Mohamed Saleebaan Tubeec Heestii Amran

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 21 сен 2024
  • MOHAMED SALEEBAAN TUBEEC ; BOQORKII CODKA SOMALIYEED ;HEEESTII AMARAN, DHAGAYSI WANAAGSAN

Комментарии • 42

  • @abdulkadirisak
    @abdulkadirisak 5 лет назад +6

    Xusuus igu weyn, heesaha Allaha unaxriisto Maxamed Saleebaan dugsi hoose/dhexe iyo sareba iyo anoo dhiganayo jaamacad wadanka Ilaa hada anoo Finand kunool asaga un baa dhegeystaa. Waa dhalaalka maariin lagu dheehay midabkoo dhalin yarada jeceshahee

  • @abdishakurismail8739
    @abdishakurismail8739 7 лет назад +8

    Laysma xasdee cod siduu udhamaa marxuun tubeec ayuu isugu tegay ilaahow unaxariiso danbigiisana dhaaf...codkiisa hadaan lahaan lahaa mu adan ayaan noqon lahaaa...

  • @abdirahimkhader1094
    @abdirahimkhader1094 5 лет назад +10

    Farta taag✋qofkii dhagaysanaya 2019 tubeec allah yarxamah

  • @abdullahahmedabdi7301
    @abdullahahmedabdi7301 7 лет назад +11

    waa hees qaali ah waxaanse ka helay siduu ugu raaxeysanaayo heesta iyo gadgadoonka laxanka.AUN

  • @cabdiraxmaannuur9211
    @cabdiraxmaannuur9211 8 лет назад +5

    waan kahelaa heestaan waayo waayo qofbaan kusoo xasuustaa wlhi

  • @amranabdulahi1842
    @amranabdulahi1842 6 лет назад +5

    magacega waye

  • @bashiirrage6183
    @bashiirrage6183 4 года назад +3

    Masha allah abwaan Somalia one and only A x yamyam allah ya raxmo and boqorka codka m s tubeec

  • @AbdiazizSaidAhmed
    @AbdiazizSaidAhmed Год назад +3

    Sida dhibicda roobkoo
    Mayay da'ay dhowaan
    Dharab aan qallalin iyo
    Dhulku wada xareed yahay
    Amran waxay u dhigantaa
    Dhirtoo ubaxa saartiyo
    Dhillowyahanka laamaha
    Intaa uu dhan uga baxay
    Saar saarku dhinacyada
    Dhammaan wada hareeyoo
    Dhaayahaa la raacdee
    Dhugo timaha sheexada
    Dhaqdhaqaaqa laafyaha
    Waa dhalaalka maarriin
    Lagu dheehay midabkoo
    Dhallinyaradu jeceshee
    @@@@@@@@@@@@
    Dhoollaha caddaankaa
    Cirridkeeda dhuxushaa
    Biyo dhuunta marayaa
    Dhib yari bay ku muuqdaan
    Amran waxay u dhigantaa
    Cadceed dhalatay waaberi
    Dhulka sagal ka soo baxay
    Shucaaca dhiinkaa
    Dhexda caad ku maranyoo
    Dhinacana fallaaruhu
    Jacaylka isla dhaafeen
    Dhugo timaha sheexada
    Dhaqdhaqaaqa laafyaha
    Waa dhalaalka maarriin
    Lagu dheehay quruxdoo
    Dhallinyaradu jeceshee
    @@@@@@@@@@@@
    Dhabankeeda xaadda leh
    Wejigeeda dhaashan
    Dhudhummada laxaadka leh
    Sidaa loo dhammeystiray
    Amran waxay u dhigantaa
    Sida geenyo dhawrsanoo
    La cabsiiyey dhuuxoo
    Dhaqaale ku naaxdoo
    Dheer dheeraysa socodkoo
    Aan dhibaato aragoo
    Lagaa qariyey dhededoo
    Dhugo timaha sheexada
    Dhaqdhaqaaqa laafyaha
    Waa dhalaalka maarriin
    Lagu dheehay midabkoo
    Dhallinyaradu jeceshee
    @@@@@@@@@@@@

