Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Heestaan waxaa qaada xasan aadan samatar magaceeduna waa maalmaha qaloocaa.
    RUclips subscribe noo saar. Mahadsanid.

Комментарии • 182

  • @abduqani4951
    @abduqani4951 27 дней назад +9

    Cawa ku murqamaya wllhy oo waayaha Aduunku igu adag yihiin Legend soo jabay oo Kampala iyo caloolayow isugu darsameen ban ahay si kasto Adke u tahay hadan garabka lagula qaban horumar gaadh maysid rag badan oo aan soo wada jabnay tolkood bu hiiliyay😢

    • @cabdi_xasan
      @cabdi_xasan 26 дней назад +1

      Salkuu shigi ayaankuye
      Samir aan lahaanno lejenoow.

    • @bachiirgaraad8138
      @bachiirgaraad8138 26 дней назад +1

      Nin ragii waa kii ka gudba xalad kasta ee Samir saxib waad ka bixiye wanku ducaynayaa oo waad ka bixi ee ha is dhiibin saxiib

    • @abthiazizlaws9574
      @abthiazizlaws9574 17 дней назад +1

      Inta aaad aaaminsantahay in tolkaa kaa saaarayo ka bixi maysid illaa aad aaminto naftada

    • @mahadyare3672
      @mahadyare3672 12 дней назад +1

      Rag baaa jab-ka loo sameyey awowe adku-hu isma dhiibo dagalan intaa noshahahay waa laga bixine
      Guleyso

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 12 дней назад

      ​@@bachiirgaraad8138sxb ilaahay Amuuraha ha sahlo waxkasta Allah aaya la tala saarta❤🙏

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 3 месяца назад +17

    Ayyyy cajiiib weeye.
    Boqorka codka xasan adan samatar ❤ 24/5/2024. Haben Jimce si baxayo. 10:42. Fiidnimo . Like isar

  • @goldenboyisalwaysgoldenboy1710
    @goldenboyisalwaysgoldenboy1710 8 месяцев назад +24

    Maalmaha Qalooca hadiii ay kaa marooraan waa muraayad Waayuhu Caashaqu ka Muuqde , Marbaan sida mayeedhaan Mudo aamusaayo isha biriq ka siiya Somali Icon Xasan Aadan Samatar Xasan Baashe Mxd Murti & Wax jira Ka heestay Alle Cimriga & Caafimaadka Haku dheereyo ❤️❤️❤️

  • @mohamedkader9895
    @mohamedkader9895 5 месяцев назад +11

    Xasan Codkiisu wuxuu i xasuusiyaa Awooda Alle iyo waynidiisa❤

  • @somaliking7807
    @somaliking7807 2 месяца назад +5

    Waa hees aad u wanaagsan, abwaanka umada somaliyed xasan ganey iyo fanaanka umada somaliyed xasan aadan samatar

  • @Abdikadar.
    @Abdikadar. 3 месяца назад +8

    Maalmaha qaloocaa
    Haddii ay kaa marooraan
    Waa muraayad wayuhuu caashaqu ka muuqdee😢 heestan waqti waxa dhageysan haya wayahan adag aan ku halgami haayo waqtiga mar buu I saacidi doona I.a hadad qoralkeyga aragto sxp cafimad iyo nolol qurux badan baa kuu rajeynaa.
    Galab Khamiis ah 13/06/2024 18:00pm 😮

    • @HaajiGuutaalle
      @HaajiGuutaalle 18 дней назад

      26/8/2024 mahinimo
      Saacadu waa 3:00 hminimo I.a sxp wqtigU hanoqdo kii kusaacida
      Wxan ku dhegeysanayaa furimaha hore ee dagaalkA waardiye hayaa sxpkey garabkA igU hayO mrkA guul io gobaniMo sxP I.a
      Wqtiga adag maalin baa kabexeynaa hadeynaan dhiman e🙏🥰

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Месяц назад +3

    Gabyaa wayn Mxmm'd Cali Walash ayaa sameeyay waqtu adag mar itobiya lagu xiray bari samaadkii.
    He is philasopher is guhaamay from Nugaal.
    Mar baan mawjadaha dheer
    Maaxaa dhexdoodoo
    Muuqeyga la arkaa
    Laakiinse aan maqanahay😢.
    2018 ayuu ku dhintay Growe.
    Rip😢.

