Размер видео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показать панель управления
Автовоспроизведение
Автоповтор
Ma garanaayo waxaan ku tilmaamo hees waa ay dhaaftay tan. Xasan ganeey, abwaan Allaha ku sharfo.❤❤
Wow. Hees jirta.Dumarna waa adoo qurahDooqna waa kan igu jiraDuntuna igu kaa xiran.❤❤❤❤
Xasan Ganey xagga sawiridda humaagyo yaab leh oo kusoo jiita laguma gaadho, markuu faaleynayo deegaanka.
Hees iga gadan umc
@@hamzamohamoud8505ncarw calisugullequ
@@hamzamohamoud8505 -
yaasiin maxamed maan fahmin xaggaa wllo.
heestan waxay sookoobtay arrimaha dhaqanka iyo hiddaha ee somaaliyeed iyo faallad dhinaca jacaylka....Abwaan Xassan Xaaji Cabdullahi (Ganey)
Maasha Allh Fanaan soomaliyed cimridheer iyo cafamaad badan Allha Hasiiyo Xasan Aadan samatar
Abwaan xasan ganey waa ku fara yarastey heestan waa amasnta dhulka deegaanka xidigaha iyo dooga dhaqankii yaa xanaan
Naaxiyaddii naxariistii jano ALLAHA ka waraabiye wiilkii jooga dheeraa ee reer Buulo burde Axmed Nuur Jaangow
Excellent love song
axsan hees waxaan dhegoosonaayaa 19/12/2024 malin jimcaha ah ayaan dhar ku dhaqayaa dhegeesigeeda ❤😊
Wale odayga xasan ganay dhaqanka sidu uguqoto dheere abwaan iyo badhbu ahaa
Walee fan idin kama dambeyn
Riwaayadan 1976 kii december ayaa tiyaatarkii xamar ku galay hadana 1977 march ayaan hargeysa ku galay arday baan ahaa
Meeqa sano ayaad jirtaa ayaa lays wediinkaraa.48 sano ayaa laga joogaa 1976.48+20=68?
@@omarabdi3332hhhh mala awaal
''yaab weeye sida uu abwaanku heesta u farshaxameyay
0:18
Hees naftayda saamayn ku leh
Waana ruwaayadii Dumistii aqalkayga iyo arooskii inankayga
I love ❤️ this song and the person's whom singing the song 🎵 😍 💕 💜 ❤️ thanks!
Goroyooyo
Maasha Alaah
Cajiib 🌹💖
Jeegaata roobkiyo ama dadka qaar sida u yaqaani caash carabdhee ama qaanso raabaad
Ma garanaayo waxaan ku tilmaamo hees waa ay dhaaftay tan. Xasan ganeey, abwaan Allaha ku sharfo.❤❤
Wow. Hees jirta.
Dumarna waa adoo qurah
Dooqna waa kan igu jira
Duntuna igu kaa xiran.
❤❤❤❤
Xasan Ganey xagga sawiridda humaagyo yaab leh oo kusoo jiita laguma gaadho, markuu faaleynayo deegaanka.
Hees iga gadan umc
@@hamzamohamoud8505
ncarw calisugullequ
@@hamzamohamoud8505 -
yaasiin maxamed maan fahmin xaggaa wllo.
heestan waxay sookoobtay arrimaha dhaqanka iyo hiddaha ee somaaliyeed iyo faallad dhinaca jacaylka....Abwaan Xassan Xaaji Cabdullahi (Ganey)
Maasha Allh Fanaan soomaliyed cimridheer iyo cafamaad badan Allha Hasiiyo Xasan Aadan samatar
Abwaan xasan ganey waa ku fara yarastey heestan waa amasnta dhulka deegaanka xidigaha iyo dooga dhaqankii yaa xanaan
Naaxiyaddii naxariistii jano ALLAHA ka waraabiye wiilkii jooga dheeraa ee reer Buulo burde Axmed Nuur Jaangow
Excellent love song
axsan hees waxaan dhegoosonaayaa 19/12/2024 malin jimcaha ah ayaan dhar ku dhaqayaa dhegeesigeeda ❤😊
Wale odayga xasan ganay dhaqanka sidu uguqoto dheere abwaan iyo badhbu ahaa
Walee fan idin kama dambeyn
Riwaayadan 1976 kii december ayaa tiyaatarkii xamar ku galay hadana 1977 march ayaan hargeysa ku galay arday baan ahaa
Meeqa sano ayaad jirtaa ayaa lays wediinkaraa.
48 sano ayaa laga joogaa 1976.
48+20=68?