  • @abdirahmanmuhmed2924
    @abdirahmanmuhmed2924 28 дней назад

    Erayada heeskan yaa curiyay? Igu caawaya in la xuso ayuu mudanyahay abwnkasi 25/5/2024

  • @husenmaalin381
    @husenmaalin381 2 месяца назад

    𝐄𝐞𝐬𝐡𝐜𝐚𝐥𝐚𝐚 𝐇𝐞𝐞𝐬 𝐋𝐞𝐠𝐞𝐧𝐝 𝐓𝐮𝐛𝐞𝐞𝐜 𝐨𝐥𝐝 𝐢𝐬 𝐠𝐨𝐥𝐝❤𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡 𝐡𝐚𝐛𝐮𝐧𝐚𝐱𝐚𝐫𝐢𝐢𝐬𝐭𝐨

  • @roblehussein220
    @roblehussein220 7 лет назад +3

    one of my favorite song of tubaac amran

  • @maxamdbashiir8903
    @maxamdbashiir8903 6 лет назад

    Ala yaaraxma wuxuu ahaa fanaan qaali ah.oo soomaaliyeed heesahiisa mid mid ka dhacdaa majito

  • @chitopaz252
    @chitopaz252 Год назад +3

    Amran waxay u dhiganta cadceed dhalatay waabari.

  • @ibraahinmaxamuud3711
    @ibraahinmaxamuud3711 Год назад

    Yaa salaam waar ninku muxuu heestan ku raaxaystay ale haw naxariisto tubeec

  • @badalcabi6312
    @badalcabi6312 Год назад

    allah yaraxma tubeec

  • @abdighanicoolman6775
    @abdighanicoolman6775 7 лет назад +2

    Heestan xiiso gooni ah ayay I leedahay waayo jacaylkayga amren la yirahda

  • @abdiabadirhaji6460
    @abdiabadirhaji6460 2 года назад +1

    2022 🤣

  • @MohamedAbdi-zj2si
    @MohamedAbdi-zj2si 6 лет назад

    i like this song very much

  • @calicabdi.mohamed1788
    @calicabdi.mohamed1788 4 года назад

    Waah waah waa hees cajiiba

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 3 года назад

    Allaa yarxam

  • @faysalkhaan2497
    @faysalkhaan2497 6 лет назад

    bilaash loomasiin codka allah yaa cisak

  • @kushartofficial9612
    @kushartofficial9612 4 года назад

    Wadhalalka marin lagudhehey midabkoo dhalinyar aad ujeceshy

  • @hanadhanad1194
    @hanadhanad1194 5 лет назад

    Alla yaa arxamu tubeec

  • @a.mungani715
    @a.mungani715 Год назад

    Allow kuu naxriiso boqorka codka Tubeec

  • @amranshiekh6500
    @amranshiekh6500 8 лет назад +5

    My name😝

  • @haashimbare4936
    @haashimbare4936 5 лет назад

    Miraha heestaan galaygu caawiyo laxanka koley waxaa leh m saleebaane

  • @ahmedtaajir5670
    @ahmedtaajir5670 2 года назад

    Amran waxaan ku xasuusta isbiidh ooah maxbuus dil ku xukuman oo kujira jeelka madheera ayaa ku luuqayn jiray allaw ugargaar ninkii codsaday inuu uqaadana unaxariiso siciid baa la odhanjiray carona virus baa dilay

  • @sahrahashi6712
    @sahrahashi6712 5 лет назад

    My baby's name ALLAha ku naxariito

  • @bashiiryare9502
    @bashiiryare9502 6 лет назад

    Heestan yaa loo qaday tariikh yaa ka haya sxbayal

    • @kaafiomar6163
      @kaafiomar6163 5 лет назад +2

      Bashiir yare walaal Nin Maxamed Cumar jire ladhaho oo reer Qabridahar baa xaaskiisa u sameeyay Maryan..

  • @cabdiraxmaannuur9211
    @cabdiraxmaannuur9211 8 лет назад +3

    xxxx esh calaa hees

  • @abdiqaniegal5668
    @abdiqaniegal5668  8 лет назад +1

    ALLAA YA CISAK!