    • @suhaybsamaale2584
      @suhaybsamaale2584 9 дней назад

      Wll waxa iska leh Abwaan Xasan Haaji Abdilaahi Xasan-Ganey

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 8 дней назад

      @@suhaybsamaale2584 riwaayadda Galbeed ayuu leeyahay se heestaan iyo qisadeedu ma quseen Xasan ganey.

    • @suhaybsamaale2584
      @suhaybsamaale2584 8 дней назад

      @@cabdiwalibeeroof2483 waa lagu yaqaanaa wll waa caan, cid kasta weydii Abwaan Xasan Ganey ayaa iska leh wll Thnks

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 8 дней назад

      @@suhaybsamaale2584 Xasan Geni ma lahan heestaas abwaan Mxmmed Cali walasha baa lahaa oo is guhaamay ma afsoomaaligaadan aqoon mise heesaha Xasan Geni hddii uu leeyahay wuu noolyahaye muu sheegto fanka kadaaya indha beelnimada.

  • @Yoonisnaasir
    @Yoonisnaasir 12 дней назад +1

    Heestan wlhy murqaankaa iigu baxa🔥

  • @siciidmaxamed3733
    @siciidmaxamed3733 3 месяца назад +6

    30/5/2024 1:50pm 😢Wallhy ilma iga timi markan dhageystay xaalada jira darted waa marxaladan ku jiro khayrkay ku danbeyn yaa xasan aadan samatar fanaan qaaliya........Mudona way ibaxaysay hada

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 3 месяца назад

      Ilaahay hawlaha haku fududeeyo bro

  • @Mohamedabdihakimali-cz1qw
    @Mohamedabdihakimali-cz1qw Месяц назад +1

    Maamaha Qallooca
    Hddii ay kaa marooraan.
    Abwaan Mxmmed Cali Walash alle ha unaxariistee baa curiyay waa hees qiso leh.

  • @Soomaali-baan-ahay
    @Soomaali-baan-ahay 3 дня назад

    Heestan waa kolkii ay Huwantii Ruushku hoggaaminayay dagaalka inaku jabiyeen 1977. Xasan Ganay ayaa sameeyay. Macnaha maalmuhu waa qaloocan karaan laakiin halganku waa halkiisii.

  • @aliahassan3067
    @aliahassan3067 2 месяца назад +4

    Malinku was maalin ciid waxan saaranahay tareen isku xira Vancouver io Toronto anu waxan ka imid vancover waxaa ku jeeda dhanka iyo Toronto jawigu waa roobanyay malinku waa malin ciid saa caddu waa 1:02 hestan ayaa ka qayb qadanysa safrakayga tariikhduna waa Sunday / 16 / June

    • @Ahmedfaransa
      @Ahmedfaransa 2 месяца назад

      Qof wax badan og waxaan ka simannahay jacaylka heestan miraha iyo laxanka macaan gaarka loo siiyay. Jumce wanaagsan alia.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 дня назад

    Heestaan Geni hddii uu leeyahay waa hore ayuu ka sheekayn lahaa ka xishooda ummadda abwaankii lahaa 2018 ayuu Growe ku dhintay.

  • @user-le9tg4vt9h
    @user-le9tg4vt9h 4 месяца назад +4

    Waa habeen tariikhdu tahay 1/5/2024 /waxaan jooga jiidaha hore ee qurulugud aniga iyo zxbky bidixo

  • @sheekeeyechannel3024
    @sheekeeyechannel3024 7 месяцев назад +5

    Philosophy Abwaan mxamed cali AUN walash [kaba cune] SSDF buu ahaa waqtiyadii uu soo maray buu kaga hadlayaa io xiliyadii adkaa heeska Garwoowe ayuu ku dhintay 2018 AUN

    • @MOHAMEDOMAR-rl2py
      @MOHAMEDOMAR-rl2py 6 месяцев назад

      Saaxiiboow heestan waxaan umalaynayay inay kujirtay riwaayadii galbeeda Waa laxoreeyay waarsaa gaagixisay

    • @abduqani4951
      @abduqani4951 3 месяца назад

      Waa xasan ganey ninka heesta lihii

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 Месяц назад

      Genigee makii buraanburi jiray oo roob baaa da'ay iyo cir ba hillacay oran jiray yaan lagu maqale wxaan mar dambe haso qorin awowgaa wase​@@abduqani4951

