Xasan Aadan Samatar Iyo Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024
  • Xasan Aadan Samatar Iy Xaliimo Khaliif Magool Heestii _ Caashaqa Ha Baayicin _ Hees Xul ah Lyrics(1080P_HD)
    qaraami xul,
    qaraami xul ah,
    qaraami xula,
    qaraami xul talantaali,
    qaraami xul ah axmed mooge,
    qaraami xul jaceyl,
    heeso qaraami xul ah xasan aadan samatar,
    heeso somali qaraami xul ah,
    heeso qaraami xul ah khadra daahir,
    heeso qaraami xul ah magool,
    xasan aadan samatar qaraami xul ah,
    heeso qaraami xul,
    hanuuniye qaraami xul,
    qaraami xul ah talantaali,
    heeso qaraami xul ah,
    qaraami macaan xul ah,
    heeso qaraami xul ah lyrics,
    heeso qaraami jaceyl xul ah,
    qaraami kaban xul ah,
    hees qaraami xul ah,
    heeso qaraami oo xul ah,
    heeso qaraami xul ah talantaali,
    heeso xul ah oo macaan qaraami,
    cumar dhuule qaraami xul ah,
    #qaaraami,
    qaraami songs,
    faadumo axmed qaraami,
    #qarami,
    heeso qaraami xul ah mix,
    heeso qaraami xul ah 2023,
    hees qaraami xul ah qaci,
    qaraami channel,
    heeso qaraami kaban xul ah,
    qaraami kaban xul,
    heeso kaban qaraami xul ah,
    magool qaraami xul ah,
    qaraami macaan oo xul ah,
    qaraami gii hore,
    qaraami playlist,
    xasan aadan qaraami xul,
    heeso qaraami xul ah samatar,
    qaraami rooda kayf,
    qaraami collection,
    samatar qaraami xul,
    qaraami music,
    #qaraam,
    xulka heesaha kabanka,
    qaraami heesihii hore,
    qaraami waayo waayo,
    qaraami 2000,
    all qaraami songs,
    heeso qaraami xul ah 2020,
    qaraami album,
    xulka heesaha qaraamiga,
    qaraamiga,
    qaraami 4,
    qaraami 5,
    qaraami qaaci kaban,
    qaraami kaman,
    qaraami song,
    qaraami 1980,
    qaraami waayo,
    qaraami 1999
    xasan aadan samatar,
    xasan aadan samatar baladweyne kaban,
    xasan aadan samatar markaan da'da jiray 15,
    xasan aadan samatar qaraami,
    xasan aadan samatar qoraxdoo aroortii,
    xasan aadan samatar lulumaha,
    xasan aadan samatar iyo sahra axmed,
    xasan aadan samatar baladweyne,
    xasan aadan samatar dajiya,
    xasan aadan samatar maymay,
    xasan aadan samatar iyo magool,
    xasan aadan samatar aroos,
    xasan aadan samatar anoo kaban oo caruur,
    xasan aadan samatar abaadir,
    xasan aadan samatar aduunyo,
    xasan aadan samatar aduun baan waxa dhaadine,
    xasan aadan samatar axadii,
    xasan aadan samatar anoo da yaar waan ku dhalay,
    xasan aadan samatar album,
    xasan aadan samatar askari,
    xasan aadan samatar aamina,
    album xasan aadan samatar,
    aroos xasan aadan samatar,
    abwaan jiheeye xasan aadan samatar,
    all xasan aadan samatar,
    alalaas xasan aadan samatar,
    albunka xasan aadan samatar,
    amino xasan aadan samatar,
    abdisalan hareri iyo xasan aadan samatar,
    sahra axmed iyo xasan aadan samatar,
    ismaaciil aarka xasuustii xasan aadan samatar,
    xasan aadan samatar bulsha yahay ma nabad baa,
    xasan aadan samatar baydhabo,
    xasan aadan samatar balanbaalis,
    xasan aadan samatar buurhakaba,
    xasan aadan samatar beledweyne,
    xasan aadan samatar burco iyo banaan hawd,
    xasan aadan samatar bulsho,
    xasan aadan samatar boholyow,
    baladweyne xasan aadan samatar,
    baladweyne xasan aadan samatar lyrics,
    baladweyne xasan aadan samatar qaraami,
    best of xasan aadan samatar,
    baladweyne xasan aadan samatar english,
    baladweyne xasan aadan samatar live,
    deeqa bilan iyo xasan aadan samatar,
    halki isaac baan kun jeer xasan aadan samatar,
    daan bari xasan aadan samatar,
    hubaal zadruga waad baanatoo xasan aadan samatar,

