEES | Nafta Maxaan Sasabay | Digfeer AHUN | lyrics
Просмотров 13 тыс.Месяц назад
"Allahayow, Digfeerow maxaad ahayd hoobal dhif ah, iyo nin dahsoon oo yaab leh. Tolow muxuu ahaa sixirka il-ma'aragtayda ah ee aad ku lari jirtay luuqdaada? Gugii ii kordhaba waxaan ku baraarugaa oo daahu iiga qaadmaa lakab cusub oo ka mid ah cajaa'ibta codkaaga ku sidkan iyo dhadhanka fankaagu la gaarka yahay." Guryasame #heesokaban #music #naf #digfeer
Xasan Diiriye Faarax | KUMEEYEY |Original
Просмотров 12 тыс.2 месяца назад
KUMEEYEY Codka Xasan Diiriye Faarax & Jiibta Gabdhihii Waaberi Ereyada Iyo Laxanka Cuddoon Waa Abwaan Siciid Maxamed Xarawo 18/05/1967 Ayaa La Qabtay Galka 1259 (©)2024 by Laalays Lyrics
Iidheh Riwaayada JACEYL WAA KANE KAALAY
Просмотров 7852 месяца назад
Riwaayadaan Curinteeda Waxaa Lahaa Axmed Saleebaan Bidde
HEES| ONKOD ROOBKU MA DAAYO|CABDI TAHLIIL WARSAME | CAJALAD CUSUB
Просмотров 3,4 тыс.2 месяца назад
#onkod#Tahliil#heesokaban #hamizare#music 02/05/1971kii Waxaa Masraxa Inoo Taagan Fannaankii Codka Baxsanaa Cabdi Tahliil Warsame Kaas Oo Noogu Luuqaynaya Hees Ilmada Caashaqu Dareereyso Waa “Onkod Roobku Ma Daayo’e” Iyo Ereyadii Abwaankii Suugaanta Jaceylka Ah Looga Haray Ee Axmed Saleebaan Bidde Halka Laxanka Cabdi Tahliil Ku Farayaraystay. Cajaladaan Oo Heesaha Hirgalay Ah Heeskuna Qaybaha D...
Faadumo Qaasin Hilowle | CASIR CAANAMAAL |Original
Просмотров 1,1 тыс.2 месяца назад
“CASIR CAANAMAAL” Codkii Dabacsanaa Ee Faynuustii Fanka Faaduma Qaasim Hilowle Qayb jacayl Taariikh Qabasho 11/01/1967 Galka 567 (©)2024 by Laalays Lyrics.
Maxamed Aadan Dacar | Goblan Tala Adduunyo
Просмотров 6 тыс.2 месяца назад
Erayada Iyo Laxanka Waxaa Curiyay Abwaan Maxamed Aadan Dacar 20/05/1969kii Ayaa Loo Qabtay Kaydka Cajaladaha Ee Radio Muqdisho.
Maryan Mursal Ciise |Leebkii Jaceylka
Просмотров 2 тыс.2 месяца назад
Maryan Mursal Ciise |Leebkii Jaceylka
Cumar Nuur Cabdulle & Safiyo Geelle |SHEEDAHA
Просмотров 1,2 тыс.2 месяца назад
Cumar Nuur Cabdulle & Safiyo Geelle |SHEEDAHA
Hibo Nuura Maxamed Hudoon |Alla Weger
Просмотров 3,5 тыс.3 месяца назад
Hibo Nuura Maxamed Hudoon |Alla Weger
Maxamed Saleebaan Tubeec | Daraadaa Muxibooy |Qaraami |Original
Просмотров 2,1 тыс.3 месяца назад
Maxamed Saleebaan Tubeec | Daraadaa Muxibooy |Qaraami |Original
XASAN DIIRIYE FAARAX |LAXANKA SOODAANI |ORIGINAL
Просмотров 3,7 тыс.3 месяца назад
XASAN DIIRIYE FAARAX |LAXANKA SOODAANI |ORIGINAL
FARXIYO CALI FAARAX | LAAC | KABAN HUDEYDI
Просмотров 1,9 тыс.3 месяца назад
FARXIYO CALI FAARAX | LAAC | KABAN HUDEYDI
Maxamuud Cabdillaahi Gujis Iyo Farxiya Cali Faarax |BAL DHEEHO |Original
Просмотров 4,8 тыс.3 месяца назад
Maxamuud Cabdillaahi Gujis Iyo Farxiya Cali Faarax |BAL DHEEHO |Original
Cumar Cabdulle Shooli |Sow Jiirada Baas |Laalays
Просмотров 6973 месяца назад
Cumar Cabdulle Shooli |Sow Jiirada Baas |Laalays
Maxamed Saleebaan Tubeec |Wakhti |Original
Просмотров 43 тыс.3 месяца назад
Maxamed Saleebaan Tubeec |Wakhti |Original
Maxamed Saleebaan Tubeec |Sidii Dhool Gu’ |Original
Просмотров 3,2 тыс.3 месяца назад
Maxamed Saleebaan Tubeec |Sidii Dhool Gu’ |Original
Cumar Nuur Cabdulle | Heesta Qani |Original
Просмотров 5 тыс.3 месяца назад
Cumar Nuur Cabdulle | Heesta Qani |Original
Farxiya Cali Faarax |Riftoor | Heello | Kaban Hudeydi
Просмотров 3,1 тыс.4 месяца назад
Farxiya Cali Faarax |Riftoor | Heello | Kaban Hudeydi
Faadumo Qaasin Hilowle Iyo Gabdhaha Waaberi |CEELKA SOO JIID |Original |Laalays Lyrics
Просмотров 4,3 тыс.4 месяца назад
Faadumo Qaasin Hilowle Iyo Gabdhaha Waaberi |CEELKA SOO JIID |Original |Laalays Lyrics
Faadumo Qaasin Hilowle & Axmed Naaji Sacad | Daadooy
Просмотров 1,7 тыс.4 месяца назад
Faadumo Qaasin Hilowle & Axmed Naaji Sacad | Daadooy
Xuseen Cumar Shiikh | CALOOLYOW
Просмотров 1,4 тыс.4 месяца назад
Xuseen Cumar Shiikh | CALOOLYOW
Axmed Cali Cigaal & Khadra Daahir Cige | Beesheena Kala Maqan
Просмотров 6 тыс.4 месяца назад
Axmed Cali Cigaal & Khadra Daahir Cige | Beesheena Kala Maqan
Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qeys) | Waa La Yaab
Просмотров 7324 месяца назад
Cabdi Aadan Xaad (Cabdi Qeys) | Waa La Yaab