  • @updilahialli9743
    @updilahialli9743 5 месяцев назад +4

    Mar waxaan iraahdaa
    Rag naftiisa mooyee
    Maaree dhibaatee
    Mintidoo is diidsii
    Muhashana iska ilow
    😢

  • @bachiirgaraad8138
    @bachiirgaraad8138 10 месяцев назад +5

    Axyaaa xasan waa heeskani waa heesaha aanan ka xiiso dhicin xasuus hore ayay igu leedahay
    Caawana markele oo jawigu dagagan yahay ayaan dhagaysanayaa aniga iyo asxabta taarikhdu waa 16/1/2024 waxan leeyahay asxabta comments salaan sare

  • @sahraafrahow7625
    @sahraafrahow7625 29 дней назад

    I love this song xasan basho ❤❤❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Месяц назад

    Heesaha Xasan Aadan samatar qaado wxaa ugu wayn Maalmaha Qallooca wxaa lahaa abwaan wayn aun Mxmmed Cali Walash.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Год назад +7

    Mar baan mudanta ciidda ah cadow iga marooriyay muragadeed la ooyaa mar wxaan iraahdaa rag naftiisa mooyee maaree dhibaatee mintidoo isdiidsii muhashana iska illow.
    Waa erayadii aun abwaan maxammed cali walash (kabo cune) mar itobiya lagu xiray ayuu ka warramayaa

    • @xayirmxamadelmi
      @xayirmxamadelmi Год назад +1

      Aaarza

    • @Soomaali-baan-ahay
      @Soomaali-baan-ahay 3 дня назад

      Waa Xasan Ganay walaal riwaayadda Galbeed waa la Xoreeyay.

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 2 дня назад

      @@Soomaali-baan-ahay riwaayadda ma reer baa lahaa dadkiinna dambe dal baa lahaa wax la isu geegeeyay ayaa la saari jiray.

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 2 дня назад

      @@Soomaali-baan-ahay ayaan maanta ka hor mahiigaanku igu dhicin ma taqaan macnaheeda jabahadda ayuu galay Ssdf ina Cali Walash heestaan taariikh ayay leedahay.

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi 3 месяца назад

    Waahwah hees iga dheh maantan mirqaamayaa heestan ayaa dhagaysanayaa ax yaa hees mirqaan❤

  • @Faadma7
    @Faadma7 3 месяца назад +4

    2024 ano gabar ah mana marqaamo😂😢

  • @Af-S1
    @Af-S1 4 месяца назад +5

    Marbaa sida mayeeraan.
    Muddo aamusnaayoo.
    Isha mirig ka siiyaa. ❤ balo ku ciyaadhay😂😂

  • @aymanmusic6721
    @aymanmusic6721 Год назад +7

    Habeen rabadana oo bisha utahay 5/4/2023 ayaan Ku marqaamaya aniga iyo azxaabta ayaaa burco no shidan ilahayow umada somaliyeed u gargar

    • @ahmedfarah8316
      @ahmedfarah8316 11 месяцев назад

      Tiro malaha intaan ku marqaamay caawana ugu dambaysaa from berbera

    • @aymanmusic6721
      @aymanmusic6721 10 месяцев назад

      ​@@ahmedfarah8316waawaynka waa Ku salamay taliye murqaan wanagsan from gobolka ragga

    • @niyaaladem
      @niyaaladem Месяц назад

      ALLE ha idiinka mafoobeeyo murqaanka waa sheydaan iyo howlihiiye oo lagu imtixaanay dadkii Soomaaliyeed qaasatan ragii. Hanad iyo halyeeyba waxaa na dhaafiyey murqaanka. ALLAAH YAHDIIK

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 7 месяцев назад +1

    MAR BAAN MALAHA BEENTA MUUQ IYO MARYO U XIRAY MAWEELIYAATOO LAAKINSE AY MAQANTAHAY❤❤❤ EREYO QAALI AH

  • @blackscreen-fi8ee
    @blackscreen-fi8ee Месяц назад +2

    Allah is one ❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 6 месяцев назад +1

    Alle yrxm.
    ابيات الفلسوف المرحوم االكبير محمد علي ولش (عيديد كب عني) توفي جروي عام ٢٠١٨ قصة حقيقيه من كوكب آخر.
    يصور الشاعر حالات لحقها منذ يوم دخل جيل و حبس في اثيوبيا في اواخر السبعينيات هذه الاغنية لها شعور خاص في امّة الصوماليه. لحن وصوت حسن اءدم❤.