Комментарии • 461

  • @Mudugboy1
    @Mudugboy1  Год назад +213

    Fadlan Chanaalka Subscribe Saara
    Heeskan Waxaa Daawadey 1M oo Qof 6dii Bilood ee Uu Halkan Ku jirey Sidaas Oo ay tahay Chanalka Wali 20K Oo Qof Ma Gaadhin😂
    Soomaliyey xaasidnimada Maad iska Dhaaftaan😂
    Waxba idinka Dhibi maysee Chanalka Subscribe inoo saara😢😢😢
    Waad Mahadsantihiin dadka Heesaha Qaraamiga Xiiseeyaa Ee Muuqaalkan Daawanaya Dhamaantiin❤

  • @sayidcumar4350
    @sayidcumar4350 7 месяцев назад +42

    Weligeee waan jeclaaa heesaha qaangaarka ah welina kama tanasulin 2024 baan xarardheere kudhegeesanaa jaalayaal like dhac kusii haduu dib kasoo gaaro ❤

  • @Apdalla_Montana
    @Apdalla_Montana 9 месяцев назад +130

    Heestan cawa kusoo safray bali busle ilaa galkacyo kama daalo wllhi 25/11/2023😢 hadaad iga dambyso like dhac kusii 👍🙏❤️
    00:41🥺

    • @afdheermedia6195
      @afdheermedia6195 8 месяцев назад +2

      Legend wan ku salamay fankuba HG ayaa iska leh

    • @AyaanAbdirashiid4631
      @AyaanAbdirashiid4631 8 месяцев назад

      @@afdheermedia6195qabiil lee sheegtaan yahuuu 😢😡

    • @Rich1xbet500
      @Rich1xbet500 8 месяцев назад

      @@afdheermedia6195 lkn ninkaan hg ma ahee waa reer mahad

    • @shuukecilaanle841
      @shuukecilaanle841 6 месяцев назад +2

    • @dilara-jj5yj
      @dilara-jj5yj 4 месяца назад

      Saaa balibusle ma habar gidir ba dagtaaa lgu yiri hhhhhhhhh orod dalka baro dhulkaas majeerteen baa dagah​@@afdheermedia6195

  • @Mr.Beddal
    @Mr.Beddal 4 месяца назад +8

    Waa heesta aan ugu jeclahay heesaha soomaalida ilaa yaraantii ayaan dhagaysan jiray. Ilahay ha unaxariisto Xaliimo cumar Khaliif (Magool) Xasan Aadan Samatarna cimriga allaha u dheereeyo. Fan hadduu qiimo lahaa waa ay nooga tageene❤

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 9 месяцев назад +37

    Waxaan ku qeexo ma aqaano markaan runta ka hadlo Smatar iyo Magool !! Waxa hadda jira waa buuq iyo PlayBack ! Ninkii fan iyo suugaan waxtar leh raba ha raadsado 1950-2015!!❤
    Nabadsan Jaaayalaal From Dhuusamreeb!!❤🫶

    • @craxmanfool3368
      @craxmanfool3368 5 месяцев назад +1

      adke🎉😊

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 5 месяцев назад

      Hesti ugu horeyse 1986 inla qaade maqle 1950 ywye qofka hesay 😅

    • @kingaaryan3116
      @kingaaryan3116 4 месяца назад

      ​@@qamarmidabasalmagool aaba fanka soo gashy 1957

    • @qamarmidabasal
      @qamarmidabasal 4 месяца назад

      @@kingaaryan3116 tariq qaldan ayn mqlay mlha

    • @LibaaxDhuunyare
      @LibaaxDhuunyare 4 месяца назад +1

      ​@qamarmidabasal taliye 1947 waxaa hees qaaday cabdi warfaa cabdi sinimo 1953 guduudo carwo iyo cabdulaahi qarshe baa heeseyay 1957 magool iyo cumar dhuule baa heeseyayy 1962 fananiin badan baa fanka

  • @user-so5hx9dq6b
    @user-so5hx9dq6b Месяц назад +5

    Heestan midheehda 100% waa waano miiran iyo aqlicelis 11:13
    Oo awoodaha alle ayey toos kuugu kala dhigdhigaysaa
    Curyaankaba caga looma waayin xaqiiq alle ayaa taa awooda mid cago u sameyn kara midna bilaa cago ka dhigi kara
    Allah u naxatiisto xaliimo(magool) xasan aadan samatar isna cimrigiisa allah u barakeeyo aamiin aamiin

  • @AnfacD
    @AnfacD 9 месяцев назад +9

    Allaha unaxariisto Magool janatul FARDOWSA Allaha ka waraabiyo. Hasan Aadan Cafimad ku waar. Dhameel & intii ka soo shaqaysay waa Mahadsanyihiin.