Комментарии

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 43 минуты назад

    Amaana Allah Kan cod miyaa mise Allow kuu naxariiso 🤲🤲🤲🤲

  • @AbshirMaxamed-fl1yk
    @AbshirMaxamed-fl1yk 44 минуты назад

    Eesh cala hees

  • @CalimaxamadCumar
    @CalimaxamadCumar 57 минут назад

    Waw allaha u naxriisto boqorka codka

  • @ApshirAbdilahi
    @ApshirAbdilahi 19 часов назад

    0:54 ❤❤❤❤❤

  • @nuurcaydiid3888
    @nuurcaydiid3888 День назад

    Eraydii Axmed Saleebaan Bidde

  • @osmankulane1525
    @osmankulane1525 День назад

    Dhexyarta iyo flute ku sideey isugu jawaabayaan waa kayaabis😮

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 День назад

    Waar. Soomaaliyey. Meewalba. Siiro. Haka. Noqoniin. Ee. Jacaalka. Dhowaara. Oo. Isamaaweeliya. Wacaadakaana. Ilaasha. Beenata. Iyo. Niigata. Jacaalka. Isaka. Daay. Luugooyaada. Isaka. Daaya. Qofaka. Ruunata. Usheega. Qaalabiiga. U. Dhowar. Isha. Allh. Jacaalku. H. Waaro. Idiin Kuma. Ilaasha.