  • @MohamedAbdihakim-w6z
    @MohamedAbdihakim-w6z 2 месяца назад +1

    Waxaa sameeyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune)
    Itobiya ayaa lagu x-ray.
    Rip.

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Месяц назад +1

    Ayaan maanta ka horow mahiigaanku igu dhicin.
    Rip abwaan Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune.

    • @musaismail2087
      @musaismail2087 23 дня назад

      Waa been adeer waxan aad shubeyso yarkagan dhabayaco riwaaydi ay ku jirtey maad garaneysa horta heestani anaga live u galney waxey ku jirtey riwaayadi galbeed waa la xoreeyey warsa gaagixey

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 22 дня назад

      @@musaismail2087 hdday ku jirtay qisadeeda Ma Geni bad lahaa marka wax aadan aqoon baad faraha iskala galaysa wax la isku darsaday buu ahaa fankii hore eray,laxan iyo jilliinba.

    • @musaismail2087
      @musaismail2087 22 дня назад

      @@cabdiwalibeeroof2483 wiil yar oo taariikh beena laga buuxiyad tahey

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 22 дня назад

      @@musaismail2087 heestaan Xasan Geni baa leh qof afsoomaali yaqaan kuma hadaaqeen ina gumeedyhow meel fariiso.

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 22 дня назад

      @@musaismail2087 qof afsoomaali yaqaan heestaan in uusan Geni lahay waa arkaaye meel fariiso ina gumeedyahow.

  • @samatarismail715
    @samatarismail715 Год назад +9

    Mar waxan idhaahdaa,
    Siday tahey mar curad geel,
    Ilmihii mawdku kala tagey,
    Maqaarsaarka ciidaaa,
    Yaa malijirayeeee..!
    ... 😢

  • @TomTech-gz9hb
    @TomTech-gz9hb 4 месяца назад +15

    Heestaan waxaan dhagaaysanayaa xili waayuhu igu adagyihiin like iisaar insha allah waxaan rabaa inaan anoo wanaagsan dib u dhagaaysto 😢

    • @goldenboyisalwaysgoldenboy1710
      @goldenboyisalwaysgoldenboy1710 3 месяца назад

      Alle Talo Saaro ,Samir & Dulqaad uga gudub shp Waa Aduunyo & Xaalkeed , Erayo Heestan ku jira waxay leeyihiin, Marbaan Mudanta Ciidaa, Cadow iga Marooriyey Murugadeeda la ooyaa , Mar Waxaan idhaahda Rag Naftiisa Mooye Maaree Dhibaatee Mintidoo is diidsii Muhashada iska iloow, 😢 Nasiib Wngzn

    • @Camarasad123Asadyare12
      @Camarasad123Asadyare12 2 месяца назад +1

      Mar waxaan idhaahdaa rag naftiisa mooye
      Maaree dhibaatee
      Mintidoo is diidsii
      Muhashana iska ilow
      Tuduca heeska ku jira hadal ka mudan oon kugu dhiiri geliyo garan maayo wllkt

  • @abdiqanibidhaan1822
    @abdiqanibidhaan1822 21 день назад

    Intaasoo marxaladood
    Anigoo kasoo maray
    Mahuraan dhulkeeniyo
    Ma naxaanka caashaqa
    Ayaan maanta ka haroo
    Mahiiganku igu dhicin 🎶🤎

  • @Sharkou_Nuh
    @Sharkou_Nuh 6 месяцев назад

    La hashana iska Ilow! Your spiritual Voice won't be tired❤

  • @AxmedClaahi-wo8qm
    @AxmedClaahi-wo8qm Месяц назад +1

    Xasan aadan samatar ❤❤❤only one legend of Somali ❤❤mxd samaysay

  • @cccarab
    @cccarab 2 месяца назад +1

    18/6/2024 ayaan ku dhageysanayaa qolkeyga yarka ah ee fooqa labaad magaalada jigjiga anigoo ah Abdiwahab Arab Omar

  • @AxmedKhayr-ic5rz
    @AxmedKhayr-ic5rz 6 месяцев назад +2

    Layaab waqti hore ayaa iigu dambaysey maqalkeeda alle yrxm nin saaxiibkay ah o la oran jiray Maxammed Cali Walash o lo yaqaannay Caydiid Kaba cune gayiga somaalida ayaa curiyay eebbow janna nagu kulmi.