  • @misky9023
    @misky9023 22 дня назад +2

    Heesihii hore xigmad bay ku fadhiyeen oo hidaha iyo dhaqanka iyo diinta ku suntan hadana kuwa joogana music lasii duubay iyo midho aan qiimo lahayn..somali iyo fanka waa dadkii hore..illahayoow Somali oodhan bagooda burcad isu mari amiin yaa rabi..

  • @suldaanofficially
    @suldaanofficially 4 месяца назад +13

    CAAWA waa Hebewn jimce ao galayo Magalada Hargeisa T/02/05/2024 heestan waa heeata kaliya ee aanan nicin mar walba waan iska dhagaystaa xusuusaa iigu duugan Inta Ila daawaneyaa waan salamayaa 👍 Like tuujiya
    Thanks everyone ❤🥰

    • @abdiqani6022
      @abdiqani6022 11 часов назад +1

      Cawana waa jimce sxp sare

  • @Qaxwayste.Mohammett
    @Qaxwayste.Mohammett 9 месяцев назад +65

    Gaba gabada 2023 hadaad Daaaneeyso love saar😊

  • @Lowk3y19
    @Lowk3y19 5 месяцев назад +21

    Qaaraamiga inta ku haysata bal ismuujiya
    13/04/2024 ayaan dib usoo booqday heeskan macaan
    Aun magool cali khaliif 🕊️

    • @MaxamedMaame-zu4dl
      @MaxamedMaame-zu4dl 2 месяца назад

      Zxp Aun mxa looga jeeda dhowr fanaan oo ldhahana wan arkee

    • @KhadarToosane
      @KhadarToosane 29 дней назад

      @@MaxamedMaame-zu4dlalle ha u naxariisto sxp 😢

  • @user-yx5fz3fb3r
    @user-yx5fz3fb3r 6 месяцев назад +5

    Waa fekradii xasn ganay magool cod toolmoon ilaahaaw kuu naxariiso

  • @jajkamedia3716
    @jajkamedia3716 4 месяца назад +4

    Marqaan iyo qaraaami maxa kala haysta❤

  • @user-hy7lm4en1d
    @user-hy7lm4en1d 9 месяцев назад +9

    Waa hees! Hees dhaaftay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 allah maxaan ku marqaamay cajiib wllhi hada ayey ii daaran tahy marqaanka bul byl waaye Al fanaan xasan aadan samatar & xaliimo khaliif magool AALAHA UNAXARIISTO maama xaliimo khaliif magool😢😢😢😢😢

  • @Mubaarigcilmi
    @Mubaarigcilmi 8 месяцев назад +7

    Heesaha xasan aadan ma duugoobaan inta ogu raacsan love iisaar

  • @user-ur4mr7iv3i
    @user-ur4mr7iv3i 10 месяцев назад +7

    RABBII u naxariiso xasan aadam samatar iyo xaliimo khaliif magool 🤲 aamiin

    • @QaliilMaxamed
      @QaliilMaxamed 10 месяцев назад

      Xasan ma dhimanin saaxiib ee magool ayaa dhimatey RABI kuligeen hanoo wada naxariisto

    • @abdizalaan671
      @abdizalaan671 10 месяцев назад +3

      (Saxid)- Ma dhinte wa alle hassan na dhiman sxib magool ayase dhimate dhmanten allha ino wda naxristee

    • @abdidubow1725
      @abdidubow1725 3 месяца назад

      Odeyga waa Nolyahay

    • @mohammedburala2777
      @mohammedburala2777 3 месяца назад

      Kkk xsan waa nool yhy

    • @abdinaafac8211
      @abdinaafac8211 3 месяца назад

      Hada. Noshahay io hadaa dhimataba naxariista alle waa ubahantahy zxb​@@mohammedburala2777

  • @abdirahmanalteso3941
    @abdirahmanalteso3941 4 месяца назад +7

    Bada caarid maalmaha
    Cawa daranta fiidkiyo
    'Cadadaa' walaalaa
    Ma ahan "cawadaa walaalaa"
    Waad mahadsantahay indr in badan baan ku raaxaystay codadka mar la arag ta ahaa ee AUN magool iyo samatar from laaskii darwiishka

  • @ismail.mo77
    @ismail.mo77 3 месяца назад +4

    fanku waa fankii hore kuwan danbe way xikmad guureen.....