  • @mucokhadar5799
    @mucokhadar5799 2 дня назад

    Hesstan oo lyrics xageen ka helaa

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 2 дня назад

    Muuse qalinle allaha yaraxma

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 3 дня назад

    Ilaahay ha u naxariisto

  • @MohamedJuruxow
    @MohamedJuruxow 4 дня назад

    Waad mahadsantahay laalees lyercis sida aad noogu soo xushay qaraamiga

  • @abdirisaqmuse7484
    @abdirisaqmuse7484 4 дня назад

    Ar heestaan oo original ah oo saan u fasiix u ah meeqaan raadin jirey waad ku mahadsantahay hadaan maanta helay

  • @harunkarim2712
    @harunkarim2712 5 дней назад

    ❤mansha alah❤

  • @harunkarim2712
    @harunkarim2712 5 дней назад

    Waw remember is like this song

  • @harunkarim2712
    @harunkarim2712 5 дней назад

    Mansha alah karami lamaxuran

  • @Abdirahman-l8q5f
    @Abdirahman-l8q5f 5 дней назад

    Waa Xasan Carab maaha Qalinle aun

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 8 дней назад

    Xassan Diiriye wuxuu ka mid ahaa macallinmiintii fanka Soomaaliyeed. AUN !🙏❤️🙏

  • @diniali9095
    @diniali9095 8 дней назад

    Ilaahay ha unaxariisto maxamed yuusuf marathon wax usheeg soomaali laakiin maygaran managarandoonaan sida ii muuqata waxaan idin kacodsanayaa uduceeya kulligiin.ilaahow kuunaxariiso.

  • @diniali9095
    @diniali9095 8 дней назад

    Ilaahay ha unaxariisto maxamed yuusuf marathon wax usheeg soomaali laakiin maygaran managarandoonaan sida ii muuqata waxaan idin kacodsanayaa uduceeya kulligiin.ilaahow kuunaxariiso.

  • @xasancali5178
    @xasancali5178 8 дней назад

    Qadiija maaha gabadhu Waa maryan maxamed casayr

  • @SareyFarah
    @SareyFarah 9 дней назад

    Waa heetii :❤kII NOO HAGAAGE NOQO LOO HANWEYN YAHAY❤legend Habboon Cabdullaahi Farah❤05-01-2025 ❤Sunday ❤hadaa iga dambeyso kuraaxeyso😍👏Fan hadaa rabto waa fankii hore💯

  • @GuuledCabdi-r7z
    @GuuledCabdi-r7z 9 дней назад

    alaha unaxaristo muslinkodhan qasatan fadumo dhibil iyo cabdnuur alale wafanenti tihore

  • @xasanburcohamsheri9367
    @xasanburcohamsheri9367 9 дней назад

    Gabadhu waa shanka roon axmed sagal... Khadiija maaha. Khadiija iyo joof may wada heesin.... mahadaan

  • @AlisadaqabdakaramSadiq-f9t
    @AlisadaqabdakaramSadiq-f9t 9 дней назад

    0:24

  • @IsmahaanAden-n4g
    @IsmahaanAden-n4g 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @IsmahaanAden-n4g
    @IsmahaanAden-n4g 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @xasancabdi1267
    @xasancabdi1267 10 дней назад

    YaaaaSalaaaam Axyaa Qaraami iyo Awlaad jacayL iLaahay Hawnaxariisto Fanaaniintii inooga Tagay Hantida Maguurtada

  • @xasancabdi1267
    @xasancabdi1267 10 дней назад

    Waaaaw Xasuus baan Galay Walhi

  • @xasancabdi1267
    @xasancabdi1267 10 дней назад

    YaaaaSalaaaam Axyaa Qaraami iyo Awlaad jacayL

  • @BayBay-d2g
    @BayBay-d2g 11 дней назад

    Heesti badashay noloshayda haben arbaco ah bishii 4/7/2023 😢

  • @AliHussein-vf6ru
    @AliHussein-vf6ru 11 дней назад

    3.1.2025 Hargaysa 3:03 habeen jimce ah. Kii noo hagaage noqo loo…

  • @kaamilcadesamanjecel6991
    @kaamilcadesamanjecel6991 11 дней назад

    Masterpiece sound❤❤❤

  • @zakizaki6981
    @zakizaki6981 12 дней назад

    sxb inbadan kusalamay miyaad wali ihelin. hestii waraf iyo shibriyo warisuma hayaan. odhamestiran inbadan rajaynayaa in lahelo inbadan mahadsanid saxib khaali