  • @xamsebaatir4432
    @xamsebaatir4432 2 года назад +9

    Ayaan maanta kahoraoo
    Mahiigaanku igu dhicin
    Ayaan maanta kahoraoo
    Mahiigaanku igu dhicin
    Ayaan maanta kahoraoo
    Mahiigaanku igu dhicin🙏🎻🎻

  • @luqmanhajibaarqab592
    @luqmanhajibaarqab592 2 года назад +5

    Maaaaaamada caruurtaay
    Mudantii aan gaclooodaay
    Marwo aan ka yeeshoo
    Mugdi iiga saartee…

  • @ahmedsulub8435
    @ahmedsulub8435 Год назад +2

    22/8/2023.itopiya ayan jogaa.wana hbn.❤

  • @_wll____
    @_wll____ 8 месяцев назад +4

    Old is gold

  • @almukhtaarihajihussein5626
    @almukhtaarihajihussein5626 2 года назад +4

    Marbaan mudo aamusaa isha midhiq ka siiya .... 31.Aug.2022

  • @guledmohamedhasen
    @guledmohamedhasen 9 месяцев назад +2

    Waxaan muddo kadib dib usoo raadiyay heestan aan macquulka ahayn caawa oo ay taariikhdu tahay
    16/ dec/ 2023 sacaduna ay tahay 11:15
    heestan waa hees aad iyo aad u macaan oo waliba dereen gooni ah xambaarsan
    Legend xasan aadan samatar codkiisa ayaa heesta dhadhan u samaynaya .

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 9 месяцев назад

      Anigaa kula mid ah ee xaggaad joogtaa? 😂

    • @guledmohamedhasen
      @guledmohamedhasen 9 месяцев назад

      @@fatmasugule9969 jigjiga somaali galbeed ogadenia📍

    • @guledmohamedhasen
      @guledmohamedhasen 8 месяцев назад

      @@fatmasugule9969 jigjiga ogadenia

    • @guledmohamedhasen
      @guledmohamedhasen 7 месяцев назад

      ​@@fatmasugule9969 bil kadib baan walal replydaada dib ka arkay jigjigaana jooga adigu se xaged joogtaa?

    • @fatmasugule9969
      @fatmasugule9969 7 месяцев назад

      @@guledmohamedhasen Waad mahadsantay walaalo waxaan joogaa Hargeisa Hadh-wanaag Soomaaliland. 👋👋

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 11 месяцев назад +3

    XASAN AADAN SAMATAR. ❤
    05/10/2023. 11:15 AM.
    MAALMAHA QALOOCAA
    HADII AY LAA MOROORAAN
    WAA MURAAYAD WAAYUHU
    CASHAQU KA MUUQDEE
    MARBAN SIDA MAYEERAAN
    MUDO AAMUSNAAYOO
    ISHA MIRIG KA SIIYAA
    MAR WAXAN IRAAHDAA
    SIDAY TAGAY MAR CURAD GEEL......................

  • @mancadaaweman3682
    @mancadaaweman3682 5 месяцев назад +1

    10.4.2024 maalin ciida ah oo arbaco Ayaan soo raadiyaya xasan aadan samtar

  • @ahmeda.c.m8940
    @ahmeda.c.m8940 11 месяцев назад +2

    😭😭😭Cakuye aduunkan 😭😭😭😭

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 Месяц назад

    Cajiib.
    Waligaa ma aragtay abwaanka sameeyay heestaan aun 2014 baa iigu dambaysey anigoo hotel Rayan Park fadhiya ayuu isalaamay 4 sano kddib ayuu geeryooday.
    Waa Mxmmed Cali Walash Caydiid Kaba cune ku magac dheeraa philasopher wayn ayuu ahaa waa naadir isagoo kle suugaanta lagama dabo dhufan jirin waqtigiis wlow uu mucaarad ahaa Ssdf intii dambe.