  • @farhaandaacadofficial2228
    @farhaandaacadofficial2228 6 месяцев назад +8

    29/2/2024 waxaan ku murqaamayaa Magalada burco oo ah meeshii aan ku dhashay ilaa imikana aan joogo Waxaan niyada ku hayaa aabahay macaan Oo Xaalad cafimaad u jooga itoobiya alle ha caafiyee igu soo duceeya🤲

    • @AsmaMohamed-u7z
      @AsmaMohamed-u7z 4 месяца назад

      Allah Ha caafiyo wll😢bishi 4 aad 2024 jogaa😢

  • @yaxyeaxmed6537
    @yaxyeaxmed6537 5 месяцев назад +3

    Waa bil ramadan marxuumada heesta pawsta yara sàaro u duceeya in allah swt dambigeda dhaafo .26/3/2024.kii isha.allah

  • @abdullahiahmed2409
    @abdullahiahmed2409 10 месяцев назад +5

    Mucjisada fanka Maamo Haliimo Khaliif Magool iyo Xasa Adan. Waxaasaa fanaaniin ah

  • @GibilGacal77
    @GibilGacal77 29 дней назад +1

    HEESTAAN maanta toos ayaan isaga dhex arkaa. Isma lahayn way kusoo mareysaa waqtigaan wayse dhacday.
    Waa waayaha adduun.😮

  • @CumaribraahimAbdi-un5fm
    @CumaribraahimAbdi-un5fm 9 месяцев назад +8

    Alle ha unaxariisto mama xalima khalif magol
    Heeso waa kuwii hore 16.Desember2023
    Like wa dhankina❤

  • @CabdiqaadirYusuf-lg6dg
    @CabdiqaadirYusuf-lg6dg Год назад +8

    Hestasi waxay madaxisa ka so maxayay ilahay cimriga iyo cafimaadka ha u siyadiye xasan x c,lahi xasan ganey oo nin isaqa ah oo sacad muse ah kana si ah nin makahil ah yasalam mad leedin

    • @NadimaMiel
      @NadimaMiel Год назад

      😂

    • @ZyadFaraax
      @ZyadFaraax 3 месяца назад

      Qabiil umadhegzysano adeer gaar hakuuahaato caadifadu yaakuwaydiiyey.

  • @zakariyehazanali1157
    @zakariyehazanali1157 3 месяца назад +1

    Cishaduu ilaahay
    Cirka taagay udubli
    Ciidana kadhigay gogal
    Wabiyadaa cartama iyo
    Cirifyada aabad kaga ciiray
    Cimrigeed aduunyada
    Waxaa jira col iyo nabad
    Cayr iyo nin xoola leh
    Iyo laba is caashaqay caawana
    Kamay tagi cayn kaynu ku ogayn
    Adna calafka kuu qoran cuna seegi
    Maayee caashaqa habaayicin
    Cishaduu ilaahay caradeena
    Joojee aadan ciida ka alkumay
    Xaawana cadkiisiyo feer calaanta laga dhigay cishadaa ma uunayd
    Caawana ma nooshahayee
    Caqli diiday hadalku cara dalab lasheeg ciiryaamo iyo boor ciiro haysu qaranine nolashayda cayniyo weeewe❤

  • @MrHaibeh
    @MrHaibeh Год назад +12

    Waaw hees aad u macaan waxaan dhagaysanayaa caawa oo ay ku beegan thy 30.Aug.2023

    • @ahmedadanhassan5718
      @ahmedadanhassan5718 5 месяцев назад

      Kula mid baan ahay sacan aan reply ga kusoo galahayo waa 2024/4/14
      Waxaana. Jooga dalka Kenya gaar ahan xarada qaxootiga eee xagardera mana daayo dhageysiga qaaramka

    • @mahadahmed7127
      @mahadahmed7127 3 месяца назад

      😊l😊00😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊​@@ahmedadanhassan5718

  • @xamseupdirahman309
    @xamseupdirahman309 2 месяца назад +2

    Heeskan waxn kuso safray ethopia ilaa burco kaligeed baa ii baxaysay..
    Waxn kale oo maqlay heestu hadaynay music laheed xadiis bay noqon laheed run io been waxy tahay ma aqaane mal iso fahansiiya hada iga dan beeso 😊👍

  • @abdinuurmaxamed8091
    @abdinuurmaxamed8091 10 месяцев назад +13

    Hesta waxaa qaaday adeerkey iyo eedadey xasan iyo magool aun hg kana ah ceyr cabsiya labaduba.

