XASAN DIIRIYE FAARAX |LAXANKA SOODAANI |ORIGINAL

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 27 янв 2025
  • Heelladaan Waxa Curiyay Gu’roon Jire
    Sidoo Kale Waxa Dalbaday Mohamed Mahad Muhumed

Комментарии • 22

  • @sadiqabdi2716
    @sadiqabdi2716 22 дня назад

    Xassan Diiriye wuxuu ka mid ahaa macallinmiintii fanka Soomaaliyeed. AUN !🙏❤️🙏

  • @farduuscabdicawes9733
    @farduuscabdicawes9733 Месяц назад

    Yasalam aun xasan diiriye soodaani🎉❤❤🎉

  • @aadammuxumed317
    @aadammuxumed317 Месяц назад

    Laalays ereyadu sulub cumar ayey u egyihiin ee soo xaqiiji cida samaysay erayada waa dhawr iyo lixdankiiye wakhtigii la bartay hees xaraf laga wada samaayo baydadkeeda🎉

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 4 месяца назад +1

    Xasan Diiriye Faarax cod macaan oo saafi ah buu lahaa thanks awliyo

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  4 месяца назад +1

      Hamse Ali Adiga Ayaa Mudan Jaalleheyow.

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle 4 месяца назад +2

    Wax kasta haddii la helo dad miyuusigga sidaan u garaaci yaqaan ayaan sahal lagu heleyn. Bal cajaa'ibtaan arag! Miyuusiggu Xasan Diiriye waa godliyey markaasuu codkiisi iyo in lagu sii daray lismay. Ilaahow idiin naxariisto oo jannada idin gali.

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  4 месяца назад

      Farabadane Cumar Dhuulle Kabankiisii Aad Moodaysay 40Farood In Uu Ku Tumaayo Ayaa Meesha Xoog Ku Haysta.
      Rabbi Ha Wada Janneeyo.

    • @M.Cabdulle
      @M.Cabdulle 4 месяца назад

      @@Laalayslyrics Haahey wallee. Ninkaas iyo Xudeydiba kaban qamarji ah oo aad mooddo in uu gym galay ayay tumi jireen😄

  • @dantiigarad1
    @dantiigarad1 4 месяца назад +1

    Waxaa iyana qaaday boqoradii codka qaraamka soomaaliyeed faadumo cabdilaahi kaahin yuusuf axmed maandeeq

  • @husni4216
    @husni4216 Месяц назад

    Mahadin maayo maalintaan ku arko
    Murugo igu reebtay mahadhadaadii 😢
    AUN Xassan Diiriye iyo Gu,roon jire alla maxaa murti rageedii god galay 😢
    Mahadsanid LAALEEYS ❤

  • @IsmaaciilKiiko
    @IsmaaciilKiiko 4 месяца назад +1

    Caawana Xasan Diiriye iyo Soodaani baad noo keentay!
    Aan kuu mahadnaqo Macallin

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  4 месяца назад +1

      Adiga Ayaa Midan Ismaaciilkiiko Aad Baanan Kuu Salamayaa.

  • @ibrahimdhiblaawe-mt6ob
    @ibrahimdhiblaawe-mt6ob 4 месяца назад +1

    Xasan diiriye faarax nin weyn

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  4 месяца назад

      Aad Iyo Aad Saaxiib Rabbi Ha Janneeyo.

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e 12 дней назад

    Milligan.waxaan.filayaa.in.soodaani.tumayso

  • @MohamedMahadMuhumed
    @MohamedMahadMuhumed 4 месяца назад +1

    Yaa salaam mahadsanid saaxiib waan kaa gudoomay tixgelintaas qiimaha badan

  • @mohamedsharif6647
    @mohamedsharif6647 4 месяца назад +2

    AUN legend cod macaan