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari 3 месяца назад +3

    Erayada Hassan Abdilaahi X Ganney
    Laxanka Hassan Aadan Samatar
    Luuqda : Hassan Aadan Samatar.
    #MUSIC
    Saxophone 1 🎷 M Suleiman AHUN
    Saxophone 2 🎷 Ismail Yare AHUN
    Guitar 🎸 1 Aways Tiifow AHUN
    Guitar 🎸 2 C/qaadir M Lugey AHUN
    Baytari AWAYS GOOBE AHUN
    Boonge CISMAAN moorgan AHUN
    CLarine AHMED Aamito AHUN
    Keyboard Caydaruus Xaaji AHUN

    • @cabdiwalibeeroof2483
      @cabdiwalibeeroof2483 Месяц назад

      Kkkkkkk Gani ma samayn karo heestaan ee ma qaab aad wax uboobtid garan waydey.
      Meesha ma roob baa da'ay iyo geel baa la raacayaa baa laga sheekayn war wxaan mar dambe hku so qorin meesha awowgaa wase wali dad suugaanta yaqaan baa adduunka saarane.

  • @Talosame4191
    @Talosame4191 2 месяца назад

    .... waa u mur iyo deebaaq
    Caashaqa martiyayee.✅

  • @draliabdihassan8023
    @draliabdihassan8023 2 года назад +2

    Marbaan sida mayedhaan muda aamusoo isha midhig kasiiyaa

  • @mohamedgayaan2498
    @mohamedgayaan2498 8 месяцев назад +1

    Old is Gold 🎉❤❤❤❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 месяца назад

    Geni baa sameeyay heestaan hddii ladhaho wxuu fashilmayaa markii lamarayo tuducyada
    Mar baan mawjadaha dheer
    maaxaa dhexdoodoo
    Muuqeyga la arkaa
    Laakiinse aan maqnahay.
    Waayo abwaan walba isma guhaami karo qof isnacay mooyee.

  • @mohedsaed4393
    @mohedsaed4393 2 месяца назад +1

    Dib bay ka macaanaanaysaa caloosha hala adkaysto dadoow.

  • @IsmailIsmail-on3pb
    @IsmailIsmail-on3pb Год назад +1

    Midhihii abwaa Xasan Ganay

  • @Teetanopro20
    @Teetanopro20 3 месяца назад

    Tani hees dhaaftay wa hees iyo badh
    ❤❤❤2024/6😢

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 4 месяца назад

    Laxanku waa xasan aadan samatar 🙏

  • @abdijibarmohamed2035
    @abdijibarmohamed2035 9 месяцев назад +1

    Waayaha ma suugaa
    Hadii uu ka mawdayay
    Wa u mur iyo deebaq
    Caashaqa martiyaye
    Sida weeye qoralada meelad qalay

  • @XayaadAli-p5x
    @XayaadAli-p5x 2 месяца назад

    Cisha calaa heees❤

  • @mahadyare3672
    @mahadyare3672 4 месяца назад +1

    The greats of all time somali iconic song"
    maalmaha qaloca=hassan adan samatar"
    io erayadii abwankan-kii wayna xasan cabdulahi {ganey,}
    18-4-2024 goorshegto waa 6:50 subaxnimo asxab aad u qiima bdn baa waqti ku qadaney, majlis meshan" 😂

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 13 дней назад

    Carabow ciraab gabay hdday cidi ku faanayso
    Adiga iyo Caydiidba waa ka cokanaateene
    Anse waa ku caanaqay codkaad iga sugayseene.
    Khaliif shekh Mxm'd baa ku hadal qabsan jiray yaryarow ninkaan philasopher wayn buu ahaa.

  • @abuukarcumar3055
    @abuukarcumar3055 11 месяцев назад +1

    xulka xasan soda❤❤❤❤

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 3 месяца назад

    Heesaha la curiyo kuwa ugu waawayn bay kmd tahay oo is guhaanka iyo Phalsafadda ku dhisan aun abwaan Mxmmed Cali Walash (Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay barisamaadkii qofkii aan aqoonow baro wxuu kasoo jeeday Gobalka Nugaal.