    • @anisaaragsan8731
      @anisaaragsan8731 10 месяцев назад +2

      Qabiilkii ku qatay kuma dhihi😏

    • @Apdalla_Montana
      @Apdalla_Montana 8 месяцев назад

      ​@@anisaaragsan8731😂😂😂

    • @GuledYusuf-zm6iy
      @GuledYusuf-zm6iy 5 месяцев назад

      Ka udhiibtay eesameeyay kawaran .cabdoow

    • @AmiinDeAlberto23
      @AmiinDeAlberto23 5 месяцев назад +1

      inuu hibil yahy yaa ubaahan ood usheegysa xita hadu yahy meel ay ku noolayen xita kuma soo noolane ninkan diinsor buu ku dhashe ku soo bar baare dhankisa wax barashadana baydhabo buu kusoo qaate iyo waayihisa hargysa ley ugudbe oo fankisa kusoo bandhigte laguna garab qabte maxaytahy mrka waxa aad ka sheegyso wuxu somali ka yahy oona ubaahan neefyahow

  • @SundusmohamedJamac-bf1ri
    @SundusmohamedJamac-bf1ri Год назад +30

    Xaliimo khaliif magool iyo xasan adan samater ❤listening 🎶19/8/2023 ♥ ala jaceylku xanuun badnaa 😢

  • @Apdifatah99
    @Apdifatah99 5 месяцев назад +13

    2024 yaa ila dhageystay qaraamigan

  • @mutascizman3120
    @mutascizman3120 Год назад +8

    Ax yaa hees cashqa ha Baayicin hassan Aden Samatar❤

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 3 месяца назад +1

    Boqorkii codka xasan aadan samatar io boqoradii codka xaliimo Khalif mogool wlle labadan mar la.arag wye codkooda❤❤

  • @Somalibanahay1977
    @Somalibanahay1977 16 дней назад

    Muxuu tumayaa Qofku acuudu acuuudu😅🔥👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽

  • @akrammaxamedcumar8642
    @akrammaxamedcumar8642 4 месяца назад +10

    Who’s watching 2024

  • @calawibaasakuutbaacalwi6285
    @calawibaasakuutbaacalwi6285 Год назад +25

    المرحوم جوهرة الصومال حليمه خليف مغول الله يرحمها ويغفر لها ويسكنها فسيح جناته يارب العالمين علوي بن أحمد بن محمد با سكوته با علوي مدينة مركه الصومال 🇸🇴

    • @xilwaali9953
      @xilwaali9953 Год назад +2

      آمين ويرحم امواتك وجميع اموات المسلمين 😔

    • @cheyyene
      @cheyyene Год назад +1

      Halla ba Alawi, welcome to ehlik Alsomali.

    • @user-iy3uk4dl4o
      @user-iy3uk4dl4o Год назад

      ​@xilwaali9953 444⁴444 444 a great place to work and and to be able 444⁴444447

    • @nasrashakul5618
      @nasrashakul5618 Год назад

      F.

  • @abdiqani6022
    @abdiqani6022 6 месяцев назад +7

    6/3/2024 inta iga dambeysa ayan salamay ☕️☕️☕️☕️

  • @CaaishoCabdiwali
    @CaaishoCabdiwali 15 дней назад

    Aad Baan utaageeraa heesaha qaaraamigaa❤

  • @CabdiramaanMoha
    @CabdiramaanMoha Год назад +5

    Ob heees fadhida waxaan dhageysanaya 2023/9 waxan jooga garowe anoo qol ku jura ani iyo shpadry cabdrihman iyo abdi aziiiz

  • @calicabdi5798
    @calicabdi5798 9 месяцев назад +2

    Waa hees cilmi iyo cibro ah
    الله يرحمها حليمة خليف

  • @AliDhepi
    @AliDhepi 7 месяцев назад +4

    2/2/2024
    sacadu : 3:30 habenimo,
    goobtu waa uganda mbale gopol la dhaho
    waa murqaamayna aniga iyo sxbday✋
    Alle cimriga iyo cafimadka ha ino siyaadiyo 🫡

  • @user-bb1df3tr1v
    @user-bb1df3tr1v 5 месяцев назад +1

    Hestan waxa laa moda xaqa inay kahad layso ❤❤❤

  • @Siciidgarxajis
    @Siciidgarxajis 8 месяцев назад +4

    Waa Ereyadii Abwanka Wayn Ee (Xasan ganay )

