Xasan Diiriye Faarax | KUMEEYEY |Original

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 29

  • @ahmedabokar6271
    @ahmedabokar6271 Месяц назад

    Ahun Xassan Diiriye fannaan qaaliya cod macaan ❤❤

  • @Dhagacadde_10
    @Dhagacadde_10 Месяц назад +5

    Farshaxankii Siciid Maxammed Cali, waxani waa laxan yaabkiisa wata. Mahadsanid macallin.

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  Месяц назад +1

      Waa Ashqaraar Laxanka Siciid Xarawo. Adigaa Mudan Saaxiib.

    • @BuuxCiise-df9jc
      @BuuxCiise-df9jc Месяц назад +1

      ​@@Laalayslyrics sxb heestisii heegan oo Original ah miyaa la waayey

  • @Abdisalandeeq
    @Abdisalandeeq Месяц назад +2

    Illahay naxariistii jano haka waraabiyo isagiyo intii maytiyaba alfnaan xasan diiriye faarax baagaan, waxaan aqaan laba ninoo ay walaalo yihiin oo geel badan, axmed diiriye iyo cali diiriye

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  Месяц назад +3

      Rabbi Ha Janneeyo Qoyskiisa Iyo Qaraabadiisa Iyo Annagaba Ha Uga Daba Naxariisto.

  • @CabdicasiisCali-p5s
    @CabdicasiisCali-p5s Месяц назад +2

    Heestan halasoo.cadeeyo labada fanan ee maxamed yusuf iyo xsan diiriye koley anigu waxaan u maleeyey maxamed yuusuf

    • @abdullahimohamedali9741
      @abdullahimohamedali9741 Месяц назад

      War ninkaan waa xasan diiriye faarax codkiisana laguma qaldi karo Max'ed YUSUF AUN labaduba

  • @abdulgadiradenhussein1596
    @abdulgadiradenhussein1596 Месяц назад +2

    Waa mohamed yusuf, maaha xassan diiriye

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 Месяц назад +2

    Waaa wareeeeeey xagee bay ka soo dhacday cajiib cajiib wallahi waa ii kow alaabtaan lkn nio marwalbo musickada Saciid Harawo waa mid qaas ah oo aad iyo aad u macaan mana u eka kuwa kale midhaa qalabkaas sida macaan loo garaacayo isagaa lahaa oo kolkuu rabo buu lasoo bixi jiray oo heeska uu rabo buu kula xaraaban jiray mahadsanid inbadan Mr Hami Zare 💯🫶❤️🙏

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 Месяц назад +1

      Suuganta iyo fankii hore intay SOOMAALIYA xurriyadda qaadan ee hargeysa lagu soo bandhigi Jiray, macna iyo Murti bay lahaayeen

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  Месяц назад

      Aad Iyo Aad Waa Xul Sare Iyo Abwaankii Waynaa Siciid Xarawo Cajiib Salaama Saaxiib.

  • @iswanaajetube3506
    @iswanaajetube3506 Месяц назад

    Cajiib❤ waad i kaafidee kumee😮. 1:13 Juba South sudan.

  • @BuuxCiise-df9jc
    @BuuxCiise-df9jc Месяц назад +1

    Yasalam yasalam yasalam
    Waxa yaab leh kooxda musiga
    Cajiib allow idiin naxariiso dhmntin

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  Месяц назад

      Music Cajiiba Ayuu U Doortay Abwaanku

    • @aadanabdi292
      @aadanabdi292 Месяц назад

      ​@@Laalayslyrics
      Iyada qoraal Nagu caawi

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 Месяц назад +3

    Sidii aan hore kuugu sheegay Codkaan waa Maxamed Yuusuf ka hadal ma leh❤😂

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  Месяц назад +1

      Codadka Kala Barta La Idinkuma Karo! Maxamed Yuusuf Iyo Xasan Diiriye La Isku Qaldaayo Codadkooda Waa Ii Koow.

    • @abshircarab18
      @abshircarab18 Месяц назад

      Xasan diiriye faarax waaye sxb heestaan wax yar ayoo maxamed yuusuf u cod eg yahay lkn ma ahan

  • @user-Axmed
    @user-Axmed Месяц назад +1

    Mahadsanid

    • @user-Axmed
      @user-Axmed Месяц назад

      M Yuusuf ayaan umalaynaya codkan

  • @CabdicasiisCali-p5s
    @CabdicasiisCali-p5s Месяц назад

    Warwaa xasan diiriye iska hubita waxaydaan hubin lamasheegee kalabarta codadja fanaaniinta

  • @abdikarinadan7063
    @abdikarinadan7063 15 дней назад

    Xassan Diiriye Faarax.

  • @xkadedkardhow3534
    @xkadedkardhow3534 Месяц назад

    Wow legend singer

  • @M.Cabdulle
    @M.Cabdulle Месяц назад +1

    Cajiib! Heestaan haddaa iigu horreyso. Heesaha Xasan Diiriye waad wada taqaan ayaanba islahaa. Heestaan Maxamuud Diirshe ayaa iiga dhadhamaya ee tolow ma laxanka ayuu lahaa? Fanku waa bad!

    • @Laalayslyrics
      @Laalayslyrics  Месяц назад

      Laxamadiisii Cajiibka Ahaa Ayaan Ka Dhadhansanayaa Qudhaydu Xasan Diiriye Fankiisa Lama Soo Koobi Karo.

  • @abdullahimohamedali9741
    @abdullahimohamedali9741 15 дней назад

    "LAALEYSMEDIA" Hees waxaan kaa codsanaa hees ay magool qaado halku dhigga heesta "WAA IGA OGEYSIIS" waana hees WADANI ah.
    Mahadsanid waan kaaga fadhinaa hadii aad hayso insha'allah.

  • @binuashkir6764
    @binuashkir6764 Месяц назад

    Hasan dirye farah kumee.oo ka.fiidaye kumee axsan cod

  • @hamsealiabdullahi7903
    @hamsealiabdullahi7903 Месяц назад +1

    ❤❤❤🙏