  • @abdullahisahal8369
    @abdullahisahal8369 3 месяца назад

    Xasan a samatar waxuu mudan yahay abaal marin weeyn lkn waxuu ka dhashay dad faqiira oo hadana ilbaxnimadu ku yar tahay

  • @abduqani4951
    @abduqani4951 3 месяца назад

    Malmaha qalooca haddi aay ka marooraan waa umur waayuhu caashaqu ka muuqdee

  • @apdisadiik3159
    @apdisadiik3159 7 месяцев назад +1

    iidyaa

  • @user-yj9gk5jy1y
    @user-yj9gk5jy1y 10 месяцев назад

    MarMar waxaan idhaahdaa 😮

  • @user-yj9gk5jy1y
    @user-yj9gk5jy1y 10 месяцев назад

    Mar Mar waxaan idhaahdaa

  • @sckeynan157
    @sckeynan157 Месяц назад

    Marbaan mawjadaha dheer maxaa dhexdoodoo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay,Heesaha soomaalida heeska ugu miisaanka culus waa heesta qarniga 🤗👋

  • @mohemedilkacase2239
    @mohemedilkacase2239 Год назад +2

    Maalmaha qaloocaa haddii ay kaa
    Marooraan waa
    muraaday waayuhu Caashaqu ka muuqdee
    Marbaan sida ma yeedhaan mudo aamusaayoo isha milig ka siiyaa
    Xasan aadan fanaan aan la holin karin🙏

  • @mustafeali4015
    @mustafeali4015 Год назад +4

    Wx wlba markuu lama helaanka ahaa buu qurxonaa
    Gabadhaad is barataan malintasi kugu dambanayso in la isla soo xiriira adkayd in dib la isku arkaa adkayd
    Heetad mali gadh aad rakaab ahaa u raacday anad 5years maqal
    Waxba yanan hadal Idinku daaline heestan barinaa ka dhagaystay gadhigii la odhan jiray mark two ga anoo safara , qorax dhac wakhti barwaaqo ah
    Mudo aan sidaas u dherayn oo laga joogo 17years

  • @nasiib2387
    @nasiib2387 6 месяцев назад +1

    Dhawr meel baa xaalado iga haystan arin family mid naftayda maalmo adag waaye garab aan ka alle ahayn oo aan uga baxi karo ma garanayo Iso duceeya ina malin uun anigo muraadyadayda oo hirgalay comment gan kuso laabto inshallah
    7 march 4:41 saqdhaxe 🥲

    • @xamdimusse6386
      @xamdimusse6386 4 месяца назад

      Wlll ilahay wax walbo haku fududeyo 😢😢😢

  • @achmedhussen10
    @achmedhussen10 3 месяца назад

    Marban mudanta ciida
    Cadaw iga marooriyey
    Muragaded la ooya🥹

  • @apdaleyousuf8297
    @apdaleyousuf8297 7 месяцев назад

    Xasan adan icon

  • @abuahmed2848
    @abuahmed2848 8 месяцев назад

    Muqeyga la arkaa lknse aan maqanahy

  • @zaki_h8393
    @zaki_h8393 11 месяцев назад +1

    Lyrics ka heesta waad kufsatay

  • @MaxamedN
    @MaxamedN 6 месяцев назад

    Samatar❤

  • @Jamaal.Nour24
    @Jamaal.Nour24 4 месяца назад

    Marban sida mayeeran mudo aamusayo isha mirig kasiiyaa

  • @abokorxasan25
    @abokorxasan25 Год назад

    Waa mur iyo deebAaq qadhaadh

  • @zuldansalman4977
    @zuldansalman4977 Год назад +2

    5/5/2023❤

  • @abdikaniabadir9110
    @abdikaniabadir9110 3 месяца назад

    Heesaha Berisamaadku waa dahab.😮

  • @Clnasar
    @Clnasar 6 месяцев назад

    Maalmaha qaloocan

  • @user-ul1si8ye4d
    @user-ul1si8ye4d 4 месяца назад

    waxay kusocatay hestu kaligii taliyihii siyad bare

  • @bashka000001
    @bashka000001 Год назад +1

    Ka haroo maahan ka horoo weeye halkaa

  • @Ehel_Caashaq1
    @Ehel_Caashaq1 2 года назад +3

    Markaan waxaa tumaayo Daaud Cali Masxaf kabanka Aun ayadoo Jiim tumayana waxaad ka heleysaa chanelka Nuuradiin Cali Amaan. Samatar Living Legend ❤

    • @xayirmxamadelmi
      @xayirmxamadelmi Год назад

      Marwgds

    • @cabdicasiismaxamed7281
      @cabdicasiismaxamed7281 7 месяцев назад

      Mrka dauud baan jeclhy anu dauud caadi maaha wlhi Aun🥺

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 7 месяцев назад

      @@cabdicasiismaxamed7281 Haa MashaAllah waa aduun kale runtii Alle ha unaxariisto macalinka.