  • @mustafNune
    @mustafNune Месяц назад +1

    Best song xasan adan samatar aderkey ish calaa hess

  • @Naasircabdi-if7qh
    @Naasircabdi-if7qh Год назад +4

    Heesta ni suusgaara ayay igu leedahay
    Hees macaan iyo Malin xasuus mudan❤

  • @shirelove1928
    @shirelove1928 4 месяца назад +1

    Ceyr hadadan aheen see unoshahay

  • @maxamuudbarre5047
    @maxamuudbarre5047 2 месяца назад

    Caawa waa habeen jimco soo galaayo heesta waxan ku dhagaysanayaa ceerigaabo ❤

  • @HamzaSalay-r3f
    @HamzaSalay-r3f 5 месяцев назад +2

    Erayada abwaan xasan xaji cabdilahi xasan ganay iyo codadka toolmoon xasan aadan & alle hownaxaristo magool😢

  • @SharmaAbdi-dl6in
    @SharmaAbdi-dl6in 9 месяцев назад +5

    4 December 2023 6 biyano maalin xuuus mudan ayaan waqti ku so qaatay ani iyo sxbkey sharma boy 👦 waqti xusuus mudan 💫💫

  • @user-dn1kn9it8m
    @user-dn1kn9it8m 23 дня назад

    yeye waa heesta ugu qaalisan heesaha soomaalida laba qof oo culclusbaaqaaday

  • @hanadolad2061
    @hanadolad2061 13 дней назад

    Thanks Mudugboy

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 8 месяцев назад +3

    Xasuus wlhi 😢2012 dhegesan jirey

  • @abdiraxmanshsullaiman9038
    @abdiraxmanshsullaiman9038 2 месяца назад +1

    Listen 2024/7/8 Maalin isniin ah Goobtu burao. Gaar ahaan city palace maqaaxida Ex burao waqtigu haydiin wacnaado somali maryooleyy

  • @mohaabdi757
    @mohaabdi757 4 месяца назад

    Waaw,wayo wayo reminds me of my youthful time of 1978.

  • @yusuf-nabadaxmed262
    @yusuf-nabadaxmed262 8 месяцев назад +5

    Xassan-ganey X. Cabdulaahi
    Xassan Aaden Samatar iyo
    Xaliima Kh. Magool.
    Qaraam dhuuxis| 12.12. 2023| Yaa Salaam. ❤

  • @Hudahaybe
    @Hudahaybe 2 месяца назад +1

    Heestan waan jeclahay❤

  • @ninyn-bm5zc
    @ninyn-bm5zc 3 месяца назад +1

    8/6/2024 saacaduna ay ii tahay 3:15 am heestani waa ay ii baxaysaa heesaha qaar waa qiso io cashar xaaladaydu cid idareemayso majirto lkn in.a waxaan waa aduun dhib laguma waaree waa laga baxayaa inta iga dambaysoo fariintaydu arki doonto waan idiin salamayaa saaxibayaal waxaana idiin rajaynayaa mustaqbal qurux bdn guulaysta ❤🎉

  • @user-il8mp6wy5h
    @user-il8mp6wy5h 10 месяцев назад +3

    Heestan wan iska jclhy❤

  • @hersiabdinasirahmed
    @hersiabdinasirahmed 4 месяца назад +1

    Hooyo iyo aabe galmudug soomaali caalami soomaali hees weyne yaraxma

  • @CasiisoHassen
    @CasiisoHassen 4 месяца назад +1

    26/4/2024 waa habeen aan dareemayo murugo allaw sidii kheyr ah adiga oga ee kheyr ii waafaji murugada farxad igu badal ilahayw adiga ku dhiibatay taladeyda 💔😭🛌

  • @abdinoryousof8697
    @abdinoryousof8697 День назад

    Xaliimo qalif magol allah ku naxriso

  • @Abdinaasir836
    @Abdinaasir836 5 месяцев назад +1

    Legend waxaa ladhaha qoka 2024 dhagaysanay😊😊

  • @Mumin497youtub
    @Mumin497youtub 3 месяца назад +1

    Heesqudha maha heestani
    Ee waa dalil oo kale runti

  • @user-rz5rz8kl4z
    @user-rz5rz8kl4z 9 месяцев назад +2

    Qaramigan ninki dhagaysta oo dhafa oo xaqeda seen wlhi jahli waaye

  • @nuraJawharada
    @nuraJawharada 9 месяцев назад +1

    4/12/2023 dhamadka sanadka dawanaya_ wan idin salamy somalida iga dambaysa✋😢

  • @IsmailAdan-tu4pl
    @IsmailAdan-tu4pl 6 месяцев назад +3

    500 dollar ban kugursan rabaa inshllah🎉😂

  • @mahadabdilahi9378
    @mahadabdilahi9378 5 месяцев назад +1

    Heestan caawa oo bishu tahay 11kii april 2024 habeen khamiis soo galayso ayaan dhagaysanayaa anoo dhex mushaaxaaya badwayn caashaq iyo xasuuso dhalaanimo kuwaasoo aan ku dareemay laab hur aad u daran iyo u boholyoobida dhacdooyin hore.
    Waxaan galay sawirashada khayaal malaawaal u badan sidduu u dhaboobaana ay adagtahay.