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 8 дней назад

      Anigaa kuu soo dirayee xagee kuugu soo diraa

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 7 дней назад

      Gmail aan kuugu soo diro sheeg

    • @aliosman8418
      @aliosman8418 7 дней назад

      Gmail aan kuugu soo diro sheeg

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 12 дней назад

    Kaban macaan waa salaax Qaasim

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs 12 дней назад

    Dat waa datkii hore AUN intii dhimaty oo dhami❤❤❤❤

  • @salahhassan1028
    @salahhassan1028 13 дней назад

    1/1/2025 Sanad qeyrqabo oo somalidu🌏 Ku walalowda ILLAHEY XA INOGA DHIKO🙏🇸🇴

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 13 дней назад

    Fanka soomaalidu waa badweyn Heestana maantaa iigu horeysey maqalkeeda 😂😂😂😂 1-1-2025- wednesday 13h25-

  • @sayidalimohamed9646
    @sayidalimohamed9646 13 дней назад

    “Hirdi Midaan Lahaynoo Balaayada Huraysiyo Wadku Nagu Hareer Maro Oon Nasii Haraatiyin Hibadaa Na Deeqiye Ha Laguu Hiloobee Kii Noo Hagaagee Noqo Loo Hanwayn Yahay” Sanad wanaangsan dhamaan Sannadka2025

  • @museweston1303
    @museweston1303 13 дней назад

    Heastan erayada ama huryo ama xasan geney wali lama hubo cida sameeysay khadra waxay tidhi huryaa ii dhiibay xasan waxa uu yidhi Anigaa u dhiibay markaa waa in cigaal la waydiiyaa maadama uu isagu laxanka u sameeyey laxankii Ahmed cali cigaal

  • @Hanad2976
    @Hanad2976 13 дней назад

    Heesta Abwaan kii sameeyey soo raaci fln. Waa xigmad iyo nuxur fog.

  • @ahmedshow0ffcial745
    @ahmedshow0ffcial745 13 дней назад

    Sanad wacan oo wanagsan all Muslim ❤

  • @MohamedJuruxow
    @MohamedJuruxow 13 дней назад

    Aamiin aamiin

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 15 дней назад

    Ciidagale iyo habaryoonis fanaaniin badanaa, ninkan maxamed jaamac shoof ilayn waa Ciidagale

    • @Samaalesomali
      @Samaalesomali 12 дней назад

      Waryahe ninkan hawiyan u hayste waad iifaa’idaysay Ninkani hadu Gx ahaa wwx kalay ahayeen belayada gx kkk

  • @muktarali2311
    @muktarali2311 16 дней назад

    Wah wah yaa saalax Qaasim naaji gacan macaane kabanka laxanka waa saalax Qaasim 😍😍😍

  • @ahmedaliali5066
    @ahmedaliali5066 16 дней назад

    Maadeys waxan kaa codsanayaa inaad soo galiso hees uu qaado xasan aadan samatar erayada heesta waxaa kamid ah Intaan laantu ila goin hadii aan digniin helo dushaan korilahaa: Dumarow dab la'oogay ilaa duudki nabi aadan Fadlan heestaa soo gali sxb

  • @Tinpadhussenqarri-mc3wb
    @Tinpadhussenqarri-mc3wb 17 дней назад

    2004 anigo yar ayan iska agfadhisan jiray niman qayilayo hestan aduun

  • @qadafinuur
    @qadafinuur 18 дней назад

    Toloow malaga yaaba Heestii amal oo version ah in la helo😢

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 18 дней назад

    wow

  • @mohamedabdiibrahim8094
    @mohamedabdiibrahim8094 18 дней назад

  • @abdifatahaadan5972
    @abdifatahaadan5972 19 дней назад

    Layaab layaab waa original kii asalka ahaa wad magadsantey zxp in badan ayaan raadiye