  • @ahmedabdimsha4511
    @ahmedabdimsha4511 2 года назад +1

    Nice

  • @BASHKA701
    @BASHKA701 8 месяцев назад +2

    Taariikhdu waa 24/12/2023 sanad dhamaad ah oo ay kaharsantahay wax asbuuc kayar
    Goorsheegtu 11:49 pm axad ayaa baxaysa isniina waysoo hoyanaysaa
    Dabayaaqadii bishii lasoo dhaafay waxaa gabi ahaanba saaxada fanka iskaga jeensaday oo ka baxay hibadii fanka somalia xasan aadan samatar caawana waxaan ku raaxaysanayaa codkiisii mar la araga ahaa iyo heesti maalmaha qaloocaa
    Iga dambeeyow 👍👈💯🖐️

  • @user-po6tt3ce1c
    @user-po6tt3ce1c Год назад

    Xasan adaan

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 2 дня назад

    Ayaan maanta ka hor Mahiigaanku igu dhicin markaas ayuu jabhadda Ssdf Galay ina Cali Walash waa toddobaatan iyo dhowrkii marka uu curiyay Itobiya ayaa lagu xiray.
    Heestaan taariikh bay leedahay dhallaanka dambe ayaan la hadlayaa.

  • @apdisadiik3159
    @apdisadiik3159 7 месяцев назад

    Iid Cali madobe

  • @drlilshxavidejkngmaster3786
    @drlilshxavidejkngmaster3786 11 месяцев назад

    Song and half xassanow

  • @amiincllhi5026
    @amiincllhi5026 2 года назад

    Waaaw

  • @willford-sn4ko
    @willford-sn4ko 2 месяца назад

    0:50

  • @FarayFamoos
    @FarayFamoos 11 месяцев назад +1

    21/4/2023 habeen jiLab xiji kasoo degay baan dhegaystay😢

  • @ishqiahmed5441
    @ishqiahmed5441 Год назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lx5zd7ie5h
    @user-lx5zd7ie5h 10 месяцев назад

    Ax ya hees nacala shaydaanka ku yaal

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 27 дней назад

    Heestaan abwaan Majeerteen ah baa sameeyay Ssdf buu kmid ahaa si walba oo ay uwayntahay taariikh lma kla dhici karo.
    Kuwa la qaddariyo soomaalida ayay kmd tahay oo caanka ah .
    Poet Mxmmed Cali Walash ayaa curiyay oday duqoobay baan arkay oo leh Geni baa curiyay alle kaa madoobee.

  • @abdirasaqmusse6694
    @abdirasaqmusse6694 Год назад

    Habeen ay thy Ramadan bishun 6 4 2023

  • @abdijibarmohamed2035
    @abdijibarmohamed2035 9 месяцев назад

    Asc

  • @cabdiwalibeeroof2483
    @cabdiwalibeeroof2483 4 месяца назад

    hees taariikh leh oo qiso dhab ah laga curiyay aun abwaan Mxmmed Cali Walash(Caydiid Kaba cune) ayaa mihindisay oo taariikh bdn aan laga qorin se caan ahaa ka tirsanaa Policeka Somaliya kddibna Ssdf galay toddobaan iyo dhowrkii wxay ku timid qisadaa heesta maalmaha qallooca oo Xasan aadan qaado laxankana saaray mar philasofka lagu xiray Itobiya sdoo kle wxaa lagu xasuustaa inuu silsiladdii caanka ahayd ee Deelley jawaabtii ay kusuu xirantay tiriyay sdoo kle uu erayada is guhaanka ah uu ku caan baxay sda aad ka dheehan kartaan tuducdeeda: Ma baan mawjadaha dheer maaxaa dhexdoodo muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay.
    heesta oo lagu soo qaatay riwaayaddii galbeed sda lasheego ayaa dadka qaar moodeen in Ganey oo reer Kacaan ahaa uu curiyay se maaha jacayl waa anti iyo wax ka wayn maanka Xasan Geni oo is guhaamid aan gaarin.
    wxaa qalinka u qaatay ustaad Beeroof oo ku xeel dheer suugaanta.

  • @user-ch1lz3mr2d
    @user-ch1lz3mr2d Год назад

    Ciirooshow

  • @abdisalamahmed4786
    @abdisalamahmed4786 Год назад

    🎉❤❤❤❤❤❤❤❤