    • @Mudugboy1
      @Mudugboy1  5 месяцев назад

      Aad iyo aad dhagaysi wacan sxb

  • @wabery98
    @wabery98 9 месяцев назад +4

    Chanson d'Amour légendaire : duo Diva Magol and Maestro H A S❤

  • @FalxadoBulbulxusen
    @FalxadoBulbulxusen 13 дней назад

    Xalimo marku dhahay abaheye oo cod eg 😢

  • @sakariyecali2775
    @sakariyecali2775 Месяц назад

    adoo murqaamaya oo gaadhina saaran safar ah iyo heestan
    yaa salam

  • @MaxamedCqadir-ck8ex
    @MaxamedCqadir-ck8ex 3 месяца назад +1

    Hees taan waxa dhagesana anigo jogo dalka England 🇬🇧 waxana kusoo xasusanaa xaskeyka hore hodan anigoo balwad mise habenkii waqti dambo iman jiry runtii ayada maskin be ehed runtii ima oran jirin waqti dabmo a imaneysid ikada runtii dadka I oran jiray xaskaka weka cabsane e isku xisho anq horay uku sii wadan jiray runtii waxe nolosha daruf io bahi badan kuso qadanay Ana an balwad mahee mustaqbal kle kafikireyn uku dambeyn calafkii dhamaday 1 wil idhashay ciltire ladhahayo alaha ides te uku dambeyn xaladaha adag aa somaray aya haben habenada kamid aya goaa.n nin rag qaato Qatay waxana weyaan inaa balwadii idil goa.n gagaro oo xaskeyka sida uku badan balwada owked ukala tagnay aya waxa dhacday Abe oo UK 🇬🇧 kunol ana 10 sano islahadlo aya laxariray aan kudhayay Abe xamar shaqo kuma hayo xaladane aad bee iku cagirantahay asagona xladaheyga lasocday balwadeyda kudhay Abe wlhi wa iska dayay iku qoslay iku dhahay oky Abe waa arkeynaa hada balwad iska dayneysid ee kaliya aan maqlo 2 bil maxamed nadif wayay kudhahay oky uku dambeyn waka so baxay iku dambeyn wee isoo talagashay wadi tan hadane alx waxa kunolahay nolol raxo Aleh ala mahad leh 🤲🤲 balse dhalinyaroy waxa niga digayaa balwada inesan nii qadan waa okahay iskama den karataan balse sida iku dhacday kafejiknada oky 10 / bisha 6 /2024/ sacaduna e tahay 2/45pm haben wanagsan qaraabo good night 😴 🥱 🌃 🌙 😘

  • @ibrahimabdirashidosman4498
    @ibrahimabdirashidosman4498 Год назад +3

    Fariid
    My favorite song
    Halima Khalif magool and xasan adan samater
    Listen 15/9/2023.

  • @deeqjiciir3981
    @deeqjiciir3981 3 месяца назад +1

    Waxaan soo booqday/ 24 my / 6/2024 qarami fan like iisara saan u soo booqdo ❤❤️

  • @Xasan.Garaad
    @Xasan.Garaad 9 месяцев назад +5

    20/11/2023 yaa daawanaya😢

  • @maxamuxasan4186
    @maxamuxasan4186 3 месяца назад +1

    Xasan aadan samater iyo xaliimo khaliif cumar magool iyo riwaayadii dumistii aqalkaygaa iyo arooskii inankayga ab waankuna xsn xaaji c/laahi xsn ganay wakhtiguna 1977kii

  • @ShucaybYare-iz7fk
    @ShucaybYare-iz7fk 8 месяцев назад +73

    Who watch?/1/2024

  • @rumaanmacalin
    @rumaanmacalin 4 месяца назад +1

    Oo ninku ayadaha qur anka waxey sheegtay buu ku heesaya walee waxigmad

  • @farxiyoabdalla9313
    @farxiyoabdalla9313 Год назад +14

    My fav song❤

  • @Shahirosman
    @Shahirosman Месяц назад +1

    Ax yaa hees

  • @user-rb1te1xy4g
    @user-rb1te1xy4g 8 месяцев назад +3

    Heestan sxbkey Nuur wuxuu dhihi jiray waa Hees ka hadlaysa TOWXIIDKA ! Fadlana nala soo wadaaga Mu'allifka Heestan mahadsanid, waxaan joogaa Degmada Qoryooley.

  • @ismahanmohamedsaalax9080
    @ismahanmohamedsaalax9080 Год назад +7

    ❤ jaceeyl xanuun waa

  • @dadircabdulahi3595
    @dadircabdulahi3595 3 месяца назад +1

    30/5/2024 habeen khaamis ay sii baxayso jimcana ay sogalayso ayan dhageesanaya jawi dagana wan ku dhagaysanayaaa

  • @zakariyesalaad6735
    @zakariyesalaad6735 8 месяцев назад +1

    Waxa dhagesnayaaa 31/12/2023
    Malinta ugu danbesa 2023

  • @DejongForland
    @DejongForland Месяц назад

    Hbeen jimca 9/8/2024 wxaan ku qayilaya heestan Miraha macaan❤

  • @RahoElmih-gw3vp
    @RahoElmih-gw3vp 8 месяцев назад +3

    Waa maalin jimce ah oon dhagaysanayno heesta xasan aadan samatar eee caashaqa habaayicin bishu waa 22/12/2023 waxaan joognaa iskuulka caanka ah ee kuyaal tulada loo yaqaan gop waxaan ku fadhinaaa guriga washmaanka waxan nahay 4 nin oo kala ah ilyaaas cilmi araye cabdirasaaq gudi cabdi 3 farhaan cabadilaahi diriye 4 axmed nuur siciid maydhane oo dhigta calass from four waaa xasuus. Isha alllaah 10 sano kadib egaynaa ninkii nool

  • @ceebla82
    @ceebla82 7 месяцев назад +1

    Samatar iyo magool❤🎸🙏

  • @user-yx5fz3fb3r
    @user-yx5fz3fb3r 6 месяцев назад

    Waa fanaaniintii la xiisayn jiray

  • @AmiinAbdirahman-sl7en
    @AmiinAbdirahman-sl7en 2 месяца назад

    Way hees dhafday heestan8ii
    M.a
    Niin raged

  • @user-nh8eq6xs1c
    @user-nh8eq6xs1c 8 месяцев назад +1

    Old is gold! 2024

  • @anfacbashiir6546
    @anfacbashiir6546 Год назад +16

    Old is gold🎶❤️‍🔥

  • @Abdikani-M_xaad1
    @Abdikani-M_xaad1 8 месяцев назад

    2024 safar ban u ahay hbenimo magalo kamida California jidka xasan ayaan ku dhagaysanayay kama daalo hesa xasaan adan

  • @GuleedDahab
    @GuleedDahab 3 дня назад

    Axsan hees❤❤❤

  • @mohamedyasintoodho7522
    @mohamedyasintoodho7522 10 месяцев назад +1

    Waa hees qaaraami aad umacaan

  • @sayidaliosmanabdullahimaga3222
    @sayidaliosmanabdullahimaga3222 Год назад +3

    ❤❤❤❤❤guuud xasan aadam samatar

  • @abdiqani6022
    @abdiqani6022 6 месяцев назад

    Gabarey adna calafka kuu qoran kuna seegi maayee caashaqa ha baayicin ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @SahadMohamed-jl3fp
    @SahadMohamed-jl3fp 7 месяцев назад +1

    Waxan dageysty 10/2/2024
    Xadii iga dambeyso like saar ❤❤

  • @suhaipLilka
    @suhaipLilka 3 месяца назад +1

    20/5/2024 Yaa ila Jooga😂

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 2 месяца назад

    2008 3/14/ maalin jimcaha aniga markab canada eyl ku haysta ba heestaas i baxaysay Waaqtigu wa hilaac orodayaaa

  • @abdifatahshide3560
    @abdifatahshide3560 2 месяца назад

    Sacada wa 01:22 tariiqduna wa 15/7/2024 waxa ku dhagesanoya kaam ku yalo dal Ireland 🇮🇪

  • @fardowsacaddy2989
    @fardowsacaddy2989 4 месяца назад +1

    25/ 4/ 2024 inta iga dambeysa ban salamaya❤

  • @mushti_5_
    @mushti_5_ 7 месяцев назад +1

    Heesahan ❤️🥺